Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,832
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. taleexi maxa khal khal keenay abti , dadkaga dhinac ka raac
  2. Somaliland considers the people of eastern sool as noble people that are held high with in our society. So actually we tried to give them back their dignity they lost when they were with the pirate enclave . Before somaliland armed forcess liberated Laascaanood the people from that region were largely stripped of their dignity and self respect. They were being murdered by clan gangs in laascanood it was a place with out justice The Notion that eastern soolians are unintrested in living in a progesssive society is what pirates planted in their clan state and left behind . compare this to the peaceful co existence with all your constitutional rights living under justice in peace in a very progressive society being able to vote for your leader in a democratic way.
  3. Originally posted by Libaahe*: Pirateland is getting desperate day by day they are reduced to cheerleading for a mere singer ( Saado ali.) libaahe don't you know the pirates are just failed groupies so let them enjoy while it last
  4. Halkan ka Dhageyso Garaad Saleebaan Aadan Colaad oo aanu ka Waraysanay Shirka Widhwidh Listen http://waaheen.com/?p=4725
  5. Originally posted by Taleexi: Nabadi kaa dheer intaad dad deegaanadoodi ku cabudhinaysid. No opression can overlast forever, enjoy while it lasts though. wax cabduudhadi awoow ma jirto si fican baad u neefsan karta , Hormar iyo wanaag uun ba laga shaqeynaya.
  6. Weftigii M./Weyne Siilaanyo Oo Jabuuti Loogu Soo Dhaweeyay Meeqaamkii Ugu Sareeyay Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Wefti uu Hoggaaminayay ayaa galabta lagu soo dhaweeyay madaarka magalaada Jabuuti, waxaana halkaasi loogu soo sameeyayr baratakoolkii ugu sareeyay ee lagu soo dhaweeyo Madaxweyne Somaliland ah, waxaana Madaarka ku qaabilay Madaxweynaha Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle iyo Marwada Koowaad ee Jamhuuriyada Jabuuti Marwo Khadra Maxamuud Xayd iyo xubno ka tirsan Golihiisa Wasiiradda. Madaxweyne Siilaanyo oo qolka nasashada ee Madaarka Hargeysa kula hadlay Saxaafadda ka hor intii aanu ka dhoofin madaarka caalamiga ah ee Magaalada Hargeysa ayaa sheegay in socdaalkiisu uu ka dambeeyay casuumad rasmi ah oo uu ka helay Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti, waxaanu tilmaamay in booqashadiisu ay salka ku hayso sii xoojinta iskaashiga iyo cilaaqaadka ka dhexeeya labada qaran ee Somaliland iyo Jabuuti. Md. Axmed Siilaanyo ma uu sheegin mudada uu qaadan doono socdaalkiisa wadanka Jabuuti iyo inuu jiro dal kale oo uu uga sii gudbi doono marka uu dhamaysto socdaalkiisa. Madaxweynaha waxa madaarka Hargeysa ku sii sagootiyay Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda, waxaanu halkaasi salaam sharaf kaga qaatay cutubyo ka tirsan ciidanka qaranka. Madaxweynaha Somaliland waxa socdaalkiisa ku weheliya marwadiisa Marwo Aamina X. Maxamed Jirde, Wasiirka Arrimaha Dibada Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar iyo Wasiirka Qorsheynta Qaranka Md. Sacad Cali Shirre. Weftigii Madaxweynaha Somaliland ee dalka Jabuuti ayaa lagu Socdaalka Madaxweyne Siilaanyo waa lugtii u horeysay ee uu ku tago dalka dibadiisa tan iyo markii uu la wareegay tallada dalka 27-kii bishii July ee la soo dhaafay.
  7. Waftiga M/weynaha Somaliland oo Meeqaamkii ugu sareeyey Baratakool ahaan lagu soo dhaweeyey Madaaraka Jibuuti posted by: Webmaster Djibouti/ToggaHerer Waftigii uu hogaaminayay M/weynaha Jamahuuriyadda Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa gaadhay magaalada Jibouti ee Jamhuuriyadda Djibouti . Waftiga M/weynaha Somaliland uu higaaminayo waxa madaarka Caalamiga ee Jibuuti ku soo dhaweeyey M/weynaha Jamhuuriyada Jibuuti Ismaaciil Cumar Geele iyo marwadiisa Khadra Xayd iyo xubno ka mid ah golaha xukuumada Jibuuti . Soo dhawaynta M/weynaha Somaliland ay ku qaabishay Xukuumada Jibuuti ayaa noqonaya baratakool ahaan tii ugu saraysay ee lagu qaabilo wafti ka socda Somaliland madaarka Jibuuti oo uu hor kacayo M/weyne . Safarkan uu M/weynuhu ku baxay ayaa noqonaya safarkiisii u horeeyey intii uu xilka qabtay M/weynaha ayaa u sheegay saxaafada socdaalkani ahmiyada uu u leeyahay Somaliland waxaanu sheegay in uu martiqaad ka helay dhigiisa wadanka Jibuuti Md Ismaaciil Cumar Geele isla markaana ay ku balansan yihiin in xidhiidhka soo jireenka ah ee labada wadan in laga wada hadlo waxaanu M/weynuhu sheegay in labada dal wadaagaan taariikh dheer oo walaalnimo . M/weynaha Somaliland waxa uu sheegay in socdaalkiisan laga wada hadli doono xaalada geeska Afrika iyo xoojinta xidhiidhka labada wadan. Warqabadka ToggaHerer
  8. Go,aamo ka soo Baxay Shirka Widh-widh . Burco-(TogdhNews)- Shirkii ka Socday Magaaladda Widh-Widh ee u Dhexeeyay Xukuumadda Soomaaliland iyo Madax Dhaqameedka Degaankaasi, oo la filaayo in uu maalinta Berito soo gaba gaboobo ayaa labada Dhinac isla Gaadheen Go’aamo ka kooban Dhawr qodob. Sida ay u Xaqiijiyeen Jamhuuriya Xubno ka mida Waftiga Xukumada ee Shirkaasi ku sugani ayaa Qodobada Go’aamada la isla Gaadhay ee ka soo baxay Shirkaasi Waxa ka mida. 1- In la Adkeeyo Nabadda Si Wada jirana looga Wada Shaqeeyo 2- In la Fidiyo Gogosha Nabadeed oo anay ku Eekaan Degmo , Gobo l ee ay wada Gaadho Beel waynta gobolada sool sanaag bari 3- In La Fidiyo Maamul , Isla markaana la Balaadhiyo Barnaamijyadda Horumarineed ee laga Fulinaayo Deegaankaasi. 4- In Xukumadda Soomaaliland Mag Dhaw ka Bixiso Dadki Shicibka ahaa eek u Dhintay Dagaaladii ka Dhacay Wakhtigii Xukuumadda Rayaale. 5- In Ciidanka Qaranka eek u Sugan Degaankaasi Wada Shaqayn Wanaagsan la Yeeshan Bulshadda Deegaanka. Togdheernews.com Burco Office
  9. Good news beesha widhwidh nabad bay qateen. hormarku wanaagu sharaftu dawladnimadu qaranimadu intu ba halkasay ku jirta
  10. Zack maxa ku jabban hada Dalka Ethiopia la tago anigu waxabaan jeclaan laha inu Siilaanyo Ethiopia ku horeyo then Djibouti then Kenya .
  11. Jacaylbaro waxa lugu yidhi gabadha ma jeclaan kartiid laga yaba inay somalilander noqoto bey ka wadaan ya u heesaya khusuusiga hadaad saado ka kaxaysatid
  12. Madaxweyne Siillaanyo Oo Maanta U Kicitimi Doona Djibouti, Lana Filayo Inuu Ka Sii Qayb Galo Sanad -Guurada 17-Aad Ee Ka Soo Wareegtay Aasaaska Ciidamada Bileyska Oo Ugu Soo Gashay Darajo La'aan Hargeysa, November, 3 2010 (Haatuf) - Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo) iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta safar ugu kicitami doona dalka Djibouti, booqashada safarka Madaxweynaha ayaa ka dhalatay marti qaad rasmi ah oo uu ka helay Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geele oo isagu xilgii Madaxweyne Siilaanyo loo dhaariyey xilka Madaxweyne 27-kii Julay 2010-ka casuumad uu u soo diray. Hase yeeshe inta aanu Madaxweynuhu maanta ka ambabixin caasimada Hargeysa ayaa la filayaa inuu ka qaybgalo xuska sanad guurada 17-aad ee ka soo wareegtay aasaaska ciidanka Bileyska Somaliland, taas oo ay ku 17 jirsadeen darajo la’aan. Madaxweyne Siillaanyo iyo waftiga uu hoggaaminayo ee u kicitami doona dalka Djibouti ayaa la sheegay inay ka mid yihiin masuliyiin ka tirsan golaha xukuumadiisa oo uu ka mid yahay Wasiirka arrimaha dibada Dr. Maxamed C/laahi Cumar, waxaanay ilo wareedyo ka ag dhaw safarka madaxweynaha ay intaa ku daryaan in muddo saddex maalmood ah uu qaadan doono socdalkooda Djibouti oo ay tibaaxuhu sheegayaan in madaxweyne Siillaanyo muddada uu joogi doono Djibouti uu kulamo la yeelan doono dhigiisa dalka Dijbouti Ismaacil Cumar Geele oo muddooyinkii danbe ay si weyn isugu dhawaayeen. Madaxweyne Siillaanyo oo sida la filayo maanta ka sii qaybgeli doona munaasibada dabaaldega 17-aad ee ciidanka bileyska Somaliland ayaa si weyn uga duwan sanad guurooynkii sanadihii hore ciidamada boolisku u dabaal degi jireen, isla markaana ay ku soo beegantay madaxweyne Siillaanyo oo isagu muddo dheer balan qaadi jiray samaynta derjada ciidamada si weyna ugu dhaliili jiray xukuumadii hore ee madaxweyne Rayaale, maqnaashaha derajadii ciidamada ayaa waxa maanta laga dhur sugayaa dhawaaqa uu ka bixin doono khudbada uu ka jeedin doono munaasibada taliska guud ee ciidanka booliska Somaliland oo looga dheg taagayo derajada ciidamada iyo kordhsiimada mushaharka ciidamada ee wakhitagan xaadirka ah ee mawduciisu taagan yahay. Madaxweyne Siillaanyo oo isagu sidoo kale baryahan la isla dhex maraayay inuu safar booqasho ah ugu kicitimi doono magaalo madaxda dalka Itoobiya ee Addis Ababa, ayaa sidoo kale tibaaxuhu ay sheegayaan in marka uu ka soo laabto safarka Djibouti uu u kicitami doono socdalkiisa labaad dalka Itoobiya, hase yeeshe safarkan uu maanta u kicitamaayo ayaa noqonaya safarkii ugu horeeyay ee uu dalka dibadiisa ugu baxo tan iyo muddadii ka danbaysay markii xilka madaxweynanimo loo dhaariyay 27-kii Julay 210-ka, waxaana wararka laga helayo caasimada Djibouti ay sheegayaan in dalkaasi ay si weyn uga socoto qaban qaabo iyo diyaar garaw la xidhiidha soo dhaweynta waftiga uu hoggaaminayo Madaxweynaha Somalialnd Axmed Siillaanyo.
  13. SOMALILAND: President expected to travel to Djibouti Comments (6) HARGEISA (SomalilandPress) — President Ahmed Mohamed Mohamoud is expected to travel to Djibouti this Wednesday, November 3rd, 2010 as his first foreign trip since taking office last July. It was two weeks ago when Somaliland’s Foreign Minister, Dr. Mohamed Abdillahi Omar visited Djibouti where he held a meeting with President Ismail Omar Guelleh. Many of the neighboring countries were competing to play host to President Ahmed Mohamed Silanyo’s first foreign trip ever since he became the head of state. This trip is seen as a sign of importance and the historical fraternal ties that bind the two neighboring nations.
  14. Wa runta ila xad qolyaha irhaabiga ama kooxda al shabaab iskugu yeedha laftigeedu dulmiga iyo dhibaatada lug fara badan bey ku leedahay somaliya, Laakin haka dhigin inay qoladan amisom ay yihin Maaliig soo daahiray ummada somaliyeed loo soo diray Awoowo , alshabaab meelahay ka taliyaan wa nabad buuxda markaad ad runti eegtid jubooyinka shabeelada dhexe dagaalku wuxu markasta ka dhaca Magaalada muqdisho iyo agagaarkeeda iyo gobolada dhexe dhuusamarabeeb galguduuud .As for cia inay lug ku leeyihin alshabaab ta cadayn uma hayno, Nin NC gabadh aad u caqli badan baad tahay umana malayn mayo inad tahay dadka somalida eeh aminsan somalida walo heshiyey oo maraykan iyo kharbiyinta ayaa aan rabin inay marnaba somali dawladi ka dhalan.? Wa in shacabka loo tudha muhimad wa ta bal aynu eegno xukumada cusub eeh Mr farmaajo iyo qaabku wax u wado.
  15. Somaliland officials were welcomed with open arms in widhwidh, the ssc jabhad is non existent it failed Miserably if you listen to the caaqil of widhwidh today he said it loud and clear caruurta iyo dumarka yaan been loo sheegin durbaan been a loo tumin. There will be no war, Buhoodle will fall with out a single bullet being fired towards that particular little town.The poor khuusuusi are clueless and 85% of the so called gobolka cayn is in somaliland hands. And xagla jifiiye just received his last pay check from the diaspora members this month,,, and next month he will go back nursing in his local hospital in ohio .
  16. Originally posted by NinaNC: Awoowe, anagina waxaa i dhibeysa Ethiopian ka xamaalanaaya dekeda Berbera oo xaaskiisa lacag u diraayo whilst Somaligii Berbera ama tuuloyinka u dhow degenaa uu shaqo la'aan yahay and doesn't know how to feed his family (a real story). Marka, you should worry about that first, intaad AMISOM ku mashquulsantahay. Askartan la traingareynayana aad ayey ugu baahan yihiin in la baro the proper way of doing things. Haddana AS kama tirsana mana u socdaan, marka kuwa xumaanta saadalinaaya ayaan ku iri "sakiin laqa Soomalidiidyaho". Warku waa intaas. @Liibaan...you are right... just look at JB puking on every thread about Mogadishu's development. Awoowo wa si fican ciidankan Booliska eeh la tabba baray wa wax so kordhin kara amniga magaalada muqdisho. Laakin qolyahan afrikanku runti kheyr uma so wadaan , Ninka Ethiopianka eeh ka xamaalanaya somaliland eeh xashiska ka gurayo qori ma sito cinda ma dilayo wa miskin cali beysteyn oo nugu hoos Nool. Laakin waxa weye ina commen interest la yeesho dan guud umada ka dhexeyso oo la isu tanasulo Imika Amisomka dadkay ay leyso ya lo raacaya? ma midowga africa Reer Muqadisho wa inay ka fakiran ayaha mustaqbalkoda iyo maatada marba la qixinayo wa wax laga naxayo runti, Inshallah kheyr beynu rajeyneyna
  17. ^^ awoowo goormanu somalidiid noqonay, somali aan anagu ahayn ba ma jirto eeh , laakin dee somalidu wa amisom diid manad sida aqoon. Anigu ah nin somaali ah waan ka naxa markan arko xammar oo dhaxal guureysa oo dadyoow oo aan soomaali ahayn oo dadka saanta madow eeh afrikada fog laga keenay ku dhex gaardinayaan.
  18. Indeed the garaad accepted peace so did the caaqils of reer widhwidh. the garaad got a nice warm welcome in widhwidh so did the somaliland officials
  19. WidhWidh,(lasanod Online)- Caaqil Cabdilaahi Maxamed Dheeg o ka mid ah Cuqaasha beesha Widhwidh ayaa waraysi uu Siiyey Xargaga ku sheegay in Beeshu La Heshiisay maamulka Somaliland.
  20. Waraysi: Caaqil Cabdillaahi Maxamed Dheeg-(Maqal)- Lasanod Online. Tuesday, November 02, 2010 WidhWidh,(lasanod Online)- Caaqil Cabdilaahi Maxamed Dheeg o ka mid ah Cuqaasha beesha Widhwidh ayaa waraysi uu Siiyey Xargaga ku sheegay in Beeshu La Heshiisay maamulka Somaliland. Caaqilkan oo kamid haa cuqaashii sida xoogan u taageeri jirtay Hogaanka SSC ayaa waraysigan kaga hadlay waxyaabaha bedelay Mowqifkiisii hore. Halkan Ka Dhegayso waraysigii Caaqil C/llahi Source: Xargaga
  21. SOMALILAND: Swedish diplomats arrive in Hargeisa HARGEISA (Somalilandpress) — President Ahmed Mohamed Mohamoud hosted a Swedish delegation consisting of four ambassadors in his residence in the capital Hargeisa on Monday. A press release by the Presidential Spokesman, Mr Abdullahi Mohamed Dahir ‘Aukusow’ said the delegates will be in the country for a two-day official visit and will hold independent talks with the Department of Finance, Planning, Foreign Affairs, leaders of the three political parties, members of Parliament, the press and aid agencies. The President warmly welcomed Ambassador Ann Dismorr, Head of the Swedish Embassy in Nairobi, Ambassador Marika Fahlem, Special Envoy for the Horn of Africa, Ambassador Elizabeth Hedin, In Charge of Development Cooperation to Somalia and Ambassador Joran Bjallersted, Ambassador for Somali peace process. President Ahmed briefed the visiting diplomats about Somaliland’s history, democratization process, stability and challenges it faces. The two sides then discussed areas of common interest and development co-operations. The statement added the Swedish delegation were on a fact-finding mission to gathered data on areas Somaliland needs with Sweden’s assistance. The delegation disclosed that the Swedish government was ready to boost their development assistance for Somaliland after the successful election and transferring of power. The Swedish delegation said their government was committed in supporting democracy, stability and development in the region and in the ongoing war on terror. The Swedish visit comes week after a delegation from Denmark left the country after they agreed to also boost assistance for Somaliland. The European visit follows recent announcement by Washington where it said it was outlining a new two-track approach towards Somaliland and Somalia. The U.S. Department of State revealed it was willing to engage with the government of Somaliland in order to combat the threat of al-Shabaab militia and the piracy in the Somali coast. The West has hailed Somaliland’s recent elections, its ongoing efforts to combat piracy and the stability it has maintained for the last two decades. Aid for Somaliland by Western nations is expected to double in the next year while a number of United Nation agencies are expected to shift their operations from the Kenyan capital to Hargeisa. The U.S. which previously provided Somaliland with $7 million in aids said this year it was providing over $26 million. Sweden is also one of the top three aid donors to Somaliland after the U.S. and the United Kingdom. An American delegation consisting of diplomats and aid workers is expected to arrive after the Swedes