Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,096
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    79

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Liibaan xabashida iyo waxa iska dayoo. odaygii xaglatoosiye ma wasiir bu sheikh dalxiis u doontay , wakaan khusuusigu ku dhagan eh. Koley halka waxa ka so if baxaya ariimo maalimaha so socda aynu ka war heleyno, qaar waxay ba leeyihin hogaamiyaha khusuusiga baba kursiga xaglatoosiye rabba lol.
  2. Originally posted by 'Liibaan': Xaji, meel aan war oolin ayaa war ka raadinasaa, waa muuqataa halkan sida ee soomaalidiidku xumaan iyo dhibaato ula doonayaan dadka soomaaliyeed ee jaarkooda ah, sababtuna ee tahay xaasidnimo,gar darro iyo faduul. Xabashida waa codowga Somali oo dhan, Waxaa xabashida looga digayaa in ee mar labaad kusoo xad gudbin Deegaanka SSC, sidii hore u dhacday Waxaa kaloo loo sheegayaa Xabashida inay caq soo dhigin SSC, waayo SSC dowlad iyo hogaan ayee leedahay adiga ba dhibaato ka sheekeynaya , anigu dhib ma sheegin war xita saado cali ba maanta ka hadashay khusuusiga iyo gudoomiyah khusuusiyga.oo yidhi xilkan ka qaadaya xaglajiifiye , saaxib xabashi haday cadawgaga yihin wardheer ugu maad tagteen.oo gadhka maad qabbateen,, airportkoodana kamaad dhoofteen
  3. lool so because he is a local he is a reliable source his accusations are baseless, there is no evidence. The pirate state is fighting a clan in western bari , they could not defeat this particular clan Politically and military. There for to hide their humiliation they falsely accuse a neighbouring country for supporting him.
  4. ^^ maxa xaasidiin naga dhigay war jira uun baanu sheegnay iga waran xaglatoosiye oo Cumar ileey la kulmey mamuulaha kilinka shanaad. maxaad is tidhahdeen sawdinki xabashida necba , goormaad xabashida is jeclaateen.
  5. ^^ Somaliland ma joogaan Amxaaro lala dagaalamo iyo amisom laakin xammar amisom ba jooga, iyo africaan gaalo ah. Marka halkasu jihaadku ku haboonyahay.
  6. Xukuumadda Somaliland Oo Diyaarinaysa Siyaasadda Ay Kula Dhaqmayso Dadka Qaxoontiga Ah November 9th, 2010 Comments Off Hargaysa (Somaliland.org ) Kulan lagaga wada hadlayo sidii loo samaysan lahaa siyaasad qorshaysan oo lagula dhaqmo dadka ajanabiga ah ee dalka soo galaya ayaa maanta waxa lagu qabtay Hoteelka Maansoor ee magaalada Hargaysa. Kulankan oo ay ka soo qayb galeen guddoomiyayaasha golayaasha Baarlamaanka Somaliland (Guurtida iyo Wakiillada), Wasiirrada wasaaradaha Arrimaha gudaha, caddaalada, wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada, Taliyaha Ciidanka Booliska, Duqa caasimadda Hargaysa, Agaasimaha guud ee wasaaradda shaqada iyo arrimmaha bulshada iyo wakiillo ka socday Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxoontiga ee UNHCR, waxa lagaga wada xaajooday ama lagu gorfeeyay sidii loo samayn lahaa siyaasad qorshaysan oo lagula dhaqmo dadka qaxoontiga ah ee dalka soo gala. Kulankan oo socon doona muddo saddex maalmood ah, isla markaana ay soo qaban qaabisay hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha xaqoontiga ee UNHCR, waxa kale oo iyaguna ka soo qayb galay Hay’addaha ay wada shaqaynta leeyihiin hay’addan ee iyaguna ku hawlan daryeelka iyo wax u qabashada dadka qaxoontiga ah ee dalka ku soo barakacay. Kulankan ayaa la filayaa muddada uu socdo in laga soo saaro siyaasad iyo qodobo dhaxal gal ah oo salka ku haya sidii qaabka loola dhaqmayo dadka qaxoontiga ahi ay u noqon lahayd mil meel mar ah. Somaliland.org, Hargaysa
  7. qadalaawiyoow. Emiirku wu ku aadkaday Amxaarada,,, wa ninki ka siifeeyey amxaarada koonfurta somalia marku adeerka amxaaradu ku dhirbaaxayeen Villa Somaliya, hadana Emirku wuxu ku mashquulay la dagalaaanka Qoladan mad madow eeh laga keenay Ugandha kuwasu hada emirku ku mashquulsanyahay.
  8. Wasiirka Warfaafinta oo Si Adag U Beeniyay War Ka Soo Yeedhay Puntland Written by Qaran news Nov 09, 2010 at 12:42 PM Hargeysa (Qaran news)-Wasiirka Warfaafinta Somaliland Md. Cabdilaahi Geel Jire, ayaa wax aanay waxba ka jirin ku sheegay in Somaliland ay soo galeen firxadkii kooxdii Argagixisada ah ee SH. Atamka Puntland waxa kale oo uu beeniyay in saraakiil ka tirsan Ciidamada qalabka sida JSL ay ka barbar dagaalamayeen oo ay taageerayeen kooxdaasi. Wasiirka oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa magaalada Hargeysa wuxuu Puntland u soo jeediyay inay joojiyaan dacaayadaha ay wadaan waxaanu yidhi “Somaliland wax argagixiso ahi ma joogo, manay soo galin, Somaliland way la dagaalamaysaa Argagixisada, waxa la dagaalanka Argagixisadu uu ku yaallaa Dastuurkayaga. Hadalada aflagaadada ah ee ka soo yeedhayay Puntland, oo aan leeyahay wuu ka khaldamay waanu ka qoyay hadalkii waxba kama jiraan eedaha ay nagu eedeeyeen in ciidamo Somaliland ahi ay ka barbar dagaalamayeen kooxdii Argagixisada ahayd ee Atam. Ciidamadayada ayaanu u war haynaa oo cid walba ka og, Ciidamada Somaliland kama qeyb qaataan dagaallo ay ku taageerayaan Argagixisadda, haddii madaxda Puntland ay niman ay garanayaan oo ay isku reer yihiin magacyadooda iska yeedhiyaan. Macnaheedu ma aha in ciidamadii Somaliland ka qeyb galeen dagaal Argagixiso.” Qaran news
  9. The khusuusi wants to get rid of Xaglajiifiye , and he just goes to Ethiopia for a trip to meet the governor of kilinka shanaad in wardheer
  10. Wefti uu Hogaaminayo Hogaanka SSC Dr Axmed Saleebaan Ciise oo u ambabaxay Muqdisho iyo Wardheer Nov 09, 2010 Dharkayn-Geenyo(Riinji.com)Waxa magaalada Dharkayn ka ababaxay wefti balaadh oo ka socda Hogaanka midaynta iyo Badbaadinta ee SSC,weftidan oo Casuumad ka helay Raysawazaaraha cusub ee xumuda Federaalka Soomaaliya.. Weftidan ayaa waxay maanta ku si hakanayaan magaalada Wardheer ee Killinka halkaasi oo ay casuumad ka heleen Madaxwaynaha Kilinka Shanaad ee Somalida Itoobiya,weftidan ayaa halkas uga sii gudbi doona magaalada Caabud waaq ee Gobolka Galgaduud halkaasi oo diyaarad Caasimada u qaadi doonta ay ugu imaanayso. Weftidan ayaa waxay ka kooban yihiin 10 Xubnood oo kala ah Hogaamiye 1.Dr Axmed Saleebaan Ciise,2.Xog-hayaha arimaha Difaac Gen-Tamaad,3.Afhayeeka Axmed Gacmayare,4.Cabdixamiid Garaad Jaamac,5.Ex-Xil- Puntland Cumar Jaamac Saleebaan,6.Ex-Xil- Puntland Ibrahim Maxamuud Guure,7.Ex-Xil- Puntland Abshir Cabdi Shiikh iyo saddex xubnoo oo khusuusiyda ka mid ah. Wararku waxay intaasi ku darayaan in weftida uu weheliyo Garaad Jaamac Garaad Cali oo isagu ka soo noqonaya Wardheer. WIXII SOO KORDH KALA SOCO RIINJI YASIN MAXAMED AHMED GAROWE SOOMAALIYA
  11. Ethiopia and somaliland have good relations there is no beef between the two leaders
  12. haday gaaladan afrikaanku ay ka baxaan somaliya walahi waxyaalo badan ba hagaagaya sidan qabo , fidmadan waxa wadda amisom halaga takhaluso waan ogahay qolada shabaab wa xagjir oo siyasad somali kuma shaqeyaan oo wa international. sheekadoodu laakin hada alshabaab la inqlaabo oo la somaliyeyo ba fiicnaan lahayd.
  13. ^^ somaliland iyo Ethiopia wa labba dawladood oo jaar aah oo nabada ka shaqeynaya jabhado iskugu so hubeyn mayno. Misna haday jabhad onlf ah la dagaalamayso Ethiopia anagu ka hor joogsan mayno oo wa arin iyagu u taal. laakin dalkayaga kaga ma duuli karan , wa intaas.
  14. Xukuumada Cusub Oo Soo Badhigtay Waxqabadka 100kii Cisho Ee Ugu Horeeyey +SAWIRO This article has been Published at: 08-11-2010 and has been viewed 11 times Back to home Print this Page Send to a Friend Bottom of the Page Hargeysa (Berbera)- Xukuumada uu hogaamiyo Madxweyne Axmed Maxmed Siilaanyo ayaa maanta soo bandhigatay waxqabadka 100ka maalmod ee ugu horeeyey. Soo bandhigida waxqabadka 100cisho ayaa waxa maanta loo qabatay munaasibad aad u weyn oo ka dhacaday hotel Kaah ee magaalda Hargeysa, waxana ka soo qayb galay Madxweyne ku xigeenka somaliland Md.Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici, Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Ciro, Gudoomiyha Maxakamada Sare Maxmed Xirsi Oomane, Xuno ka socady Golaha Wasiirada, Xildhobaano ka mida Golayaasha Wakiilada Iyo Guurtida Somaliland, Gudoomiyha Xisiga Kulmiye Muj.Muuse Biixi Cabdi, Gudida Doorashooyinka Qaranka, Gudoomiya ku xigeenka xisbiga UCID Aadan Maxmed Mire Waqaf, iyo Yuusuf Ciise Talaabo oo ka socday Xisiga UDUB, Haween iyo Martifarashkale oo tiro badan. Ugu horay waxa munaasibadaaasi ka hadlay Madxweyne ku xigeenka Somaliland Md.Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo sharaxad ka bixyey waxyabixhii u qanbsoomay mudadii 100cisho ahayd ee ay xilaka hayeen, waxana hadaladiisi ka mid ahaa � marka la eego waxyaabihi anu ku taamaynay ee aanu balan qaadnay in aanu qabanayno 100cisho ee ugu horeeya waxa noo qabsoomay 90% inata hadahayna waanu dhamytiraynaa� Waxa kale oo uu sheegay Mudane Saylici �waxqabdkii 100ka maamood waxa ka mid ah waxaanu soo dhisnay dawlada kooban oo tayo leh, waanta tii ugu horaysay ee nooceeda ah, waxnu golgal nabadeed u fidnaya deegaanada bariga ee shaqaaqadu wakhtigaas ka jiratay, waxa kale oo aanu bixinay mushaharooyinka shaqalha dawlada oo afar bilood dawlada ku lahaa� sidaasina wax yidhi Madxweyne Ku xigeenka SomalilandCabdiraxaam Saylici. Wax kale o uu Madaxweyene Ku xigeenka Somaliland Md, Cabdiraxmaan Saylic sheegay sidan � waxaanu kordhinay cashuur uruinta 25% taas oo aanu rajaynano ai ay naga caawin doonto in dakhliga na soo galayaa kordho� Waxa kale oo uu Madaxweyne Saylici sheegay in wax qabadak Xukuumda ay ka mid tahay in ay Xukuumada kala diratay Gudiyadii Nadgalyada ee sharcidarada ahaa sidoo kalena ay sii daysay dadkii ay gududaas xukunmatay. Waxana uu intaas ku daray Mudane Syalici �Madaxweynuhu waxa uu safarkiisi ugu horeeyey ugu baxay wadanka aynu jaarka nahahay ee Djibouti waxan uu dhawaan tagayaa wadanaka kale ee aynu jaarka nahay ee Ethiopia. Intaasi ka dib waxa halakasi khudbad aad u dheer ka jeediyey Afaheenka Madxtooyada ee Somaliland Cabdilaahi Maxmed Daahir (Cukuse) waxana uu sheegay inay Xukuamdu soo saratay Buug ay kala waramayso balanqaakeedii iyo waxyaabihii ugu falay buugaas oo la yihdhaa 100,aamood, 100, waxqab iyo dheeraad, buugaasna ay bulshadu kala socondooto warbnaahinata. Saddam Mohamed ahmed Sadam151@hotmail.com Oodweynenews/ Hargaysa office Waxana uu intaas ku daray Mudane Syalici �Madaxweynuhu waxa uu safarkiisi ugu horeeyey ugu baxay wadanka aynu jaarka nahahay ee Djibouti waxan uu dhawaan tagayaa wadanaka kale ee aynu jaarka nahay ee Ethiopia. Intaasi ka dib waxa halakasi khudbad aad u dheer ka jeediyey Afaheenka Madxtooyada ee Somaliland Cabdilaahi Maxmed Daahir (Cukuse) waxana uu sheegay inay Xukuamdu soo saratay Buug ay kala waramayso balanqaakeedii iyo waxyaabihii ugu falay buugaas oo la yihdhaa 100,aamood, 100, waxqab iyo dheeraad, buugaasna ay bulshadu kala socondooto warbnaahinata. Saddam Mohamed ahmed
  15. Originally posted by Suldaanka: Ma durba? There is a servere shortage of funds I heard. Xataa petrolkii lacagtii lagu iibin lahaa ayay ls yihiin let alone paying wages. lool haa qollada khusuusigu waxay ku kacsanyihin xaglatoosiye sabab lacagti qurba joogti ay soo diireeen bu wax ka siin waayey khusuusiga inti ba buhoodle la fadhistay oo uu barkaday
  16. Oba Alshabaab wa niman miil adag runti laakin iyagu ba way rabbaan wada hadal haday gaaladu ka baxaan somaliya wada hadal wey ogalyihin.
  17. Oba war miyaanad akhryin warka ssc waxa ka takhalusay qoladi khusuusiga. marka wax la naco ba ma jirto adeer
  18. Mucaraadku wa alshabaab alshabaab na way sheegeen wada hadal weynu galayna marka la saaro gaaladan mad madow.
  19. Waxaan usheegaynaa d f. ururka midawga afrika. hayadaha caalamigaa. inaanay wakiil u ahayn haysana kalsoonida shacabka ssc saleeban ciise axmed
  20. Golaha khusuusiga SSC Oo Shir ku Qabtay Buuhoodle By admin on Nov 08, 2010 with Comments 0 ShareBUUHOODLE waxaa maanta oo bishu tahay 8/11/2010 shir deg dega isuguyimi golaha khusuusiga maamulka ssc kalfadhigoodan ayaa waxaa ya kasoo saareen qodobo dhawra iyo baaq ay udirayaan bulshada ssc ugu horayna waxaa halkaasi ka hadlay oo shirkaasi furay gudoomiye xigeenka maxamed cabdi ciise isagoo ku wareejiyay gudoomiyaha golaha khusuusiga cabdirisaaq xasan ismaaciil oo isaguna halkaasi kasoo jeediyay qudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa ugu danbayna halkaasi ka akhriyay qodobadii, Waxaan baaq usoojeedinayaa dhamaan shacabka ssc gudaha iyo dibada Ismada.cuqaasha.waxgaradka.aqoonyahanka.inay isugu yimaadan mudo dhan 45 casho siloo helo hogaamin umada masiirkeda lagu aaminikaro, Waxaan usheegaynaa d f. ururka midawga afrika. hayadaha caalamigaa. inaanay wakiil u ahayn haysana kalsoonida shacabka ssc saleeban ciise axmed iyo cai xasan axmed sabaray, Kadib.markii ay leexiyeen hadafkii ssc midaynta iyo xoraynta ahaa. Kadib.markii ay burburiyeen ciidamada ssc. Kadib markii ay in kireen ansaxintii buurawadal. Kadib.markii ay diideen jiritaanka golaha khusuusiga. Kadib.markii ay diideen wada tashigii iyo wada shaqayntii. Kadib.markii ay shaqadii hogaanka lawareegen shacab. Kadib.markii ay diiden sharcigii ssc. Kadib.markii ay meelna kaga warami waayen waxii loo idkamay, Waxaanu garanay inaanu badbaadino doonista shacabka ssc.maanta laga bilaabo waxaa xilka ssc uyaala g khusuusiga. waa in saraakiisha ciidamadu sitoosa uga amar qaataan golaha khusuusiga dardar galiyaana isu uruurinta ciidamada iyo haelgaladoodaba, waxaanu si deg dega ugu yeeraynaa dhamaan xubnaha kamaqan golaha khusuusiga dibad iyo gudaba ha joogene inay mudo shan iyo toban cisho ah ku yimaadaan golaha Wabilaahi Towfiiq, Buuhodle Soomaliya
  21. what's their to Minimize no one got killed.. some guy threw a hand grenade because he had some beef with some other guy.
  22. Somalilandpress)–In 1991, when vulnerable, fragile, war-ravaged Somaliland declared its independence, its neighbor and sister state, Djibouti’s reaction was unprecedented. Not only Djibouti opposed Somaliland’s quest for sovereignty but also launched an unholy crusade against Hargeisa, Somaliland capital. However, recently Djibouti took softer stance on Somaliland. What went right this time? From late 90s to early 2000, Djibouti made tireless efforts to undermine Somaliland, politically and economically. For instance, Djibouti convinced the Arab regimes to ban Somaliland livestock. This was an effort to coerce Somaliland to commit itself yet into another hasty, gunshot marriage with doomed Somalia. And few years later, tiny Djibouti which doesn’t have livestock of its own, audaciously, convinced the Arab regimes that only Djibouti should export livestock to the Middle East. That is, Djibouti not only chocked Somaliland’s lifeline but also monopolized livestock—the most important income-generating resources for Somaliland people. Politically, Djibouti hosted a number of Somali reconciliation conferences (or never-ending shrills) and invited Somaliland tribal leaders and self-proclaimed representative in an effort to dismantle Somaliland. Worse yet, to marginalize the ***** tribes of Somaliland, Djibouti renamed them to: Dirta Waqooye. Djibouti left no stones unturned. Although the first and second Somaliland Presidents, Abdurrahman Ahmed Ali (Tuur) and Mohammed Ibrahim Igal (may Allah bless their souls) forged a relationship with Djibouti, it was not until the third Somaliland President, Dahir Riyale Kaahin, that the two countries, finally, agreed to disagree. Ever since then, Djibouti may not have completely defrosted its gloomy relationship with Somaliland but eased tensions. Today, a different picture emerges. Among other things, Djibouti realizes alienating its neighbor–Somaliland–while backing up Somali regimes prone to fail was a failure on Djibouti’s part. Eritrea’s military incursions into Djibouti’s territory, Alshabaab’s growing threats in the region, and Anfar rebels against Djibouti led Omar Geele, the current president of Djibouti, to find a new ally in the region. Additionally, June 26, 2010 successful presidential elections of Somaliland in which President Ahmed Mohamed Mohamud Silanyo was elected, reshaped not only Djibouti’s attitude towards Somaliland but also the International community’s views. (Read more about why Mr. Silanyo was the right choice for president: http://www.americanchronicle.com/articles/view/165356 ) Djibouti also sense that Somaliland, one of the most democratic republics in Africa, is on the verge of receiving recognition. And as Somalis say, “Cimri tagay ceeb lagu ma sagootiyo…or don’t accompany insults with someone who is about to depart.” Hence, if you can’t stop Somaliland’s independence, you may as well celebrate with it. Now, to demonstrate that Djibouti, finally, changed its views (or it got rid of a chip on its shoulder) towards Somaliland, Mr. Geele invited Mr. Silanyo to Djibouti. And Mr. Geele not only rolled out the red carpet for Mr. Silanyo, but he [Mr. Geele] also welcomed the Somaliland delegation at the airport where they received presidential welcome reception. See Somaliland delegation’s visit to Djibouti: http://somalilandpress.com/djibouti-rolls-red-carpet-for-somaliland-president-19013 It was the first time that a host country’s top leader welcomed Somaliland president at the airport. This was a significant move, a clear indication that Djibouti treated Somaliland like any other country. To sum up, from 1991, at the dawn of Somaliland’s rebirth, to present, the relationship between Somaliland and Djibouti took many turns and twists, good and bad, but never before have the two countries felt a sisterly bond that once eroded. A new era began for Somaliland and Djibouti—one that is long overdue. As history attests, Djibouti is the first country that resolutely companied against Somaliland quest for independence. But Djibouti is also the first country that wholeheartedly received a Somaliland president as head of state where he received presidential welcome reception. Finally, Djibouti acknowledges that the interest of the Western, African, and Arab regimes in Horn of Africa may come and go, just as ascents of cheap clones fade quickly, but its neighbor—Somaliland will stay.