CapeTown

Nomads
  • Content Count

    42
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by CapeTown

  1. Crush THEM No other solution for somalidiid - dowladediid.. they benefit from Anarchy and etc ...... Abdiqasim looses election everyone turns islamic scam artist laughable ..... Dahir aweys was part of the balcad team when the TFG was at Jowhare without Ethopians troops - he never reconised the TFG lame excuses today..... Why dident Dahir aweys condem The TNG under Abdiqasim and call it Un Islamic .... Slowely somali is commin back Thanks to Alshaba for given somali such attenion from the world community
  2. A Politian must be able to sit down with his worst enemy and negotiat atleast try - for the sack of the suffering civilians . In the case of Palestine Mahamoud abbas sat down with Isreal - who has been occupian them for 58 years . i dont get it , the agenda was how to remove the Ethopians - Power sharing - bringing back normality . The only thing that will satisified them is Villa Somalia and Controlling Muqadishu No vision for rest of somalia or the future .... HOw can they remove the Ethopian when some somalis are divided - some see them as pertecters . These guys are clowns men wast of time ..... The only option left is too crush so called pocket resistance left .- step in their head - Them and their supporters . Any one stepping in the way of somali interest should be crushed - No appeasement
  3. Xasan Daahir Aweys ,Indhacade , Xuseen Ceydiid iyo Fiyoore oo qaadacay shirka nabada ee Jabuuti ka socda Muqdisho Madaxda Isbeysiga kuwoodii ugu tunka weynaa ayaan wali wax hadal ah ka bixin arimaha laga yagleelaayo wadanka Jabuuti si bal xal loogu helo arimaha murugsan ee xiligaan ka jira Soomaaliya. Shirkaan oo sida muuqata aan wali la fahansaneen habka loo wado ayaa mar qur ah waxaa qeyla dhaan ka soo heertay madaxda Isbaheysiga kuwooda ugu Diidmada madaan mar walboo xal loo raadin tago arimaha murugsan ee Soomaaliya. Shirka oo hadda u muuqda mid fashil ku bilaawday jawi aan fiicneena ay ka muujiyeen Xubnaha ay ka mid yihiin Xasan Daahir Aweys , Yusuf Siyaad Indhacada iyo Xuseen Ceydiid taasoo niyad jab aad xun ku riday shacabka Soomaaliyeed ee ku jira Inteen ka baxnaa meel alle kuwaas oo har iyo Habeen ku jira Barac baaxdle> Raga wax diiday ayaa waxaa kamid ah ragii ku soo hogaamiyey cadowga Soomaliyeed ee Itoobiya Caasimada dalka Soomalaiyeed iyadoona shaqsigaasi oo lagu magacaabo Xuseen Ceydiid uu ahaa shaqsigii ugu hadalka xumaa xiligii soo galitaanka Ciidamada Itoobiya iyadoona xiligaa Maxaakiimta islaamiga Soomalaiyeed ay ka talinayeen In ka badan Lix Gobol oo ka tirsan Soomaaliya ayna ku soo celiyeen Nabad iyo Kala dambeen aan waligee lagu riyooneynin Hadalka Ka soo yeeray Masuuliyiintaasi ayaa dhabar jab ku ah Midnimadii Isbahysiga Dib u xureynta , Tuhuna ku abuuray Intabadan taageerayaasha Ururka iyadoona markii hore qaati weyn laga tagnaa qilaafka ka dhexya Isbaheysiga iyo Xarakada Alshabaab
  4. Xasan Daahir Aweys ,Indhacade , Xuseen Ceydiid iyo Fiyoore oo qaadacay shirka nabada ee Jabuuti ka socda Muqdisho Madaxda Isbeysiga kuwoodii ugu tunka weynaa ayaan wali wax hadal ah ka bixin arimaha laga yagleelaayo wadanka Jabuuti si bal xal loogu helo arimaha murugsan ee xiligaan ka jira Soomaaliya. Shirkaan oo sida muuqata aan wali la fahansaneen habka loo wado ayaa mar qur ah waxaa qeyla dhaan ka soo heertay madaxda Isbaheysiga kuwooda ugu Diidmada madaan mar walboo xal loo raadin tago arimaha murugsan ee Soomaaliya. Shirka oo hadda u muuqda mid fashil ku bilaawday jawi aan fiicneena ay ka muujiyeen Xubnaha ay ka mid yihiin Xasan Daahir Aweys , Yusuf Siyaad Indhacada iyo Xuseen Ceydiid taasoo niyad jab aad xun ku riday shacabka Soomaaliyeed ee ku jira Inteen ka baxnaa meel alle kuwaas oo har iyo Habeen ku jira Barac baaxdle> Raga wax diiday ayaa waxaa kamid ah ragii ku soo hogaamiyey cadowga Soomaliyeed ee Itoobiya Caasimada dalka Soomalaiyeed iyadoona shaqsigaasi oo lagu magacaabo Xuseen Ceydiid uu ahaa shaqsigii ugu hadalka xumaa xiligii soo galitaanka Ciidamada Itoobiya iyadoona xiligaa Maxaakiimta islaamiga Soomalaiyeed ay ka talinayeen In ka badan Lix Gobol oo ka tirsan Soomaaliya ayna ku soo celiyeen Nabad iyo Kala dambeen aan waligee lagu riyooneynin Hadalka Ka soo yeeray Masuuliyiintaasi ayaa dhabar jab ku ah Midnimadii Isbahysiga Dib u xureynta , Tuhuna ku abuuray Intabadan taageerayaasha Ururka iyadoona markii hore qaati weyn laga tagnaa qilaafka ka dhexya Isbaheysiga iyo Xarakada Alshabaab
  5. Gololey) :- Xoghayaha difaaca ee Isbahaysiga dib u xoraynta Somalia, Yuusuf Siyaad Indha-Cade, ayaa sheegay in shirka Djibouti ka socda aanu ahayn mid dan u ah Shacabka Somalia asago ula jeday Shacabka Somaliyed Besha u ka so jeda oo ***** u ka wayay wafdiga ka qeyb galayo Shirka, Indhacade wa marki lamaad u ku noqonayo Maxkamadaha masibo lo so derey, sida lawada ogsonyahay hadalka ka so yeray Indhacade wa hadal ay u wada dhanyihiin siyasiyinta Ceeyr iyo beesho dhan ayago ku fataxaystay in ay dhamadan ama ay ka guleystan somalida dhamanted haddi ay aahanlayeen Dowlada, maxkamadaha, shabab, muqawamo iwm shacabka Somaliya waxay sugayaan Indhacade in uu ka xureyo cadowga Somalia. Asagana kenay, Asagana ka xureynayo This is based on Website not my OPENION
  6. May Allah have mercy on Macalin Aadan I was not a big fan of him till today .. Good man indeed - IF the Americans had any mercy for somalis they would strike on the war lords that where butchering the people ... He fought in Gedo and ****** region for sake of Isam and somalinimo manshallah ......... Alshabab should focus on uniting the somali people change the tactic .
  7. Tolka lets be honest liberate who Tolka or the People Stop puting tolka interest before the civillians ... negotiation is best interest for the resident of xamar - brave men forgets and forgives . somali milities did worser evil act then this to civilians .... i member one day when 81 people where rounded up including kids ,Females, elder mens and etc where shot to death 1991 by machine gun ... their blood was floading for 3km. when i asked my tolka whats goin on they told me this folks raped or ladies and killed our Mens and setup roadblock between JOwhar and Muqadishu ... They where spies for Siad barre Tribe etc usles reason's to kill civilians . What happend to rer Baydhawa ...we somalis seen it all nothing surprises us at this stage .. lets not search for more excuse for tragic and starvation We as somali need to forgive and forget not to blung into more war's cause ader qasim or tolka are not ready for negotiation at this stage . THe Wonderfull shiek chose peace ...ICu goal was to bring stability in somalia clean the roadblock's if i'm not mistaken ... NOt necassary to be Administration that rules somalia .
  8. The new muse sudi :eek: :eek: yaaab s shiek mansuur is callin for more distruction and blood - muse wants peace ... everything is possible in this somalia .... Whats wrong he aint first warlord turned inside out --- You forgot MUlla indhacaadaa
  9. Asmara - Saxaafada Soomaaliya ayaa dadaal balaaran ugashay sidii ay uheli lahayd qodobo dhawaan lasheegay in ay wada gaareen dawladda Faderaalka ee Soomaaliya & Isbaheysiga Dibu xoreynta ee dalka Soomaaliya ,ayadoo markaasina lugula balamay Kooxahaasi in aysan Saxaafada wax war ka siin Qodobadan ay kala qaadeen ilaa ay Golayaashooda kala tashanayaan. Raysalwasaaraha Soomaaliya ayaa Wakiilka Ban Ki Moon uqaabilsan Arimaha Soomaaliya ka soo qaaday Qodobo ka kooban 6 Qodob ,kaasoo ay uga hadlayaan xaaladaha siyaasadeed ee ka jira Soomaaliya & Sidii ay ku dhici lahaayeen wada hadalo dhexmara dawladda Faderaalka & Kooxaha fara badan ee ka soo horjeeda. Qoraalkan oo ay AllPuntland ka soo xigatey Qaar ka mid ah Kooxaha Siyaasadda ee dalka Soomaaliya ,ayay diiday kooxda laga helay in lagu xuso in laga helay ,balse dhawaan ayaa lafilayaa in ay Dhinacyadu hor dhigaan Madaxdooda Qodobadan. War laga helay Dhinaca dawladda Soomaaliya ayaa sheegay in ay Raysalwasaare Nuur Cadde & Madaxweynaha Yuusuf arimahan ka wada hadleen ,isla markaana ay si wanaagsan uga wada hadleen iskuna raaceen ,inkastoo laga soo shegayo kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya in aysan isku raacsaney. Qodobadan ayaa kala ah. 1- In Isbaheysiga dib u xoreynta uu Xukumadda Federalka KMG Soomaaliya la galo wado hadalo aan sharuud lahayn si loo hergeliyo hindisaha Qaramadda Midoobe ee awood qeybsiga dowlada. 2- In xabad joojin laga hergeliyo dalka wada hadalada ka hor ,lana abuuro jawi wacyi gelineed oo lala kaashanaya odayaasha dhaqanka iyo Warbaahinta dalka si bulshada looga dhaadhacsiiyo inay taageeraan Ciidamadda Nabad ilaaliyaasha AMISOM. 3- In Ciidamadda Itoobiya ka baxaan dalka Soomaaliya xilliyada ugu haboon ee dowlada federalka iyo Isbaheysiga dib u xoreynta dhaqan geliyaan hindisaha heshiiska awood qeybsiga dowlada,lana soo dhameystira Ciidamada nabad ilaalinta AMISOM. 4- In awood qeybsiga dowlada laga madaxbaneeyo Madaxtooyadda iyo baarlamaanka marka laga reebo xubnahii hore uga tirsanaa baarlamaanka ee garabka Shariif Xasan Sheekh Aadan. 5- In Dowlada iyo Isbaheysiga soo magacaawdaan ergada la isla garto ee uga qeybgalayo wada hadalada si loogu gudbo magacaabista gudi isugu jira labada dhinac iyo beesha Caalamka oo qiimeyn ku sameeyo dhibaatooyinka bini-aadamnimada ka baxsan ee Soomaaliya gaar ahaan Muqdisho laga bilaabo 28 December 2007 ilaa 28 December 2008. 6- In Soomaaliya doorashooyin madaxbanaan oo beesha Caalamka ay goob joog ka tahay laga hergeliyo sanada 2009,cidii ka hortimaadana loo aqoonsado qaswade jibiyay qodobada heshiiska Numberkiisa la xusi doono.
  10. Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Kani adduunkaba lama socdo ,,,,, Jacaylbro thats true addunkaba lamal socdo ...I'm busy working tryin creat better future ... but i would love to see peace in somalia it realy dont matter whos who TFG or icu as long us we can live peace in xamar .. Go back to my home run my business again dont have to worry about addoon tryin to kill me . AFRICANOWN ... THERE IS NO TRIBE MISSING IN TFG or the ICU dont take as back to the tribe era we have to Two faction consist of every tribe ...
  11. Northern whats bothering you - us a sessionest we dont expect good comment from you on any somali Administration. Nur cade - hard work bringging law & order in somalia - is being reconised by the international community and Opposition Party . Oppositon party led by Shiek shariff Welcomed nur cade effort and praised him - Sharif is now heading to Jabouti lets wish them good luck !!!!!!
  12. SInce alshaabab is fighing on the behave of the people why dont they change tactic and waite to fight another day and give the people chance to live life . Its win win situatin ..... Icu with help of the residents of xamar created peace for 6 month which no one disturbed it - even tho TFg could have disturbed it since they had huge supporters in the City . they could of easlliy Assassinate district leader shuars , place bomb on raod and etc .
  13. somaliland whos holding them back i wonder !!!!! dadka somaliland are nationalist that love their country . they never stripped land naked - then fough over it for 18 years lets wish them luck . I hope somaliland gets recognition .... dadba dall lee dying from starvation - held hostage between so called TFG and Tuug changed to shiek over night .
  14. Waara sheik muuqtaar and macalin xaashi waa entertainer's The day indhaa shaydaan agrees on peace and dahir aweys he will be history .... the men is spokes persone lets talk reality . Dahir aweys is not interested in peace talks in the mean time ...
  15. Afhayeenka Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha ****** Axmed Diiriye ayaa raali gelin ka bixiyay hadalkii ku saabsanaa in ururka ay shabaab ay weerareen beesha xaaji ****** isagoo ka waramayay dagaalkii dhawaan ka dhacay duleedka Cadaado, Axmed diiriye waxa uu sheegay in qaar ka mid ah xubnaha Golahasi ay kula taliyeen in uu raali gelin ka bixiyo hadalkaa ,isagoo cadeeyay in uu garwaaqsaday in uu raali gelin ka bixiyo,mar la weeydiiyay Axmed diiriye sababta uu uga hadli waayay dagaalada ka dhacay Jowhar iyo Buulo Barde ee uu uga hadlay kan Cadaado Raagadii !!! the man lost it blood is thicker then Water he forget about the alliance lololol...... TUUG
  16. QUOTE]Originally posted by Nephthys: What if the world just step back and got their hands out of it and just said: "Ok Somalia have your cage match, we won't stop it. Whoever wins...wins." Nikii xoog weeyn reerka ha u haro! Si kale Somali ku kala bixi maayaan. Nepthys are You seriouse -- rooting for more blood shed WORST CASE SCENARIO ... TFG breaks up abdulahi yousuf goes back to puntland ... Muqadishu gets divided into tribe line .... what role will the mighty all shabaaba play . when polictic turns Qabil again we know where alshaba will end up ... Abuu mansuur and macalin xaashi will not return to xaamar .... Lets hope TFG and Icu come in terms ... we get goverment represent all parties - peace withouth blood shed inshallah ...
  17. WOOOW Impressive Indeed!!! We Need Embasssy like that here in SSOuth Africa .............. God bless SOMALIA ..... I can believe some people are Challanging it .... Waara are we mentally challenged as somalis or what ... TFG might be corrupted not fit for administration but somalia has chance today ....