Khalid2

Nomads
  • Content Count

    57
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Khalid2

  1. Waliba ibartey ariito widaayene oo roogti meeli adiroogto, widaayow mifeylihhidiyaa, sideew may waaba way kiwaayey, arlaadi weykifeyliye
  2. It might me true but they want help from the ethopian troops in Baidoa, so he can come inside by hidden paths,
  3. maalmo kahor ayaa cabdi qeydid iyo gawaari diknikadiisa ah ay mareen Gobalka bakool, waxaa is kahor imaad uu kudhexmarey ciidamo aadan saansoor wata iyo kuwa qeydiid magaalo u dhow huddur, waxaa hada warar aan lahubin sheegayaan in ciidamo katirsan ONLF iyo kuwaqeydiid uu dagal xoogan kadhexdhacay, oo seddax gawaarida hubeysan ee qeydiid lagu gubey, waraarka ayaa hada kuu sii daya in aan loogeyne meesha ay ku dambeeyaan ciidakaas
  4. waxaa logufarxi karaa sida ay maxaa kiimtu u ogolyihiin wadahadal ay isugu dayayaan in noqdaan siyaasiin wax hogaamin kara bulshada tusi kara in ay xataa xiiso ku leeyihiin xubnaha dowlada jujira, laakiin waxaan lahureynn dagaal ka qarxa dowlada iyo maxaakiinta dhexdooda, waxaa kaloo khatar kusoo foodleh shariif ka oo aan wax badan kafakarin goaanada uu qaatey waqtigaan xasaasiga ah, dowlada dibuheshiisiin waxa ay kadoorbideysaa dib udagaalan taasna waxaa sababaya awooda xoogan ee dowlada ethopia oo kago an in ay katakhalusto kacaanka cusub ii maxaakiimta
  5. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Ar dad shaqo la'aan xee heysaa. This man is a very close family friend, whom I hadn't seen for 16 years. Ciyaal xaafada aad sheegeysid iyo wax kalena loo joogin meesha ma yaalo. And, haduu ciyaal xaafad maseer kaa haayo, koleey waa loo dhashaa, ee la iskama dhigo, adigee ku jirtaa, but, yes, I will always be part of ciyaal xaafada. [Geel indhakuul maxaas ka kasaa. ] Quuqda badan meelaha kale la taga, baliis. cabdi sallan sheekh mukhtaar sidee tahay jinoole weli faraantikii baldiga dhamaay xidigta turkiya kusa winaa aawey ma sidataa it is only for joke i have seen you 2004 in mogadishu i am the young taruuri would you belive me !!!
  6. Originally posted by Tyjwania: ^ Aloo yaa afka kaa jabiyo. Max'ed Taruuri, welcome. Waaba soo abtirsataybee. yaawaaye ninka i ammanaya alleylahey waxaan u maleeyey in aad reer waajid kii hore a heyd aniga how ever be cntact with me Taruuri1"yahoo.com
  7. my fear is that most of our people in somalia are not educated and that is why we are killing each othe and not respecting the kutubs order please can we samalians try to educate and make our people understand the value of education and make them far of clanism,corruption and nopatosm the country has no government and the children are almost out of the school please lets help somalias chlidren so far roday!!!!!!!! BY. Mohamed Taruri Wajid Somalia