Somali_Patriot
Nomads-
Content Count
98 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Somali_Patriot
-
Originally posted by Cabdulmalik: Their is now hundreds Somali website and the number is increasing. Which 3 Somali websites do you think have best design(not information) write your list. My list 1) www.muqdisho.net (colorful and simple) 2) www.allpuntland.com (advanst with allot grafik images) 4) www.gedonet.com/ ( allot of table rw but still organized) I have noticed that almost all somali websites are divided in 3 colspans 2 small and one big in the middle. I just have one thing to say, Isn't it 1,2, then 3 not 4
-
when he was fighting Jama Ali Jama (a traitor) for control of Puntland Waryaa Jamac Ali Jamac was not a traitor but a "freedom fighter" for his sub-clan. The man was tired of the old coons totalitarian mentality, and he wanted to bring freedom and power back to the original rulers of SSDF-land. Jamac Ali Jamac and Cade Musse are the leaders for the minority in Bari.
-
PM nominates cabinet approve, key post's:including Chief of Police
Somali_Patriot replied to General Duke's topic in Politics
omali patriot, when you say the family does not care do you mean the Chief of Polices family or your own? [Wink] Ina adeer, me and the "chief of police" are in the same family. We all have one common forefather so we are all in the same family. Do you think we seperate eachother as you and your likes do? Beside, aniga iyo Ina Loyaan waxaan kal tirsanaa 6 odayaal -
First stop copying and pasting from other sites. Who are you kidding?We all know that you didn't write this. •A sure way to save Somalia is to stand in single file behind the federal government led by President AbdulahiYusuf Ahmed Is he not one of the biggest warlords, or are we supposed to turn a blind eye to that little fact? May the want-to-be-tyrant fall, and the nationalist rise to power. May we be blessed Allah with a real government, that treats all Somalis eqaul that has no clan mentaility. May our kids be born in our motherland as we were allah. May we a have free-A/yusef government in Somalia allah. May the cheerleaders (some on somaliaonline) of the want- to -be -tyrant put their pom poms down and become nationalist instead of qabilistics.May the traitors (mainly from ssdf-land) become patriots AMIIN AMIIN
-
********PLease stop posting tribal names on our website************* Final warning. [ May 19, 2005, 07:33 PM: Message edited by: Admin ]
-
PM nominates cabinet approve, key post's:including Chief of Police
Somali_Patriot replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by General Duke: ^^^lol, the other names where not highlighted I guess. at least you reacted to it, how clever you are Well, ina adeer forget about me the whole family doesn't care about that position in this corupt government. My big mouth will be here for quite a while, and to give credit where it deserves YOU ARE VERY GOOD AT PROPAGANDA...I GUESS IT RUNS IN THE FAMILY SINCE THE WHOLE "MAHBAR" FAMILY KNOW HOW TO LIE VERY WELL. -
Well this is what happens when one is abused and misused. The abused from bosaaso.
-
The greatest danger to peace in Somalia are, the occupiers of land, the drug dealing warlords, the charcoal merchants. The Scrap merchants, the divisive clan propoganda media. The people who destroyed a generation of youth You just described PUNTLAND and A/yusef regime.
-
PM nominates cabinet approve, key post's:including Chief of Police
Somali_Patriot replied to General Duke's topic in Politics
It's funny that you highlighted the chief of police, was that a way to say to some members here TO SHUT UP. -
Originally posted by SOO MAAL: quote: Happy May 18 reer Somali-land (meaning Berbera-Hargeisa-Burco triangle). May you inshallah stay working for peace, and eventually work for the peace of Somaliweyn and all uumma muslimiin. Amiin Amiin Why did you change my thing up ina abti. Well obviously I'm not including sool iyo sanaag. Sool iyo Sanaag are part of puntland.
-
The names are out: Government has a substantial majority of MP's
Somali_Patriot replied to General Duke's topic in Politics
ALLPUNTLAND.COM :confused: :confused: Are you serious? -
Hatred isn't needed, give respect to those who deserve it. Happy May 18 reer Somali-land. May you inshallah stay working for peace, and eventually work for the peace of Somaliweyn and all uumma muslimiin. Amiin Amiin
-
and believe me you I have seen at first hand the side effects of a civil war I pray that no Somali person is condemned to undergo that stage again. Is this a little hint telling us you were part of the USC in the early 90's, which place were you at kismayo,galkacyo, or Gedo. However much I respect your criticism I would , on the other hand, kindly request not to be biassed in future observances. Ina adeer,I apologize if you thought I was biased, but I didn't countflow was my fellow kinsmen.
-
The numbers dont add up: Mogadishu + The MP's number
Somali_Patriot replied to General Duke's topic in Politics
General duke who isn't in xamer? -
supports the government First, seperate Yeey and the government, there are more people included in the government then Yeey.Or do you want to live in the fantasy, (that was once a reality for me ) where the government is one-man and his extended family? Every person in Somalia wants a stable government in our war-torn country, but no one wants Yeey and his qabilistic mentaility. The whole North Clan of Mogadishu supports the government, except for warlord's Musa and his cousin Cumar Finish. .............. As I have said before, Aydeed Jr and his group are supporters. The clan that dominates Hiiraan supports the government :confused: :confused: Seriously, walaal/abaayo (quite frankly don't know what your sex is) do you think were s.tupid? Do you really think that anyone is going to take your this BS in consideration here. The warlords, courts and few oppose but they form a minority being promoted by the media. I think Yeey should fire Bari-Bari and hire you ina adeer. Seriously!
-
It's quite amusing how a person who lives in a western country, with food, clothing, education, shelter, and a peaceful environment can rejoice over wars as much as my dear brother Jamatutu above me. I doubt he would see the wars in Somalia as a beautiful and joyful thing, if he were present when it happens.
-
MORGAN IS COMING TO MOGADISHU WHAT'S UP WITH THAT ?
Somali_Patriot replied to hukri's topic in Politics
Jen. Maxamed Siciid Moorgan iyo Jen. Maslax Maxamed Siyaad oo ku sii jeeda magaalada Muqdisho Isniin, May 16, 2005(HOL)@20:30GMT: Booqasho ay magaalada Muqdisho ku imaan lahaayeen Jen. Maxamed Siciid Xirsi Moorgan iyo Jen. Maslax Maxamed Siyaad Barre ayaa saacadihii ugu dambeeyay dib u dhacay. Sida horay loo sheegay labada Janan iyo mas’uuliyiin la socota ayaa magaalada Muqdisho imaan lahaa Arbacada soo socota balse sida uu sheegay Jen. Moorgan oo u waramayay Idaacadda Banaadir ee Muqdisho, safarkaasi dib ayuu u dhacay ilaa waqti aan la ogeyn, taasoo ku timid arrimo farsamo oo dhinaca gaadiidka ah. Jen. Moorgan waxaa uu intaas ku daray in ay Muqdisho imaan doonaan si ay u dhiirigeliyaan howlaha ay magaalada Muqdisho ka wadaan qaar ka tirsan mas’uuliyiinta dowladda. "Ragga jooga Muqdisho waxaan nahay isku barnaamij, isku siyaasad, howlaha Muqdisho ka socdana marti kama noqoneyno marka aan nimaado" ayuu yiri Jen. Moorgan. Jen. Moorgan mar la weydiiyay cidda ku casuuntay magaalada Muqdisho ayaa yiri "Martiqaad cid aan uga dooneyno magaalada Muqdisho tegitaankeeda ma jirto, Muqdisho haddii aan tegeyno marti ma noqoneyno ee waxaan nahay dad tegay Dalkoodii". Jen. Moorgan waxaa uu sheegay in Mas’uuliyiinta labada Gole ee ku sugan magaalada Muqdisho ay isku aragti yihiin, wuxuuna ka gaabsaday in uu wax ka yiraahdo khilaafka u dhaxeeya mas’uuliyiinta dowladda. Jen. Moorgan ayay u tahay markii labaad ee uu yimaado magaalada Muqdisho isagoo horay u yimid sagaashameeyadii xiligaasoo uu marti u ahaa Ururkii USC/SSA ee ay ku bahoobeen Isbaheysigii SSA-da, balse Jen. Maslax Maxamed Siyaad ayay u tahay markii koowaad ee uu Muqdisho yimaado tan iyo markii la riday Xukuumaddii uu madaxda ka ahaa Aabihiis marxuum Maxamed Siyaad Barre. Salaad Iidow Xasan (Xiis) Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia -------------------------------------------------- This must be sad for col. yeey, even morgon and maslax are coming to Muqdisho to support the speaker of parliment and the "barnamij" going on there. -
Xildhibaan Jaamac Cali Jaamac Oo Ka Tirsan Xildhibananada Baarlamanka Federaalka KMG Ee Soomaaliya Ayaa Ku Eedeeyey Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf In Uu Yahay Mid Go'aankiisa Kaliya In La Qaato Doonaya. Hobyonet.Muqdisho.Talaado, May 17, 2005.. Jaamac Cali Jaamac Oo Ahaa Madaxweynahii Sharciga Ee Maamul Goboleedka Puntland Kaasoo Cinqalaab Daraawish u Ku Afganbiyey Madaxweyne C/laahi Yusuf Oo Xiligaasi ahaa Madaxweynaha Maamulka Puntland isaga Jaamac Cali Jaamac Iminka Ka Mida Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka KMG e Muqdisho Jooga ayaa Maru Xalay Saxaafada U Waramayay Waxaa u Madaxweyne Yuusuf Ku tilmaamay Nin In La Doorto Raba inta Badan Markii La Doortana aan Cidina La Tashan Isaga oo Cidii aan Taladisa Qaadan Dagaal Kala Hortaga. Xildhibaan Jaamac Cali Jaamac Waxaa u Soo Qaatay Jabhadii SSDF oo uu Tilmaamay inuu Gudoomiye u ahaa Jen Maxamed Abshir Haaman Dabadeed C/laahi Yuusuf Uu isaga markii uu isjeclaysiiyay Loo Dhiibay Dabadeedna Cidii Fikirkiisa ka Hortimaada Dagaal Ku Qaadayay. Sidooo kale Waxaa uu Jaamac Cali Jaamac Xaqijiyey in Maamulka Puntland Markii ay Waqtigii u Dhamaatay Waxa la ii Doortay Madaxweyne aniga Dabadeedna Waxaa uu Cabdulaahi Yuusuf Afganbi Ciidan Ku sameyey Maamulkii aan Madaxda u ahaa isaga oo Soo Adeegsadey Ciidamo ajnabi ah. Xildhibaan Jaamac Cali Jaamac Waxaa uu Rabi ugu Baryay in Madaxweynaha iyo Raysalwasaaraha ay Soo Noqdaan oo ay Qaataan Go'aanada Barlamaanka . Dhinaca Kale Waxaa uu soo Dhaweeyey Xildhibaanada Howlaha Amaanka Lagu sugayo Magaalada Muqdisho o u ku Tilamaamay Mid si Wanaagsan u socda . Mar u ka Hadlayay Dadka Dhahaya Ethopia Ma ahan Kuwa hada ka Taliya Mid Cadow ah iyaga oo Dhahay saaxiibo ayaan Nahay Waxaa uu Hoosta ka Xariiqay In Markiii Xoriyada La Qaatay 1960 Kii in Boqorkii itoobiya ka Talinayay ee Xayla Salaasi uu Yiri DowLAD soomaaliyeed Bari Nagama Xigto ee Waxaa naga Xiga Canaasiir oo Waxay soo Weerareen Togwajaale iyo Feerfeer Ethopia Waa Ethopia ayuu Hadalkiisa ku soo Koobay. Mustaf Nuur Guuleed Ridil Muqdisho mustafnuurridil@hotmail.com -------------------------------------------------- Windtalker your fellow reer bosaasos are stepping up to the thug in Hilton Hotel, what do you think of all this? Or is this one of those untrustworthy site to?
-
Mogadishu has many anti goevrnment groups but many pro government groups. See, this is were your totally wrong. I think that every Somali person who lives in Somalia (Moqdishu in this case)wants a stable government, but they don't want the tribalistic, lunatic, anti-peace, old hag who is located in the London hospital as we speak.
-
I can't believe the abused from bosaaso could write such an insulting article that the admin had to delete it.(It's also a very big surprise that the once tyrant moderators have started to become neutral now) Patriotism has no meaning when those claiming it are infact the ones who destroyed the country in the first place. Does that include the "president"
-
It's funny how allgedo is an untrustworthy site when it isn't agreeing to your "lunatic ideas," but one article later (that so happen to support your false accusations) they are the #1 trustworthy site of the. So, my dear ina abti, from now on whatever allgedo writes is creditable and trustworthy OK? Barre Hiiraale and the whole "extended family" are all neutral at this point. Our focus is not on the corrupt government right now; we have more important issues to worry about then the cat and mouse game going on in the kenyan and Moqdishu stadiums.
-
But some reports have indicated that JVA forces are ALREADY near Baydhabo (alongside Indhocade's). Which simply means the JVA near Baydhabo is an exclusive branch of the USC (Yusuf Seeraar's boys). So, is Hiiraale as of now neutral? Care to share where we can see those reports that indicate that any members of the JVA army is in Bayhabo?
-
Xubnaha labada gole ee ku sugnaa Kismaayo & Baydhab oo ku soo jeeda Muqdisho, xilli uu guddoomiyaha baarlamaanka ku sugan yahay Muqdisho Baydhaba Warar aanu ka helnay ilo muhiim ah oo lagu kalsoon yahay, kuna kala sugan Baydhabo & Kismaayo ayaa waxey sheegayaan in Muqdisho ay ku soo fool leeyihiin xubno ka tirsan labada gole oo halkaasi ku sugnaa muddooyinkan. Xubnaha ka soo ambabixi doono Baydhabo ayaa waxaa hogaamin doona xildhibaan Max’ed Ibraahim Xaabsade, waxaana ka mid ah C/llaahi Aadan Axmed (Black) & Max’ed Xuseen ***** (Afaraale), halka xubnaha ka imaanaya Kismaayo uu hogaamin doono wasiirka dib u dhiska & dib u dejinta dowladda federaalka Barre Aadan Shire (Hiiraale). Imaatinkooda Muqdisho ayey ku soo beegmeysaa xilli uu Muqdisho ku sugan yahay guddoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan & xubno ka tirsan labada gole ee dowladda federaalka. Xaabsade & Barre Hiiraale ayaa ah xidlhibaano ka soo horjeeda ciidamada dowladaha safka hore keenistooda & in dowladdu farriisin ka dhigato Jowhar & Baydhabo, waxaana ay ku fikir yihiin xubnaha labada gole ee Muqdisho ku sugan, iyadoo xildhibaan Xaabsade uu sheegay in magaalada Baydhabo ee uu ka soo jeedo aysan xilligan habooneyn in ay ka soo degto dowladda federaalka, isagoo ku celceliyey in dowladda ay toos u tagto farriisinkeeda Muqdisho. Cabdishakuur Cilmi Xasan Dayniile,Muqdisho Ku noqo beejka ------------------------------------------------ Impeachment is near.
-
Wafdi Uu Hogaaminayo Afhayeenka Baarlamaanka Oo Muqdisho U KicitamayIiyo Gen.Morgan Oo Isna U Socda Magaalada Muqdisho Waxaa saaka abaarihii 11:10 daqiiqo ka duulay gaaroonka diyaaradaha ee Wilson Airport gudoomiyaha baarlmaanka Shariif Xasan Sh Adan iyo xildhibaano gaaraya ilaa iyo 38 xildhibaan. Waxaa Gedonet u soo ragashay inaay qolka VIPda ee Wilson Aiprort aan ku weydiinayo gudoomiyaha baarlmaanka suaalo dhowr ah oo ay kamid ahaayeen inay shirkii 17 bishan uu sheegay inuu qabanayo iyo in kale iyo walibba siduu u arko kalfadhigii maalintii dhawayd ay iskugu yimaadeen xildhibaanddu. Shariif Xasan waxaa uu sheegay inuu qabanayo 17ka bishaan kalfadhigii uu sheegay inuu iskugu yeerayo xildhibaandda waa haddii kooramka xildhibaanadda loo baahan yahay ay buuxsamaan. Sidoo kale waxaa uu shariifku u sheegay Gedonet in aan lagu tilmaamin shirkii maalinkii dhawayd kalfadhi xildhibaano waayo waxaa uu yirri t"iradda rasmiga ah oo kasoo qayb gashay shirkaasi ma ahayn tirro rasmi ah". Dhanka kale, waxaa uu shariif xasan sheegay inuu soo laabanayo balse ay ku xiran tahay soolaabshadiisa shaqadda uu u tagayo hadba inta ay qaadanayso. waxaa kaloo uu sheegay inuu dhiirigalinayo hub aruurinta laga waddo muqdisho oo uu kaqayb qadanayo. Waxaa ay saxaafdadu waydiisay Shariif Xasan su aal ahayd haddii uu muqdisho taggo inuu afgambinayo xukuumadda oo cod uqaadayo in la riddo madaxwaynaha in ay jirto iyo in kale, waxaana uu Shariifka sheegay inaay taasi tahay mid been ah waayo waxaa ii yirri anigu taas hadda kuma dhawaaqayo mana dhahayo cod aan uqaadno in madaxwaynaha l ariddo. Isku soo wada duuboo waxaa ayagana la filayaa in maalinta arbacadda ah ay baxaan wafdi ay ka mid yihiin Maxamed Casharo iyo walibba Jeneraal Maxamed Siciid Xirsi Morgan waa sidda ay ii sheegeen masuuliyiintaasi. sidoo kale, waxaa asna shir saxaafadeed qabtay ambasador Kipligatt oo sheegay inuu yahay qilaafka u dhaxeeya dowladda dhexdeeda ay ku dhisan tahay xan iyo ismaan dhaaf, iyo weliba Mr.Kipligat oo sheegay in soomalidda meel walba oo ay heshiiis ku tahay lagu heshiisiinayo xataa ha ahaato South Afrika. Mr.Kipligat oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in Soomaliya loo dirayo ciidammo ka socda Ugaandha iyo Suudaan oo uu sheegay inaan loo diraynin cidamadda safka hore. ---------------------------------------------- Guddoomiyaha baarlamaanka “Nin kasta oo Xamar yimid oo inta aan arkay soo arkay, wuxuu ogaanayaa magaalada dadka joogay in ay tashan karaan, go’aanna leeyihiin, aragtidoodana ay tahay mid isku mid ah oo ay yihiin dad walaalo ahâ€(Khudbadii uu Jeediyey & Sawiradii soo dhoweynta) Muqdisho Waxaa maanta duhur-nimadii ka soo degay garoonka dayniile ee magaalada Muqdisho wefdi isugu jira xubnaha labada gole, uuna hor kacayey guddoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan oo imaatinkiisa Muqdisho ilaa maalmahan laga hadal-hayey Ammaanka garoonka dayniile ayaa maanta ahaa mid ka duwan siduu ahaa, kadib markii halkaasi laga waayey wax tikniko ah waxaana booskii tiknikada bedelay baabuurta yaryar oo ay wateen dadka soo dhoweynayey guddoomiyaha baarlamaanka, iyadoo tiro ka badan 500 oo baabuurta yaryar ah ay ka qeybgaleen soo dhoweynta guddoomiyaha baarlamaanka. Wefdiga guddoomiyaha baarlamaanka ayaa markii ay ka soo degaan garoonka dayniile loo soo galbiyey Ex. Xaruntii XHKS halkaasoo ay ku sugayeen xubnaha labada gole ee dowladda ee Muqdisho ku sugan & dadweyne aad u fara badan, waxaana soo buux dhaafiyey garoonka dayniile ilaa xarunta xisbiga oo ah halka farriisinka u ah xubnaha labada gole ee Muqdisho ku sugan dadweyne watay boorar ay ku dhigan yihiin hal ku dhigyo ay ku soo dhoweynayaan wefdiga guddoomiyaha. Guddoomiye Shariif Xasan oo kula hadlayey xarunta xisbiga dadkii ka soo qeybgalay soo dhoweyntiisa, ayaa wuxuu sheegay in uu ku faraxsan yahay ku soo laabashadii magaala madaxda Soomaaliya ee Muqdisho, isagoo sheegay in imaatinkiisu ku soo beegmay xilli xubnaha labada gole ee Muqdisho ay guda-galeen howlihii nabadeynta. Guddoomiye Shariif wuxuu sheegay in ay dhibaato weyn ku tahay shacabka dowlad la’aanta, wuxuuna ka codsaday shacabka Muqdisho, gaar ahaan ganacsatada in ay gacan siiyaan dowladda, kalana shaqeeyaan howlaha suggida nabadgelyada & coo celinta sharciga & kala dambeynta. Munaasbada 15-ka Mey oo maanta ku beegan waxaan hambalyo & bogaadin u dirayaa dhalinyarada Soomaaliyeed, oo aan ka codsanayo in ay maskaxdooda geliyaan sidii ay dalkooda & dadkood wax ugu qaban lahaayeen taariikhdana ay baal wanaagsan kaga geli lahaayeen, maanta dalku wuxuu u baahan yahay dhalinayaro wadaniyiin ah oo badbaadiya, meel kasta oo joogaana ay is walaashaadaan oo wixii dhacay ay xalay dhalay ka noqdaan†ayuu yiri guddoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan oo dhinaca kalena si weyn ugu mahadceliyey xubnaha labada gole ee Muqdisho ku sugan & howlihii ay qabteen, wuxuuna shacabka Muqdisho ku bogaadiyey gacantii ay siiyeen dedaalada lagu nabadeynayo Muqdisho. “Walaalayaal waxaan dooneynaa in aan is cafino ILLAAHEYN u towbad keeno maadaama Soomaali is dishay dhibaato-na ay dhex-martay, haddii aynaan towbad keenin wax noo soconaya ma lahan, dad Muslim ah ayaan nahay waana gefnay waana in aan niraahnaa ILLAAHEY TOWBA†ayuu yiri Shariif Xasan oo weydiistay shacabka in ay ka towbad keenaan gefkii, wuxuuna sheegay haddii aysan Soomaalidu is xalin in qolo kale oo dano gaar ah leh ay oran doonaan annaga ayaa idin xalineyna. “Caalamka oo dhan anaga ayaa dowlad la’aan ka ah, haddii aysan dowladi wax anfac ah laheyn caalamku ma qaateen dowladnimada, adeegii dowladnimado ee Soomaalidu meel kasta oo ay joogtay ay u baahneyd ayaa la waayey, haddii caafimaad, waxbarasho & nabadgelyo la waayana wax jira ma lahan†ayuu yiri guddoomiyaha baarlamaanka oo intaasi sii raaciyey. “Madaxtinimada aan isku riix-riixeyno aan inta meel iska dhigno u tuurrno mustaqbalka ilmaheena & waalidiinta Soomaaliyeed, haddii aanan sidaa la yeelanna waxaa run ah in taariikhda berri baal madow laga galayoâ€. “Talaabadii ay shalay qaadeen xubnaha labada gole ee Muqdisho ku sugan ee ay hubka & maleeshiyada banaanka uga saareen magaalada adduunku oo dhan waa uu ka hadlay si weyn ayaana loo soo dhoweeyey, waxeyna ku tilmaamay talaabo wanaagsan oo horay loo qaaday†ayuu yiri guddoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan Aadan “Nin kasta oo Xamar yimid oo inta aan arkay soo arkay, wuxuu ogaanayaa magaalada dadka joogay in ay tashan karaan, go’aanna leeyihiin, aragtidoodana ay tahay mid isku mid ah oo yihiin dad walaalo ah†ayuu yiri Shariif-ka C/shakuur Cilmi Xasan Muqdisho-Soomaaliya cabdishakuur48@hotmail.com Ku noqo beejka webmaster@dayniile.com --------------------------------- Muqdisho :- Maanta duhurnimadii ayey soo gaareen magaalada Muqdisho wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Md.Shariif Xassan Shiikh, wafdigan ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey xarunta xisbiga oo uu khudbad ka jeediyey Guddoomiyaha. Wafdigan ayaa duhurnimadii kasoo degay Airporka Dayniile ee uu gacanta ku hayo Wasiirka Arrimaha Amniga Maxamed Qanyare Afrax oo ahaa ninkii maanta qaabilsanaa soo dhaweynta wafdigan. Amaanka nawaaxiga Airporka ayaa si weyn loo sugay ayadoo sidoo kale aagaasi laga fogeeyey Tiknikadii iyo maleeshiyooyinkii faraha badnaa ee lagu yaqaanay soo dhaweyn walba oo ka dhacda Muqdisho. Maleeshiyooyinka ayaa ku sugnaa banaanka Airporka ayagoo halkaasi kasoo gelbiyey markii danbe Shariifka iyo xubnihii la socday oo ay wehliyaan xubno kamid ah labada gole ee Dowlada oo horey ugu sugnaa. Guddoomiyaha Shariif Xassan ayaa ku hormaray Xarunta xisbiga oo ay ku sugnaayeen dad aad u badan oo isugu jira xildhibaano iyo shacab kale. Guddoomiyaha oo halkasi si diiran loogu soo dhaweeyey ayaa khudbad gaaban halkaasi kula hadlay shacabkii soo dhaweeyey, Shariif Xassan ayaa sheegay inuu magaalada Muqdisho u yimid sidii uu ulla xaajoon lahaa xubnaha kamid ah Baarlamaanka iyo Wasiirada si markaa ayuu yiri horey loogu wado hawlaha mas'uuliyiintaasi horyaal. Shariif Xassan ayaa ku dhawaaqay in dowlada Soomaaliya aysan labo garab u kala jabin balse ay mid qura ay tahay, walow uu sheegay in ay jiraan aragtiyo iska soo horjeeda oo ay kala heystaan xubnaha kamid ah dowlada. Waa markii labaad oo uu shariif Xassan safar ku yimaado magaalada Muqdisho tan iyo intii loo doortay xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Federalka ee lagu dhisay shirkii dib u heshiisiinta ee ka socday dalka Kenya. Sida ay noo xaqiijiyeen xubno ku dhow dhow Shariif Xassan ayaa sheegay in qodobka ugu muhiimsan oo uu kala hadli doono xubnaha Muqdisho ku sugan ayaa ah in go'aano laga soo saaro qoraaladii ay ansixiyeen xildhibaanadii todobaadkii tagay ku shiray Nairobi oo ansixiyey in dalka la keeno ciidamo. Ansixintaasi oo uu si weyn uga soo horjeedo Guddoomiyaha oo shirkaasi aanan tagin ayaa hada doonaya inuu taageero ka helo xildhibaanada Muqdisho ku sugan oo ay isku aragti yihiin. Maxamed Cabdi HorseedNet.com Muqdisho, Somaliya -------------------------------------------- Do these people look disappointed general duke? http://horseednet.com/images/horseednet/shariifka_xamar_soodhaweyn2.jpg http://www.horseednet.com/images/horseednet/shariifka_xamar_soodhaweyn.jpg http://www.dayniile.com/sawirda/Shariif2.JPG http://www.dayniile.com/sawirda/Shariif1.JPG http://www.dayniile.com/sawirda/sharifka9.JPG http://www.dayniile.com/sawirda/sharika3.JPG http://www.dayniile.com/sawirda/Shariif1.JPG http://www.dayniile.com/sawirda/shariifka8.JPG http://www.dayniile.com/sawirda/sharika4.JPG http://www.dayniile.com/sawirda/Sharifka6.JPG http://www.dayniile.com/sawirda/shariifka5.gif http://www.dayniile.com/sawirda/sharifka7.JPG Shariif Xassan iyo xubnihii la socday oo si weyn loogu soo dhaweeyey Muqdisho