Somali_Patriot
Nomads-
Content Count
98 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Somali_Patriot
-
Heshiis ay wadagaareen labo beelood oo ka mid ah Beelaha Sade oo wada dega Deegaanka Garbahaareey ee Gobalka Gedo. Waxaa maanta Shabakada Alldalka Soo gaaray qoraal ku saabsan heshiis ay wadagaareen labo Beelood oo ka mid ah Beelaha Sade ee Gobalka Gedo oo kale ah Beesha R. Siyaaad Ugaas iyo Beesha Aadan yuusuf oo ka mid Beelaha Xasan Gaashireedle mudadan dambe ay colaad ka dhexaysay. Heshiiskan ayaa yimid kadib markii Waxgarad kasoo kala jeeda labadan Beelood ee khilaafku ka dhexeeyay ay maalmahanba kulamo wadaxaajood ah oo wadajir ay u qabanqaabiyeen ay ku yeelanayeen Degmada Baardheere kaas oo ugu dambayntiina ay si wayn isugu afgarteen. Qoraalkan oo ay si wadajir ah nagu soo gaarsiiyeen waxgarad ka kala tirsan labadan beelood ayaa qodobadii ay ku heshiiyeen waxaa ka mid ahaa : - 1. In Colaadii ka dhexdaysay labadan beelood la joojiyay laga bilaabo 4/4/005, heshiiskan la gaarsiiyo deegaanada ay degaan Beelahaasi. 2. In la qabto shirwayne loo dhanyahay mudo 45 casho gudohood ah laguna Qabato Degmada Garbahaareey iyo meeshii kale oo la isla garto. 3. In la sameeyo gudi qabanqaabo oo ka kooban labadan Beelood. M. Xubnihii Beesha R. Siyaad. 1-Cabdi Warsame (Cabdi-saytuun) 2-Cabdullaahi Cismaan Colaad 3-Yuusuf Guuleed Afbalaar 4-Cabdi Aadan Mirre (Jacoof) 5-Axmed Muuse Diiriye 6-Siyaad Cabdullahi Xoosh 7-Warfaa Maxamed Jaamac 8-Faarax Cabdi Guure 9-Bicir Aafo 10-Xaad Maxamed Cabdulaahi Xaashi M.Xubnihii Xassan Gaashireedle 1. Cabdullaahi Maxamed 2. Cabdullaahi Buulle 3. Ibraahin ***** Gaareey 4. Ibraahin Faarax Xasan 5. Aadan Cabdi Kaliil 6. Sh. Cabdi ***** 7. Maxamed Cismaan 8. Axmed Kadiye 9. Bilow Cabdi ----------------------------------------- Well, we all know what's going to happen since these two kinsmen put their differences away for the greater good of the Maxs (I'm pretty sure you remember what happened the last time the Max's united and waged a war a little hint ....Gedo...USC....)
-
I'm the protector of love lust and life I'm the protector of the weak the young and the old I'm the protector of justice liberty and the right to live in happiness I'm the protector of having banana-splits on Sundays and juicy watermelons on hot summerdays I want to be the protector so why are there so many barriers that hold me down while I’m trying to get up from the ground all I want to do is lift my head and be all I can be for my… people qabiil lovers friends family and enemy I’m a poetry boi with soul but on occasions I’m cold as stone :cool:
-
You mean 'u gadaayo'? An interesting point. The way I was raised is that I never ask anyone for anything. I work hard to earn mines, homie. This isn't a dating service; I really don't care how you were raised or what kind of personality you have. You see, you're making an accusation that hasn't even HAPPENED yet. See...the difference between me and you is I made a accusation that hasn't happened yet, but you made an accusation that never happened.---> (But I can make this: I didn't live off of Somali government welfare program based on "ina adeernimo" for 21 years.) Disturbing though: towards the end, it was the Big Man's(Siyad Barre alaha u naxaristo) own family members who sold the keys to the armory to the USC and caused the collapse of the Somali nation. And you have the nerve to label the SNM as "sellouts." An you have something to back this up with right? Or did you really think that we were going take your word for the "sheeko-sheeko" you heard at Marwa restaurant. In fact it was your kinsmen who helped the ahbals overthrow US, and were fighting against us thinking they were going to have the presidential thrown:p I think the words were, if I'm not mistaken "MUSLIM IYO MAX'S," some propaganda movement brought by the northeasterners to rally up the ahbals to kill Max's. Does that make you proud or do you fancy stories of how the "traitorous" SSDF and SNM caused Somalia's downfall? :confused: :confused: :confused: Why would I be proud? But I know it aches you all the time to know your kinsmen were part of such an organization as the SSDF, which were one of the main reason for Somali's downfall. You handed out the keys of doom - and you're now in bed with the guy who used to bring you water on donkey carts. Doesn't that just damage your pride? [Wink] We'll keep it between us, I promise I think your talking about "walalaha galguduud" propaganda movement, oh you must be :rolleyes: Well, I'm with them okay? But your with aid-infected amxaaros, and the same guy you've said I've slept with (jowharians) I love you guys (all the people from SSDF-land) They say we sleep with the men who use to bring our water in the donkey kart all because couple of boys from Cabudwaaq defeated an army (with ethiopia weapons) from SSDF-land in their fifth attempt to capture Jubboyinka.
-
I was waiting for the SSDF clique to launch a attack on me, I think you guys got used to the "I agree" guy (horn) .Just to let you guys know here would be change around here no nice pleasent "I agree" kind of debates,because I'm back :cool: Somali_Patriot homeboy wax soconaayo la soo shirtag sheekooyinka eedooyinkaa hanoola imaan. [Wink] Islaamah sheekooyinkooda aad sixun udhageeysataa. too bad macalinka don't please the good night stories [Cool] OKAY, I'll stop listining to islamo stories if you promises not to write your bedtime stories on here ever again? Fair deal Last time in Xeraale it was all of irir (lol) who teamed up on ******* now it's garre, oromos and boranas??!!! what's with these people and admitting defeat Abayo/walal quite frankley don't know what your sex is. I won't replay to you unless I know where your coming from (politically), but i have hintch your from SSDF-land Nothing else on the horizon. We have seen all kinds of excuses by blaming others. This has something to do with reviving nationalism. The latest attempt to resuscitate nationalism was the fake outrage at the Saudi beheadings. When someone doesn't try to heal (possibly through chemotherapy) the cancer in his/her body, blaming others will not heal it. Blaming others is a desperation, unfortunately, all it does is prolong the problems. Ina abti, don't worry I will be back soon count on that, nationalism,freedom,love,prosperity, happiness, and a qabil-free country,will all be brought to our motherland as soon as I'm in the presidential house located Moqadishu. :cool:
-
Noocaan oo kale ma noolaayeen? *shakes his head* Nocaan oo kale waxaa ka daran nooca rumeeysan inn adeer uu landcrusier uu gadhayo because of "family" ties , and who support a government such as the one made in the Kenyan basketball gym. :cool:
-
COL.Duke I wasn't refering Garre as Oromo I was stating that the Oromos were with the Garre on the attack on Cell-waaq civilians. :cool: But don't worry for the Somali territories taken by Oromos, because the SNF warriors are coming. We aren't traitors like our fellow kinsmen from Galkacyo and above, who are willing to sell the Somali land and enslave the Somali citizens for a petty and meaningless doller.
-
Yuusuf Kaanti "Nimanka Ceelwaaq Qabsadayna Waa Jabhada Oromada oo ka soo duushay ilaa iyo Mooyaale, ujeedadoodana ay tahay inay helaan saldhig, waxayna ku xiran yihiin niman gudaha Soomaliya jooga oo diidan Dowlada" Waxaa maanta shir balaaran ku qabtay hoolka saldhiga Booliska B/Xaawo, Wasiir ku Xigeenka Garsoorka Yusuf Maxamed C/qaadir (Kaanti) iyo Waftigiisi Shirkaas oo ay ka soo Qayb galeen Ganacsatada Magaalada iyo Maamulka degmada iyo Mas’uuliyiinta. Wasiir ku xigeenka ayaa ka hadlay ujeedada socdaalkooda asagoo sheegay in ay u yimaadeen inay kala Qayb qaataan shacabkooda Dhibaatada la soo gudboonaatay ee ah duulaanka lagu soo qaaday Gobalka Gaar ahaan degmada Ceel-waaq . Wuxuu wasiir ku xigeenka ka hadlay inaysan ahayn waxa soo weeraray ceelwaaq beel ee ay tahay arrin siyaasadeed oo qoto dheer, nimanka Ceelwaaq qabsadayna ay yihiin Jabhada Oramada oo ka soo duushay ilaa iyo Mooyaale , ujeedadoodana ay tahay inay helaan saldhig , ayagoo ka soo horjeeda dowlada kumeel gaarka ah ee u dhalatay. Somalia hadafkooduna uu yahay inay meeshaas ka carqalateeyaan isku xirka gobalada Jubooyinka iyo Gedo waxayna ku xiran yihiin niman gudaha somaliya jooga oo diidan dowlada. Waxaa kaloo shirkaas ka hadlay Saraakiil iyo Ganacsato iyo hooyooyin intaba waxay isku raaceen inay arintaan ka wayn tahay Dagaal laba beelood ah. Waxaa halkaas lagu dhisay Guddi dhaqaale oo isku xira dal iyo dibadba Gudigaas oo ka kooban 15 Xubnood, waxana Hogaaminaayo Gudoomiye Maxamed Cali Nuur, G/k/xigeen C/llaahi Yuusuf Tindheer. Cabdirizaq Nuur Gedonet, B/Xaawo ----------------------------------------------- If this comes out to be true, then the Maxs are the only clan not to fight all the Major clans in Somalia but also other East African tirbes i.e Tigre iyo Oromo.I'm still wondering where does this hate for my fellow Max's comes from? A clan that is protrayed by our rivals as a "small" clan fighting off so many clans and tribes , and still standing strong holding on to the territories it controls. Gacan iyo lug baan uu tagay walaalahey. :cool:
-
Wasiirka ganacsiga dawlada federaalka kmg ah ee soomaliya xildhibaan Muuse suudi yalaxow iyo wafdi uu hogaaminayo oo uu xubin ka yahay wasiirka hawlaha guud iyo guryaynta Cusmaan xasan Cali ( Caata) ayaa saaka 10:00 subaxnimo socdaal gaaban oo saacad qaadatay ku yimid magaalada kismaayo. Mas,uuliyiinta isbahaysiga dooxada jubba iyo ururada bulshada rayidka ah ayaa soo dhaweeyay wafdiga oo ay kuwada hadleen garoonka gudahiisa kana warbixiyay socdaalkooda iyo waxyaabihii ugu dambeeyay ee ka soo kordhay magaalada NBI ee ay ka yimaadeen gudoomiyaha isbahaysiga dooxada jubba ahna wasiirka dib udhiska iyo dib udajinta dawlada federaalka kmg ah ee soomaaliya Barre Aden shire oo ka hadlayay kulankii gaabnaa ee uu la yeeshay mas,uuliyiintaan waxaa uu soo dhaweeyay hawsha ay labadaan wasiir iyo kuwa kale ee ku fakirka ah ugu soo ambabaxeen gudaha dalka soomaaliya si loo gaarsiiyo daka dawlada iyo dhaqangalinteeda oo uu sheegay in ay ku xiran tahay shacabka soomaaliyeed. Cusmaan Xasan cali caato wasiirka hawlaha guud iyo guryaynta waxaa uu kulanka ka sheegay in ay ku socdaan hawl dibuheshiisiin iyo nabadayn ah looguna gogol xaarayo dawlada somaaliya ayna ka bilaabayaan magaalada kismaayo oo uu sheegay in xarun u tahay dadka jecel soomaalinimada iyo dib usoo celinta qaranka soomaaliya wasiirka ganacsiga xaaji muuse suudi oo hadaladiisa la sugayay waxaa ay ubadnaayeen mahadcelin iyo ammaan uu u jeediyay dadka soomaaliyeed ee ku Nool jubboyinka gar ahaana kismaayo waxaana uu ka dalbaday in ay hooyo u noqdaan dib uheshisiinta mar uu ka hadlayay arimaha ciidamada shisheeye. Waxaa uu shaaca ka qaaday wasiirku in aysan marnaba ogolayn ciidan shisheeye oo soomaliya dhibaato iyo shido ukeena sida uu warka u dhigay waxaana uu iska fogeeyay in uu yahay dawlad diiday. Aniga waxaan balanqaaday in aan madaxwaynaha ku qaato Dhabarka hade Barrena igama xoog yara oo madaxa ayuu ku qaadayaa laakiin ma yeeli karno in dalka la dhiibo ayuu yiri Muuse oo intaas raaciyay in loo baahan yahay midaynta maskaxda iyo qalinka soomaaliyeed si soomaalidu ay u wajahdo danaheeda oo laga waantooba in shisheeye wax laga sugo. Hadalada Muuse suudi waxaa ay u ekaayeen kuwo la mid ah kuwii uu 17kii agoosto 2003 uu ka jeediyay Beerta xorriyada kismaayo xilligaas o uu marti u ahaa isbahaysiga dooxada jubba mana jiro isbadal siyaasadeed oo ku yimid 19 bilood ka dib oo soomaalidu dawlad heshay. Nasteex daahir faarax kismayo-gedonet http://www.gedonet.com/docs/gen.jpg http://www.gedonet.com/docs/3wasiir.jpg http://www.gedonet.com/docs/fartaag.jpg --------------------------------------------- I have my suspisions of Barre Hiiraale,what he is planning, what is the real motive of this quick meeting,and why did he call Muuse and Cato who are openly against the President and the idiotic regime. (For a bruce ) What happen to Barre's "peace agreement" with Gen.Morgon, and the due date for Morgon to come to Kismayo(as Col yeey SOL spokesmens have being saying quite a while ago).
-
Six Somali Men executed in Saudi-Arabia
Somali_Patriot replied to Major-General Cawad's topic in Politics
I agree with og_moti,the beheading of the six Somali men was the cause of the Somali people.If we were united, and had a stable nation with a real government this would never have happned.The Somali people have become less then the dirt on the bottom of shoes; exactly what the late and Somali Father Maj.Gen.Jalle.Maxamed Siyaad Bare put his life for so that such an act like this one would never happen to his beloved people. -
I live my life in harmony In bliss Not regretting Nor disregarding For I know what I've done and why I've done it I wake up optimistic for every day is a new day And as I get ready to face this world I think of all the quandaries and I..... breath very deeply as if I had a orgasm stretch for a minute and release my pessimism shake the feeling of the world being antagonism and LET IT GO For life is awaiting and its impatient I here it calling me for it thinks im frightened and fragile But beaware my diminutive life, for I'm out the door and ready to face you on.
-
Warar lagu kalsoon yahay oo aanu ka helnay hogaanka sare ee Isbaheysiga Dooxada Jubba oo ka arrimiya gobalada jubbooyinka ayaa sheegaya in dhowaan lagu dhawaaqi dowlad goboleedka Jubbaland. Wadotashiyo isdabajoog ah ayaa dhowaananhaan u socday madaxda isbaheysiga dooxada jubba iyo waxgaradka, odayaasha, hogaamiye dhaqameedyada iyo ururada bulshada, kaasoo loogu gogol xaarayo in la dhiso dowlad gobaleed loogu magac daray Jubbaland. Mar aanu wax ka weydiinay madaxda sare ee isbaheysiga ayaa ka gaabsaday goorta lagu dhawaaqi doono dowlad goboleedka Jubbaland iyo weliba cidda madaxweynaha ka noqoneysa. Musharaxiin dhowr ah oo la soo xiriiray Gedonet oo codsaday in aan magacooda la shaacin ayaa noo sheegay in dhowaan soo gudin doonaa barnaamijkooda waxqabad ee ku aadan maamulka dowlad goboleedka Jubbaland oo dhowaan laga yagleeli doona magaalada Kismaayo. Ku dhawaaqitaanka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa ku soo aaday xilli ay dowladda ku meel gaarka ee lagu soo dhisay wadanka Kenya ay ku talo jirto inay ka howlgasho gudaha soomaliya. Sidoo kale, wafdigii Col.Cabdullahi Yusuf iyo Geedi oo dhowaan tagay magaalooyin ka mid ah wadanka soomaliya ayaan ku darin safarkooda gobalada jubbooyinka iyo gobalka Gedo. Warar kale oo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in mgaalada ay Kismaayo ay duulaan ku soo yihiin ciidammo in muddo ah isku urursanayay degmada Abqaale. Ciidammadaas oo sida wararku sheegayaan u jeedadoodu tahay in ay weerar ku qaadaan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Gedo News Network ----------------------------------------------- As for the fellow brothers who inhabit Galkacyo and it's upper sorrounding areas i have this to say " dagaal wiil ba ku dhimto, ee kuma dashto". But take that as consideration and not as a weakness from our side, for Barre and his fellow clansmen are ready and willing to protect their land.
-
Fight in parliment: MP's and ministers injured: NO VOTE
Somali_Patriot replied to General Duke's topic in Politics
:eek: :eek: :eek: :mad: :mad: :mad: Such a sad day indeed! Since safka hore has been rejected, who is going to stop the "DONKEYS" that inhabit Moqadishu and forcefully live in my villa. I'm just really tired of waiting to get my villa back, but i guess now Xaji Musse will just make another "diger farm" out of my land after he gets out of jail. -
Thats Bosaso :confused:
-
Teen talked in his yearbook about 'taking over Somalia'
Somali_Patriot replied to Fyr's topic in Politics
american kids are so naive -
wat bout the one with lady who has the fake steering weel u guys will dye
-
have u guys sseen the one with the donkey trying to rape the guy
-
Simple multiple choice question, Somalis got wrong.
Somali_Patriot replied to Beard's topic in Politics
beard how do you know we got it wrong only time will tell and sooner or later someone will step up take charge and put the interests of the somali ppl first before his own -
Visa ban for Somalis in UAE is likely to be lifted’
Somali_Patriot replied to General Duke's topic in Politics
lol nationalist hillarious story i sure wont take the bus when i go this spring thanks for the tip lol -
thank you ngonge well said, i think you siad it almost poetically like it was from the heart
-
how is that they maanage to have internet and yet be denied of any human rights and that camel is starvin you its literly skin and bones soo sad
-
thank you for the pics it just goes and shows us how are wartorn country still has a beautiful sidde to it that we may overlook agian thank you
-
I personally dont think we should adopt the osmaniyan script as the official language of somalia because if somalia wants to have a place as a modern country it should try to move forward not backward so i voted no on the osmaniyan script. And i looked at it, its basically arabic just differnt symbols and slightly changes with accordance of the somali language as it is different from arabic.
-
Popular Contributors