-
Content Count
4,297 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Maaddeey
-
Axmed Cali Gees oo ka mid ah Odayaasha reer Muqdisho ee sida weyn ula dhacsan dagaalada ka socda Magaalada Muqdisho isla markaana taageera kooxaha Xisibiga iyo Shabaab ayaa laga qabtay cod sir ah, xilli uu u u heystay in uu la hadlayo wiil uu adeer u yahay, Odaygu wuxuu ka hadlay ama iftiimiyay arimo badan oo dadka intiisa badan mugdi uga jiray. Be warned, Odayga wuxuu raboo ka hadlay. Messege'ka aad rabto inaad na soo gaarsiiso waa maxay?, odayga waxa aan la ogeyn ee uu sheegay waa maxay?.
-
^ Cawaale weydii, asagaa wax walba soo ururiyee. Ps. Ma dhegeysan clip'ka.
-
^How is he confusing people?. He posted what he saw, mise inuu qariyo ayay ahayd?. Adaa lagaa rabaa jawaabta: why strange killings without " "
-
^ma laga yaabaa inaad 2 sano kadib haddana tiraahdo: 'Anigu Al Shabab apology ayee iga muteestayn waayo waxaan weiligay umalayn jiray ..'. Ujeedada su'aashayda hadaadan fahmin: Sida aad sheegtay hadduusan afhayeen u ahayn, maxaad hadalkiisa Alshabaab ugu qabanaysaa?.
-
^Whats the 'search' words u entered whwn this came up? just curious!
-
^Odaygu ma Shabaab buu afhayeen u yahay?
-
Gallad, what do you have to say about this incident?.
-
^Adiga su'aalaha kuma qabtaan hayeh?.
-
^If you know we acknowledged, waxa kale ood rabto waa maxay?. Islam 'pure' ah miyaad qarniga 21aad sugeysay?. Inaad isla mee dhigto Amisom & Shabaab waa 'far from Islam' AFANAJCALUL MUSLIMIINA KAL MUJRIMIIN, MAALAKUM KAYFA TAXKUMUUN!.
-
Dagaalo Maanta ka dhacay deegaanka Galgala ee Gobolka Bari. Galagala: (Sh. M. Network) Wararka laga helayo deegaanka Galgala ee buuraha gobolka Bari ayaa sheegay in maanta halkaasi uu ka dhacay dagaal u dhaxeeyay Ciidamada Puntland iyo kuwa uu hogaamiyo Max’ed Saciid Atam, iyadoo dagaalkaasi uu ka hadlay Sheekh Atam. Dagaalkaani oo ahaa mid aad u xoogan ayaa sida la sheegay waxaa uu yimid kadib markii ciidamada Puntland ay weerar ku qaadeen goobo ay ku sugnaayeen Ciidamada uu hogaamiyo Sheekh Max’ed Saciid Atam, waxaana halkaasi ka bilowday dagaalo fool ka fool ah oo u dhaxeeyay labadaasi dhinac. Ilaa iyo hadda lama oga qasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalka hase ahaatee dadka deegaanka ayaa Shabelle u sheegay in ay jiraan waxyeelo dagaalkaasi ka soo gaartay dhinacyadii dagaalamay kuwaasi oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Sheekh Max’ed Saciid Atam oo la hadlayay Idaacada BBC-da ayaa waxaa uu sheegay in ciidamada Puntland ay weerar ku soo qaadeen islamarkaana ay iska difaaceen waxaana uu intaasi ku daray in ay qaasaare xoogan gaarsiiyeen ciidamadii soo weeraray sida uu hadalka u dhigay. Masuuliyiinta Maamulka Puntland ayaa horey u sheegay in ay go’antahay in gobolka Bari ay ka tir tiraan ciidamada uu hogaaminayo Sheekh Max’ed Saciid Atam oo ay ku tiriyaan in uu xariir la leeyahay Xarakada Al Shabaab iyo Al qaacida. Dhankiisa Sheekh Max’ed Saciid Atam ayaa sheegay in Maamulka Puntland markii ay wax u tari waayeen ciidamadii darwaashiita ay haatan dagaalka soo galiyeen dhalinyaro laga soo aruuriyay deegaanada Puntland oo uu sheegay in aysan diyaar u aheeyn inay la dagaalamaan. Mudooyinkii u dambeeyay ayaa dagaalo xoogan waxaa ay ka dhacayeen deegaano ka tirsan Buuraha gobolka Bari, waxaana dagaaladaasi siyaabo kala duwan guula uga sheeganayay Masuuliyiinta Puntland iyo Hogaamiye Sheekh Max’ed Saciid Atam. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya. NALA SOO XARIIR Webmaster@shabelle.net
-
GalGala Dagaal dib uga Curtay Khasaare Hordhac ah ayaa Jira September 12, 2010 By Juuj Wararka ka imanaya deegaanka Bari Gaar ahaan Galbeedka Bosaaso ayaa sheegaya inuu Saaka Dagaal dib uga curtay Jiidaha Hore ee deegaankaasi,Warka ayaa intaasi ku daraya inuu dagaalkaasi ahaa mid ay awoodiisa Sheegteen Cutubyada uu Hogaamiyo Maxmed Siciid atam oo sheegta inuu Ilaaliyo Shidaal dhulkaasi Ceegaaga. Ciidamada PISta ee loo Yaqaan Puntland Intelgent Service ayaa la sheegay i Mayd badan laga keenay Gudaha Bosaaso iyo dhawaac u badan Saraakiil Sare Sare. Qof u hadlay dadka deegaanka ayaa la sheegay inuu xusay Khasaare badan oo dagaalkaasi labada dhinac soo kala Gaadhay walow aan wali si Rasami ah loo shaacin. Puntland ayaa Ciidamo beeleedyo u badan Garoowe, iyo Mudug keentay GalGala kuwaasi oo uu Hogaaminayo Siciid Dheere ka gadaal markii Taliyihii Hore ee Ciidamada Tuuta Wayne lagu dhaawacay dagaalkii Bishuu Julay ee 26- ee aan soo dhaafnay. Faah Faahin Naga suga
-
Karl, Lying is Xaram, nobody will buy your BS of "AMISOM are shelling location X when they are being attacked from location Y or Z". Let's see a better lie from your "on the ground" sources. Zack, yaa kuu sheegay iney been tahay? TFG'da ayaa sheegta mar walba, Oo shariif baa markii Madaxweyne noqday sheegay, Tarzan baa dorraad sheegay oon soo quote'gareeyey. Norf, are you immune from answers, sida aad jawaab nooga rabto ayaan kaaga rabnaa. Karl, si wangaasan buu kuugu jawaabay, jawaabta aad raadineysidna way ku dhexjirtaa ee miyir isu yeel muranka intaad iska deysid.
-
^Nacalladu meel la'aan ma noqoto
-
^Wallaahi Zackariyoow waan kuu naxsanahay!, haddaad Amisom'ta Gaalada ah aad 'brothers' leedahay, maxaad dembi uga dhigeysaa iney Muslimiin walaalo ugu yeeraan?. Adduunka in la xoreeyo waa Ambition wayn, adiga meesha aad ku nooshahay & qaab fekerkaaga ayaa keenaya inaad ka cabsato waxyaabo aan laga baqin, lakin iyaga ha ku qasbin. Horaan kuugu sheegay nimankan waxaad ku heysato waa iska technicality ee core'ka kuma diidanid.
-
^Ahlan wasahlan.
-
^Hadalkayga miyaa, yaa Ustaazz mise waan soo xigtay? FG.Hogaankii hore ee darawalada gawaarida gargaarka degdega muqdihsho waa la toogtay, waxaana lagu eedeeyay shabaab. kan hadalkaaga lee ma ahanoo? FYI hay'adda Life-line Africa (NationLink Telecom) dhibaato ay Moor'yaantu dawlad ku sheegta u geysatay darteed kama shaqeyso aagaga ay ka taliyaan ee dhulka Shabaab ay maamusho ayay ka shaqeeyaan. Ps. Naharda Yawmul akheer, isbir shuwayyah.
-
Popular Contributors