-
Content Count
29,832 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
facts Maxammad abdi xashi is supposedly from the pirate state and one of the heavyweight clans , you share a close bloodline with. Yet he could not even finish his term ,six months was he an interim president. And before we knew it Tuute muuse claimed the thrown. Mathmatically it's not even possible to have a non ssdf president in the pirateland.Just look at their so called Parliament. The ssdf hegemony is undefeatable in their clan enclave.Goldogob have 4 seats in the parliament the maakhrians have nine. The garaads 17 parliamentarians. and the ssdf having 31. And there is no one man one vote elections like in the rep of somaliland. faroole got elected by the so called clan elders in the parliament. Former president daaahir rayaale kahin ruled somaliland 8 long years and he was the vp for 5 years and he was elected by the people. and his clan hails from one province in the rep of somaliland. Everything is possible in our country because of democracy
-
^^ the pirate state is one sub clan state saaxib.
-
Hargeisa (JMG)- Mr. Augustine Mahiga who arrived here on his first visit yesterday told the media that the UN will facilitate international assistant to Somaliland, for it has the most conducive atmosphere than the other part of Somalia. President AHMED Mohamed Silanyo told the public media (Radio Hargeisa and national TV) after receiving the envoy that he briefed Mr. Mahiga about the security situation, achievements and democratization process in the country. “Somaliland is always ready to contribute to the stability of the region and other issues of the region.” Said the president Mr. Mahiga in a press conference here today said ,”In my joint meeting with the chairmen of both Houses of Parliament we exchanged ideas on wide range of subjects and benefited from their wisdom, to address problems in the other part of Somalia and solve them.” The UN envoy added that his office will facilitate international aid to Somaliland to help the private sector, encourage foreign investment in the country and discuss with the government on how Somaliland will take part in the next Istanbul conference of the private sector. In answer to what impressed him most –in his first night – he said, “Peace and stability. I have seen people who are relaxed and business going on until late in the night. There was no sign of criminality while and I have seen prosperity. Food was available in abundance and there was no shortage. My meeting this morning with chairmen of both houses of parliament illustrates the epitome of democracy here.” On recognition he said, “The sign that many countries have shown their desire to assist is a sign of recognition it show how you are relating yourselves to the world.” In answer on opening an office in Somaliland he stated that Somaliland will have enough UN offices, which will suffice the needs of the country. Chairman of the House of Elders Mr. Suleiman Mohamoud Aden in answer to what they discussed said, “Mr. Mahiga told us that the way the international community will deal with Somaliland will be different from what it has been before. He advised us not to spill the milk for recognition will follow; nor to plunge down the hill.” The Chairman added that some of the UN office will be opened in Hargeisa and that development aid will replace humanitarian aid. Chairman of the House of Representatives Abdirahman Mohamed Abdillahi (IRRO) told the media that they discussed issues pertaining to development, politics, security and international cooperation. “The envoy told us that there will be a lot of change in the perception of the UN towards Somaliland and that he will be discussing the security question with the Secretary General, to whom favorable report will be given. He also stressed that Somaliland will get its share of international aid.” He added.
-
Somaliland vice president seylici visits awdal borama + pictures.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo soo dhamaystay Booqashadiisii Borama, Hargeysana ku soo laabtay Waaheen(Gabiley) Madexweyne kuxigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici),iyo waftigii uu hogaaminayay ee ka koobnaa Golaha Wasiirada iyo labada Aqal ee Wakiilada iyo guurtida ee todobaadkan kormeerka ku joogay Magaalada Boorame ee Xarunta Gobolka Awdal,ayaa saaka baraqadii Maamulka iyo qeybaha kala duduwan ee ururada bulshada Gobolka Awdal ku sagootiyeen,kulan miisaan leh oo ay ka muuqato jawi farxadeed oo isabdel cusub oo siyaasadeed ka muuqdo. Kadib markii ay kulan sagootis ah oo balaadhan ugu qabteen hoolka shirarka huteelka Rays ee kuyaala Magaalada Boorame. Madexweyne kuxigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil(Saylici),oo kulankaa sagootiska ree Awdal uga jediyay hadal kooban ,oo uu tilmaan kaga bixinayo sida uu uga gudoomay soo dhaweyntii qiimaha lahyd ee ay isaga iyo waftigiisa ku bilaabeen,sidii wanaagsaneyd ee ay u ayideen kulankii gaarka ahaa iyo sida qiimaha iyo wadajirka ah ee ay maanta u sagootinayaan isaga iyo waftigiisa . Madexweyne kuxigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil isagoo kahadlaya kulankaa sagootiska reer Awdal waxa uu yidhi. “Waxaan aad iyo aad ugu faraxsanahay,oo aan maanta laqiyaasi karin qiimaha ay iigu fadhido wadajirka iyo midnimada idinka muuqata,taas oo noqon doonta mid taariikhiya , oo waxtar weyn idiin noqota Mustaqbalka reer Awdal hadaad tihiin, walaalayaal anaga Xukuumad ahaan waxa naga balan ah oo naga go,an inaanu idiinku shaqeyno cadaalad iyadaa bani,aadamka deeqda,e horena waan idiinku sheegay imikana waan idiinku celinayaa, marka ay gaadho xiliyada tartanka doorashooyinku dhici mayso, in la isku cabudhiyo ee qof waliba waxa uu xor uyahay fikirkiisa siyaasiga ah,iyo halka uu ku tartamayo, walaalyaal waxa kale oo aan idiin sheegayaa in isabdelkii qiimaha lahaa iyo hanaankii dimuqraadiga ahaa ee ay inoogu dhamaatay natiijadii doorashadu iyo sidii loola kala wareegay xilka qaranka in Aduunayadii oo dhami inoogu soo jeesatey oo indhihii caalamku inoogu soo noqdeen,waad aragtaan wufuuda dalka yimid ee her Wasiiro ah ,oo dalalka Yurub ah oo aan hore u dhicin waxey inoogu balanqaadeen in ay inoo libinlaabayaan deeqihii ay hore inoo siinayeen, sidii aad qeybtiina u qaadan laheydeen gacmaha isku qabsada”Ayuu yidhi Madexweyne kuxigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil(Saylici). Kulankaa huteel Rays ee Ambabixinta reer Awdal Madexweyn kuxigeenka iyo Waftigiisu ku sagootiyeen, kadib Madexweyne kuxigenka iyo waftiga uu hogaaminayay, waxey kormeer xog ogaansho ah kusoo mareen Xarunta iyo D/hoose ee Degmada Boorame halkaas, oo uu kula kulmay kow iyo toban Xildhibaan oo katirsan Golaha Deegaanka Degmada Boorame warbixin kooban oo dhinacyada waxqabadka iyo qorshayaasha ah oo uu kaga dhageystay Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Degmada Boorame C/raxmaan Shide Bille kadib waxa uu Madexweyne kuxigeenku hadal dardaaran iyo duco ah u jeediyay Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Boorame, oo uu kamid ahaan jiray. “Waxaan ku faraxsanahay inaan maantia la joogo Golihii aan kasoo galay saaxada Siyaasada ee kuyimid doorasho xor ah oo bilawgii Dimuqraadiyada dalka ah,waxaan leeyahay intii dhimateyna illaahay ha u naxariisto intiina noolna ilaahay haku asturo xilka aad umada haysaan,idinkana ilaahay ha idin waafajiyo dariiqa wanaagsan, walaalayaal waxaan idinku daradaarayaa inaad xooga saartaan oo ka hormarisaan dantiina gaarka ah danta guud iyo waxqabadka Arimaha Bulshada ,si ay taariikhda idiinku gasho wakhtiga idiin hadhay”Ayuu yidhi Madexweyn kuxigeenka Somaliland C/raxmaan Saylici. Waxaanu Madexweyne Kuxigeenka Somaliland C/raxmaan Saylici faafaahin iyo hoga tusaaleyn ku siiyay hadalkiisa Xubanaha Golaha Deegaanka Degmada Boorame sidii ay wax uga qabteen arimihii caqabada ku ahaa Magaalada Boorame ee dhinaca biyo gaadhsiinta ahaa ,iyagoo xiligaa kaashadey in guud ahaanba laga saaro Biyaha arimo Siyaasadeed oo loogu baadi goobo qaab ay biyuhu dadweynaha oo dhan ku gaadhaan oo midha dhal ah ,waxanu kulankaasi kusoo xidhay Madexweyne kuxigeenku duco iyo dardaaran culus. Sidoo kalena waxa uu Madexweyne kuxigeenka iyo waftigiisu isla saaka barqadii soo kormeeray, intii aanu Magaalada Boorame kasoo bixin Madaarka Magaalada Boorame halkaas,oo uu warbixin kaga dhageystay Maamulaha Madaarka Boorame Xasan Daahir(biif), oo shegay in ay aad ugu farxsan yihiin kormeerka Madexweyne kuxigeenka maadaama uu Madexweyne kuxigeenku kamid ahaa ragii Kasoo jeeday Gobolka Awdal,ee gacanta ka geysatay dhismaha Madaarka Boorame,waxanu xusay in uu wakhtigan Madaarku furanyahay oo ay ka dhoofeen xujaaj badani. Hadaba markii Madexweyne kuxigeenka iyo waftiga uu hogaaminayaa, kasoo baqooleen Magaalada Boorame ee Xarunta Gobolka Awdal,waxa si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Dilla taas oo noqonaysa maalintii labaad ee ay reer Dilaad Madexweyne kuxigeenka iyo safarkiisa usoo dhaweeyaan si mug leh oo aad u farax galisay guud ahaanba waftiga uu hogaaminayay Madexweyne kuxigeenka Somaliland C/raxmaan Somaliland C/raxmaan Saylici waxanu, Madexweyne kuxigeenku u balanqaaday in ay wax ka qaban doonaan Biyaha Degmada Dila oo ay horena ugu balanqaadeen xiligii kaambaynka. Ugu danbeyntii markii uu waftiga Madexweyne kuxigeenku hogaaminayay soo gaadhay Gobolka Gabiley,waxa uu ku baydhay kaamka madaarka Kalbeydh ee Mashruuca biyo galinta Gabiley, halkaas oo uu ku leexiyay islamarkaana warbixin ku siiyay Badhasaabka Gobolka Gabiley, Rashiid Cumar Sheekh Muxumed Warsame, oo hogaaminayay waftiga oo uu kaga hor tagey Magaalada Boorame ,waxanu tibaaxo kooban iyo warbixin dhamys tiran kasiiyay Madexweyne kuxigeenka waxyaabaha ka suurta galey mashaariicdaasi iyo baahiyaha ka dhiman,iyagoo si miisaan lehna ugu sooryeeyay,qado sharaf balaadhan Magaalada Gabily waftiga Madexweyne kuxigeenku hogaaminayo,qadadii kadibna waxa uu Madxweyn kuxigeenku kulan gaar aha layeeshay duqeyda madaxdhaqameedka,iyo waxgaradka iyo Maamulka Gobolka Gabiley, waxaanu waftiga Madexweyne kuxigeenku galabta kusoo hoyday caasimada isagoo jawi miiqaam sare ah oo farxadeed kusoo dhamaaday guud ahaanb socdaalkiisa Gobolada Awdal Gabiley -
khusuusi ssc = clan jabhad = danno gaar ah leh. Shakhsiyaad u shaqeya= lacag urursi
-
Axmed Xaabsade oo Shir laqaatay Saraakiisha Sarsare ee SSC iyo Beeshiisa
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
sawdigi hada laha dhulku wa dhul somali somaliduna wa isku mid dhul na ma kala laha maxa keeney dhulkaaga xoreyso taasi waxay cadeyneysa gaashaamo anigaad iisisay inan anigu leeyahay baad ka dhigtay miyanad odhan wa dhulkeeeni , dhulka somaali -
Originally posted by 'Liibaan': quote:Originally posted by Xaji_Xunjuf: ^^ he was part of the SNM aad habeen iyo maalin aad ka calaacashid loool. Xaji Xun J, Riyaal waxaa uu ka mid ahaa Kacaankii Somalia, walina cuqdadii aad qaaday kama aad bugsan, Maalin kastana waxaa ka cabaadasaan, wax NSS iyo Riyaale 20 sano ka hor ee sameeyeen. Your president the NSS officer Riyaale was a senior Siyaad spy when Buubaa was member member of snm clan faction Buubaa is NOT anymore part of snm -Somalidiid ka, 20 years ago he was young and inexprienced, but today he is old and wise Liibaan yaa rayaale ka cabaadi jiray loool you are really confused buuba was 38 years old when he joined the SNM to fight against the Siyad bare regime in 1984 now tell me how is that being young and naive. let say if i had cuqdad would i let rayaale rule me as you claim he was part of nss, that tells you i am a very healthy man.
-
^^ he was part of the SNM aad habeen iyo maalin aad ka calaacashid loool.
-
^^ who
-
no we did not get any , laakin zack xalane wu dhargay maaliyadi tfg ba lo dhibay . lol
-
casha cabdale iyaduna kalsoonidi ma kala noqotay dawlada fadhiidka ah
-
useless individual
-
Axmed Xaabsade oo Shir laqaatay Saraakiisha Sarsare ee SSC iyo Beeshiisa
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
Originally posted by Taleexi: I'm sick of tired unprincipled figures, so called leaders at least to some, roaming freely not held accountable on their deeds. Liibaan welcomes him just like he did with Mustafa galaal, i hope xaabsade does not disappoint him -
Originally posted by Libaahe*: The pirate state is upset huh? they have one wasiir they went from president of the tfg to the prime minister and now ma wax aan la xanaaqin ba
-
But duke back then the big guy was there to represent you guys, he is gone , you get some silly wasiir in return.i understand the frustration
-
one of the 18 is very bad as most pirates always claim they are 1/3 of somalia , this is just sad ever since cumar buur left the TFG is not the same any more for the pirates.
-
Yeah and one is from goldogob we can't really call him a puntlander eventhough they are still supportive to the clan project in garowe.
-
^^ i think the last one does not count as part of the pirate state
-
Mayaani warku wa war . wararkuna oo geeska oo dhan ba fiican ina la dhuuxo. Anigu saaxib maan goosan anigu qarrnimadaydi aynu lixdanka aynu isku darsanay baan 1991 so ceshahaday , maha goosasho.
-
Somali Prime Minister Unveiled His Cabinet Hiiraan Online Friday, November 12, 2010 Prime Minister Mohamed Abdullahi Mohamed unveiled his new cabinet consisting of 18 ministers -- a drastic reduction of his predecessor’s 39 bloated ministerial posts. “The Somali people and the international community were waiting for a competent and credible Somali cabinet, and I am happy to appoint this lean but capable cabinet. I call on my fellow countrymen to work with and assist this fine men and women tasked to revive the Somali State.” Prime Minister Mohamed Abdullahi Mohamed said in a statement. Only two ministers from the previous government are included in the new ministerial line-up. Minister of Finance, Hussein Abdi Halane, an effective administrator who is well-regarded by the international community retains the enlarged Ministry of Finance which now will be called Ministry of Finance and Treasury. Dr. Mohamud Abdi Ibrahim is moved to the Ministry of Commence and Industry. Deputy Prime Minister-ship posts are given to three competent newcomers. Hon. Mohamed Abdullahi Omaar, an Oxford educated and highly regarded politician from northern Somalia (Somaliland) will be Deputy Prime Minister and foreign minister. Abdihakim Mohamoud Haji-Faqi, a former Somali diplomat in Canada in NY is appointed to the defense post in addition to deputy prime minister-ship, originally he is from Bay region. Dr. Abdiweli Mohamed Ali, a professor of economy at Niagara University, NY, is the Deputy Prime Minister and Minister of Planning and International Cooperation, he hails from Puntland region of Somalia. Ministry of Justice, Religious Affairs and Endowment will be led by Abdullahi Abyan Nur. Ahlu Sunna Wajamee’a (ASWF) religious group which is allied with the TFG is allotted to two important ministries, Interior and National Security and the ministry of Labour, Social and Workforce Development. Minister of Interior and National Security is tapped for Abdishakur Sheikh Hassan Farah. The Ministry of Women’s Development and Family Welfare will be led by Dr. Maryan Qasim Ahmed, a veteran medical doctor and social justice activist who in addition to Somali speak Arabic, English, Italian and Dutch. Among the other new faces are Dr. Abdinur Sheikh Mohamed, Ph. D, Minister of Education, Higher Education and Culture. Dr. Abdunur specialises in education administration and is currently an adjunct professor at Ohio University and is a long time employee of State of Ohio, Department of Education. Prof. Abdulkareem Hassan Jama who taught Information Technology is assigned to the Ministry of Information, Post and Telecommunication. Mr. Jama served in the past two years as the Chief of Staff and Senior Advisor to the President. Ministry of Ports, Marine, Air and Land Transport is given to Ahmed Abdirahman Abade. The communications director at the Presidency, Abdirashid Hashi, is entrusted with the Ministry of Public Works and Reconstruction. Mr. Hashi studied politics and history at the University of Toronto and he served previously as secretary to the council of ministers. Abdirisak Sheikh Muhyadin will lead the Ministry of Mineral Resources, Water, Energy and Petroleum. Ministry of Constitution and Federalism will be led by Mohamud Mohamed Boonow. Dr. Aden Haji Ibrahim Daud, medical doctor and Member of Parliament will lead the Ministry of Health and Human Services. Yusuf Moallim Amin will be the Minister of Agriculture and Livestock. Abdinur Moallim Mohamud takes over the ministry of Youth, Sports, Labour Social and Workforce Development. The new Minister of Fisheries, Marine Resources and Environment is Dr. Mohamed Moallim Hassan Mohamed Prime Minister Mohamed’s new cabinet consists of veteran politicians with a lot of experience and talented new faces who have been positively involved, one way or another, in Somali development and politics in the recent past. This blend will definitely energize the TFG. President Sharif Sheikh Ahmed commenting on Prime Minister Mohammed Abdullahi Mohamed’s line up said, “Somalia is in a good hands and I call on the MPs to speedily and swiftly accord the new cabinet with their confidence, we do not have time to waste and our people deserve nothing less than this.”
-
warku wu jira wararku waxay kalo tabaxayaan ina golaha wasiirada la so dhmaystirayo oo ay warsaxafadeed ay qabtan qolada madaxda isku sheegta eeh TFG.
-
Magacyada Qaar ka tirsan Wasiirada Cusub ee dawlada somaliya oo la shaaciyay Maxamed Cabdullaahi OomaarWasiirka arrimaha dibadda ahna ..... Ra'iisal wasaare Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhow la filayaa inuu ku dhowaaqo Golihiisa xukuumadda cusub. Xafladda Qaban qaabada ku dhowaaqista golaha kukuumadda cusub ayaa ka socota xarunta madaxtooyada ee Villa Somalia. Ra'iisal wasaare Farmaajo ayaa la filayaa inuu ku dhowaaqo 18 wasiir waxaana ka mid ah; Maxamed Cabdullaahi OomaarWasiirka arrimaha dibadda ahna ra'iisal wasaare ku xigeen. Wasiirka Maaliyadda Xuseen Cabdi Xalane Cabdixakiim Maxamed Xaaji Fiqi Wasiirka Gaashaan Dhigga ahna Ra'iisal wasaare ku xigeen. Prof. Cabdiweli Maxamed Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga. Cabdishakuur Sheekh Xasan Faarax wasiirka Amniga iyo Arrimaha Gudaha. Maryan Qaasim Wasiirka Haweenka. Cabdirashiid Khaliif Xaashi Wasiirka Hawlaha Guud iyo Dib u dhiska. Wasiirka howlaha guud iyo iyo dib u dhiska C/rashiid Khaliif Xaashi. Wasiirka Cadaalada iyo arimaha diinta C/laahi Abyaan Nuur Wasiirka Warfaafinta Boostada iyo isgaarsiinta C/kariin Axmed Jaamac
-
Hogaamiyaha Xisbul Islaam Sheekh Xasan Daahir oo Sheegay in aanay aqbali doonin dhexdhexadinta iyaga iyo Dowladda KMG. posted by: Axmed Kulan KMG ah ee Soomaaliya, isagoo ku baaqay in dagaalada la kordhiyo Bishan Dul-Xaj. Isagoo khudbad ka jeedinayay Masaajidka Abuu Hureyra ee Suuqa Bakaaraha ayaa waxaa uu Sheekh Xasan Dahir sheegay in waxa haatan ka socda Soomaaliya ay ka weyn tahay tii Cali iyo Ceydiid ama Cali iyo Mucaawiye. “Hada ka hor baa odayaal waxay nagu dhaheen amey arrinta tahay Cali iyo Ceydiid ama Cali iyo Mucaawiye, markaasaa dhahay hadii ay ahaan laheyd la islama soo gaareyn, marka kuwaan waxay yihiin kuwo aaminsan waxay Cadawga alle aaminsan yihiin”ayuu yiri Sheekh Xasan Dahir Aweys. Sheekh Xasan Dahir ayaa ku booriyay in dagaalada la laba jibaaro, isagoo tilmaamay in aan loo adkeysan madaafiicda lagu garaacayo magaalada iyo qeybaheeda kala duwan sida uu yiri. “Madaafiicda ay nagu garaacayaan yaa soo siinaya waa cadawga alle, waxaa la leeyahay Dowlad Diin wadata lama magacaabi karo, marka anaga Diinteena ayaa lagu soo duulay, waa inaan la dagaalanaa”ayuu mar kale yiri Sheekh Xasan Dahir Aweys. Hadalka ka soo yeeray Sheekh Xasan Dahir ayaa ku soo aadaya, xilli dagaalada ay wadaan Ururkiisa iyo Shabaab aanay wax natiijo ah ka gaarin, bedelka dagaalada iyo weerarada ay soo qaadaan ay dhaxashay dhibaatada shacabka ku habsaneysa. Axmed kulan Moqdisho
-
Xassan Daahir Aweys:Wada hadal la geli maayo Dawladda Federaalka November 12, 20100 comments| leave your own! Share Hogaamiyaha kooxda Xisbul Islaam Sheikh Xassan Daahir Aweys ayaa sheegay in wax wada hadal ah ay kooxdiisa la geli doonin Dawladda Federaalka ee Soomaaliya. Isagoo salaada jimcaha kadib ka hadlaayay masjid ku yaalla Suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in xilligaan aysan diyaar u ahayn in ay wax wada hadal la galaan Dawladda. Xassan Daahir Aweys ayaa ku baaqay in la kordhiyo dagaalada lagula jiro Ciidamada Dawladda Federaalka iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM inta lagu jiro bisha Dul-Xaj,wuxuuna fariintaas u direy Xarakada Al-Shabaab iyo Xisbul Islaam. Hogaamiyaha kooxda Xisbul Islaam ayaa xusey inuu sii socon doono dagaalada lagula jiro Dawladda Federaalka iyo AMISOM oo uu ku tilmaamay cadowga Alle. Bishii Ramadaan ee lasoo dhaafey ayay ahayd markii kooxaha mucaaradka ay dagaal culus ku qaadeen Ciidamada Dawladda iyo AMISOM,dagaalkaas oo noqday mid wax natiijo ah kasoo bixin marka laga reebo in dad badan oo rayid ah ay ku dhinteen.
-
Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo Galabta ka Dhoofay Dalka, Kana Xogwaramay Safarkiisa Somaliland Hargeysa (SDWO 11/11/2010) Ergayga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya iyo Somaliland Dr. Augustine Mahiga oo booqasho laba maalmood ah ku joogay dalka Somaliland, ayaa galabta ka dhoofay madaarka diyaaradaha ee Egal Airport, kadib wadahadallo uu la yeeshay madaxda kala duwan ee Somaliland. Ambassador Mahiga waxa muddadii uu dalka joogay uu kulamo gooni gooni ah la yeeshay Madaxweynaha, axsaabta siyaasadda, shirguddoonnada labada gole Baarlamaan ee Guurtida iyo Wakiillada iyo weliba qaybaha bulshada rayidka ah. Wadahadal dhexmaray Wakiilka Xoghayaha Guud iyo Shirguddoonnada labada aqal ee Baarlamanka (Guurtida iyo Wakiillada), ayaa markii uu dhammaaday waxay labada uga xogwarameen warbaahinta. Ugu horreyn, Augustine Mahiga oo faahfaahin ka bixinayey ujeedada safarkiisa, waxa uu yidhi, “Socdaalka aan ku imi Somaliland waxa uu la xidhiidhaa isbarasho, maadaama uu safarkani yahay kii ugu horreeyey ee aan ku imaado Somaliland iyo dardargelin xidhiidhka ka dhexeeya Qaramada Midoobay iyo Somaliland. Waxaan ku faraxsanahay horumarka laga sameeyey dhinacyada dimuquraadiyadda, nabada, xasiloonida iyo deganaashaha ka jira Somaliland.” Mr. Mahiga oo la waydiiyey waxyaabaha ay ka wadahadleen Shirguddoonnada labada aqal, waxa uu yidhi, “Waxyaabaha ugu muhiimsan ee aanu ka wadahadal nay shirguddoonka Baarlamaanka waxa ka mid ah sidii loo xoojin lahaa wadashaqaynta ka dhaxaysa xafiisyada Qaramada Midoobay ee Nairobi iyo dawlada Somaliland iyo sidii loo dhiirigelin lahaa horumarka, gaar ahaan dhinaca dhaqaalaha, iyadoo la kobcinayo ganacsiga gaarka loo leeyahay.” Dhinaca kale, Guddoomiyayaasha labada gole ee Guurtida iyo Wakiillada Md. Saleebaan Maxamuud Aadan iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa iyaguna saxaafadda uga waramay waxyaabihii ay ka wadahadleen Ergayga Xoghayaha Qaramada Midoobay. Labada masuul waxay isku raacay inay kala hadleen sidii Qaramada Midoobay u kordhin lahayd mucaawinooyinkeeda Somaliland, gaar ahaan dhinaca horumarinta, maadaama ay ka baxday gargaarkii degdega ahaa.