Somali_Patriot

Nomads
  • Content Count

    98
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somali_Patriot

  1. Hogaamiyeyaasha hubeysan ee wasiirada ah oo maanta lagu wado in 85 baabuurta tiknikada ah ay isugu keenaan Garoonka Stadio Muqdisho Muqdisho Waxaa sida ay horay u balanqaadeen lagu wadaa maanta in ay isugu soo uruuriyaan hogaamiyeyaasha hubeysan ee Muqdisho ee ku jira labada gole ee dowladda 85 baabuurta tiknikada ah oo ay qorsheynayaan in ay ku howlgalaan, kuna sugaan nabadgeylada Muqdisho ciidamo isugu jira maleeshiyo & boolis kuwaasoo la isku dhafi doono, lana geyn doono xerooyinka ciidamada halkaasoo lagu siinayo tababar, kadibna waxey howlgalo nabadda lagu sugayo ka qabanayaan magaalada gudaheeda. Xubnahan hogaamiyeyaasha ah ayaa horay maalin ugu qabtay isku keenida baabuurta tiknikada ah, waxeyna mar kale dib u dhigeen maanta, iyadoo xubnaha hogaamiyeyaasha ah ee qeybsaday baabuurta tiknikada ah ay ka mid yihiin Muuse Suudi, Max’ed Qanyare, Cusmaan Caato, Max’ed Jaamac Furux, Bashiir Raage, Cumar Filish, Bootaan Ciise Caalin & xubno kale, waxaana jira cadaadis xubnahani ay saarayaan xubnaha labada gole ee ku sugan Muqdisho oo doonaya in ay fuliyaan qodobada heshiis-kii ay ku saxiixeen Nairobi. Magaalada Muqdisho ayeysan waxba iska bedelen ammaankeedii tan & markii ay dib ugu soo laabteen hogaamiyeyaasha hubeysan ee wasiirada ah, iyadoo qeybo ka mid ah isgoysyada magaaladana ay lacago baad ah ka qaataan baabuurta BL-ka ah maleeshiyooyin hubeysan oo ka amar-qaata hogaamiyeyaasha kooxaha kuwaasoo mararka qaar dhibaatooyin kala duwan u geysta rakaabka saaran baabuurta ay lacagaha baada ah ka qaadanayaan oo haddii ay ka waayaan ay rasaas ooda uga qaadaan taasoo marar badan dhacday, sababtayna dhimasho & dhaawac soo gaaray rakaabkii saarnaa baabuurtaasi, mana jiro hal hogaamiye oo ka mid ah xubnaha heshiiska lagu nabadeynayo Muqdisho saxiixay oo maleeshiyadiisa ka saaray goobihii ay ku sugnaayeen, waxaana sidoo kale weli ka muuqanaya isbaarooyin ilaa 4 gaaraya waddada u dhexeysa Afgooye & Xamar, iyadoo waddadaasi ay horay u daadsanaayeen ilaa 12 Isbaaro, dhowaanna laga qaaday qeybo ka mid ah sbaarooyinkii badnaa, basle waxaa weli ay ku sugan yihiin jid-gooyooyin Ex. Warshadii Daawada, Xaruntii Ciidamada Asluubta, Koontaroolkii Afgooye & Albaabka laga degmada Afgooye. Cabdishakuur Cilmi Xasan Mogadishu-Soomaaliya Cabdishakuur48@hotmail.com Ku noqo beejka ----------------------------------------------------- 85 ka mid ah Baabuurtii dagaalka oo hadda ku sugan Istadiyo Muqdisho Muqdisho Baabuurtii dagaalka ee loogu tala galay sugida amniga magalada Muqdisho oo haataan intii badneyd ay soo gareen goobahii loogu talagalay ayagoona inta kale ay soo garayaan wax yar kadib ,Baabuurta hadda taala ayaa waxaa keenay wasiirka howlaha guud iyo wasiirka ganacsiga Muuse Suudi, Xildhibaan Injineyr Cadow halka kuwa wasiirka aminiga Qaranka ay ku soo food leyihiiy wax yar kadib sida uu qadka taleefoonka igu sheegay taliyaha labaad ee gudiga loo xilsaray in wax ka qabtaan amiga magalada Muqdisho Dadweyne aad u fara badan ayaa ku sugan xiligaan goobta leysugu keenay Baabuurta dagaalka kuwaas oo aad wajiyadoodo ka dhan dhansan kartid farxad iyo reyn reyn ayagoona hada qaba in mar ay arki doonaan xalada magalada Muqdsho oo ku soo noqoto sidii horey loogu yaqiinay Dadweynah waxan idin balan qaadi doona sawirada gawaarida leysugu geeyey goobta iyo wararkii ugu danbeeyey Ku noqo beejka webmaster@dayniile.com ---------------------------------------------- Max’ed Qanyare “Wasiirka Amniga anigaa ah, weligeyna la iima sheegin ciidamada oo waa la iga qarinayeyâ€Muuse Suudi “Ciidan aanan soo marin wasiirka amniga ninkii keena dalkeena askarigow keenay isagaa dilay,Daawa sawirada ) Muqdisho Waxaa maanta la isugu soo uruuriyey Garoonka Stadio Muqdisho 60 baabuurta tiknikada loo yaqaan & maleeshiyooyinkii saarnaa oo ay iska soo uruuriyeen hogaamiyeyaasha hubeysan ee Muqdisho ee ku jira golaha xukuumadda & baarlamaanka, waxaana baabuurtaasi ay qeyb ka ahaayeen 85 baabuur oo ay horay u balan-qaadeen hogaamiyeyaasha hubeysan ee ku jira xukuumadda & baarlamaanka, iyadoo tiknikadaasi & maleeshiyadii saarneyd qaab bandhig ah loogu soo safay gudaha garoonka Stadio Muqdisho, waxaana dadkii halkaasi isugu soo baxay la hadlay ku-xigeenka ra’isul wasaaraha ahna wasiirka warfaafinta Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Cusmaan Cilmi Boqorre, Max’uud C/llaahi Jaamac (Sifir), Wasiirka Amniga Qaranka Max’ed Qanyare Afrax, Wasiirka ganacsiga Muuse Suudi Yalaxow, Jen. Max’ed Nuur Galaal Ra’isul wasaare ku-xigeenka, wasiirada, xildhibaanada, mas’uuliyiinta maamulka gobolka Banaadir & dadka kale ee sharafta leh ee maanta halkan isugu soo uruuray waan idiin salaamayaa, intaa kadib, maanta waa maalin weyn waxaa billowday wax-qabad, galabtuuna wax-qabad-kaasi bilowday waan soconayaa inta magaalada Muqdisho qoriga ugu dambeysa laga qaadayo, munaasabado kale ayaa imaan doonta oo daba-joogta tan, waxaa la yiri “billow barakoâ€, waxaa ciidankan maanta loo soo uruuriyey in la tababaro, loona kala diro Hiilweyn & Laantabuure, maantey billaabatay noloshooda, waxey cuni lahaayeen & waxey cabi lahaayeenna waxaa nagu taageeraya ganacsatada, haweenka & shacabkoo dhan, waxaana shacabka Muqdisho leeyahay maanta meel dhannaan ayey mareysaa ee talaabta horay u qaada, dalka marka uu sidan oo kale meel dhanaan mareyo waxaa badbaadiya wadaniyiinta, waxaan kaloo doonayaa anigoo ka faa’ideysana fursadan in aan ka hadlo, ciidamo Addis Ababa lagu go’aamiyey oo aan jahadooda ciduna garaneyn oo waxa ay u imaanayaan cidduna aysan ogeyn, waxaan ugu digeynaa wadanka Soomaaliya qofna in aysan isku imaan heshiis la’aan, dowladdu iyadaa is gefsan, sharcigey isku haysataa, dad baa sharciga ku xad-gudbay, marka inta ciidamadu inta yimaadaan oo ay yiraahdaan shaqsiyaal baan ilaalineynaa wax soconayo ma ahan, Soomaaliya shaqsi waa ka badan tahay, wixii na caawinaya haddaan garano waddadooda, sharcigooda, nidaamkooda & howlgalkooda haddaan garano diyaar baan u nahay, haddii aan garan weynana waan diideynaa, wadanka Ugandha & Suudaan ee carabka lagu dhuftay waxaa jira wadamo kale oo gadaashooda taagan, iskuna soo qarinaya oo cadowga Soomaaliyeedna ah, waxeyna ku dhigneyd arrintaasi qoraalkii 18-kii Maarso ay soo saareen golaha wasiirada arrimaha dibedda dalalka IGAD oo la yiri degdeg bey u soo geli karaan kuwii la rabo, haddaba waan cadeyneynaa nama soo geli karaan waxba kuma darsan, baarlamaanka Soomaaliyeed go’aan buu ka gaaray 17/03/2005 dalalka safka hore ciidamadooda ma ogolin mana ogolaan doono, marka Ugandha & qolada Suudaan la yiraa yey isagu qatalmin wax aanan cadeyn yaan lagu qayaamin, yey isugu ajarmin, haddey doonayaan in ay halkan nabad ku yimaadiin waxaa la doonayaa in aysan la kala safan dowladda is haysa oo waxaa la ogyahay in golaha wasiirada & baarlamaanku is hayo kuligood, haddii ay qolo la saftaan dad dhex-dhexaad ah ma ahan, waana dad qolo la jira, dad qolo la jirana marka ay yimaadiin waxa ay noqdaan waa taqaaniin, shacabka Soomaaliyeedna uma soo hor kici doono ciidam waxa uu u socdo & howshii aynaan garaneyn†ayuu yiri Wasiirka Amniga Qaranka Max’ed Qanyare oo intaasi sii raaciyey in howshii baarlamaanku iska lahaa ay ka fara-marooqsadeen madaxweynaha & ra’isul wasaaraha oo awoodihii dowladda oo dhan isku koobay iyaga. Ra’isul wasaaraha & madaxweynahaa ogaa la yiri ciidamada, ciidamadaas iyadoo baarlamaanka & golaha wasiirada ku heshiin ciidamo la keeni karo ma jiraan, waa in ay sharciga soo mareen, waana in baarlamaanku ka dodo si sharci ahna loo “Passâ€-gareeyo, marka wax la aamini karo ay noqdaan waan u baahanahay wax na caawiya laakiin baahideena in cadow noogu soo gambado oo nagaga faa’ideysto ma dooneyno, sidaasaad ogaaneysaa, dadkuna waa in uu taa ogaado, dowladduna waa is haysaa, labo ayey u kala jaban tahay qolada Xamar & qolada Nairobi ayaa la kala yiraa, baarlamaankana waa Xamar & Nairobi, haddaanan la heshiin ciidan imaan kara ma jiro, heshiiskana waxaa laga doonayaa dhex-deena in aan heshiino, cidina ciidamo aanan ogeyn nooma soo ijaaran karto aanan ogoleyn, wasiirka amniga anigaa ah weligeyna la iima sheegin ciidamada oo waa la iga qarinayaa, waxaa la iga qarinayaana waa mid la doonayo in dadka lagu shirqoolo, waxeyna Soomaalidu tiraah “Caweys xaa habeenkii loo tumaa haddaan wax loola jeedin†anigu wasiirka amniga ayaan ahay mas’uul Soomaaliyeed ayaan ahay maxaa la iiga qariyey, bal idinkuba qiimeeya wax wasiirka amniga laga qariyey oo in la idiin soo xaluuliyo la rabo†ayuu yiri Qanyare. Sidoo kale, Waxaa halkaasi ka hadlay Wasiirka ganacsiga Muuse Suudi Yalaxow oo isna sheegay in uu soo dhoweynayo dedaalada horay loo qaaday ee lagu doonayo in lagu nabadeeyo Muqdisho, dibna loogu soo celinayo nabadii & kala dambeyntii. “Ciidankii maanta nalaga filayey in aan xareyno badankiisii waan isu keenay, raggii ciidamadaasi gacanta ku hayey iyo iyagana waxey u diyaar yihiin laga billaabo saacadan in ay xerooyinka kala aadaan, ayna halkaasi ku qaataan tababar, ayna noqdaan ciidan Qaran, hadda kadibna ay dhammaato waa jabhad oo ma tababarna, waxaan kaloo sheegeynaa cid alla ciddii Soomaali ah oo hub haysata xeryaha waa u furan yihiin, sida kuwan yihiiney yihiin, cid laga xiray ma jirto, cid laga tashadayna ma jirto, dadka meeshan deganna waa leys yaqaan, waxaan ka shaqeyneynaa nabad, anaga cidna duulaan kuma nihin, teeda kale, dalalka shisheeye askari kooda ah oo aanan soo marin wasiirka amniga & wasiirada halkan jooga, baarlamaanka & golaha ammaanka ciidan aysan ka raali aheyn ninkii keena dalkeena askarigow keenay asaa dilay anaga ma dilin, dadka waxaan ka dooneynaa deris wanaag, sida walaalkeey Qanyare sheegay isku hoos qarin xabad ka fail meyni, go’aan sidiisa-ba Itoobiya lagu gaaray dalkeena abshir uma ahan, dowlad naga difaaceysa ma qabno, kuwii ugu sareeyaa daba-dhilifyaal noqday, waxaan u mahadcelineynaa dowladaha waaweyn ee uu ugu horeeyo Mareykanka, Ingiriiska, Carabta, EU & J/Carabta, Afrikaankaan meelahan deg-deganoo mad-madow arrimaheyna ka fiirsadaan idin leenahay hana ku soo deg-degina†ayuu yiri Muuse Suudi. “Dowladaha deriska na laha ah waxaa naga dhexeeyo deris-wanaag, dowlad kastana wixii danaheeda & siyaasadeeda waa u gaar, haddii leys hayo ummadda Soomaaliyeed bey ka dhexeysaa inta inaga maqan ee dowladda ku jirtana waxaan rajeyneynaa in ay nagu soo biirto oo aan heshiino si aynu Qaranimadeenii u badbaadino, maanta mid aynu billownay waa talaabo wanaagsan oo dhinaca samaha loo qaaday waana wax socon doono insha ALLAAH†ayuu yiri Max’uud C/llaahi Jaamac (Sifir) oo halkaasi ka hadlay. “Waxaan ku faraxsanahay in maanta na lagu wareejiyey xildhibaanadii & wasiiradii Xamar joogay ay nagu wareejiyeen 60 baabuur oo tiknikada dagaalka ah iyo ciidankii saarnaa, waxaa la gaarsiinayaa ilaa berri 85 sida aan rajeyneyno, dabadeedna waxaaloo gudbi doonaa wejiga labaad oo noqonaya 128 ilaa intaasina waa la sii wadi doonaa†ayuu yiri Jen. Max’ed Nuur Galaal oo sheegay in ciidamada la isku dhafayo, loona kala qeybin doono xerooyinka Hiilweyne & Laanta buurhttpayna horay ugu diyaariyeen wixii agab ahaa ee ay u baahnaayeen ciidamadaasi. C/shakuur Cilmi Xasan-Muqdisho-Soomaaliya Cabdishakuur48@hotmail.com Ku noqo beejka webmaster@dayniile.com http://www.dayniile.com/sawirda/qanyre2.JPG http://www.dayniile.com/sawirda/Qanayre1.JPG http://www.dayniile.com/sawirda/Qanayre3.gif http://www.dayniile.com/sawirda/qanyare.JPG ---------------------------------------- I hope our president can take such a step as the "warlords" have taken.
  2. As for the patriot, chill son I give you onething you are honest, no problem as long as Inda Cade makes you noble its all good huh [big Grin] [big Grin] I know the imbocile would have changed my words around. I'll re-write it again in bold so you can understand what im really trying to say (and if you still don't get it I'll send a private message). I swear I thought my little hints would help you understand what I was really trying to say. But sadly you didn't get it. See I might be indhacades tin can but I'm still noble. Windtalker, my brother,unlike you my forefather wasn't a madala who miraculously had two sons , so who is un-noble here me or you? I rather be a subject to the donkey who used to bring caano in a milk kart to me(as you say), then be a subject to the filthy amxaars. But whats ironic is that you befriend the same people(just a different branch ) you accuse me of being a subject to. Its very amusing to me that the abuse "king" of bosaaso is deffending the abuser from gaal-kabuux.
  3. I have one thing to say, and don't jump on my throat. Good riddance Somaliland, and may you never come back I KID, I KID.
  4. 103 Xildhibaan oo Keenya Ka Maqan+ 51 Xildhibaan oo Diiday + 152 Shirka Ka Qayb Galay & 275 Xildhibaan oo Baarlamaanka Ka Kooban Yahay. Horta Xubnaha Baarlamaanka ma ayadoo Soomalidu ogayn ayaa waxaa lagu soo daray xildhibaano cusub , mise xildhibaanada shirka ka qayb galay ayaa labadooda gacmood ku codeeyay , mise waxii la rabaa Soomaalida laga dhaadhicinayaa maxaa yeelay tiradaas kor ku qoron way ka badan tahay tirada Xildhibaanada ; hadaan yara iloowno tirada meesha ka soo qayb gashay iyo sharciga shirkii ku dhacay , waxaa fiicnaan lahayd hadii Cabdulaahi Yuusuf rabo in uu ku daydo Kaligiis u taliyaasha Afrika badankooda ka taliya oo ku dhawaaqo in ay doorosho jirta laakiin kaligood doorashada ka qayb gala , doorasha ka bacdina yiraahda 100% ayaa madaxwaynaha la doortay , kaligood u taliyaashaas waxay leeyihiin quwad ay dadka ku maquunshaan , marka Cabdulaahi Yuusuf waxaa ku haboonayd marka hore in uu quwadaysto ka bacdina waxuu rabo sameeyo; laakiin Su'aasha meesha taala ayaa ah Soomalidu ma yeelaysaa ????. Geedi oo hawgabnimo ay ku dhacday ayaa waxaa u roonaan lahayd In uu is casilo maxaa yeelay ma laha Garasho Siyaasedeed oo uu wax uga qabto Siyaasada Soomalidu ku jirto xiligaan waxaana isaga qaldamay Geedi inuu yahay Rasal Wasaare iyo in uu yahay Afhayeenka Cabdulaahi Yuusuf , marka inta yar oo sharafta oo u harsan intay dhumin waxaa fiicnaan lahayd in uu xilka iska wareejiyo maadaama uuna lahayn karti uu ku hor istaago cabdulaahi Yuusuf uuna ku dhaho Xakuumadaan anigaa ka taliya adiguna waxaad tahay Garsoore loo doortay in uu u kala gar qaado xakuumada iyo Golaha Baarlamaanka , marka hawshayda ha soo fara galin bal fiiri sida Sharafta Mudan uu Godoomiyaha Barlamaanka u ilaashaday qaybtiisa uga aadan hawsha loo doortay iyo siduu uga diiday in Madaxwaynuhu sidii nin kaligiis ka taliya dawlada in uu ku tunto sharcigii u degsanaa Dawlada , haduusa Madaxwaynihii iyo Raysal Wasaarihii Xukunkii Jajibiyeen siday uga sugaayaan dadwaynaha Soomaaliyeed in ay sharciga ilaaliyaan , mise waxaa ka dhaadhacsan in ay sida kaligood u taliyaasha Afrika uu diiday in ay Horu mar gaarto , oo inta yar oo deeq soo gashana qaar dhigta Bankiyada Dibadaha, qaarka kalana ku gata hub ay ku maquuniyaan ama ay ku xasuuqaan shacbiga oo awooda lahayn oo isku haysta in ay sharciga ka koreeyaan ay la mid yihiin . Geedi iyo Cabdulaahi Yuusuf waxaa haboon in ay ogaadaan in Soomalidu sidii hore ay ahayn , ayna cid ka yeelayn in la jajuubo sida ka jirta dawlado badan oo afrikaan ah , Soomalidii ulo iyo tooray ku dagaalamaysana ayaa dawladii hore ay ka guulaysatay , maanto oo ay barteen sida xabadaha loo gamo iyo macaanka xoriyada leedahay ma u malaynaysaa in intaad tarabuunka tagto laguu qaadaayo soo dhawoow aabo Cabdulaahi oo saad rabto aad wax ugu taliso taas waa dhalanteed kugu jira ee runta inkastoo ay mararka qaarkood ay qaraar tahay hadaad ka wareegto waxba kuuma suurto galayso . Anigu Cabdulaahi Yuusuf lama yaabini laakiin waxaa wax laga xishoodo ah , in kuwa isku sheegaaya in ay yihiin Saxuufiyaan oo meelaha wararka ku soo qore , inay rabaan in ay dadwaynaha ka dhaadhiciyaan si indho sarcaad ah in ay 103+51+152=275, ma xuma in uu qofka qabo fikrada ama siyaasad ahaan uu koox taageero , sida u qoran xeerhosaadka suxuufiyiinta ay ku shaqeeyaan ayaana ku qasbeen in Saxuufiga dhexdhexaad noqdo hadii uu ka qoraayo laba kooxood oo siyaasad ku kala duwan , laakiin waxuu xeerhosaadkaas sheegayaa in uu suxuufiga runta sheego , maadaamo uu suxuufiga yahay qof bani'aadam oo leh dareen , fikrad gooni ah , dano gaar ah , fikradkala takoor ay Soomalidanu ugu darsantay Qabiilaysi cdi sugaysa ayaa jirin in Saxuufi Soomaliyeed uu Boqolkiiba boqol dhexdhexaad noqdo , marka arinta haday heerkaas marayso waxay soomalida ay xaq u leeyihiin in loo sheego waxii runta ah haduu Saxuufiga rabo in dhinac u batana asagay jirtaa lakiin waxaa haboonin la ogaado in Been kasta laga dabo takaayo , waxii qayaamo Qaran watana mar aan dheerayn in loo qaadi doono SAMO DIIDOO DABINBAA KUU DHIGAN LAGUGU DILI DOONEE marka waxaan sugnaaba waa meeshay hawsha ku dhamaan doonto , waxaana u malaynayaa in Soomali kasta waajib saaran yahay in uu ilaaliyo jiritaanka magaca Soomaliyeed , loono ogolaan in Soomaliya dib loo gumaysto GEERIDU WAXAY DHIBTAA NIN DIBAD KA YIMID . Waad Mahad San tihiin. A.N.Gelle agelle@shaw.ca Ku noqo beejka ----------------------------------------------- Hey the mahbar really thinks he can outsmart people. 103 mp's who are in Somalia, 51 mp's in kenya who said they didn't participate in the voting, and 152 mp's who supposedly voted in favor of the president. 103+51+152= 306 and there are 275 members in the Somali parliment. Doesn't add up does it?
  5. New Blow To Somalia Peace Hopes The rift at the heart of Somalia's transitional government has further widened, with the speaker of parliament saying he will relocate to Mogadishu. Sharif Hassan Sheikh Adan says he will leave Kenya, where the president is based, on Sunday and is trying to convince other MPs to go with him. Mr Adan is allied to the warlords who control the capital and oppose President Abdullahi Yusuf. Somalia has not had a functioning national government for 14 years. President Yusuf was elected by the transitional parliament last October after two years of talks aimed at ending the warfare and anarchy. Peacekeepers Correspondents say Mr Adan is likely to try and set up a rival administration to that led by Mr Yusuf. More than 80 MPs, including the warlords, are already in Mogadishu but it is not clear whether Mr Adan will succeed in gathering a quorum there - 138 members of the 275-strong parliament. RIVAL CAMPS Pro-president - Baidoa President Abdullahi Yusuf Prime Minister Ali Mohammed Ghedi Mogadishu warlord Hussein Aideed Anti-president - Mogadishu Parliamentary speaker Sharif Hassan Sheikh Adan Mogadishu warlord Mohammed Qanyare Affra Mogadishu warlord Osman Ali Atto Mogadishu warlord Muse Sudi Yalahow Baidoa warlord Mohammed Habsade There have been reports that the rival camps are massing weapons around the town of Baidoa, which is where Mr Yusuf wants to set up his government. He says Mogadishu is too dangerous but Baidoa is controlled by a warlord allied to Mr Adan. On Thursday, the African Union voted to send 1,700 peacekeepers to Somalia, however, they will not go if it is not safe and the money for their deployment is not yet in place. Prime Minister Ali Mohammed Ghedi, who is allied to President Yusuf, told the BBC that he wants the peacekeepers urgently, so the government can return to Somalia by the start of June. He said the peace force should start by disarming the militiamen in Mogadishu but the capital's warlords are opposed to a peace force. "Armed groups are ready to disarm but we need a third party to gather for us the weapons until we train the militias and former police," he told the BBC's Network Africa programme. Foreign donors, who have bankrolled the long peace talks, are pressing the transitional government to relocate to Somalia. Warlords unite In Washington, the United States and the European Union this week released a joint statement voicing their concern at the lack of progress. Facts and figures about life in Somalia At-a-glance " The Somali reconciliation process is at a critical stage. There is an urgent need for a viable agreement on relocation and security," it said. Mogadishu warlords Mohammed Qanyare Affra, Osman Ali Atto and Muse Sudi Yalahow, who have spent years fighting each other, said that they would this week start withdrawing their forces from the capital and setting up a single militia force. They say this will restore security in Mogadishu and remove the need for peacekeepers. But some government officials fear that the force could be used against them, if relations continue to deteriorate. Source:BBC News ------------------------------------------------ The tyrant of Puntland is ruining the peace process with his totalitarian idiotology. Once a mahber always a mahbar I say. I still can't believe that some of you guys actually thought that the guy who first picked up an AK47 and fought against the Somali people was actually going to restore peace. He is one of the primary reasons of Somalia’s downfall, and his true colors have been shown. Luckily there are still some wadanis(I mean warlords ) in this corrupt government who will fight against the tigres(the backbone, arms, and legs), the SSDF-landers (the mouth-piece), and the RRA (the i.diot's who so willingly give their land to be the battleground).
  6. Being the President's lacky First, when I said "lackey," I wasn't talking about you being the presidents lackey. I was referring "lackey" to all the khulmis including you, your uncle, and the whole extended family. much better and rewarding than being Yusuf Inda Cade's tin can [big Grin See I might be indhacades tin can but I'm still noble. Now you on the other hand have shown who you really are (which is a "minority." ) by who your allies are. Sky when you learn how to capitalize the first letter of the sentence, and put a period on the end we will talk kid.
  7. Somali Patriot are we still rescuing Ceel Waaq from the invaders or helping defend Somalia from Ethiopian incursion. Oh I beg your pardon I mistook you for the senior members of the JVA. :confused: :confused: What does Ceel-waaq or the senior members of the JVA have to do with this topic. I see just like his adeer the lackey is lost and delusional.
  8. Jamtutu I think everyone is aware of the BS propaganda generalka is flooding the forum with. I swear A/yusef and his fellow mahbars think they can outsmart anyone. Right after the "voting" :rolleyes: Gedi got on a plane striaght to AidsAbaba to tell the Tigres that the Somali parliment voted,that the ethiopians can go anywhere inside Somalia to "restore peace."
  9. I'm tired of reading the same old poems all about "LOVE", obviously none of you have found it because you here all the time writing about it But have some diverse peoms that get my attention and my soul THAT ISN'T ABOUT LOVE.
  10. Why did you delete it was nice, I thought people learned in middle school not care what people think and to know that people will always have something to say. EXPRESS YOURSLEF ABAYO.
  11. Kismaayo May 5: Weerarkaan maanta lagu soo qaaday guriga Barre Hiiraale ayaa waxaa ka dabeeya sida saxaafada loo xaqiijiyay maleeshiyooyin ku hubaysanaa gaari tikniko ah oo uu leeyahay sida lasheegay Cabdi Qaasim Salad Xasan madaxwaynahii hore ee dowaldii KMG aheyd oo dhawaan ka yimid magaalada muqdisho islamarkaana aan la garanayen sababta uu u yimid magaalada kismaayo. READ MORE @: http://www.somalitalk.com/2005/may/5may105.html Quite pityful. Lakiin I wonder why the puntland sites have been reporting BS lately, I just found out why. See the puntland government and people have been attacking the reporters from that region when the news they write isn't in favor of the puntland people (or as I call them the SSDF-MAHBERS) READ MORE @ http://www.hiiraan.org/2005/may/somali_news05_3.htm
  12. Kismaayo May 5: Weerarkaan maanta lagu soo qaaday guriga Barre Hiiraale ayaa waxaa ka dabeeya sida saxaafada loo xaqiijiyay maleeshiyooyin ku hubaysanaa gaari tikniko ah oo uu leeyahay sida lasheegay Cabdi Qaasim Salad Xasan madaxwaynahii hore ee dowaldii KMG aheyd oo dhawaan ka yimid magaalada muqdisho islamarkaana aan la garanayen sababta uu u yimid magaalada kismaayo. READ MORE @: http://www.somalitalk.com/2005/may/5may105.html Quite pityful. Lakiin I wonder why the puntland sites have been reporting BS lately, I just found out why. See the puntland government and people have been attacking the reporters from that region when the news they write isn't in favor of the puntland people (or as I call them the SSDF-MAHBERS) READ MORE @ http://www.hiiraan.org/2005/may/somali_news05_3.htm
  13. Kismaayo May 5: Weerarkaan maanta lagu soo qaaday guriga Barre Hiiraale ayaa waxaa ka dabeeya sida saxaafada loo xaqiijiyay maleeshiyooyin ku hubaysanaa gaari tikniko ah oo uu leeyahay sida lasheegay Cabdi Qaasim Salad Xasan madaxwaynahii hore ee dowaldii KMG aheyd oo dhawaan ka yimid magaalada muqdisho islamarkaana aan la garanayen sababta uu u yimid magaalada kismaayo. READ MORE @: http://www.somalitalk.com/2005/may/5may105.html Quite pityful. Lakiin I wonder why the puntland sites have been reporting BS lately, I just found out why. See the puntland government and people have been attacking the reporters from that region when the news they write isn't in favor of the puntland people (or as I call them the SSDF-MAHBERS) READ MORE @ http://www.hiiraan.org/2005/may/somali_news05_3.htm
  14. I'm finally happy that MP KANYARE said what all the others wanted to say, but didn't. C/yusef and Gedhis plan for Somali is an unbright one, and we need more pms like kanyare to step up to the thug whom caged himself in the kenyan hilton hotel. SOMALINIMO WILL NOT COME IN THE HAND OF THE MAN WHO DESTROYED IT IN THE FIRST PLACE.
  15. Isn't it funny that only puntland sites reported this "atack." The puntland propaganda is going to all time low this year.
  16. What a man, what a mighty mighty good man...... miyaa sheekada Nice weeye...but abaayo capitalizing the words made it seem like you were shaving it down our throats that he is good man (FORCEFULLY)
  17. If I saw Qanyare, I'd sing this to him: Maseeraa ku haayo, waad muuq-muuqataa :confused: :confused: :confused: Would care to share why he might be jealous of Gedi?
  18. "Yes, and then???", asked the crowd. "I don't know", said Farax, "He took out his lunch, and I took out mine!!! And then he said that we could stay."
  19. Hate to sound passimistic but I feel that nowadays the youth are more qabilists than elders walahi. You gonna see a friggin 16yrs old that are born and raised in qurbaland talking tribal shyt like they just came from the country, sad. Theres couple of them here madaam.
  20. :eek: :eek: :eek: :eek: Your comparing The Somali father Gen.Maj.Jalle Maxamed Siyaad Bare to A/yusef.Just look at the way their names are written differently:D
  21. ********please don't post tribal names on our website*********** [ April 20, 2005, 11:26 PM: Message edited by: Admin ]
  22. Baaq nabadeed oo ay si wada jir ah usoo saareen wax garad rag iyo dumarba isugu jira oo ka kala tirsan beelaha Sade iyo Garre oo ku wajahan dagaalada kasoo cusboonaaday degmada Ceelwaaq, Dhamase, B/Xaawo iyo Mandheera Sida ay in badanba ka warqabaan, maalmihii lasoo dhaafay ayaa waxaa si lama filaan ah isaga hor yimid labada beelood ee Sade iyo Garre oo iyagu ah laba beelood oo intii ay dagaalada sokeeye ee Soomaaliya socdeen ayagu si nabad gelyo iyo daris wadaagnimo leh ku wada noolaa. Waxaa xaqiiqo ah in ay labada beeloodba muddo dheer soo arkeen qiimaha ay nabadda leedahay iyo in wanaaga iyo horumarka uu ku jiro istix-gelin iyo nabad ku wada noolaasho. Sida muuqato, labada beelood waxaa ay iminka isugu dhaceen si lama filaan ah, waxayna labaduba si fudud u iloobeen wanaagii iyo qiimahii ay nabadda u laheyd beelaha ay ka dhasheen iyo deegaanada ay wadaagaanba. Sidoo kale, waxaa iyana xaqiiqo ah in ay jiraan wax garad fara badan oo labada beelood ka tirsan oo iyagu aad iyo aad uga xun isku dhacaas iyo dagaaladaas kasoo cusboonaaday deegaanadoodii. Maalintii shalay aheyd oo ay taariikhdu aheyd April 11, 2005 ayaa waxaa qadka Teleefanka iskugu xirtay si ay arrintaas uga wada hadlaan waxgarad labada beelood ka kala socda oo rag iyo dumarba lahaa, kuwaas oo si cad u muujiyay sida ay uga xun yihiin dagaalada iyo jawiga is fahan la'aaneed ee kasoo cusboonaaday deegaanada aan kor kusoo xusnay. Dadka qadka Teleefanka shalay isugu yimid ayaa ayaga oo ay ka muuqatay tiiraanyo iyo wal-wal ay ka qabaan waxa uu xaalku noqon doono ayaa waxay si wada jir ah ugu soo jeediyeen beelaha labada dhinac ee Sade iyo Garre in ay si shuruud la'aan ah xabad joojin u sameeyaan, kala qaadaan ciidamada is hor fadhiya isla markaana ay si shuruud la'aan ah u furaan kanaalada wada hadalka. Waxgaradkii baaqaas nabadeed soo jeediyay ayaa waxay magacyadoodu kala yihiin:- (LIISKA MAGACYADA WAXGARADKA SADE) 1- Xaaji C/casiis MaxameD 2- Xaji C/laahi Ilinge 3- Sheikh Cusman Diiriye Cigal 4- Cabdi Maxamed Gurbis 5- Cali Cumar Shaaciye (Sanqool) 6- Saaqa Cismaan Nuur 7- Amina Jeele 8- Cawil Cabdi Budhak ^^^(Seattle,Washington) 9- Nuur Cali Xassan (Nuur-gaab) 10- Cismaan Muxumed (Shuqaale) 11- Adan Axmed Colujoog 12- Nabadoon Yarow Cusmaan 13- Xaashi Cali Mire 14- Maxamed Wadaaca 15- Xasan Xaashi Dhoore 16- Sheikh Axmed Sarfiile 17- Xusein Guleed Deer 18- Cumar Sheikh Maxamuud 19- Ayaanle Maxamed Siyaad Bare 20- Ali Xaashi Maxamed Aadan 21- Maxamed Xaashi Ugaas Xirsi 23- Maxamed Qaliif Shire 24- Xuseen Faarax Coongaab 25- Aadan Afey 26- Mahad Maxamuud Shire 27- Xasan Shuqaal C/dule 28- Aadan Buule Maxamed 29- Abdulaahi Dhafoor 30- Aadan Guuleed Shabeel 31- C/laahi Xaaji Xasan 32- Maxamed Ashkar (Jiijiile) 33- Aadan Cilmi 34- Qaliif Ashkir 35 C/rashiid Suufi Dheerow 36- C/wali (Nucnuc) 37- Xabiiba Warsame Faarax 38- C/laahi Soorfur 39- Xirey (Jab Ari) 40- Xasan Cabdi Bare 41- Boosteeyo Sheikh Axmed Sheikh Xiirey 42- Mursal Aadan (LIISKA MAGACYADA WAXGARADKA GARAH 1- Yusuf Hasan Gabaaba 2- Nuur Cali Rooba 3- Macalin Cali Eedoow Shaabura 4- Shiiq Aadan Edin Ali 5- Maxamed Macalin Eda 6- Aadan Maxamed Liibaan 7- Xasan Cali Tulu 8-Ibraahim Cabdi Macalin(former quran teacher) 9- Hasan Aadan Kabadha 10- Towfiiq Xaaji Sasan Gababa 11- C/qaadir Xuseen Koombe 12- Cali Nuur Xasan Goolija 13- Ismacil Xaji 14- C/raxmaan Axmed Taje 15- Aadan Xasan Saldho 16- ***** Maxamed sheikh Cumar 17- Sheikh Cabdi Waaxid 18- Suleymaan Ugaas Roboow Xasan 19- Maxamed Nuur Xaaji Umurow 20- Cusmaan Xaaji C/qaadir Sheikh Xuseen 21- Aliye Ali Gabaaba 22- Xasan Abanuura 23- C/qaadir Aadan Qaliif 24- Xuseen Macalin Maxaed Xasan ***** 25- C/qaadir Maxamed Cabdi Eymooy 26- Xaaji Aliyow Abdi Moluu 27- Cabdi Nuur Macalin Ibreen 28- Ismail Iloow Amkulo 29- Xaaji ***** Yuusuf Axed Kiti 30- Axmed Macalin Xuseen 31- Yusuf Aadan Ali 32- Abdi Xafiid Macali Ibraahim 33- Cumar Abdula 34- Xasan C/nuur Cusmaan 35- Maxamed Rashiid Aadan Abdule 36- Yusuf Rooboow Ibraahim 37- Axmed C/qaadir Xaaji Xasan Gabaabe 38- Maxamed Shiiq Yuusuf 40- Shiiq Aadan Ibraahim ***** 41- C/kaafi Nuur Diiriye