Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,832
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. haday gaaladan afrikaanku ay ka baxaan somaliya walahi waxyaalo badan ba hagaagaya sidan qabo , fidmadan waxa wadda amisom halaga takhaluso waan ogahay qolada shabaab wa xagjir oo siyasad somali kuma shaqeyaan oo wa international. sheekadoodu laakin hada alshabaab la inqlaabo oo la somaliyeyo ba fiicnaan lahayd.
  2. ^^ somaliland iyo Ethiopia wa labba dawladood oo jaar aah oo nabada ka shaqeynaya jabhado iskugu so hubeyn mayno. Misna haday jabhad onlf ah la dagaalamayso Ethiopia anagu ka hor joogsan mayno oo wa arin iyagu u taal. laakin dalkayaga kaga ma duuli karan , wa intaas.
  3. Xukuumada Cusub Oo Soo Badhigtay Waxqabadka 100kii Cisho Ee Ugu Horeeyey +SAWIRO This article has been Published at: 08-11-2010 and has been viewed 11 times Back to home Print this Page Send to a Friend Bottom of the Page Hargeysa (Berbera)- Xukuumada uu hogaamiyo Madxweyne Axmed Maxmed Siilaanyo ayaa maanta soo bandhigatay waxqabadka 100ka maalmod ee ugu horeeyey. Soo bandhigida waxqabadka 100cisho ayaa waxa maanta loo qabatay munaasibad aad u weyn oo ka dhacaday hotel Kaah ee magaalda Hargeysa, waxana ka soo qayb galay Madxweyne ku xigeenka somaliland Md.Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici, Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Ciro, Gudoomiyha Maxakamada Sare Maxmed Xirsi Oomane, Xuno ka socady Golaha Wasiirada, Xildhobaano ka mida Golayaasha Wakiilada Iyo Guurtida Somaliland, Gudoomiyha Xisiga Kulmiye Muj.Muuse Biixi Cabdi, Gudida Doorashooyinka Qaranka, Gudoomiya ku xigeenka xisbiga UCID Aadan Maxmed Mire Waqaf, iyo Yuusuf Ciise Talaabo oo ka socday Xisiga UDUB, Haween iyo Martifarashkale oo tiro badan. Ugu horay waxa munaasibadaaasi ka hadlay Madxweyne ku xigeenka Somaliland Md.Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo sharaxad ka bixyey waxyabixhii u qanbsoomay mudadii 100cisho ahayd ee ay xilaka hayeen, waxana hadaladiisi ka mid ahaa � marka la eego waxyaabihi anu ku taamaynay ee aanu balan qaadnay in aanu qabanayno 100cisho ee ugu horeeya waxa noo qabsoomay 90% inata hadahayna waanu dhamytiraynaa� Waxa kale oo uu sheegay Mudane Saylici �waxqabdkii 100ka maamood waxa ka mid ah waxaanu soo dhisnay dawlada kooban oo tayo leh, waanta tii ugu horaysay ee nooceeda ah, waxnu golgal nabadeed u fidnaya deegaanada bariga ee shaqaaqadu wakhtigaas ka jiratay, waxa kale oo aanu bixinay mushaharooyinka shaqalha dawlada oo afar bilood dawlada ku lahaa� sidaasina wax yidhi Madxweyne Ku xigeenka SomalilandCabdiraxaam Saylici. Wax kale o uu Madaxweyene Ku xigeenka Somaliland Md, Cabdiraxmaan Saylic sheegay sidan � waxaanu kordhinay cashuur uruinta 25% taas oo aanu rajaynano ai ay naga caawin doonto in dakhliga na soo galayaa kordho� Waxa kale oo uu Madaxweyne Saylici sheegay in wax qabadak Xukuumda ay ka mid tahay in ay Xukuumada kala diratay Gudiyadii Nadgalyada ee sharcidarada ahaa sidoo kalena ay sii daysay dadkii ay gududaas xukunmatay. Waxana uu intaas ku daray Mudane Syalici �Madaxweynuhu waxa uu safarkiisi ugu horeeyey ugu baxay wadanka aynu jaarka nahahay ee Djibouti waxan uu dhawaan tagayaa wadanaka kale ee aynu jaarka nahay ee Ethiopia. Intaasi ka dib waxa halakasi khudbad aad u dheer ka jeediyey Afaheenka Madxtooyada ee Somaliland Cabdilaahi Maxmed Daahir (Cukuse) waxana uu sheegay inay Xukuamdu soo saratay Buug ay kala waramayso balanqaakeedii iyo waxyaabihii ugu falay buugaas oo la yihdhaa 100,aamood, 100, waxqab iyo dheeraad, buugaasna ay bulshadu kala socondooto warbnaahinata. Saddam Mohamed ahmed Sadam151@hotmail.com Oodweynenews/ Hargaysa office Waxana uu intaas ku daray Mudane Syalici �Madaxweynuhu waxa uu safarkiisi ugu horeeyey ugu baxay wadanka aynu jaarka nahahay ee Djibouti waxan uu dhawaan tagayaa wadanaka kale ee aynu jaarka nahay ee Ethiopia. Intaasi ka dib waxa halakasi khudbad aad u dheer ka jeediyey Afaheenka Madxtooyada ee Somaliland Cabdilaahi Maxmed Daahir (Cukuse) waxana uu sheegay inay Xukuamdu soo saratay Buug ay kala waramayso balanqaakeedii iyo waxyaabihii ugu falay buugaas oo la yihdhaa 100,aamood, 100, waxqab iyo dheeraad, buugaasna ay bulshadu kala socondooto warbnaahinata. Saddam Mohamed ahmed
  4. Originally posted by Suldaanka: Ma durba? There is a servere shortage of funds I heard. Xataa petrolkii lacagtii lagu iibin lahaa ayay ls yihiin let alone paying wages. lool haa qollada khusuusigu waxay ku kacsanyihin xaglatoosiye sabab lacagti qurba joogti ay soo diireeen bu wax ka siin waayey khusuusiga inti ba buhoodle la fadhistay oo uu barkaday
  5. Oba Alshabaab wa niman miil adag runti laakin iyagu ba way rabbaan wada hadal haday gaaladu ka baxaan somaliya wada hadal wey ogalyihin.
  6. Oba war miyaanad akhryin warka ssc waxa ka takhalusay qoladi khusuusiga. marka wax la naco ba ma jirto adeer
  7. Mucaraadku wa alshabaab alshabaab na way sheegeen wada hadal weynu galayna marka la saaro gaaladan mad madow.
  8. Waxaan usheegaynaa d f. ururka midawga afrika. hayadaha caalamigaa. inaanay wakiil u ahayn haysana kalsoonida shacabka ssc saleeban ciise axmed
  9. Golaha khusuusiga SSC Oo Shir ku Qabtay Buuhoodle By admin on Nov 08, 2010 with Comments 0 ShareBUUHOODLE waxaa maanta oo bishu tahay 8/11/2010 shir deg dega isuguyimi golaha khusuusiga maamulka ssc kalfadhigoodan ayaa waxaa ya kasoo saareen qodobo dhawra iyo baaq ay udirayaan bulshada ssc ugu horayna waxaa halkaasi ka hadlay oo shirkaasi furay gudoomiye xigeenka maxamed cabdi ciise isagoo ku wareejiyay gudoomiyaha golaha khusuusiga cabdirisaaq xasan ismaaciil oo isaguna halkaasi kasoo jeediyay qudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa ugu danbayna halkaasi ka akhriyay qodobadii, Waxaan baaq usoojeedinayaa dhamaan shacabka ssc gudaha iyo dibada Ismada.cuqaasha.waxgaradka.aqoonyahanka.inay isugu yimaadan mudo dhan 45 casho siloo helo hogaamin umada masiirkeda lagu aaminikaro, Waxaan usheegaynaa d f. ururka midawga afrika. hayadaha caalamigaa. inaanay wakiil u ahayn haysana kalsoonida shacabka ssc saleeban ciise axmed iyo cai xasan axmed sabaray, Kadib.markii ay leexiyeen hadafkii ssc midaynta iyo xoraynta ahaa. Kadib.markii ay burburiyeen ciidamada ssc. Kadib markii ay in kireen ansaxintii buurawadal. Kadib.markii ay diideen jiritaanka golaha khusuusiga. Kadib.markii ay diideen wada tashigii iyo wada shaqayntii. Kadib.markii ay shaqadii hogaanka lawareegen shacab. Kadib.markii ay diiden sharcigii ssc. Kadib.markii ay meelna kaga warami waayen waxii loo idkamay, Waxaanu garanay inaanu badbaadino doonista shacabka ssc.maanta laga bilaabo waxaa xilka ssc uyaala g khusuusiga. waa in saraakiisha ciidamadu sitoosa uga amar qaataan golaha khusuusiga dardar galiyaana isu uruurinta ciidamada iyo haelgaladoodaba, waxaanu si deg dega ugu yeeraynaa dhamaan xubnaha kamaqan golaha khusuusiga dibad iyo gudaba ha joogene inay mudo shan iyo toban cisho ah ku yimaadaan golaha Wabilaahi Towfiiq, Buuhodle Soomaliya
  10. what's their to Minimize no one got killed.. some guy threw a hand grenade because he had some beef with some other guy.
  11. Somalilandpress)–In 1991, when vulnerable, fragile, war-ravaged Somaliland declared its independence, its neighbor and sister state, Djibouti’s reaction was unprecedented. Not only Djibouti opposed Somaliland’s quest for sovereignty but also launched an unholy crusade against Hargeisa, Somaliland capital. However, recently Djibouti took softer stance on Somaliland. What went right this time? From late 90s to early 2000, Djibouti made tireless efforts to undermine Somaliland, politically and economically. For instance, Djibouti convinced the Arab regimes to ban Somaliland livestock. This was an effort to coerce Somaliland to commit itself yet into another hasty, gunshot marriage with doomed Somalia. And few years later, tiny Djibouti which doesn’t have livestock of its own, audaciously, convinced the Arab regimes that only Djibouti should export livestock to the Middle East. That is, Djibouti not only chocked Somaliland’s lifeline but also monopolized livestock—the most important income-generating resources for Somaliland people. Politically, Djibouti hosted a number of Somali reconciliation conferences (or never-ending shrills) and invited Somaliland tribal leaders and self-proclaimed representative in an effort to dismantle Somaliland. Worse yet, to marginalize the ***** tribes of Somaliland, Djibouti renamed them to: Dirta Waqooye. Djibouti left no stones unturned. Although the first and second Somaliland Presidents, Abdurrahman Ahmed Ali (Tuur) and Mohammed Ibrahim Igal (may Allah bless their souls) forged a relationship with Djibouti, it was not until the third Somaliland President, Dahir Riyale Kaahin, that the two countries, finally, agreed to disagree. Ever since then, Djibouti may not have completely defrosted its gloomy relationship with Somaliland but eased tensions. Today, a different picture emerges. Among other things, Djibouti realizes alienating its neighbor–Somaliland–while backing up Somali regimes prone to fail was a failure on Djibouti’s part. Eritrea’s military incursions into Djibouti’s territory, Alshabaab’s growing threats in the region, and Anfar rebels against Djibouti led Omar Geele, the current president of Djibouti, to find a new ally in the region. Additionally, June 26, 2010 successful presidential elections of Somaliland in which President Ahmed Mohamed Mohamud Silanyo was elected, reshaped not only Djibouti’s attitude towards Somaliland but also the International community’s views. (Read more about why Mr. Silanyo was the right choice for president: http://www.americanchronicle.com/articles/view/165356 ) Djibouti also sense that Somaliland, one of the most democratic republics in Africa, is on the verge of receiving recognition. And as Somalis say, “Cimri tagay ceeb lagu ma sagootiyo…or don’t accompany insults with someone who is about to depart.” Hence, if you can’t stop Somaliland’s independence, you may as well celebrate with it. Now, to demonstrate that Djibouti, finally, changed its views (or it got rid of a chip on its shoulder) towards Somaliland, Mr. Geele invited Mr. Silanyo to Djibouti. And Mr. Geele not only rolled out the red carpet for Mr. Silanyo, but he [Mr. Geele] also welcomed the Somaliland delegation at the airport where they received presidential welcome reception. See Somaliland delegation’s visit to Djibouti: http://somalilandpress.com/djibouti-rolls-red-carpet-for-somaliland-president-19013 It was the first time that a host country’s top leader welcomed Somaliland president at the airport. This was a significant move, a clear indication that Djibouti treated Somaliland like any other country. To sum up, from 1991, at the dawn of Somaliland’s rebirth, to present, the relationship between Somaliland and Djibouti took many turns and twists, good and bad, but never before have the two countries felt a sisterly bond that once eroded. A new era began for Somaliland and Djibouti—one that is long overdue. As history attests, Djibouti is the first country that resolutely companied against Somaliland quest for independence. But Djibouti is also the first country that wholeheartedly received a Somaliland president as head of state where he received presidential welcome reception. Finally, Djibouti acknowledges that the interest of the Western, African, and Arab regimes in Horn of Africa may come and go, just as ascents of cheap clones fade quickly, but its neighbor—Somaliland will stay.
  12. Khilaaf ka Tagaan Filim Laga Samaynayey Taariikhda SNM oo la Joojiyey Hargeysa (Jam)- Khilaaf, ayaa ka taagan masuuliyadda cidda joojiyey filim laga samayn lahaa taariikhda SNM, iyada oo maamulaha filimkan Keyse Cumar Cabdi uu wasaaradda warfaafinta ku eedeeyey inay diyaarinta filimka joojiye, halka wasiirka warfaafinta Md. Cabdillaahi Cismaan Geeljire uu beeniyey inay joojiyeen diyaarinta fililimka taariikhda SNM. Wasiirka Warfaafinta Jaamac Cismaan Geel-jire oo shalay Jamhuuriya u waramay, ayaa shaaca ka qaaday in aanu horjoogsan filim la sheegay in lagu soo bandhigaayey taarikhda SNM, isagoo wasiirku intaa ku daray inuu filimkaasi yahay mid aan si dhammaystiran loogu soo bandhigay dhacdooyinka taariikhdii SNM, balse uu yahay mid lagu matalaayo inay qayb ka mid ah uun xorraysay dalka. Waxa kale oo uu wasiirku sheegay in uu wasiir ahaan isagu dhexdhexaadinaayey qolada filimka wadatay iyo qoyska uu ka soo jeedo Cabdi Jaamac oo ka mid ahaa wiilkii wax ku lahaa fikradan lagu mataalayo isla markaana wax ka qoray sheeda buuggan filimka laga matalaayo, waxaannu yidhi isagoo ka hadlaayo wasiirku; “Haddaan idinka warramo sheekadan qolada filmka samaynaysay, waa arrin dad gaar ahi wateen oo ku salaysan nin reer Somaliland ah oo ku dhashay Alle ah u naxariistee Cabdi Jaamac la odhan jiray uu sameeyey oo ku saabsan taariikhdiisi, isagoo yar qoyskoodii ay ******tii laysay, dabadeed gaalado halkan muddo dheer ayey ku soo noqnoqonaysya si ay filimkan u dhamaystiri lahaayeen. Markii iminka ugu dambaysay ee wax waliba u soo diiyaar garoobeen, ayaa qoyskii inanku ka dhashay oo odayaal ah oo ay ka mid yihiin Baxsane, mulkiilaha hoteel Imperial Xasan iyo odayaal badan miisan leh oo la socda, way ii yimaadeen oo waxayiI yidhaahdeen ninkaa dhintay xaqbaa ka maqan ee gaalada na dhexdhexaadi. Sidaasan gaalada iyo qoyskii ku dhexdhexaadiyey, qoyskana anaaga ka wakiillay yidhaahdeen. Xaqii heshiiska ugu qornaa in ka badan ayey gaaladii ogolaatay oo anigu ka hadli maayo tirooyinkaas oo dadbaa gaar u leh, laakiin waxaan caddaynayaa in wixii ugu qornaa heshiiska wax ka badan ay ogoladeen, qoykuna halka ay qabsadeen waxa weeyaan buuggan uu ninka gaalka ahi sheegano inuu Cabdi la qoray. Markaa intii la siiyey in leeg in la siiyo ayey ku doodayaan, gaaladiina way ogolaatay inay bixiyaan, laakiin may gaadhsiin halkay qoysku doonaayey, dabadeedna markii qoyskii diiday gaaladii waxay yidhaahdeen noo ogolaada bari iyo saadambe inaanu filimkii samayno, haddii kale khasaareenu galaynaa, tiina waanu u bandhignay qoyskii inay labada cisho siiyaan, qoyskiina waxay yidhaahdeen annaga oo waxayagii na la siiyo oo meel la dhigo mooyaane oo caddaalo-darro ayey noqonaysaa haddii nimankani ay bilowdaan arrintani oo nin dhintay oo muwaadin Somaliland ah ayaa xaqiisi lumayaa, dabadeeto waxaan anigu waxaan idhi hadduu arrinkani arrin private-da yahay waan-waantii aanu idinku dhexdhexaadinaynay uu istaagay, wixii kale ee idiin bannaani waa maxakamadaha sharciga oo idin kala xukumaaya. Maxakamadda qaranku ciddii ay u soo ogolaatana anagu waanu u fulinaynaa, maxakamaduhuna waa saddex darajo ciddii laga xukumaa waxa u bannaan inay abiil qaadato, dabadeeto waxay yidhaahdeen qolaadii galada ahayd anaga taasi waa nagu khasaare oo ma joogi karayno lacagna uma hayno, waxayagii waanu iska daynaynaa oo waanu tagaynaa, horta sidaad ayey ku gaadheen go’aanka gaaladu inay tagto. Su’aal: - Keyse waxa uu sheegay in intii aad arrinkooda ku jirtay Wasaaradda Warfaafinta dhexdeeda adiga oo la jooga Baastoolad lagu qabtay arrintaasi siday kuula muuqata? Wasiir Geel-jire: - Wax alle wax nabadgelyo darro oo wasaaradda dhexdeeda lagaga sameeyey ma jirto waana beentii, waxaan maqlay markii aanu kala dareernay, inamo qoyska inanku ka dhashay ka soo jeeda ay dabadda wax ku yeelen booliski wasaaradda noo jogayna way qabteen, ninkiina waa la xidhay askartu waxay ii sheegeen inaanay jirin wax baastoolad ahi ee ay bud ahayd, taasina waxay ahayd arrin ka dhexaysay iyaga iyo qoykii uu inanku ka dhashay. Wasaaradda ciidan badan baa noo jooga oo hub lalama soo galo, cidi kuma dagaalami karto, Keysana gaalada uunbuu turjumaanbuu u yahay, wax kale oo uu qiimo u leeyahy anagu garan mayno, gaaladaanu aniguma wada hadlaynay, wuxuu yahayna garan mayno, gaaladuna waxay leeyihiin soo saaruu noo yahay (Producer), iminkuunbaan jaraa’idka ku arkay isagoo leh soo saarihii filimkaan ahay. Su’aal: - Waxaad sheegtay inay hawshani arrin gaar loo leeyaay, dhanka kale haddii aynu ka eegno qiimo intee leeg ayey u leedahay soo bandhigida amma uruurinta taariikhda SNM iyo xukuumad ahaanba? Wasiir Geel-jire: - Waxay inoo ahaan lahayd sharaf weyn oo caalamku inoo aqoonsado oo magaceenu meel sare ku gaadho oo inankaa dhintay magaciisu meel sare ku gaadho, laakiin arrin dad gaari leeyihiin bay naga dhex gashay, Documentary uun maahee waa lagu matalayaa inay SNM qayb Somaliland ka mid ah xoraysay oo waa film khiyaalibana ku jiraaya, laakiin midhadh run ahi ku jiraan, sida ay u dhigayaana maaha oo taariikh SNM oo la baabiiyey ma jirto, waana been, qofkii doonayaa buuggiibaan hayaaye kaalay oo eeg. Dhanka kale maamulaha filimkan Keyse Cumar Cabdi, ayaa sheegay in wasiirka warfaafintu uu gebi ahaanba ka joojiyey filimkii ay ka samaynaayeen SNM, isla markaana ay xukuumaddu damaanad qaadi wayday nabadgelyadoodii oo ay Maansoor ku xanibnaayeen intii ay joogeen. Waxa kale oo uu sheegay Kayse Cumar Cabdi in uu Wasiirka Warfaafintu ka qaaday lacag sharci-darro ah “Horta arrintani waxay ahayd inan reer Somaliland oo Cabdirashiid la odhan jiray oo soo qabanqaabiyey oo fikradeeda lahaa, siddeedsanana laga soo wada shaqynaayey, ayaan-darro inankuu oo geeriyooday, iyadoon hawshii si fiican loo bilaabin, annaga waxaa waajib nagu noqotay inaanu halkii ka sii wadno, waayo hawl qaran oo ina wada sugaysa. Dawladdii hore warqadbay na siisay oo ahayd waanu idinla shaqaynaynaa, ilaa hadda warqad khaasa oo dawladda naga soo gaadhay ma jirto oo aan ahayn warqad la yidhi alaabta ayaanu idinku soo daynaynaa, alaabtaas oo ah tii aanu wax ku duubaynay. Markaa wixii dalka ka noqonayaa cashuur ma galaan, sidaasu Wasiirka Maaliyaddu noogu sheegay. Lacagtaasi oo nalaga qaaday $7000 (toddoba kun oo dollar oo wasaarada warfaafinta naga qaaday, awasaaradda maaliyaduna waxba kama oga. Ayaan-darro hawshaa qaran ee guud ee ahayd taariikhdii ummadda, ayaa waxay noqotay in la yidhaahdo lama shaqaynaayo ee waa la joojinayaa. Waxa jirtay inay Somaliland ahayd meel nabadgelyo lana yidhi Qaramadda Midoobay waxa uu geeyey 3aad derajada nabadgelyada, waxaanna ayaan-darro ah inaanay nabadgelyadaasi jirin oo aanu anaguna hudheelkan ku xidhnayn oo askar na raacdo mooyaane aanan dibadda u bixi karayn, waxay ku soo gebogeboowday inuu wasiirka warfaafintu yidhaahdo ma samayn kartaan, taas oo loo nisbaynaayo inankaa dhintay inan walaalo ay yihiin oo xuquuq sheeganaaya. Sida aynu ognahay caalamka nin iyo walaalkii isma dhaxlaan, laakiin anaga ixtiraambaa nalagu leeyahay. Waxaa nalagu xidhay lacag gaadhaysa $30,000 (Soddon kun) oo dollar ilaa adbixisaan halkaa kama soo bixi kartaan filimkana ma samayn kartaan oo uu noo soo jeediyey wasiirku ugu dambeyntii, labaatan kun oo dollar baananu ($20,000) khasaarnay,” ayuu yidhi Kayse Cumar Cabdi.
  13. Originally posted by Jacaylbaro: quote: waxaa la sameeyay guddiyo nabadgelyo oo heer qaran, heer gobol ilaa heer xaafadeed ah. Thought Kulmiye was against this ,,,,,, Gudi baanu u saarnay In gudiga nabadgalayada la sameeyeo dabeedna gudigaas ayaa gudigan soo saaray
  14. Originally posted by Jacaylbaro: quote: dirawalkii gaadhiga waday ayaa warfidiyeenada u sheegay in ninka Bomka gaadhiga ku qarixiyay uu gaadhiga la socday isla markaana uu khilaaf dhex yaalay. "Waxa uu ahaa mid igu taamayay isla markaana waxa uu maalmihii ugu dambeeyay igulahaa waan ku dilayaa" ayuu yidhi dirawalkii gaadhiga qaraxa lala beegsaday waday. waxad mooda filimadi steve segaal oo kale
  15. Gurya samo wa daanta hoose eeh hargeisa.. Ninka an la garanayn baan la yaabay
  16. admits what Garaad abshir and the peace negotiations we had with him was successful.
  17. ^^ ma barre hiiraale isaga ma cid baba so dhaweysa ciid eryanaysa uun banu aragnaye.
  18. for the first time i see selebaan gaal and President Siilaanyo oo is huggereynaya
  19. Originally posted by oba hiloowlow: quote:Ciid saaxib wax na yeeshey ma jirto laakin labba dawladood oo isku biiray baynu ahayn sxb waxaas waxa ka dhaadhicisen ilmahii 91dii kedib dhashay war gumeystayaasha inteysan imaan miyaan 2 dowladod aheyn? gumeytayaasha ayaa isku ken diray bro. Anigu wan jeclahay walaalahay somaliland dont get me wrong horumarkad garteen waa ku faraxsanahay.. but i am kinda dissapointed at u guys gumeystaha ka hor qabil somaliyeed oo saldanada la haan jiray baanu ahayn wax dawlad ama dall anu ahayn ma jirin ama qarran somali geelana wala kala dhici jiray hooowya alay gabayga na wala isku tirin jiray state of somaliland 1960 bay jirtay . anagu ba waxanu jecelnahay inad dawlad noqotan dhulkina ilahay idin imaansiyo waxad isla jecelshihin waanu idin la jecelnahay so dont be dissapointed
  20. Somaliweyn ma waxad u taqana somaliland iyo somaliya oo qudh ah dont abuse the term somaliweyn somaliweyn waa djibouti nfd the somali galbeed region Somalia. and Somaliland. suuqa bakaraha iyo yaaqshid bad adigu somaliya u taqana somaliweyn na somaliland iyo somalia baad u taqana. Ciid saaxib wax na yeeshey ma jirto laakin labba dawladood oo isku biiray baynu ahayn , hadana waynu kala tagnay somaliya 3 decades bay jirtay , shaqeyn weyday so in order inu dalkagu somaliya jiro wa inad fahantiid. somaliland iyo somaliya, inanay waligood mardanbe miidoobeyn , mustaqbalkaaga iyo kayga ku jira , hadi kale wixi hore u dhici jiray ba hadana dhacaya. taasna adigu uma baahnid.
  21. it's irrelevant what former Nigerian leader says what is the stand of the current Nigerian govt
  22. libaahe i think its even before that maybe around 1860s weye that map , according to that map Ethnic somalilanders didn't reach daroor and danood