Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. ^I hope inuu nuune 'Cabdalle' wax kale ula jeedin.
  2. Dagaalkii Laag oo Laamiga Boosaaso kusoo Fiday iyo Maleeshiyaad laga qabtay Maamulka Faroole (Faah Faahin). Sunday, 08 August 2010 10:53 administrator Dagaaladii cuslaa ee saaka ka bilaawday duleedka magaalada Boosaaso ayaa sii xoogaystay waxaana lasoo sheegayaa in Khasaara xoogan uu soo gaaray Maleeshiyaadkii u dagaalamayay Faroole. Dagaalka oo maanta duhurkii mar qaboobay ayaa markale sii xoogaystay kadib markii ay xoogaga deegaanka Galgala weeraro Aar gudasha ah ku qaadeen Firxadka Maleeshiyaadkii Faroole. Sarkaal u hadlay dadka deegaanka Galgala oo diiday in magaciisa la adeegsado ayaa sheegay in ay dileen labaatameeyo katirsan Maleeshiyaadka PIS-ta Faroole ee Weerarka ku qaaday dadka deegaanka. Dagaalka ugu culus wuxuu ka socdaa laamiga Boosaaso iyo Karin kala qaybiya, Warar xog ogaal ah oo ay helayso shabakadda SomaliMeMo ayaa xaqiijinaya in Maleeshiyaadka Faroole loosoo riixay dhanka magaalada Boosaaso oo Rasaasta wiiftada ah ay yool ka dhigtay wadad laamiga ah. Xaaladda magaalada Boosaaso ayaa kacsan waxaana aad u yar dhaq dhaqaaqa shacabka kadib markii Maleeshiyaad lasoo dhigay dhamaanba wadooyinka magaalada. Maleeshiyada Faroole ayaa beeraha shacabka ku duqaynaya madaafiicda BM-ka oo ay Itoobiya ugu deeqday Maamulka Ashahaadda ladirirka waxaa jira Maxaabiis farabadan oo laga qabtay Maleeshiyaadka PIS. Maxaabiista lagu qabtay dagaalada ka socda Duleedka Boosaaso waxaa ka mid ah saraakiil iyo Xidiglayaal hor boodayay dagaaladii saaka dhacay, warar kale ayaa sheegaya in gaari Candha Maydle ah uu Maleeshiyaadka uga dhacay Tog Biyood. 1-Ahmed Ali Muuse Madaxii Saadka ee Ciidanka PL. 2- Mustafe Guray Laba Xidigle. 3- Maxamed Dheere 4- Jamaal Ciisa Kaar 5-Cali Muuse Xidgle. 6- Maxamuud Qodox 7-Jaamac Axmed Yuusuf [Darweel Gaadhi Dagaal] 8-Maxamuud Haybe [ Gaandhari Macaa Gaadhigiisii] 10- Farxaan Qooje Waxaa Jira Saraakiil dagaalka lagu dilay oo aan weli magacyadooda lahelin balse saacadaha soo socda laheli doona, Isbitaalada waaweyn ee magaalada Boosaaso waxaa buux dhaafiyay dhaawacmayada Maleeshiyaadka Faroole.
  3. ^^Allamagan, waa Sol'erka ugu qabyaaladda yar, inuu Siyaad Barre amaano ama wax isu yihiin, ma tusineyso inuu qabyaaladiiste yahay. Si cad buu dooddiisa u soo bandhigay, markaad weerartayna wuxuu damcay inuu wax ku tusaaleeyo oo wax ku weydiiyo, balse 'ciyaal baad tahay' wax ka badan waad sheegi weyday!, cake eating session'kaagii isaga noqo.
  4. MMA, sxb adigaa dadka spelling & grammar ku qabsan jiraye, cinwaanka naga sax bal! Kuukuun Caddeey Barreey Jeella, Jeella Juwaa Murreey aay Faay Muuddeey ka feera bax!
  5. Reer koonfur assoluto aan ahay, duqa. lakin meelaha kalena ma moogi.
  6. Sheekooyinkiisa uu BBC ku soo qoro markaad akhriso ayaad fahmi lahayd, ee adoon is indha tirayn 'rabbit punches'kana iska kala yaree, sxb.
  7. 'heer Xamar aan ahaa' waaye sida saxda ah! Ninkii reer Waamo ee 'yaa kula socday' markaan iri, iigu jawaabay: 'Kelexeey' een mooday Nin magaciis ka warran?
  8. Colaad, war la faabrikeeyey ayuu qoraa isagoo qolkiisa isaga jira!, taas aniga iga qora.
  9. Originally posted by Land_Soldier: Samatar officialy declared himself insane.Odeygu dharkuu dhigay. Wallee ninkaa & waalli kala dheer!, waa Soomaali dhab ah, waa Nin lagu faani karo oo wixii dhalay, la dhashay & kuwuu dhalayba ay dhihi karaan: 'waa kaa wiilkayaga e, adinku maxaad heysaan?', khudbaddiisa shirkii Lund & halgankiisii Af, Xoolo & waqti-ba isugu jirayna ha illoobin markii waddanka Xabashi ku soo duushay!.
  10. Juxa, wax aad ka xanaaqdo ma arkin, mise in xaafada Jowhar qar magacyada laga beddelay baa ku dhibtay?
  11. Asalamu Calaykum, Sabaax al Kayr wal Full yaa jamaacatal khayr wal barakah. Juxa, sidii inaad sanado badan maqneyd bay iila egtahay, xalay xaad ku bariday?
  12. cajaa'ib @ 'si fiican u dhegeysta o dhuuxa dabadeedna ku camalfala'
  13. Originally posted by Jacpher: Indeed yaa Nassir. You can't use the blue flag to break down the country into tiny pieces . Shows the distance desperate people for power and fame. What an odd name for administration. The root word for ximan - must be xin, as in wax la ximiyo? Maamul of qabiil, by qabiil for qabiil doesn't benefit anyone including the qabiil itself. Spot on, lakin shows the level of hypocracy in you, that you don't see that in your qabiil and tuulo's!. Waa meesha aan ka dahno: 'Daanyeer dabadiis ma arko...'
  14. ^Dambarsame, saaxibkeyga qaaliga ah, goormaad lafa garaaca baratay?.
  15. ^Its not this or that, but the 1st paragraph that got me, dhaqan wanaagsan maaha inaad qof aadan aqoon u lahayn asee aad rabto inaad markii kuugu horreysay is aragtaan aad malo xumo iyo aflagaaddo u geysato.
  16. Originally posted by Thierry.: ^^ Ngonge that’s the problem with Al Shabaab and their supporters we don’t know who they are. I wouldn’t be surprised if he said he wasn’t turning up yet was sitting in the table next to us with his tusbax By the way Last night I went to a Journalist event on Somalia, The TFG Information Minister was present, the man Spoke beautifully, every question that was asked he answered eloquently yet finished with his now classic three points Al Shabaab threat, more troops and more funds . On top of that he managed to slip his personal email to a soler Sorry Ngonge, qofkan sidan u hadlayo table lama share'gareyn karo.
  17. ^^Khalliinii amshii calaa darbii sawiyyan, mush caaws altafit yumnatan aw yusratan ka iltifaatat al thaclab, khalliinii xattaa adruka ghaayatii aw amuuta fa'uctharaa.
  18. Soomaaliya waxaa ka maqan dad naf, maal iyo waqti u hura, oo dantooda shaqsiga ama qoyskooda ka hormariya danta Dalka iyo Umadda Soomaaliyeed. Sida la arko, dadkii wax galka ahaa oo Cilmi, Xikmad iyo Khibradba lahaa way ka soo carareen Waddanka markii ugu baahi badnaa, waxaa meeshii isugu soo haray, dad wax ma garato ah oon caqli iyo danimoba lahayn, maadaama qof ka xiga ama ka ceshanaya aysan lahayna iyagaa waddankii hoggaan u noqday. Kuwii soo cararay, waxaa u muuqanaya qaladaadka faraha badan ey wax magaratadu sameynayaan, wayna ka xumaanayaan oo ka dhiidhinayaan, markey meelaha ay isugu yimaadaan ku sheekeysanayaan. Waxay la mid tahay Niman Culimo ah, oo Qur'aanka korka ka xifdisan lakin diiday iney Imaam Masjidka local-ka ka noqdaan, iyagoo ka cararaya commitment'ga, markii la keeno rag kale oon Quraanka xifidsaneyn ama Tajwiidka garaneynna way dacweeyaan, mid kasta oo la keenona waa uun sidaa. Xalku muxuu yahay?, In Culimadu iyagu dadka tujiyaan, sax?. Sidaa oo kale kuwa Waddankii ka soo cararay ee Rag Rag dhalay ah ee daacadda ah, caqli iyo xikmadna u saaxiibka ah dalkii ku laabtaan, taladana majaraha u qabtaan. Maxay idinla tahay?
  19. ^Its clear Tarzan didn't say that, These liars 'Waagacusub' want to discredit the New Governor, and make up events and speaches that never happened. They want to say he's like Salad Ali Jelle thats why the posted his infamous hate speach.
  20. Ngonge, venue and time? will see if I can make it. Ps. I'm allergic to Smoke/Shisha.
  21. Duke, Atom keliya baad waxan oo Thread after a thread isku taxdaye, haddaan Anigu soo galo maxaad sameyn doontaa?
  22. Duke, waa maxay clan-ka aad sheegeysid, markii 'Allahu Akbar'ta iyo Eedaanka aad maqashaan baad 'war ba'aa' ku waalaneysaane. Af-Maay, British Accent, American, Kiswahili, Ishoon ka Ishoon, Xaayoow iyo Khaldaan la isku daro baad 'boowe, wuxu ma jin baa' ku waalan doontaan
  23. ^^War ma lihid Adigu. GD, Roobka Ilaahaa keena sow maaha?, waxaygu saadaal uun bey ahaayeen, 'calaamatu madhar fil saxaab' baa la yiraahdaa, daruurtiina Boosaasey dul hoganeysaa, waxaan sugnaaba waa 'Mahiigaan'
  24. ^Dhinacii laga filaayey maahee, dhinac kaluu ka yimid. Meel aad ka gasho ha waayin uun.
  25. ^'Fulay Ulo badan' baan maqli jiray, meeqa thread iyo posts baad u baahantahay si aad Atom uga adkaatid?.