-
Content Count
29,991 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Kiinya iyo Jabuuti oo tababaraya Booliiska Soomaaliya
Xaaji Xunjuf replied to Somalina's topic in Politics
Originally posted by NinaNC: Awoowe, anagina waxaa i dhibeysa Ethiopian ka xamaalanaaya dekeda Berbera oo xaaskiisa lacag u diraayo whilst Somaligii Berbera ama tuuloyinka u dhow degenaa uu shaqo la'aan yahay and doesn't know how to feed his family (a real story). Marka, you should worry about that first, intaad AMISOM ku mashquulsantahay. Askartan la traingareynayana aad ayey ugu baahan yihiin in la baro the proper way of doing things. Haddana AS kama tirsana mana u socdaan, marka kuwa xumaanta saadalinaaya ayaan ku iri "sakiin laqa Soomalidiidyaho". Warku waa intaas. @Liibaan...you are right... just look at JB puking on every thread about Mogadishu's development. Awoowo wa si fican ciidankan Booliska eeh la tabba baray wa wax so kordhin kara amniga magaalada muqdisho. Laakin qolyahan afrikanku runti kheyr uma so wadaan , Ninka Ethiopianka eeh ka xamaalanaya somaliland eeh xashiska ka gurayo qori ma sito cinda ma dilayo wa miskin cali beysteyn oo nugu hoos Nool. Laakin waxa weye ina commen interest la yeesho dan guud umada ka dhexeyso oo la isu tanasulo Imika Amisomka dadkay ay leyso ya lo raacaya? ma midowga africa Reer Muqadisho wa inay ka fakiran ayaha mustaqbalkoda iyo maatada marba la qixinayo wa wax laga naxayo runti, Inshallah kheyr beynu rajeyneyna -
^^ To much qabil= xanuun
-
Kiinya iyo Jabuuti oo tababaraya Booliiska Soomaaliya
Xaaji Xunjuf replied to Somalina's topic in Politics
^^ awoowo goormanu somalidiid noqonay, somali aan anagu ahayn ba ma jirto eeh , laakin dee somalidu wa amisom diid manad sida aqoon. Anigu ah nin somaali ah waan ka naxa markan arko xammar oo dhaxal guureysa oo dadyoow oo aan soomaali ahayn oo dadka saanta madow eeh afrikada fog laga keenay ku dhex gaardinayaan. -
Khusuusi Garaad accepts peace somaliland welcomes him
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Indeed the garaad accepted peace so did the caaqils of reer widhwidh. the garaad got a nice warm welcome in widhwidh so did the somaliland officials -
Kiinya iyo Jabuuti oo tababaraya Booliiska Soomaaliya
Xaaji Xunjuf replied to Somalina's topic in Politics
^^ why would any one die for TFG. -
Khusuusi Garaad accepts peace somaliland welcomes him
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
WidhWidh,(lasanod Online)- Caaqil Cabdilaahi Maxamed Dheeg o ka mid ah Cuqaasha beesha Widhwidh ayaa waraysi uu Siiyey Xargaga ku sheegay in Beeshu La Heshiisay maamulka Somaliland. -
Khusuusi Garaad accepts peace somaliland welcomes him
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Waraysi: Caaqil Cabdillaahi Maxamed Dheeg-(Maqal)- Lasanod Online. Tuesday, November 02, 2010 WidhWidh,(lasanod Online)- Caaqil Cabdilaahi Maxamed Dheeg o ka mid ah Cuqaasha beesha Widhwidh ayaa waraysi uu Siiyey Xargaga ku sheegay in Beeshu La Heshiisay maamulka Somaliland. Caaqilkan oo kamid haa cuqaashii sida xoogan u taageeri jirtay Hogaanka SSC ayaa waraysigan kaga hadlay waxyaabaha bedelay Mowqifkiisii hore. Halkan Ka Dhegayso waraysigii Caaqil C/llahi Source: Xargaga -
Somaliland president receives a delegation from Sweden Pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
SOMALILAND: Swedish diplomats arrive in Hargeisa HARGEISA (Somalilandpress) — President Ahmed Mohamed Mohamoud hosted a Swedish delegation consisting of four ambassadors in his residence in the capital Hargeisa on Monday. A press release by the Presidential Spokesman, Mr Abdullahi Mohamed Dahir ‘Aukusow’ said the delegates will be in the country for a two-day official visit and will hold independent talks with the Department of Finance, Planning, Foreign Affairs, leaders of the three political parties, members of Parliament, the press and aid agencies. The President warmly welcomed Ambassador Ann Dismorr, Head of the Swedish Embassy in Nairobi, Ambassador Marika Fahlem, Special Envoy for the Horn of Africa, Ambassador Elizabeth Hedin, In Charge of Development Cooperation to Somalia and Ambassador Joran Bjallersted, Ambassador for Somali peace process. President Ahmed briefed the visiting diplomats about Somaliland’s history, democratization process, stability and challenges it faces. The two sides then discussed areas of common interest and development co-operations. The statement added the Swedish delegation were on a fact-finding mission to gathered data on areas Somaliland needs with Sweden’s assistance. The delegation disclosed that the Swedish government was ready to boost their development assistance for Somaliland after the successful election and transferring of power. The Swedish delegation said their government was committed in supporting democracy, stability and development in the region and in the ongoing war on terror. The Swedish visit comes week after a delegation from Denmark left the country after they agreed to also boost assistance for Somaliland. The European visit follows recent announcement by Washington where it said it was outlining a new two-track approach towards Somaliland and Somalia. The U.S. Department of State revealed it was willing to engage with the government of Somaliland in order to combat the threat of al-Shabaab militia and the piracy in the Somali coast. The West has hailed Somaliland’s recent elections, its ongoing efforts to combat piracy and the stability it has maintained for the last two decades. Aid for Somaliland by Western nations is expected to double in the next year while a number of United Nation agencies are expected to shift their operations from the Kenyan capital to Hargeisa. The U.S. which previously provided Somaliland with $7 million in aids said this year it was providing over $26 million. Sweden is also one of the top three aid donors to Somaliland after the U.S. and the United Kingdom. An American delegation consisting of diplomats and aid workers is expected to arrive after the Swedes -
Mudane Sh. Ahmed oo xariga ka jaray taawar laga hago ships
Xaaji Xunjuf replied to Somalina's topic in Politics
waleh tfgidi duushay mar hadu sh dalxiis ba xadhiga wax ka jarayo -
Khusuusi Garaad accepts peace somaliland welcomes him
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
d/p -
Khusuusi Garaad accepts peace somaliland welcomes him
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Wasiiradii ka socday Maamulka somaliland oo Gaadhay Degmada Widh Widh(Maxay tahay ujeedada Safarkoodo Warbixin Kooban (Widhwidh, November 01, 2010 Ceegaag Online) Wararka Hada Naga soo gaadhay Degmada Widh Widh ayaa ku soo Waramaya in Galabta Goor gaaban Halkaasi Gaadheen Wafti Balaadhan oo ka socda Maamulka Somaliland Waftigaasi oo Isagu Jira Wasiiro Wasiiro Kuxigeeno Xildhibaano iyo Masuuliyiin kale ayaa gaadhay Magaalada Widh Widh oo lagu soo Dhaweeyey Waftigaasi lana Dejiyey Guriyo loogu tala galay Waftigaasi ka socda Maamulka somaliland. Wararka Shabakada Wararka Ceegaag.com ka helayso Magaalada Widh Widh ayaana Caawa ku soo Waramaya in Amaanka Degmada Widh Widh aad loo adkeeyey isla Markaana Wadooyinka la dhigay Ciidamo Tiro badan oo katirsan Maamulka somaliland oo iyagu Halkaasi horay u Joogay, Waxna kaloo gabi ahaanba Degmada ka socda olole Balaadhan oo loogu jiro sidii Halkaasi shir ugu furmi lahaan. ilaa iminka Lama oga Waxyaabaha Shirkani lagu Qabanayo Magaalada Widh Widh looga hadlayo Waxana kaloo la ogayn Cida kale ee Shirkaasi uga Qayb galaysay Isimada Gobolada SSC Cuqaasha iyo Waxgaradka kale oo iyagu aan Wali gaadhin Degmada Widh Widh kana hadlin inay shirkaasi ka Qayb galin Doonaan Waxna kaliya oo Magaalada Widh Widh hada ku sugan Garaad Abshir Salaax oo ah Garaadka Beesha Guuleed Garaad(Barkad). Warar Madaxbaan oo Heshay Ceegaag.com ayaa sheegay in Shirkaasi Degmada Widh Widh uga Furmi Doono Waftigaasi ka socda Maamulka somaliland iyo Waxgaradka beesha Guuleed Garaad(Barkad) Mana jiraan Warar lagu Kalsoon yahay oo Xaqiiijin kara Waxyaabaha laga Wadahadlayo iyo inay shirkaaasi ka Qayb gali Doonaan Isimo Kale oo aan Madasha haatan Joojin Waxna kaliya oo la sugayaa Waxyaabaha Isbedeli Doonaana Saacadaha Soo socda. Ugu Danbaytiin Waftigani ka Kooban Galoha Wasiirada Xukuumada Madaxwayne Siilaanyo ayaa intooda badan ka soo Jeeda Gobolada Sool Sanaag iyo Cayn Waxayn kala yihiin sidan Wasiirka Ganacsiga C/risaaq Khaliif Axmed Wasiirka Boostada iyo Isgaadhsiinta C/risaaq Maxamed Ibraahin Wkkuxigeenka Arimaha Gudaha Osmaan Garaad soofe iyo Wasiirka gaashaan dhiga Axmed Xaaji Cali Cadami lataliyaha Madaxwayne Siilaanyo Arimaha gobolada Bariga Fu,aad Adan Cade iyo Xubno Kale Waana Waftigii ugu balaadhnaa ee ka socda Maamulka somaliland ee soo gaadha Deegaanada SSC Kadib Doorashadii Madaxwayne Siilaanyo afar Bilood ka hore. -
Duke thinks by keep repeating yourself and singing the same chants over and over again people might believe there is some sort of conspiracy against the pirates. Well the so called siciid saalax is a Maakhiri. There it all ends.
-
SOMALIA: P.I.S. Tortured and Executed 2 P.O.W from Galgala
Xaaji Xunjuf replied to NASSIR's topic in Politics
Ngonge Che muxu ino qaban kara boston bu fadhiya waxaynu bahanay Mid Garowe ku dhow dhow -
Duke is so shocked that he posted his post twice
-
Daawo Soo Dhawayntii Garaad Abshir Saalax ee Magaalada WidhWidh
Xaaji Xunjuf replied to Siciid1986's topic in Politics
Nice welcome for the garaad well done -
Garoweonline fails again.
-
SOMALILAND: Berbera Inaugurates Second Livestock Quarantine Center Comments (0) BERBERA (Somalilandpress) -– Vice President Abdirahman Saylici today cut the ribbon for the second regional quarantine and livestock facility to supply meat for markets in the Middle East and Asia in the redsea-port town of Berbera. The well organized opening ceremony was attended by cabinet members led by the vice-President, Mr Abdirahman Saylici, the governor of Saahil region, Mr Mohamud Ali Suleiman, the mayor of Berbera Mr Abdulla Mohamed Arab and leading business executives. Nasir Haji Abdi Awad, Executive Director of Indha-Deero Group Company informed the press and the audience about the new quarantine facility which is a joint venture between Indha-Dheero Group Companies and businessman Mohammed Qaid Sa’eed, also known as Abu Yasser. Abu Yasser, a Yemeni immigrant living in Saudi Arabia has long been interested in investing in the region. The previous regime of Dahir Riyale Kahin refused to give him a permits after they suspected he was trying to export the animals through the Djibouti port. In early May of this year, Abu Yasser made a brief visit to Somaliland, meeting with Indha-deero group and other leading livestock investors, however a local newspaper reported he was forcefully deported an allocation which Indha-deero company fiercely defended (see Indhadeero Group hits back over Arab investor deportation claims. Many believe this is a move by Abu Yasser to undermine Somaliland’s reinstated livestock trade to the Gulf by dismantling the existing quarantine facility which belongs to wealthy Saudi, Al Jabiri. A large number of people feel Abu Yasser’s Djibouti facility is loosing a lot of business to Berbera and he is here to close the market for Somaliland and keep Djibouti as the only livestock market in the Horn of Africa. Founded in 1962 by Abdi Ali Awad (AAA), the Indho-Deero group operates a group of companies from shipping, hotels to livestock trade and is one of the largest companies in the country. The new quarantine center has the capacity to house 250,000 small livestock and will employ roughly 450 employees. This new facility which is the second in the country is expected to boost Somaliland’s livestock exports disease free to the neighboring Gulf nations and south-east Asian countries. The new facility comes days after a Saudi delegation consisting of businessmen and doctors said the existing facility in Berbera meets international standards.
-
SOMALILAND: Government forms a Beautification Committee for Hargeisa
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
horta anigu waxan is weydiya boqolaalkan gudi eeh madaxweynu so saaray wasiiradan shaqadooda ba wakhti u heli mayaan wasaaradooda , war odayga u sheega no more gudi. -
Khusuusi Garaad accepts peace somaliland welcomes him
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Wefti balaadhan oo soo gaadhey Widhwidh Nov 01, 2010 Widhwidh(Riinji.com)Fuaad Adan Cade,Bashe Maxamed Cade,Cisman Garaad Sofe,DR Gaboose ,Cadami iyo Xubno kale ayaa soo gaadhey Magaalada Widhiwidh halkaasi oo shir uga furmayo Beesha Barkad iyo Maamulka Somaliland Weftidan oo Wasiiro iyo Xubno kale isugu jira ayaa saaka ka soo ambabaxay Magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaliland,weftidan ayaa waxaa hogaaminayaa Cismaan Garaad Soofe oo ah wasiirki ku xigeenka arimaha gudaha ee Maamulka Siilaanyo. Dhinaca kale waxaa magaalada Widhwidh ku sugan garaad Abshir Saalax oo xalay soo gaadhey Widhwidh,shirka ayaa lagu wadaa in uu furmi doona beryahan soo socda welina lama shaacin ujeedooyinka dhexmari doona labada dhinac ee shirku ku saabsaan yahay. WIXI SOO KORDHA KALA SOCO RIINJI -
SOMALIA: P.I.S. Tortured and Executed 2 P.O.W from Galgala
Xaaji Xunjuf replied to NASSIR's topic in Politics
Hee faroole ma waxa weye ama ima maqal ama ha i maqlin Madaxweynan ahay , fartaag ba la igu soo doortay faroolena waan ahay -
SOMALIA: P.I.S. Tortured and Executed 2 P.O.W from Galgala
Xaaji Xunjuf replied to NASSIR's topic in Politics
murdering maakhrians is good according to the pirates aslong as it's done within the rituals of ssdf tribal hegemony constitution . it's all about brotherly spilled blood Somaha faroolow. -
Hargaysa behind Al Shabaab Godane, Afghani mere agents
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Mr. Somalia: ^ If this is true, then a long held 'suspicion' of mine has been confirmed. I have always held the view that Ethiopia was one way or another behind the Al Shabab menace in general--(it is only they that benefit from the continued anarchy, dissension and political disorder of Somalia)-- and using their operatives(Somali or not) from the vassal and tributary administration in Hargaysa, they were/are able to funnel weapons, funds and in the case of this dead fellow, foot soldiers to Al Shabab. This assertion of mine is given a waking credence by the fact that the former mugger extraordinaire, Riyaale, was himself a secret service agent in the old NSS and was thus, very capable of overseeing such infernal machinations in Somalia, on behalf of the devilments of Addis Ababa. All in all, it is unfortunate to learn that our Marfashlanders, who we always thought were nothing more than a bunch of funny talking druggies, could ever possess the gall and audacity to play the part of an intermediary between the Ethiopian government and Al Shabab. But sooner or later, it will eventually come back to bite them in the rear. They went from Somaliland is behind al shabaab and now they insinuating that perhaps Ethiopia is behind Alshabaab and Melez is doing that to harm the pirates and their little fiefdom in Garowe.who is going to buy this nonsense you Bintiland boys spew on garowe online.I know you need to find a scapegoat for all the mess you guys are now in TFG failing you losing the PM seat, Attam a few km out outside your commercial town. Ethiopians invading Mudug and arresting your traditional elders. Well atleast you have some turkish doctors to heal your wounds -
SOMALIA: P.I.S. Tortured and Executed 2 P.O.W from Galgala
Xaaji Xunjuf replied to NASSIR's topic in Politics
Faroole administration failed miserably in capturing or even defeating Sh Attam. So now all they have is killing prisoners of war desperate i say. -
Somaliland president receives a delegation from Sweden Pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Daa ha shaqeysto koley wa mid culus oo ha is dha dhaqaajiyo kaaso oo Mafrish ku fadhi laha ama makhaayad macmacaanle ba kaga darnaan laha