Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,977
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. oo kalay muxu gacmaha jilbaha ugu haya , inu yara nerfiis yahay ba la mooda .
  2. is shabelle late or something because this guy resigned weeks ago
  3. The new features are great just the white is a bit u know to much cadaanka it seems to bright some how. sida kala wa perfect posting videos Etc
  4. admin its oke so far but the color the lay out i don't know indhaha igu xanuunaya its two white or something the features are all good though
  5. Loool ha waan sii gaboobaya awoowo lama socon karo technologygan cusub eeh casriga ah , where are the smilies maba dhoola cadyn karo
  6. Hogaamiyaha SSC Oo Ka Ambaxabay Nairobi Asagoo ku Wajahan Dalka Maraykanka. Waxaa Caawa 11:30 Habeenimo ka duulay Dhabaha caalamiga ah ee Diyaaradaha Jomo Kenyatta International Airport ee magaalada Nairobi ,Hogaamiyaha SSC mudane Saleebaan Ciise Axmed asagoo ku wajahan magaalad Columbos ee dalka Maraykanka. Dr: Saleebaan Ciise Axmed {Xagla-Toosiye}, waxaa ku siia Sagootiyey Garoonka Dayuuradaha Madaxa Waaxda Arimaha debeda ee SSC Pro: Mohamud Ali Jaamac iyo Xubno ka tirsan Saxaafada SSC. Ka hor inta uusan Garoonka ka duulin ayuu Xaglatoosiye sheegay in Ujeedada Socdaalkiisu uu la xidhiidho hawlo shaqo oo ku aadan xilka uu u hayo umadda SSC. Dr: Xaglatoosiye wuxuu sheegay inuusan ka daali doonin gudashada waajibaadkiisa shaqo, asagoo sheegay in danta SSC uu meelkastaba u tagi doono. Hogaamiyaha ayaa ku beegan magaalada Ohio ee dalkaasi Maraykanka maalinimada beri ah oo Axad ah, marka saacada magaaladaasi ay tahay 5:00PM, asagoo ka dagi doona Culombios International Airport. Hogaamiyaha SSC iyo wafti balaadhan oo uu Hogaaminayo ayaa safaro ku Ekeeyey magaalada Muqdisho, magaalada Kampala ee dalka Uganda iyo Nairobi oo ah xarunta dalka Kenya. Waxaana lagu wadaa in waftigii kale oo uu Hogaamin doono Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac iyo Xoghayaha Aminiga ee SSC Col: Yaasin Cali Abdulle Tamaad ay u ambabixi doonaan gudaha deeganada SSC si ay u sii amba qaadaan hawlaha SSC oo uu hada wado Col: Cali Sabrey oo ah Hogaamiye ku xigeenka Hogaanka SSC ahna ku simaha Hogaamiyaha SSC. Dhanka kale waxaa magaalada Ohio ee dalkaasi Maraykanka laga dareemayaa Diyaar garoow balaadhan oo ay shacabka SSC ee ku dhaqan magaaladaasi ugu jiraan soo dhaweynta Hogaamiyahooda. Taasoo ay si habsami leh u wadaan qaban qaabada Gudida Jaaliyadaas ee Ohio State. Waxaana ku soo biiri doona socdaalka Hogaamiyaha ee Waqooyiga Ameerika Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo asaguna maalmahan soo socda ka soo Ambabixi doona Magaalada London ee dalka Boqortooyada Ingiriiska.
  7. Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo Booqasho Ku Tegaya Waqooyiga Ameerika- London,(Lasanod Online)- Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo beryahan ku sugnaa magaalada London ayaa naloo xaqiijiyey inuu dhowaan u ambabaxayo dhinaca Waqooyiga Ameerika.. Garaadka ayaa la filayaa inuu asbuucyada soo socda hadii Allah idmo gaadho dalalka Maraykanka iyo Canada. Garaad Jaamac oo intii uu joogay dalka Ingiriiska waxaa xafaldo soo dhoweyn ah u sameeyey jaaliyadda kasoo jeeda gobollada SSC ee ku dhaqan dalka Britain. Wararku waxay sheegayaan inuu Garaadku casuumadu ka helay oo booqan doono magaalooyinka Columbus, Minneapolis, Seattle iyo magaalada Toronto. Iyadoo ay jiraan jaaliyadu ku nool magaalooyin kale oo iyana codsaday in Garaadku soo booqdo. Waxaa sidoo kale Jaaliyadaha SSC ee ku nool magaaloyinkaasi ay bilaabeen qorshihii iyo qabanqaabadii soo dhoweynta Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil. Shabakadda LASANOD kala socda warbixinta Safarka Garaadka oo maqal iyo muuqaal leh ..
  8. raisal wasaare oo aan meel xukumin oo dhoofay wax weyn maha waligeed ba wala arki jiray
  9. haa waan so gali kari wayey i had to reset my password balayo
  10. whats with all the change it was perfect before any how the new features is all cool but i hate the lay out the admin should let the blue come back also where is my flag and signature i miss that
  11. haye awoowo maanta na ma ugandhad tagteen wa khayr haday wax so barteen tacliintu wa shayga bulshada dhista.
  12. Jb Wa inaynu Emirkana na casuno Ileen Tfg Been been u dhisi mayno Koonfurianska sida Jabuuti.
  13. 03 December 2010 Secretary of State for International Development, Andrew Mitchell met with the President of Somaliland, Ahmed Mohamed Mohamud Silanyo on Thursday 2 December during his first visit to the UK since his successful election in June. The President and Secretary of State discussed Somaliland's vital contribution to peace and stability in the Horn of Africa region, as well as the challenges of sustaining progress on stability and development within Somaliland. The Secretary of State congratulated the President on his election in June, and the Somaliland people on the peaceful election and transition between governments. The President was accompanied by the Ministers of Foreign Affairs and Planning. He is in the UK for a private visit. British aid is making a real difference to the lives of the people of Somaliland and is helping to increase the progress on development within the region. In the last year in Somaliland, British aid has helped to get 39,000 more children into primary school; train over 300 nurses and midwives; and provided 11,500 people with short term employment opportunities which has helped to maintain roads, build classrooms and conserve land for farming. The UK Government is currently reviewing its programme in Somaliland and will seek to build on this progress over the next four years, with increased support to programmes that will boost health, education, employment, governance and security and humanitarian assistance. Working through partners in close cooperation with the Somaliland authorities, and other donors, these programmes will increase the level of staffing at health facilities by qualified health workers and professionals, from 5% to 40%; provide Measles, Polio and Tetanus vaccinations to over one million women and children; provide access to water and sanitation to over 100,000 people; and increase the number of pregnant women visiting Ante Natal Clinics from 15% to 40%; as well improving access to justice and economic opportunities. 03 Dec 2010
  14. Qodax thats not the amiir of Kuwait thats the son of the amiir of kuwait the one who has a holiday palace in Sheikh.
  15. ^^ Gudoomiyaha kuxigeenka barlamaankooda ayaa ah ka ugu caga cul culus
  16. Taliyihi hore Saldhiga Booliska ee Garoowe Oo Lagu Dilay Degmada Buurtinle December 2, 20102 comments| leave your own! Share Taliyihi hore ee saldhiga Booliska Garoowe ayaa maanta lagu dilay gudaha degmada Buurtinle ee ka tirsan gobolka Nugaal. Allahu naxriiste Axmed Jaamac Saalax oo soo ahaa Taliyihii Saldhiga booliska Garoowe xiligii Madaxweynihi hore Puntland Gen.Cadde Muuse ayaa waxaa duhurnimadii maanta qof hubeysan ku dilay bartamaha degmada Buurtinle. Ninka hubeysan ee dilka geystay ayaa durbadiiba ka baxsaday goobta,waxaana la aqoon halkii uu ku dambeeye, inkasta oo la sheegay in la garanaayo qfoka uu ahaa. Meydka Marxuumka ayaa la geeyey Saldhiga Booliska ee degmada,waxaana la wada qaban qaabo lagu doonaayo in lagu aaso. Maamulka degmada iyo laamaha amaanka ayaa weli wax war ah kasoo saarin falkaan dilka ka dhacay degmada Burtinle. Horseed Media