Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,222
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    82

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. First of all i don't support any group in Somalia second of all where is the evidence that alshabaab and Godanes group were behind it, you pirates are good with accusations but not with dealing with facts i wonder why, it's probably a clan retaliation Similar to what happened in bosaaso few months ago.
  2. Why are elders being attacked i believe this is the second elder being Murdered within a short period of time. it's very unusual in the Somali culture the killing of Elders they used to be untouchable in what ever city they are they had the ultimate respect of all Somalis. Any way AUN the killers must be caught
  3. ^^ Yeah he did great chasing you and your kin out of galkacyo he won't have sleepless nights playing the superior warlord in your backyard indeed he is your great ally fo show.
  4. Somalina waxan maqlay Madaxweyne sh dalxiis wuxu ka safar badna Adan cabdula cismaan Aun iyo Siyaad bare Aun oo la isku daro ayuu labada sannoh u Madaxweyne aha ka safar badna maxa ka jira warkaas.
  5. Somalina my number one favourite is Sh dalxiis and second is Mr salaad cali jeele
  6. http://www.youtube.com/watch?v=yB63ttLxq4s&feature=player_embedded
  7. Berbera way shidantahay waleh
  8. Somalina ala xaqiirsanida Manu ahayn ninka booliska iyo nidaamka iyo kala danbaynta u sameye galmudug. oo mamuulka ila xarardheere gaadhsiiyey caalin shaqa fara badan bu qabtay maxaad ku saniftay awoow.
  9. Somalina awoow dee wa dagaaaladi sokeeeye ka hor am arkin ninja iyo wax indha madow toona ,, ma qof idho shareeran xidhan baad raadiineysey loool
  10. Somalina awoow ma kaga sheekeyee bari aan xammar ka soo baxay oo aan jawhar tagay , waligay magaalo Somali ma arkin ooo sida wacan dadka loogu so dhaweyo., wa magaalo aad u barwaqeysan , laba habeen baan u howday. wabiga shabeelle na wa ag mara. laakin shirb / gabay guurow contest maan arkin lol.
  11. ^^^^ looooooooooooool waxasi gabay maha wa wax waagacasub isku gey geysay. i am sure Amiirku can do better then that. Ileen wuxu ka so jeeda Ahlu gabay. i wanne hear it from the Amiir him self. cod ma haysin?
  12. ^^ gabiley governor was never attacked , i don't see the link Saaxib. as salaax lay diray said this topic is about Mudug lets stick to that .
  13. awoow ma jacaylbaro baad igu qaldaysa anigu wanaaag baaan la jecelahay waalahayga somalia.,, somalina adeero caalin maxaa kugu diray galmudug meel fiican bu gaadhsiyey Oba wa run wa inay ku heshiyan koley midnima wax lugu gaadha sidan u arko
  14. Oba ,, koley magaalo hadu mamuuul meel ka jirto waxa fiican in hal mamuul ka jiro manay ahayn hadi kale wa confusing.
  15. tallow mamuulka galmudug ma balaadhin raba ila woqoyiga galkyaco?
  16. Somalina;685418 wrote: See, I told you. He is your father indeed! loooool Xaji, sannadka cusub waxaad ku soo dhaweysen fadeexo. PL looks good right now marka xooga yar break iska qaata, tani wey idinka kor duushayee. Ceeb badanaa. One day xabsi baad ku xukunteen Ruushkii, maalintii danbena airport-ka ku sagootiseen. Guddi sameysta hadda oo sumcada idin soo celiya...loooool Puntland sanadka cusub waxay ku wabireysten gudoomiyaha gobolka mudug oo qarax lala beegsaday iyo suldaankoodi u leh Somaliland maxay hubka nooga dhigtay Now awoow fadeexada qolada aad dalka wadaagtin eeh mamuulka budhcad badeedka bay buux dhaafisay
  17. Haye gudigani wa gudigi imisaad? Gudi for Buhoodle Gudi for ceelbaardale issue Gudi for diyaarad Gudi hargeisa beautification Gudi xil wareejin Gudi ilaalinta hantida qaranka Gudi xaqiiqa raadis galbeedka onlfti so dagtay
  18. Somaliland shaqo kuma laha argagixiso ma waxay na moodeen dawlada budhcaad badeedka eeh badaha isbaaro dhigtay oo kale
  19. The dervishes just like the shabaab of today they had a international agenda. Muhammad abdulla hassan even composed a poem saying (mar hadaan wayey calan lay nashiro tan iyo nairobi ) How is this different from alshabaab threatening to capture adis ababa or nairobi
  20. Chimera there are Millions of sources that tell you that dervishes had foreign allies such as the ottoman Empire , And today Alshabaab has Arab Allies, they had foreign fighters like sunusi sudanis , the Alshabaab has foreign fighters from pakistan. Now u can claim they were pan Somalism but in their are poems they always refer them selfs as anauguna darawishti saalixyadanu ahayn kuwi saancadalaha sawrta ugu ridayey.