Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. ^True, lakin spectators don't see things as the ones dealing with the problems firsthand.
  2. ^Say kaa noqotay? ilaa hadda waxaan oganahay Turkey keliya, ma iyadaan soonka uga tagnaa?
  3. Emperor, Waan iska kaftamaayey!. But seriousley all Muslim countries said its the last day of Ramadan, if Turkey decides to celebrate it doesn't count, as Val said maalinaa ka qasaartay.
  4. For the record, AMISOM uma iman iney Somalia burburiso. Uganda and Burundi have no intentions to destroy Somalia. There is no reasonable reason for them to do so. Subxaanah!, is there any reasonable reason oo ay Soomaali ugu gargaaraan?, Anigu weli kuma dhihin iney burburiso ayay u timid, waxay u timid waa Amarka maraykanka & dano iyaga u gaar ah! ii jawaab: maxay 20kii sano ee dhibaatada jirtay u iman waayeen, markay hadda oo xasilooni la helay u yimaadeen? AMISOM haddii RPG lagaga soo rido Xaafadaha rayidka dagan yahiin, they have no option but to fire to the same exact locations they are being attacked from. That is called self defense. Adigu maxaad sameyn laheyd? taas waxba kama jiraan, oo post'iga kore aa iyadoo far cas ah aan ku qoray. Ka soo qaad in Shabaab suuqa wax ka soo ridaan, oo shacabka ay qasbaan, dhibaan etc.. Amisom sidaad u maleyso hadeysan dhibaatada Soomaalida rabin, maxay meeshii wax looga soo tuuray (and I doubt they precisely can tell where)madaafiic ugu garaacaan iyagoo og raggii wax tuuray iney mar hore ka tageen?Self defence ma waxaa ah in shacabkii meesha ku soo haray la xasuuqo?.
  5. ^Its like calling Hammas 'very violent'!. there's this Arab saying قال الحائط للوتد لم تشقني؟ قال: سل من يدقني it roughly translates like this: 'The wall complained to the wood: why you piercing on me?, It (the wall) said: Ask the one hitting me!'
  6. Ace, in your opinion there's nothing in between to sing along GUULWADOOW SIYAAD & to discredit all he did, his nationalistic attribute?. NGONGE, cheap shot! try again, by the way whats ur final verdict of him?, his justification acceptable to you?.
  7. Ace, its gone waa run lakin the man did a lot. Intaas miyaa ku dhibeysa?. Shalyna adoo sayidka ka canaanyoonayaan ku arkaayey.
  8. Waaliga wilaayada gobolka Banaadir oo ka hadlay goobtii lagu soo bandhigay baabuurtaasi oo wakhtiga uu hadlayay isaga laftiisu xirnaa dharka caafimaadka ayaa saxaafadda uga waramay ujeedada baabuurtan ay u sameeyeen, waxaanu sheegay in kadib markii ay badatay duqaynta arxan darada ah ee gaaladu ummadda ku gumaadayso ay garwaaqsadeen in dadwaynaha loo gurmado sidaana ay ku sameeyeen baabuurtan, waxaanu sheegay in dadwaynuhu ay heli karaan baabuurtan wakhti kasta iyadoo aan wax lacag ah laga qaadayn, iyagoo kasoo wici kara namberada kala 118 iyo 117. Ugu dambayn wuxuu waaligu la hadlay dadka dariiqyada xira gaar ahaan dadka degen suuqa Bakaaraha,waxaanu ugu baaqay inay furaan dariiqyada si loo helo meel ay usoo maraan baabuurta gargaarka degdega ahi wakhtiyada duqayntu dhacdo.
  9. ^^fak-faktaadaan ka dareemay! Waakan wixii aan kaa ballan qaaday in one article!. Xarrakatul Shabaab oo soo bandhigtay Ambalaasyo ay sheegeen in lagu qaadayo dhaawacyada Arbaco, September 01, 2010 (HOL) − Maamulka Gobolka Banaadir ee Xarrakatul Shabaab ayaa maanta kusoo bandhigay suuqa Bakaaraha laba baabuur oo Ambalaasyo ah, kuwaasoo ay sheegeen in lagu qaadi doono dhaawacyada ka dhasha dagaallada ka socda Muqdisho. "Mar haddii aanu cadowgu joojinayn dhibaateynta uu ku hayo shacabka, waxaan go'aansannay inaan baabuurtan howlgelinno, si aan dhaawacyada loogu qaadi qaadin gaari-gacanno, waxaana ku rajoweynnahay inaan kordhino ," ayuu yiri Sheekh Cali Maxamed Xuseen. Guddoomiyuhu, wuxuu sheegay in gaadiidkan ay ugu shaqeyn doonaan qof walba oo Soomaali ah, ayna tagi doonaan meel walba oo looga yeero si ay dhaawacyo uga qaadaan , isagoo sheegay inay gaadiidku la socdaan kalkaaliyeyaal caafimaad. Dadweyne badan ayaa soo buuxiyay halka laug soo bandhigay, kuwaasoo soo dhaweeyay ku tilmaamay tallaabo horay loo qaaday, waxaana Xarrakadu ay soo bandhigtay gaadiidkan iyadoo maalintii 10-aad uu Muqdisho ka socda dagaal ay ugu magacdareen Nihaayatun Muctadiin. Magaalada Muqdisho ayaa waxaa horay uga shaqeynayay Ambalaasyo ay hirgeliyeen Shirkadaha Nation-Link iyo Life Line Afrika iyo weliba Amin Voluntery Ambulance, kuwaasoo qaadayay tan iyo sannadkii hore dhaawacyada ka dhasha dagaallada Muqdisho ka dhaca. Sheekh Cali, wuxuu beeniyay eedeyn kaga timid DKMG ah iyo AMISOM taasoo ah inay madaafiicda kasoo dhextuuraan goobaha ay shacabku ku badan yihiin, sida suuqa Bakaaraha, isagoo taas ku tilmaamay been ayna tahay marmarsiiyo lagu doonaoy in lagu duqeeyo suuqa. Dhanka kale, Xarrakatul Shabaab waxay soo bandhigtay sarkaal magaciisa ku sheegay C/raxmaan Axmed Cabdi oo sheegay inuu kasoo goostay dowladda KMG ah, wuxuuna soo goosashadiisa sabab uga dhigay inuu u adkeysan waayay duqeynta AMISOM ay ku hayso Muqdisho. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  10. ^Maxaane?, gabdho dirac, guntiino & shaash ku labisan sida 'dhaqankeenna' ahaa lagama soo daayo miyaa?
  11. Nina ma afuray jaa? Al Shabaab isgoyska dabka agtiisa ayey joogaan oo wadada Maka Al mukarama hal baabuur oo dawladda leedahay xataa ma mari karo! meesha ay jooganna waa yaqaanaan, Suuqa Bakaarana waxba kama ridaan oo waa la caddeeyey. Xataa haddii ay ka ridaan, ma dadka ay ka ag rideen baa la ciqaabayaa?. Amisom ma iney Soomaaliya badbaadisey u timid?, maxay 2006 ka hor u iman waayeen? jawaabtu waa caddahay oo waxay u yimaadeen nabadda & kala dambeynta waagii maxkamadaha la helay ayay ka soo horjeedaan wixii soo dirsaday (iyaga choise'kooga kuma imaan), Indhaha fur. Ps. sawirada waa kuu ballan qaadayaa, not now!
  12. ^Allah yacizak, IA waan keenayaa iyagoo sawirro ah ama qoraal ah, qaarkoodna halkan baa lagu soo dhejiyey. Tan kale, Ardadii qalin jebineysay bal 'search'iga dhag ku sii 'shamo hotel' ama sidii kale eed ku heli kartid, si aad u ogaato inaan iska indha tiray & inkale!. Amisom gaalo waddanka dano kale u jooga waaye oo sida Akhuunaa Fabregas uu ugu sheegay thread'ki aad soo quftay + iney meelaha dadka rayidka ah degganyihiin duqeeyaan, marka khayrka aad ku ogtahay kuwan waa maxay yaa turaa?.
  13. ^They do/did more Alle ha u ziyaadiyo. Nina, Ilaahey ka cabso, su'aalaha aad weydiineysid dhan waa la arkay (indhahaaga qasab laguma furin karo), Amisom waxba dad ma caawiyaan! gabdhaha masaakiinta ah ayay ka faa'iideystaan (gabadhii ay cunuga ka dhaleen sanadkii hore waad maqashay/aragtay?), inta aan la soo tebinin ama aan la arkin baa ka badan!!. Waan arkay thread-ka aad soo revive'gareysay (from last year) eed article'ka Beenaale Bahuko aad ku soo guurisay eed u bog-bosantahay!.
  14. ^Ismalurtooy, aad ayay u qurux badanyihiin marka waxay ka baqayaan in gabdhuhu ku fitnoobaan!
  15. Originally posted by Jacaylbaro: Now i know Bakaaraha is also shelled by the Alshabaab ,,,,, Caqli xumidaa ninyow!, ma in qori madfac laga rido karo ay haystaan uun baad ku ogaatay? Maamulka Gobolka Banaadir ee DKMG oo sheegay in AMISOM ay kala haldeen duqeynta Muqdisho Arbaco, September 08, 2010 (HOL) − Guddoomiyaha gobolka Banaadir ee DKMG ah Maxamuud Axmed Nuur (Tarzan) oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in AMSIOM ay kala haldeen duqeynta ay u geystaan Muqdisho xilliyada ay dagaalladu dhacaan. Mudane Tarzan, ayaa hadalkan sheegay kaddib markii talaadadii shalay uu kulan kula qaatay Muqdisho imaamyada masaajidda, kuwaasoo uu kala hadlay sidii ay loo wacyi-gelin lahaa shacabka ku nool gobolka Banaadir. "Kulanka aan la yeelannay imaamyada wuxuu ahaa sidii dadka Muqdisho loogu wacyigelin lahaa inay ammaanka ka shaqeeyaan ayna iska difaacaan wax walba oo dhibaato ku ah noloshooda," ayuu yiri guddoomiyuhu. Tarzan, wuxuu sheegay in maamulkiisa uu aad uga xun yahay madaafiicda lagu duqeeyo Muqdisho xilliyada ay dagaalladu socdaan, kuwaasoo ay khasaaraha ugu badan kasoo gaarto dadka shacabka ah, ayna AMISOM u sheegeen inay duqeynta joojiso. Magaallada Muqdisho ayaa waxaa madaafiic culus isku weydaarsada Dowladda KMG ah oo gacan ka helaya AMISOM iyo Xarrakatul Shabaab, kuwaasoo sababa geerida iyo dhaawaca dadka rayidka ah, iyadoo UNCHR ay sheegtay in 230-qof ay ku dhinteen dagaalladii ugu dambeeyay ee Muqdisho ka dhaca ayna ku dhaawacmeen 400-qof. Ugu dambeyn guddoomiyuhu wuxuu beeniyay war ay saxaafadda qaarkeed baahisay oo ahaa inuu ganacsatada suuqa Bakaaraha ugu baaqay inay kasoo guuraan suuqaas ayna soo dagaan suuqyada ku yaalla degmooyinka ay dowladdu maamusho. Guddoomiyuhu, wuxuu hadalkaas ku tilmaamay been, wuxuuna sheegay inuu isagu yiri oo keliya in ganacsatada ay joojiyaan dhaqaalaha laga qaado, kuwaasoo loo adeegsado hurinta colaadaha ka taagan Muqdisho. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  16. ^ ishaad ka tuurtay, but how dare you call them DACAS! waxaa la sheegay in mohamed Dheere uu ka qayliyey kabahaan: muqaawamadu baabuur 4WD ah & kabo 4WD ay isticmaalaan oon bacaad celineynin!.
  17. Originally posted by N.O.R.F: So you acknowledge they have killed civilians on purpose (as long as there is something shown for it like Quran lessons right?) but then you deny they're khawaarij? Anyway, enjoy the progress. Apologies for highlighting what everyone is thinking. what? acknowledge aa??, murankii baad waddaa weli. Haddii habeen saqdii dhexe tuugo gurigeyga igu soo weerarto, oo guriga qayb ka mid ah soo galaan, anna aan iska difaaco oo intuu dagaalku socdo qaar qoyskeyga ka mid ah wax ku noqdaan, maanigaa dhibka geystay? waa taa oo kale xaalka Xamar ka jira! every struggle has its casualties. Lakin you make it like they round-up innocent people and start shooting them!, if it happens thay some of their soldier kill innocent people then waa loo qasaasaa, yes it happened and was displayed here, laakiin indhahaagu waxaas ma qabtaan. Saasoy tahay dad dulmi lagama waayo, lakin sida aad rabto inaad wax u sawirto uma jiraan.
  18. MIAMI — A Christian minister vowed Tuesday to go ahead with plans to burn copies of the Quran to protest the Sept. 11 terrorist attacks despite warnings from the White House and the top U.S. general in Afghanistan that doing so would endanger American troops overseas. Pastor Terry Jones of the Dove World Outreach Center said he understands the government's concerns, but plans to go forward with the burning this Saturday, the ninth anniversary of the attacks. He left the door open to changing his mind, saying he is still praying about his decision, which was condemned Tuesday by an interfaith coalition that met in Washington to respond to a spike in anti-Muslim bigotry. Jones, author of a book called "Islam is of The Devil," told CNN's "American Morning" show that the burning was designed to send a message to radical Islam. But when he was asked about the views of Gen. David Petraeus, the U.S. and NATO commander in Afghanistan, Jones said: "We are actually very, very concerned of course; we are taking the general's words serious. We are continuing to pray about the action on September 11. But we don't know, how long do we back down?" Pressed on whether this meant the church might decide not to burn the Quran, Jones told the show: "We have firmly made up our mind, but at the same time, we are definitely praying about it." "We are weighing the thing that we are about to do. What it possibly could cause, what is our actual message, what are we trying to get across?" he added. Continue...
  19. R/wasaaraha KMG “majiro khilaaf shaqsi ah oo igala dhexeeya madaxweyne Shariif Ra’iisal wasaaraha KMG ee soomaliya oo Cumar C/rashiid oo warramayey laanta afka soomaaliga ee BBC-da ayaa waxaa uu ka hadlay mowqifkiisa ku aadan qeylada ka taagan dastuurka qabyada ah isagoo sheegey in xukuumaddiisu ay qorsheeyneeyso in ay guddi sharci yaqaano ah u saarto isla markaana loo bandhigo dadweynaha markaa ka dibna golaha wasiirada la marsiiyo oo ay isku raacaan sidoo kalena loo gudbiyo golaha baarlamaanka si ay u sharciyeeyaan. ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid waxaa kale oo uu intaasi ku daray in goor hereba ay ku dhaqaaqeen howshasi oo uu sheegey inay socon doonto ilaa laga gaaro bisha December. R/wasaaraha KMG Cumar C/rashiid waxaa kale oo wax laga weydiiyey sida madaxweynaha KMG ahi uu uga biyo diidsan yahay qoraalkan qwabyada ah ee dastuurka isagoo sheegey in sida hadalka uu u dhigay madaxweynuhu uu aaminsan yahay in la sii wado howsha baarlamaanka isagoo intaasina raaciyey in go aanka madaxweynuhu uu ku gaaray dib loogu noqdo dastuurkii soomaaliya ee sanadihii lixdamaadkii taasi oo uu ra’iisal wasaaruhu ku tilmaamay mid aan loo baahneyn oo aan la jaan qaadi karin xaaladda jirta, dhinaca kale ra’iisal wasaaraha KMG Cumar C/rashiid ayaa qiray in isaga iyo mdaxweynuhu ay ku kala qeybsan yihiin sida loo wajahayo mustaqbalka soomaaliya isagoo intaasina ku daray in isagu uu aamin san yahay in laga gudbo marxaladda KMG ah. raii sal wasaaraha KMG ayaa waxaa kale oo uu sheegey uu jiro qorshe sida hadalka uu u dhigay lagu abaabulayo golaha baarlaanka taasi oo ku tilmaamay in ay tahay qorshe lagu marinhabaabinayo xubnaha baarlamaanka taasi oo uu ula jeedo kulamada madaxweynaha KMG ahi uu la yeelanaayo xubnaha baarlamaanka http://www.hornafrik.com/?p=4211
  20. Tit for tat miyaa! lool@khawaarijka, you remind me of oday aan ka daawaday al ittijaah al mucaakis 2 weeks ago oo Taliban & muqaawamada khawaarij ugu yeeray, wadaadkii kale baa ugu jawaabay: 'they r against American tyranny, Israel & etc.. how does that make them Khawarij?', mise waxaagu waa: 'waa la wada lahaa, anna dhinacaygaan ka dhahayaa'?
  21. ^Khulaasadii waxaa kula qumanaatay inaad Aniga uun wax iga sheegto, xataa after the holy Quran been called tix carbeed?. Horta, hordhacaaga ah in waxa xamar ka socdaa Fitno yihiin ma kugu raacsanahay si aad dadka u tustid inaan qaldanahay?.
  22. They haven't achieved anything (kids were memorising the Quran under the warlords as well). muran maala yacni ah yeysan sheekadu kaa noqon!, dib ugu laabo waxa uu walaalkeen RedSea soo tixay oo achievement ah!, Gaalada ayaa qirsan Amniga & kala dambeynta ka jirta gobollada ay keligood xukumaan. nacayb yuusan ku indhatirin.