Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. KK, maxaan ka kasaa adi lee qortay Qodho, waaba yaabay!
  2. Shariif oo Barlamanka ka hor hadlay iyo Sharma’arke oo diiday hortaga Barlamanka. Muqdisho: (Sh. M. Network) Mudanayaasha Barlamanka ayaa maanta kulan ku yeeshay Xarunta golaha shacabka ee Muqdisho, iyadoo kulankaasina uu qudbad dheer ka jeediyay Madaxweyne Shariif, halka warqad jawaab celin ahna ay ka timid Ra’iisul wasaare Sharma’arke. Kulankaani mudanayaasha Barlamanka KMG Soomaaliya ay ku yeesheen Xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho oo ahaa mid aan caadi aheeyn islamarkaana uu shir gudoominayay gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Barlamanka KMG Soomaaliya ayna ka soo qeyb galeen 305 xildhibaan iyo madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxaa uu maanta ka dhacay Xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa ugu horeyn waxaa furey gudoomiye ku xigeen koowaad ee Barlamanka waxaana uu sheegay in madasha kulanka ay xaadir ku yihiin mudanayaal kor u dhaafaya 300 oo xildhibaan sidaasi darteedna Kooramka mudanayaasha Barlamanku uu yahay mid buuxa. Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya oo Makaroofanka lagu soo dhaweeyay ayaa halkaasi waxa uu ka jeediyay qudbad dheer iyo hadalo aad u ad adag kuwaasi oo uu ku dalbanayay in loo baahanyahay in isbadal daruuri ah dalka Soomaaliya laga sameeyo. Sheekh Shariif Sheekh Axmed waxaa uu sheegay in dalka Soomaaliya ay soo mareen xukuumado kala duwan islamarkaana intii uu xilka hayay dhowr jeer xukuumada lagu sameeyay isku shaandheyn dhinaca golaha wasiirada ah, waxaana uu tilmaamay in taasi aanay waxba ka badalin xaaladda ka jirta dalka Soomaaliya. Madaxweyne Sheekh Shariif oo hadaladiisa ay u muuqdeen kuwa uu ku doonayay in isbadal loogu sameeyo xukuumada KMG Soomaaliya ayaa sheegay inaysan jirin khilaaf ka dhexjira madaxda dowladda, hase ahaatee waxaa uu tilmaamay iin uu xaqu u leeyahay in uu Ra'iisul wasaare soo magacaabo hadii uu waxqaban waayana uu xaqu leeyahay in uu ku soo celiyo Madanayaasha Barlamanka. Sheekh Shariif ayaa sidoo kale waxaa uu soo hadal qaaday gudiga Madaxa banaan ee dhawaan soo bandhigey qoraalka qabyada ah ee dastuurka Soomaaliya, waxaana uu madaxweyne Shariif Sheegay in gudigaasi aanay aheeyn kuwa sharci ah maadaama aysan ansixin Barlamanka KMG Soomaaliya. Markii Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya uu qudbadiisa gaba gabeeyay ayaa mudanayaasha Barlamanka KMG Soomaaliya waxaa loo qeybiyay Muushin ka dhan ah Xukuumada KMG Soomaaliya oo ay ku saxiixnaayeen 111 xildhibaan kuwaasi oo dalbanayay in Xukuumada KMG Soomaaliya la horkeeno Mudanayaasha Barlamanka KMG Soomaaliya si codka Kalsoonida ay u weydiisato. Intaasi kadib ayaa gudoonka Barlamanka KMG Soomaaliya waxaa la soo gaarsiiyay warqad jawaab celin ah oo ka timid Ra’iisul wasaaraha Xukuumada KMG Soomaaliya, taasoo uu Ra’iisul wasaare Sharma’arke ku sheegayo in Xukumada KMG aysan marnaba hortagi doonin Barlamanka KMG Soomaaliya maadaama sida uu sheegay taasi uusan qabin sharciga dowladda KMG Soomaaliya. Warqadda ka soo baxday Ra’iisul wasaaraha Xukuumada KMG Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa sidoo kale waxaa looga soo horjeestay hadal madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya uu ka horsheegay mudanayaasha Barlamanka kaasi oo ku aadanaa in aysan sharci aheeyn gudiga Madaxa banaan ee Dastuurka Soomaaliya, waxaana Mr. Sharma’arke uu ku adkeystay in gudigaasi uu yahay mid sharci ah. Gaba gabadii kulankaasi ayaa waxaa ka hadlay ku simaha gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Barlamanka KMG Soomaaliya C/wali Ibraahim Sheekh Muudeey waxaana uu sheegay in Maalinta beri ah Xukuumada kMG ay hor imaan doonto islamarkaana mudanayaasha Barlamanka lo sharaxi doono Muushinka Xukuumada kMG Soomaaliya ee Maanta loo qeybiyay. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya. NALA SOO XARIIR Webmaster@shabelle.net
  3. ^Ayoub, weli su'aashi wey taagantahay: 'ha la hubiyo xataa ma dheheysiin miyaa?'. Hadda waxaa hubanti ah, in ciidan SL uusan waxba uusan ku hareereysanyn, sida uu A & T hadalka u dhigayna ay runtu tahay!. A & T, Shabeelleey dadka qaar ugu yaraan fikrad waa ka heystaan halka ay ku taal, oo masaafada ay jirto & mapkaba waxaa soo dhejiyey Ferguson.
  4. ^ miduu heesayaan moodayey!, inuu fanaan yahay ma ogid miyaa?. Ninkii Somaliwayn taageersan ma iska caayeysaa adigu?
  5. Sharma’arke oo xildhibaanada iyo wasiirada ugu baaqay in ay khilaafka xaliyaan. Muqdisho (Sh. M. Network) Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo maanta si deg deg ah dib ugu soo laabtay Muqdisho ayaa kulan Xarunta Madaxtooyada waxaa uu kula qaatay xubno ka tirsan golaha wasiirada iyo xildhibaanada Barlamanka KMG. Cumar C/rashiid Cali Ra’iisul wasaaraha Xukuumada KMG Soomaaliya waxaa uu intii kulankaasi uu socday uu soo hadal qaaday khilaafka kala dhaxeeya Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya iyo muushinka ay ka keenaan mudanayaasha Barlamanka KMG Soomaaliya, waxaana uu sheegay in xiligaani aan loo baahneyn in ay is qab qasadaan madaxda dowladda xili dowladda KMG Soomaaliya ay wajaheyso dagaalo ay ku hayaan xoogaga hubaysan ee ka soo horjeeda. Ra’iisul wasaaraha ayaa xildhibaanadii iyo Wasiiradii kulanka ka soo qeyb galay waxaa uu ugu baaqay inay u istaagaan oo ay dhexda u xirtaan sidii ay u xalin lahaayeen khilaafka ka dhex jira isaga iyo madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya ee maalinba maalinta ka dambeysa sii xoogeysaneysa. Mr Sharma’arke ayaa soo hadal qaaday talaabooyin uu sheegay in ay haatan meel wanaagsan marayaan kuwaasi oo wax looga qabanayo amaanka dalka Soomaaliya, waxaana sidaasi darteed xildhibaanada barlamanka uu kula taliyay inay xiliyaan waxyaabah ka qaldan masuuliyiinrta dowladda KMG Soomaaliya. Imaanshiyaha deg deg ah ee Ra’iisul wasaare Sharma’arke uu ku yimid Magaalada Muqdisho iyo baaqaan ku aadan dhex dhexaadinta isaga iyo Madaxweyne Shariif ayaa imaanaya xili maanta uu baaqday kulan mudanayaasha Barlamanku ay ku yeelan rabeen magaalada Muqdisho taasoo lagu waday in lagu horkeeno Xukuumada KMG Soomaaliya walow arinkaasi uu kasoo horjeestay Ra’iisul wasaare Sharma’arke. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
  6. ^^Hadalka miyaad ragga ku kala soocdaa? Sakiin inuu tagona waa rabtaa Shariifoowna uu joogo miyaa??, labadooda isku wax bey u taaganyihiin, ha wada tageen iyagaa far & faraanti ahaaye. Doqonimo ka weyn maa jirto inaad Ra'iisal Wasaarahaaga oo safar ku maqan aad afar reer tolkaa ah Villa Somalia ku soo ururisid si aad banaanka ugu dirtid, iyadoo dawlad ku sheegta dhan qalqiil ku jirto. Cumar -atleast-intaas wuu gartaa, oo Aljazeera wareysigiisa ayuu ku sheegay intaas. Ps. dafiictinimo guud ayaa iga dhan wada heysata, ee LIBAAXYADA soo raac
  7. Nina, dhibaatada na heysata waxa ka mid ah kuwa ugu waaweyn in dhibka & xumaanta Tolka indhaha laga qarsado, kuwa kalena toosh laga daba qaato. Tusaale, Cumar C/Rashiid & Shariif waxaa boqol jeer (esagerazione ) fiican Cumar, haddana waxaad rabtaa in Cumar tago!, haddii qabiilkaaga, dadkaaga, reer xaafaddaada aad rabto iney wanaagsanaadaan, xumaanta kala dagaal oo wanaagga bar, lakin 'kayga aa kaaga ka fiican -no matter what- sida asxaabta qaar ma soconeyso.
  8. ^Qashin soow maaha kuwaan, Nicmo caddeey?
  9. schimmio! Thread'kan waa disgusting! beyond belief. Raggii iney wax ka qabtaan la rabayna waxay eryanayaan magac qabiil, xataa hadduu map ku yaallo!.
  10. Originally posted by Jacaylbaro: ^ ^ Clan minded ......... is SOMALIA a clan ?? ,,, I'm talking the Somalians adeer like you, maadeey , and so on ... See ahaantaa sxb?, Soomaalidoo [reer koonfur] dhan miyaa idin leysay?, maxaase iska galay Soomaali is leysay (1988) & Soomaali (ONLF) ay laayeen (Xabashi), labadan yar-yar ee waxan yaq-yaqsiga leh halkan la jooga warkooda cambaaree hadda!, Zaylac iney ka soo degeen iyagoo waddankooda u socda, cadaw kalena la dagaalaya miyaa ku dhibeysa! Caku & Qabyaalad.
  11. Aaway ciidankii SL ee wax ku hareereysnaa, JB & Ayoub'oow.
  12. GD, Gabadha ha isku kaaya derin oo qoorta ha isu kaaya gelin! (raadso wixii kuu tarjumi jiray )
  13. The Zack; yeah, they're you African brothers, right? Having said that, AMISOM is not occupying mogadishu by force. Uganda is not the enemy of Somalia. haddii GD & saaxibadiis say apply ur above quote to the Ethiopians adduunyadaad kicin lahayd, manaad fariisiseen!
  14. Malika, no he can't see. The pity is some of us have selective seeing! take for example my frind Zack here, in Somali galbeed he has different stance than th one he has in Mogadishu and South, see this: Anigu ONLF baan aad u aqaanaayoo cagta bey marin qashiimiintii isku daya iney ka hor istaagaan la dagaalanka cadowga. Tell me, why can't I apply that method in Amisom and its stooges?.
  15. Ayoub, caruuraynta noogu kaadiye, maxaa meesha ka dhacay? sidaad jeclaan lahayd ma rabo yaah!
  16. Originally posted by Jacaylbaro: quote:Originally posted by Timur: ee Gobolka Buntilaan. Walee malaa meeshan Cade Muusena soo gal ,,, ^ hadduusan Dawladda dhihin, igaar raaya waaye. Timur, soo dhowaaw lee, mininka mininkaa waaye.
  17. ^Masha Allah. Dadkan oo kale ayaa la rabaa, qof walba wuxuu qaban karo umadda anfacaya ha qabto.
  18. ^Wixii Ramadan'ta dembi ku ah Shawwaalna waa ku dembi (weli 6dii Shawwaal=waddac aa lagu jiraa )
  19. ^Codka ma dhegeysan karo ee waxa uu sheegay noo soo koob, hadduu sida Sayid sheegaayo run tahay, sirta & waxa aan la ogeyn oo uu odagu kashifay waa maxay? (halahaas dhib miyaa?)
  20. ^ma la isku been abuuranaa haddana?, qabiilka aan ahay miyaad taqaannaa si aad u tiraahdo Puntland baad qabiil dartiis u necebtahay, better yet: PL ma necbahay?