-
Content Count
29,832 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Somaliweyn-2.0 - From Nationalism to Subterfuge Conspiracy
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Originally posted by Taleexi: quote:Originally posted by Libaahe*: Taleexi. What minority? last time i checked the SNM block made up over 65-70% of Somaliland. Any reference of your percentile? 1960 state of somaliland Parliament. -
Originally posted by Taleexi: The aggressors must be dealt with by any means necessary. Let it be known peace is a non-discriminatory commodity for the parties in the conflict. Mudane Xaaji, your family should be content with what they have, and leave others to their own devices. However, where you may have differences with other northern communities; available conflict resolution techniques should be deployed. They both fought so there for they are both guilty these are skirmish clan wars this happends between neighboring clans but luckily we have our elders (salaadinta iyo cuqaasha) to resolve these kind of issues and so far everthing is going good , The quriluqud Community and The Buhoodle Community are closely related. And they should work towards peace in their district.
-
Somaliland army given green light to liberate Buhoodle
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
No A khadar it's the Khusuusi and the so called clan jabhad they are the one who are politicising this particular incident when they write on their websites. Somaliland army is arming the clans from Quriluqud. And that's a lie you know that . The somaliland army came in between the two Brotherly clans and they forced a cease fire on both sides . We all know the so called ssc is hungry for a clan war. but it won't happen. -
Puntland parliament approves election committee + multi-party system
Xaaji Xunjuf replied to Emperor's topic in Politics
Originally posted by Taleexi: Xaaji: Inaadeerow talada xun ee aad had iyo goor soo bandhigto jooji, anba Udub kuguma dirqiyo oo waad ogtahay ee ina kala daa saaxiibow wayahay ilahay garowe wax kugu ma daro dee waxan is yidhi laascanood wata kulmiye ah , waxan is yidhi mala taleexi dhanka iyo garowe bu u si jeeda -
Puntland parliament approves election committee + multi-party system
Xaaji Xunjuf replied to Emperor's topic in Politics
Originally posted by xiinfaniin: quote:Originally posted by Xaji_Xunjuf: Taleexi geelinu manu gaadhin ilaa iyo nugaal guntisa waxad ku birii karta garowe clans xisbigooda cusub Xaji Xunjuf : is gaabi awoowe, oo golaha ka fariiso, maanta waa maalintii ikhyaartee! This is no time for the grieve-stricken kind to voice past injustice Xiinfnin shalay na waxad igu sheegtey shaydaan maantana waxad tidhi Akhyaar ma tihid . Mise Mamuulka budhcadbadeedka baad u haysata inay yihin akhyaar -
Puntland parliament approves election committee + multi-party system
Xaaji Xunjuf replied to Emperor's topic in Politics
Originally posted by Taleexi: Good development except Farole naming 5 out of 9... déjà vu all over again methinks. And, mark my word if it is ku dayo SL, ku dayo instead of ku dayo PL, ku dayo all would be parties should belong to the three sub clans of Galkaio, Garowe, and Qardho like the Habraha in the North West aka “SL”. However, Maakhir and SSC remain vigilant this time around since they’ve watched the same movies before. Taleexi geelinu manu gaadhin ilaa iyo nugaal guntisa waxad ku birii karta garowe clans xisbigooda cusub -
Somaliweyn-2.0 - From Nationalism to Subterfuge Conspiracy
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Originally posted by xiinfaniin: Waa bilaabatay tartiib, tartiib oo kiniininga Somaliweyn (whatever the version)loo laqsiinaa . Ooyi doonow ayar joog.. Somaliweyn riyadasi waxay dhamaatay 1977 27 june Maalinti Ay Jabuuti Xornimada qaadatay ay farta dhexe u taagtay Koonfurianska -
Puntland parliament approves election committee + multi-party system
Xaaji Xunjuf replied to Emperor's topic in Politics
Originally posted by Libaahe*: Now i wonder if there will be a Sheikh atam party lol. Xisbiga Kaluunka iyo kala dirka Puntland -
Taariikhda Allahu Naxriiste Suldaan Ciise Xassan Cumar
Xaaji Xunjuf replied to Garyaqaan2's topic in Politics
Alaya raxma raximin ,, Salaadintu wa bir ma geydo , who ever did this should be brought to justice -
Ergada Dhexdhexaadinta oo Tuulada Maygaagle ka Bilawday Wajiga Labaad ee Nabadaynta Burco (Waaheen)- Ergada ku hawlanayd nabadaynta beelihii dirirtu ku dhex-martay deegaanka Karshaale, ayaa markii u horaysay gaadhay Tuulada Maygaagle oo ku taala meel u dhaxaysa Buuhoodle iyo Qori-lugud, halkaasi oo ay kulankii u horayeey isku hor-fadhiisteen madax-dhaqameedka iyo waxgaradka deegaanka Buuhoodle. Ergadan ayaa tiradoodu gaadhaysay 40-taneeyo xubnood ayaa waxa la sheegay in weftiga ergada Somaliland oo ah Salaadiin iyo Madax-dhaqameed sooc ah oo uu horkacayo Suldaan Cismaan Suldaan Cali Suldaan Madar, ay 10:30 subaxnimo ka dhaqaaqeen magaalada Qorilugud, halkaasi oo ay ku sii hadheen ergadii iyagu ka socday dhinaca gole-dhaqameedka Guurtida, iyaga oo ka dhursugi doona jawiga ay la kulmaan Salaadiintu marka ay qaabisho beesha Buuhoodle. Ergada nabadeed ee Salaadiinta ah ayaa warku waxa uu intaasi ku darayaa in ay shalay gogol kuwada qadeeyeen madax-dhaqameedka deegaanka Buuhoodle, halkaasi oo ay ku bilawdeen wada-hadalkoodii, waxaana loo balansan yahay manta in waxgaradka beesha Buuhoodle ay saxeexaan heshiiska wajiga koowaad ee nabadda, kaasi oo ay si buuxda oo loo dhan yahay ay qalinka ugu duugeen beesha Qorilugud. Warku waxa uu intaa raaciyay in deegaanka Buuhoodle ay ka socdaan dhaqdhaqaaqyo lagu diidan yahay wada-hadalka ergada nabada iyo beesha deegaankaasi ku dhex-maraya Maygaagle oo ay wadaan Kooxda nabad-diidka ah ee SSC. Waxa iyaguna dib ugu soo laabtay magaalada Burco weftigii ka socday dhinaca hogaanka Axsaabta qaranka oo uu hogaaminaayo Madaxweyne Ku-xigeenkii hore Axmed Yuusuf Yaasiin, iyada oo ay iyana magaalada hore usii joogeen weftigii Wasiirada ahaa ee uu hogaaminayay Wasiirka Gaashaan-dhiggu. Geesta kale Afar maalmood ayaa laga joogaa maalintii ay ergada nabadeed ee ay magacawday xukuumada Somaliland soo gaadheen magaalada Burco, iyaga oo is qaybiyay, qaarkoodna isla maalintii labaad ee socdaalkoodaba hawshoodii ka bilaabeen deegaanka Qorilugud. Ugu danbeyntii Ergada nabadeed ayaa lagu wadaa inay deegaanadaas ku sugnaadaan illaa xal nabadeed oo dhab ah laga gaadhayo dhex-dhexaadinta dhinacyada ku diriray deegaanka Karshaale.
-
Somaliland army given green light to liberate Buhoodle
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Ciidamada Qaranka Oo Ku Ruqaansaday Duleedka Buhoodle, Xukuumada S/land Oo Uga Digtay Puntland Iyo Maleeshiyada Nabadiidka Inay Soo Faro Galiyaan Gogosha Nabada Ee Maygaagle “Ciidamadayadu Waa U Heegan Amar Baanay U Haystaan Inay Talaabo Ka Qaadaan Wasiirada Puntland Iyo Kooxda Qaska Wada” Cismaan Garaad Soofe Wasiir Ku Xigeenka Arrmaha Gudaha Hargeysa, November 23, 2010 (Haatuf) - Ciidamada Qaranka Somaliland ee ku sugnaa maalmahan u danbeeyay jiida Maygaagle iyo Kalshaale ee colaadu dhawaan ku dhex martay beelaha Qori-lugud iyo Buhoodle ayaa ilo lagu kalsoon yahay oo aanu ka helnay deegaankaas waxay noo xaqijiyeen in ciidamada Qaranka Somaliland ay xalay u ruqaan sadeen dhinaca magaalada Buhoodle, taas oo oo ilo wareedyadu ay noo xaqijiyeen in ciidamo ka socda Somaliland oo wata gawaadhida gaashaaman ee dagaalka ay isku balaadhiyeen jihooyinka kala duwan ee deegaanka Buhoodle oo fadhiisin u ah maleeshiyada nabad diidka ah. Ciidamada Somaliland ee xalay u ruqaansaday magaladaasi Buhodle masaafo u jirta 2Km ayaa waxay ilo wareedyadu noo sheegeen in magaalada Buhoodle gudaheega dadka ku dhaqani ay dareemeen dhaqdhaqaaqyada ciidanka qaranka Somaliland ee jiidaasi isku balaadhiyay, kuwaas oo ujeedada ay heeganka ugu jiraan ciidamada Qarankuna ay la xidhiidh inay ka difaacaan Maleeshiyada nabad diidka ah iyo maamul goboleedka Puntland inay wax farogalin ah ku sameeyaan gogosha wada hadalka labada beelood ee Qori-lugud iyo Buhoodle, iyadoo xukuumadda Somaliland ay si weyn uga taxadirayso inay saamayn ku yeelato Shirkaasi nabadaynta Beelahaasi. Dhinaca kale Xukuumada Somaliland ayaa markii ugu horeeysay digniin culus ugu jeedisay maamul goboleedka Puntland, kuwaas oo sheegay haddii ay faro galiyaan gogosha nabada ee deegaanka Maygaagle ay talaabo ka qaadi doonaan cidii isku dayda inay carqaladayso geedi socodka nabada ee laga dhex wado labada beelood ee ku dagaalamay Kalshaale. Wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha, isla markaana hadda ah ku simaha wasiirka arrimah gudaha Cismaan Garaad Soofe oo shalay shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa oo digniintaa culus u jeediyay maamulak Puntland iyo maleeshiyada Buhoodle ayaa hadalkiisa ku bilaabay “Waxaan doonayaa inaan shirkan jaraa’id kaga hadlo dhibaatada ka dhacday meesha la yidhaahdo Kalshaale ee u dhaxaysa Qori-lugud iyo Buuhoodle, waxa dhibaato ka dhex dhacday laba beelood oo walaalo ah oo dhaqan iyo dhiigba wadaaga. Waxaan tacsi u dirayaa dadkii halkaasi ku geeriyooday qoysaskoodii iyo qaraabadoodii waxaan ILAAHAY uga baryayaa inuu naxariistii janada fardawsa ka waraabiyo maalin ciid ah ayay dhibaatadaasi dhacdayee”. Wasiir Ku Xigeenka waxa kale oo uu ka hadlayay dhinaca shaqaaqadaasi wuxuu yidhi “Isku qabashada labadaasi beelood ee isku qabtay baraago ayaanu qodaynaynaa iyo qodan maysaan waxay dhacday oo ay bilaabantay bishii October xiligaasi oo aanu tagnay anigoo watay wefti aan guddoomiye u ahaa waxaanu la hadalay waxgaradka labada beelood. Waxaanu kala hadalay in mar dambe la isu yimaado. Shaqaaqadani markii imika ay dhacday waxa loo diray wufuud balaadhan oo ka kooban Golaha Wasiirrada, Guurtida, Baarlamaanka, Salaadiin iyo Xisbiyada. Dawlada Somaliland waxay doonaysaa inay waardiye ka hayso nabadgelyada aynu ku caan baxnay. Labada beelood ee shaqaaqadu dhex martayna labaduba waxay sameeyeen tanaasul iyo arrin fiican oo waxay doonayaan u diyaar garoobeen inay wada hadlaan. Shalay labada beelood mid ka mid ah ayaa sheegay inay qaadanayso ergada iyo Nabadda. Qoladii kalena maanta ayaa loo fadhiyaa meesha la yidhaahdo Maygaagle.” Cismaan Garaad Soofe wuxuu sheegay in aanay Somaliland ogolayn inay goobaha lagu heshiisiinayo labadaasi beelood ay ka soo qeyb galaan siyaasiyiin ka socda maamul goboleedka Puntland, waxaanu yidhi “Waxa jira oo aan doonayaa inaan sheego koox siyaasiyiin ah oo ka soo jeeda maamulka Puntland oo ay Wasiiro iyo rag siyaasiyiin ah oo doonaya inay yimaadaan meesha lagu wada hadal siinayo beelahaas, ma ogolin in wax shaqaaqo ah iyo wax isku *** ah iyo wax dhibaato ah laga dhex dhaliyo labadaasi beelood ee arrintoodu meesha fiican marayso waxaanay arrintoodu taagan tahay wada hadal iyo meeshii lagu wada hadli lahaa. Arrinta ay u socdaan waa inay shaqaaqo hor leh iyo isku dirid ay ka sameeyaan. Waanu uga digaynaa kooxda Wasiirada sheeganaysa iyo dadka kale ee siyaasiyiinta ah ee la socda waxaanu uga digaynaa inay yimaadaan deegaanada Buuhoodle ee ay ka socoto nabadeyntu. Meel kasta oo ay nimankaasi rabshooleyaasha ahi ka soo galayaan deegaanka ee ka imanaya Puntland u dul qaadan mayno. Anagoo aan dawlada waxba ka sheegayn. Waxaanu ka hadlaynaa waa kuwa ka soo jeeda deegaanka. Ciidamadayaduna waa u heegan arrintaasi amar baanay u haystaan inay ka celiyaan meel kasta oo ay ka soo geli karaan.” Wasiirku Xigeenku waxa kale oo uu hanjabaad kulul u jeediyay wax uu ugu yeedhay kooxda nabad diidka ah ee SSC oo uu ku eedeeyay inay falal nabadgelyo xumo iyo kharbudaad ah ka wada deegaanada hoos yimaada Buuhoodle “Kooxaha nabad diidka ah ee joogta Buuhoodle iyo agagaarkeeda ee qaska iyo nabadgelyo darada ka wada uma dul qaadan karno waxaanu iyaga qudhooda leenahay dadka ha ka daayaan dhibaatada ay ku hayaan ee isku diririda ah Wasiir Ku Xigeenku waxa kale oo uu ugu baaqay dawlada Itoobiya inay ka wada shaqeeyaan nabadgelyada deegaamada Buuhoodle u dhow iskana kaashadaan sidii tallaabo looga qaadi lahaa kooxaha nabad diidka ah. Dhinaca kale tuulada Maygaagle oo qiyaastii magaalada Buhoodle dhinaca Qori-lugud ka soo xigta 30km ayaa wada hadalkii ergada madax dhaqameedada Somaliland uu shalay ka furmay shirkoodii, kaas oo kalsooni nabadeed ergadu ku weydiisanaysay isimada Buhoodle. -
Somaliweyn-2.0 - From Nationalism to Subterfuge Conspiracy
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Originally posted by Libaahe*: The Zack. Oo yaad ka xiigta Sool, Sanaag, Awdal? wa yaab ee. bal adba awdal wa dhulkeygi sool sanaag wa dhulkeeygi jamhuuriyada soomaliland oo idil wa dhulkeygi -
Somaliweyn-2.0 - From Nationalism to Subterfuge Conspiracy
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
i am not defending any colonial legacy infact my ancestors fought against the invaders and killed the first white man on our soil in the 1850s Lieutenant stroyan was Killed in berbera. But that's not what we are talking about the point is there was no somali state before 1884 or 1700 or before that or a sultanate belonging to the somalis or somalia as thankful claims . So we did not rejoin somalia in 1960 we were never part of it. -
Somaliweyn-2.0 - From Nationalism to Subterfuge Conspiracy
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
there was no such thing as northern somalia , nor the clan chiefs from somaliland before 1884 used to call the land northern somalia, so where do you get this from. -
Somaliweyn-2.0 - From Nationalism to Subterfuge Conspiracy
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
when we rejoined Somalia after the colonialist’s broke us up Did Somalia even exist before 1884?? what was there to rejoin -
Somaliweyn-2.0 - From Nationalism to Subterfuge Conspiracy
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
The country which gained its independence from the United Kingdom of Great Britain and Northern Ireland on 26th June 1960 and was known as the Somaliland Protectorate and which joined Somalia on 1st July 1960 so as to form the Somali Republic and then regained its independence by the Declaration of the Conference of the Somaliland communities held in Burao between 27th April 1991 and 15th May 1991 shall hereby and in accordance with this Constitution become a sovereign and independent country known as "The Republic of Somaliland". this is sacred the rest is not important -
PRESIDENTIAL VISIT TO THE UK BY HIS EXCELLENCY AHMED MOHAMED MOHAMOUD (SIILAANYO), PRESIDENT OF THE REPUBLIC OF SOMALILAND His excellency, President Ahmed Mohamed Mohamoud of Somaliland, accompanied by a delegation of cabinet ministers and the First Lady, Ms Amina Waris Sheikh, are scheduled to visit the UK from November 21st to December 3rd 2010. The visit is part of a series of official visits since the President and his new cabinet took office on July 26th 2010. The President and his delegation have already been warmly welcomed in Djibouti and Ethiopia and this visit to the UK marks the historic and strong ties between the two nations. The President is expected to meet with key members of the coalition government. The President will also meet with other stakeholders to discuss a wide range of issues including consultations on how to develop and deepen cooperation in the areas of security, development, foreign investment and bilateral relations between Somaliland and the UK. In particular, his attendance of the launch of the Anglo-Somaliland Chambers of Commerce in London on November 24th will acknowledge the importance of the private sector in creating sustainable and long-term development. This landmark occasion demonstrates the attractive foreign investment climate present in Somaliland as a result of the continuing peace and stability throughout the country. The President will attend the prestigious think thank Chatham House on the 26th of November to deliver a lecture on his plans for Somaliland and the country's regional role. Likewise, a meeting with the Somaliland diaspora on Saturday 27th of November demonstrates the important and rich contribution made by the diaspora to the democratisation and development of Somaliland, and will allow the President and his delegation to consult and engage the community on the many areas of mutual interest. The President’s office has confirmed that the President is expected to hold a press conference with members of the national and international press and media. Date and location of the briefing can be obtained on request

Originally posted by xiinfaniin: waxaa la wariyey in abu hurayra oo habeen magaalaga mushaaxayya ay shaydaan is heleen. Abuhurayra nin caqiido ku hubaysan buu ahaaye, shaydaankii buu inta kusoo booday ceego ku dhegay oo naftiisa dirqi geliyey. Shaydaankiiba inta lafihiisa u baqay yiri, war ninyahow wax ku anfacaan kuu sheegayaaye caawa isii daa. Abuhurayra waa maxay waxa i anfaca ood ii sheegi buu yiri, shaydaankii wuxuu yiri, ayatul kursi aqriso way ku anficiye. Subaxii baa abuu hurayra nabiga (scw) u sheegay. Nabigu wuxu ku jawaabay, shaydaanku waa beenlow asalba laakiin maanta runbuu kuu sheegay . xaajigu maanta xoogaa runtuu u dhawaaday Maanta xiin fanin shaydaan bu igu masalay , wayahay eh iska kay naar
-
Somaliland army given green light to liberate Buhoodle
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Originally posted by AYOUB: ^ Xaaji don't be a war-monger. It's not good. i am not a war monger, But khadar is and his so called jabhad. the sl elders are in the buhoodle district to restore peace between the brotherly clans -
Sanaagland to Form Its Own Federal Administration Soon
Xaaji Xunjuf replied to Akash's topic in Politics
loool@ sanaagland is this a joke or something Africa own is that Mudane ismacil xaji nuur -
Somaliland army given green light to liberate Buhoodle
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
khadar what are you talking about two clans fought unfortunately and now there should be peace between the neighboring clans in the buhoodle district. The Somaliland elders are there to restore the peace between the brotherly clans, unless you want war between the two neighboring clans ???? -
Somaliland army given green light to liberate Buhoodle
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Jabhadda SSC oo u diiday Ergada Somaliland inay tagaan Buuhoodle iyo Ciidanka Qaranka oo kaabiga u saaran inay galaan Wasiiro ka socda Puntland iyo Ilaalo xoogan oo ay wataan oo soo gaadhay Buuhoodle Buuhoodle (Waaheen) Wararka aanu xalay ka helnay Jiida hore ee Qorulugud iyo Buuhoodle ayaa sheegay in ay Jabhada ku amar ku taaglaysa Buuhoodle ee SSC ay diiday Ergooyinka Somaliland ee u socda dhexdhexaadinta labada Beelood eek u diriray Kalshaale ay tagaan dhinaca Beesha Buuhoodle si ay Kalsooni uga soo helaan isla markaana ay u bilaabaan wadahadalada ay xalka kaga gaadhayaan Khasaarihii ka dhex dhacay labada Beelood. Sida ay wararkaasi sheegayaana waxa ay Odayaasha Buuhoodle Ergada ku wargaliyeen dhacdadaasi waxaanay ka dalbadeen inay dib u dhigaan imaanshahooda inta ay xal u helayaan Awaamiirta Jabhadaasi ama ay iyagu ugu imanayaan meel kale oo ka baxsan Buuhoodle si ay ugu suurtogasho inay Ergada kula kulmaan. Arrintani ayaa waxay ka danbaysay kadib markii shalay Beesha Qorulugud Ergada Siisay Kalsooni Buuxda oo ay ku dhexdhexaadiyaan iyaga Beesha ay Qoontu kala gaadhay oo muddo dhawr cisho ah laga sugayay Go’aankooda Hase yeeshee wararku waxay intaa ku darayaan inuu jiro dhaqdhaqaaq ay wadaan Kooxdaasi Nabad-diidka ah ee ka soo jeeda Deegaanka Buuhoodle kaasoo ay ku doonayaan inay ku wiiqaan Ergooyinka labada Beelood iskaga dab-qaadaya si ay nabad waarta uga dhaliyaan hase yeeshee waxa la sheegayaa inay Ciidamadda Qaranka Somaliland eek ala dhexgalay labada Beelood Isha ku hayaan dhaqdhaqaaqaasi, waxaanay kaabiga u galeen Magaaladda Buuhoodle si haddii ay jabhadaasi ugu kacdo wax weerar ah ay u siiyaan Jawaab aanay ka soo waaqsan. Waxaana la sheegay in Taliyaha ciidamada Somaliland Gen. Nuux Taani iyo ku-xigeenkiisa Col.Caydiid Dhadhable ay maalmihii u danbeeyayba ku sugnaayeen duleedka degmada Buuhoodle oo ay ku diyaariyeen Ciidamo ka tirsan Qaranka oo Saldhigyo ka samaysanaya Buuhoodle. Dhinaca kalena waxa dhinaca Buuhoodle isla xalay soo gaadhay Ergooyin isugu jira Wasiiro iyi Isimo kuwaasoo ay wehelinayaan Ciidamo Ilaalo u ah kuwaasoo la sheegay inay wataan baabuur Tikniko ah oo farabadan, ilaa hadana ma jiraan warar Rasmi ah oo la oo cadaynaya ujeedada Socdaalkooda balse Madaxweynaha Puntland C/raxmaa Faroole ayaa Xukuumadda Somaliland ugu Hambalyeeyay sida ay u xakamaysay Dagaalkii labada Beelood ee Buuhoodle iyo Qorulugud ku dhex maray Deegaanka Kalshaale, waxaanu sheegay Maamul ahaan inay u soo dirayaan Ergooyin ka kala socda Isimada iyo Maamulkiisa.