-
Content Count
29,832 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Originally posted by NGONGE: quote:Originally posted by xiinfaniin: Notwithstanding the gang-signal like secessionist affiliation with Oodweyne here, the absence of Oodweyne from these boards when Somalia’s political events (Somaliland included) are taking a fascinating turn only suggests that he sort of begun to see the writing on the wall as it were as far as the separation of Somalia is concern . The Guru sends you his regards and says: Mr. Xiiny, On the contrary, matey, for it's the case of: If, only, Mr. Xiiny's peace caravan could make that fictitious "legal union" (that has ceased to have any political force to be reckon with, indeed), other than in his own imagination , ever more pertinent reality to a country call Somaliland. Since, his political hero - i.e., the said Sh. Hotel - can't set foot in Somaliland, nor can he rule it from the ground up (which is where this talk of legality ought to really matters, indeed) other than to claim a bogus "jurisdictional ownership" of it through the BBC's airwaves. No wonder, you have yet to come to terms with the idea of Somaliland's agenda of ignoring any "new government" that has been form for Somalia - be it this one of Sh. Hotel or be it all of the previous one put together, indeed, at least ever since that year of 1991 . But, then, again, dear old Mr. Xiiny and political acuity were never a good bed-follows, indeed; since, his is the idea of thinking that what "barrel-of-the-gun" have ordained it (or at least have created it, which is the case of Somaliland), with a copious blood been shed along the way to boot, no less, can be nullify by a "piece-of-paper" that has ceased to have any "political force" of it's own, or at least have no way of making a good on it's bogus claim when it comes to other's political destiny, indeed... But, there were are, it seems to me with dear old Mr. Xiiny and his argument. And therefore, not much ought to be held against him; since he, really, can't helped it other than being a "wilting-with-the-wind-political-shirt-changer" with a hazy grasp of real reality of the Somali's territories, particularly, that of Somaliland, our acquaintance, indeed…. [big Grin] Regards, Oodweyne. (war he's here even when he's not. His previous replies can answer any current question. Bilaash Guru ku mu noqon). Ngonge = Oodweyne
-
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Terminalka Labaad Ee Ay Dadku Ka Dhoofaan Ee Madaarka Magaalada Berbera. Berbera (Ramaas) Okt. 27, 2010 - Wefti ballaadhan oo uu hogaaminayo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil [saylici], ayaa gaadhay magaalada Berbera ee xaruunta Gobolka Saaxil. Weftigan oo u jeedadiisa lagu sheegay inuu xadhiga ka jaro dhismayaal dayactir lagu sameeyey oo ka mid ah madaarka caalamiga ah ee diyaaraduhu ka haadaan ee magaalada Berbera, waxa ku wehelinayey Wasiirada Warfaafinta Wacyi-gelinta Md Cabdilaahi Cismaan Jaamac [Geell-jire], Duulista iyo Hawada Md Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Marwada koowaad ee dalka Marwo Aamina X Maxamuud Jire [Aamina Waris]. Markii uu weftigu gaadhay garoonka diyaaradaha ee magaalada Berbera waxa uu xadhiga ka jaray Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Terminalka labaad ee garoonka diyaaradaha ee ay dadku ka dhoofaan oo isagu dunsanaa tan iyo markii dalka dib loogu soo noqday. Md Saylici oo halkaas hadal kooban ka jeediyey, ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay inuu maanta furo Terminalka labaad ee madaarka Berbera, isagoo ugu mahadceliyey Wasiirka Duulista iyo Hawada oo uu sheegay inuu aad ugu dadaalay sidii u furi lahaa Terminalkan oo aad ay ugu baahnaayeen dadka madaarkaas ka dhoofa. Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil [saylici], ayaa waxa kale oo sheegay in xukumada cusub ee Somaliland ay soo bandhigi doonto wax qabadkeeda marka ay dhammaadaan 100 cisho ee ay qabsatay, wakhtigii ay xilka dalka la wareegtay. Wasiirka Duulista iyo Hawada Md Maxamuud Xaashi Cabdi oo isna halkaas ka hadlay, ayaa sheegay in markii uu arkay dadka ka dhoofa madaarka Berbera oo isku meel kaliya wada maraya uu go’aansaday inuu dayactiro Terminaalka labaad ee ay adeegsadaan dadka ka dhoofaya madaarka, isla markaana waxa uu tilmaamay inuu furitaanka terminalkani uu ka mid ahaa siyaasada xukumada cusub, maadaama oo xidhnaa mudo ku siman 20 sannadood. Sidoo kale waxa iyaguna halkaas ka hadlay Wasiirka Warfaafinta Wacyi-gelinta Md Cabdilaahi Cismaan Jaamac [Geell-jire], iyo Marwada koowaad ee Madaxweynaha Somaliland Marwo Aamina X Maxamuud Jire [Aamina Waris]. Intaas ka dib waxa uu Madaxweyne ku xigeenka Somaliland uu xadhiga ka Terminalka labaad ee madaarka Berbera. Sidoo kale waxa uu Md Saylici furay Tower weyn oo isgaadhsiineed oo laga hirgaliyey gudaha dakeda Berbera, kaasoo lagu ogaandoono wixii maraakiib ama doonyo ah ee soo gala biyaha Somaliland iyagoo meel aad u durugsan maraya.
-
Originally posted by Taleexi: Dhegahaygu waxaanay maqlin ha ku khasbin so garaad jamac garaad cali didn't say bintiland what did he say then
-
Kenya Minister (Wetang'ula) Steps Aside Over Saga
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^ yeah then faisal cali waraaabe ayaa ku tilmaamay wax aan ragga lugu sheegin -
Garaad jamac gave the nick Binitland thats a fact. Taleexi wu dhageystey wu is diidsinaya laakin lol
-
taleexi ,, Garaad jamac garaad cali invented ssc so you should support him no matter what , no garaad selebaan in the house saaxib.
-
Denmark Development Minister Arrive Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Jb universal tv is back in somaliland warki wasiirka cusub eeh yimi wey so dayeen eeh do you have the video if you have post it. -
War maxay doonayaan
-
Denmark Development Minister Arrive Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
thanks for the pics -
kamid ahaa Malayshiyaadka Jabhada SSC ay gaareen Deegaano katirsan degmada Widhwidh kadib markii ay si rasmi ah uga goosteen Kooxda SSC Kolka halkay u goosteen
-
Denmark Development Minister Arrive Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Good news -
Originally posted by Jacaylbaro: Ciidama 300 gaaraya oo ka goostay Uruurka SSC sheegayna in aysan ka mid ahayn Uruurka Ciidama gaaraya 300 oo asgari oo ka tirsanaa Uruurka SSC ayaa la sheegay in ay Uruurkaa iskaga baxeen sida uu Cadeeyay Yaasiin Xirse Faarax oo ahaa sargaal ciidamadaa ka tirsanaa oo waraysi siinayay warabaahinta Magalada Garowe . Sargaalkaa ka tirsanaa Saraakiisha Uruurka SSC ayaa sheegay in ciidamadaa tira ahaan gaaraya 300 oo asgari ay Uruurkaa maanta iskaga baxeen kidib markii ay ******** in Uruurkaa uu ahay mid kala dhantaalaya Puntland waa sida uu hadalka u dhigay. “ Aniga iyo ciidan gaaraya 300 ayaa ka baxay uruurka SSC, waxaana uga baxnay markii aan ogaanay xaqiida dhabta ah ee jirta, oo ah in Uruurkaa uusan ahayn mid in uu Gobaalo xureeya raba, balsa uu yaha hadafkiisa in Puntland uu kala dhantaalo” sidaa waxaa yiri Yaasiin Xirse Faarax. Yaasin ayaa sheegay in aay iminka asaga iyo ciidan uu hugaaminayo ay ku sugan yihiin deegaanka Balacade ee degmada Widh Widh hoos yimaada, waxuuna sheegay in degmadaa Widh Widh oo gacanta uu ku hayo Maamulka Soomaliland ay ka saari doonaan . Degmada Widh Widh ayaa muda dhoor maalmood laga joogo waxaa xoog ku qabsaday Maamulka Soomaliland Ciidama ka amar qaata waxuuna sargaalkaa arintaa ku eedeeyay in ay ka danbeeyay Uruurka SSC sida uu hadalka u yiri . Uruurka SSC ayaa muda sanad ku dhawaad ah dhisan waxaana ururkaa lagu dhisay Magaalada Narobi ee Dalka Kenya hasayeeshee dhoor jeer oo hore ayay dhacday in khilaaf nuucaan ah soo kala dhaxgalo beelaha ku midasan Uruurka . RBC NEWS 300 oo ciidan ah oo waba ciidankoodi oo dhan eh
-
God bless somaliland
-
SSC waa Hanaqaaday hanbalyo yaanu leenahay - Saado Cali Warsame
Xaaji Xunjuf replied to Aaliyyah's topic in Politics
red sea she has one daughter Muuse ismacil qalinle bay u dhashay -
SSC waa Hanaqaaday hanbalyo yaanu leenahay - Saado Cali Warsame
Xaaji Xunjuf replied to Aaliyyah's topic in Politics
Saado cali warsame yaan wax laga sheegin haday u heesto dadkeeda she can do so , heesaheedu are nice songs wa gabadh reer somaliland ah -
Breaking News: New Shabab Brigades killed some Africans (+ pics)
Xaaji Xunjuf replied to Mad_Mullah's topic in Politics
Thankful what do you think the Amisom soldiers are in Mogadishu to help the people of mogadishu they shell the bakara market day in day out and innocent civilians get killed. The same way i was against your uncle Cabdilahi yusuf with his Ethiopians mercenaries i am against the african invaders. -
Breaking News: New Shabab Brigades killed some Africans (+ pics)
Xaaji Xunjuf replied to Mad_Mullah's topic in Politics
Originally posted by Mad_Mullah: ^ lol how Somalilanders hated Shabab until they found out the leader was from Burco. He is not from burco he is from hargeisa -
Breaking News: New Shabab Brigades killed some Africans (+ pics)
Xaaji Xunjuf replied to Mad_Mullah's topic in Politics
Emir Axmed abdi godane is continuing the struggle against the african invaders -
SSC waa Hanaqaaday hanbalyo yaanu leenahay - Saado Cali Warsame
Xaaji Xunjuf replied to Aaliyyah's topic in Politics
Aaliyah soodiga ii dhex dusiyey Somaliweyn iyo waxas Khatar baad tahay waxa weye inad noqotid lataliyaha xaglatoosiye -
SSC waa Hanaqaaday hanbalyo yaanu leenahay - Saado Cali Warsame
Xaaji Xunjuf replied to Aaliyyah's topic in Politics
Aaaliyah i am always happy for the people of ssc wa dadkaygi. -
Wasiirka Arimaha Dibadd Somaliland Oo La Kulmay Safiirada Mareykanka Iyo Ingiriiska Magaalada Addis Ababa. Addis Ababa(Ramaas) Okt.24, 2010 - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Somaliland, Mohamed Cabdillahi Cumar, ayaa kulammo gooni gooni ah la yeeshay qaar ka mid ah diblomaasiyenta reer galbeedka ee fadhigoodu yahay Addis Ababa, ee dalka Itoobiya oo uu ku tagay booqasho rasmi ah oo shaqo ah. Maanlintii Jimcaha ee ay taariikhdu ahayd 22 Oktoobar waxa Wasiirka qado sharaf ugu sameeyay Safaaradda Ingriiska Safiirka Dalka Ingriiska u fadhiya Itoobiya H.E. Norman Ling, oo ay weheliyeen safiir ku xigeenka kowaad, John Marshal iyo safiir ku xigeenka labaad, Matt woods, kulankaas waxa aad loogu falan qeeyay xidhiidhka qotada dheer ee ka dhexeeya labada dal Jamhuuriyadda Somaliland iyo Dawlada Britain. Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland waxa uu ku nuux nuux saday sida ay lagama maarmaarnka u tahay inay Somaliland hesho mashaariic horumarineed si loo *****lo baahiyaha dhaqan dhaaqaale ee ka jira dalka sida :- hurumarinta dhaqaalaha, abuurid shaqooyin, hagaajinta wadooyinka, biyaha, waxbarshadda iyo caafimaadka, kuwaas oon laantood waxyaabihii u qabsomay Somaliland aanay sii jiri Karin. Dhinacooda safiirku waxuu balan qaaday inay wadi doonan siina balaadhin doonan kaalmadii ay siin jireen Somaliland dhinac walba. Wasiirku waxa kale oo isla jimcihii la kulmay safiirka wadanka Maraykanka u fadhiya Ethiopia, H.E. Donald E. Booth, iyaga oo ka wada hadlay xidhiidhka labada dal siyaasadda cusub ee ku wajahan Somaliland iyo guud ahaanba arimaha gobolka sida horumarka dimuquraadiyadda iyo nabadgelyadda. Wuxuu wasiirkau si dheer uga hadlay taageerada ay Somaliland maanta uga baahn tahay Maraykanka oo ah sidii Somaliland looga dhigi lahaa wadan xubin buuxda ka noqda bulshada caalamka si u hanato guulaha dimuqraadiyadda iyo nabadgalyadu ka mid ka yihiin ee ay ku talaabsatay, mandaqaddana sidii loo xasilin lahaa ay gacan ka gaysato, arrintaasi oo u baahan taageero dhaqaale iyo mid siyaasadeed oo ka qooto dheer ta ay maanta Somaliland caalamka ka hesho.