Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. Ujeedo kale kama lihi e Weerarka & weerarceliska ha la iska daayo!. Hooyada Ilmo Lagala Baxay Xubno Ka Mid ah Jirkiisa oo Codsi u Jeedisay Puntland Arbaco, September 15, 2010 (HOL) − Ilmaha yar ee kilyaha iyo beerka laga la baxay ayaa lagu magacaabi jiray Cumar Sheekh Mowlaana ,waxaana uu ahaa 7 sano jir .iyadoo maydkiisa laga helay mid ka mid ah xaafadaha Bosaaso maalmo ka hor. Wiilkan yar ayaa la sheegay in uu guriga ka soo carooday sababo la xiriira in loo gadi wayay dharkii uu ku ciidi lahaa ,waxaana maalmo dhan baadi goobayay laamaha amniga iyo eheladiisa. " Wiilkayga waxaa lagala baxay Kelyaha iyo beerka,wiilka aniga afar maalmood wuu iga maqnaa mana garanaayo xilliga la qalay '" ayey tiri hooyada wilkan yar oo lagu magacaabo Duniyo Maxamuud. Taliyaha Saldhiga Mijir Bashiir Hoobaley ayaa hooyada cunuga dhashay ku soo wargaliyay in ilmaha uu bahal cunay ,isla markaana way ku qanaci wayday,waxaana ay xustay in dad arintan ay ka danbeeyaan. "Waxaan codsanayaa in wiilkayga cidii dishay la horkeeno cadaalada,dad ayaana la baxay kilyihiisi" ayey hadalkeedi sii raacisay hooyadan oo siyaabo kala duwan ay warbaahintu u waraysatay. Maamulka gobolka bari ayaa wada baaris ku aadan sida falkan uu ku dhacay,waxaana arintaan lagala kaashanayaa qaar ka mid ah ha'yadaha danbi baarista ee Puntland si loo xaqiijiyo. Waalidiinta caruurta haysata ee magaalada Bosaso ayaa waxaa soo foodsaartay cabsi la xiriirta kiiska dhacay,iyadoo wali arintan magaalada si aad ah looga hayo. Magaalada Bosaaso ayeysan horay ugu jirin falal noocaan oo kale ah marka laga reebo in caruurta la qafaasho ,waxaana isa soo taraya digniinaha uu maamulku jeedinayo ee arinta la xiriirta. Faisel Maxamed Hassan, Hiiraan Online Boston@hiiraan.com Boosaaso,Soomaaliya
  2. Originally posted by Haatu: Mcalin should proclaim loudly to them :"let my people go!", hadduu dhiig leeyahey. He told them and obviously (they) took his advice, his people slipped to their motherland undetected!.
  3. ^orod sawirada Dabaaldegga Ciidda & Mudaaharaadyadooda kale eeg bal inaad waxaad sheegeyso iney hantaatac yihiin aad aragto! Simply dadku waxay dhihi karaan: Wax Shabaab waddo ma rabno, & ujeeddo kale ayay leeyihiin & sida kuwo halkan jooga oo laga yaabo inaad ka mid tahay yiraahdaan: 'haddey Islaam heystaan, Islaamkaba waan ka baxay!'.
  4. Nimco, sababta aan labadaada quote u soo qaatay ma taqaan?. Waa in quote'ka 2aad aad isku caddeysay inaad ka mid tahay kuwa aad quote'kaaga 1aad aad ku eedeysay!.
  5. They cheer when they hear on the news that 100 Somalis died, so I'm not sure what you expect from their likes. Markii AS laga xaaqo dhulka Soomaliyeed xagey aadi doonaan ayaan rabaa inaan ogaado. I'm collecting pictures of anyone preaching AS propoganda. ^^No comment!
  6. ^Maya, ee hay'adaha NGO'yada aad ka bariiseysid taageeradooda! Haddeysan Shabaab taageersaneyn miyey waxanoo khalqi ah isu iman lahaayeen, caqli xumo.com
  7. ^ ku dar in dano shisheeye u adeegaan, diinta & dhaqankana dadka ka fogeeyaan. Well Said Brother Timur!. Ismalurto, wax yar is lur ee xaqaa'iqda la deal garee!. Hadda gobollada Mujaahidiintu ka taliyaan WFP waa ka mamnuuc haddana hadda ayay markii hore ka fiicanyihiine, ma sharixi kartaa??.
  8. ^Sankiisa dheer ka warran, & midabkiisa madowga dugulka ah?
  9. waxa khalqi isugu yimid fiiri meeshan, shows the support Shabaab has. Libaaxa! more: http://www.bbc.co.uk/somali/war/2010/09/100914_sawirro_banaanbax.shtml http://alkataaib.ws/news/092010/092010_25.html
  10. Originally posted by Jacaylbaro: quote: 'Zaad baa tyre loogu diray ' Resistence, Alxamdulillaah in qaraabada Alle kuu badbaadshay!.
  11. ^Ku soo celi, intaad qalin cas marisid meesha **** ku qoranyahay. I found it very useful si loo fahmo the trespassing sheeko!. [ September 16, 2010, 03:48 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  12. Showqi, xaasha ma xanaaqine waan yaabay uun. [dadka aan ugu jecelahay baad ka mid tahay in Sol]. Geelle, kuwan waaweyn waa hunguri weynyihiin cabsi badan oy Gaalo ka qabaan & kalsooni badan oy ku qabaan baa jira, xal aan ahayn in Alle loo baryo ma leh.
  13. ^ he took Clan is every thing seriously
  14. NGONGE, waan qiyaasayey sidaa lakin waxa i shaki geliyey sida aad qof walba (almost) aad ugu maleyso inuu 1 user ka badan heysto. Tusaale: gar-haye & ninka kale 1 topic (Awdal)oo kala cinwaan ah uun baa ka dhexeeya, sideed ku hubtaa iney isku mid yihiin? (wax baan hubsadaa sowdigii lahaa). Sidoo kale Peace Action in is gaad-gaad idinka dhexeeyo ma keeneyso inaad ku tuhunto inuu magacyo badan leeyahay?, mise Cadwaa Xiin baa ku soo gaartay?
  15. ^Maxaad qoonsatay, mise waxaad ka weyday thread'kaaga: Things Shabaab banned..??. Geelle, waa la isku wadaa diblomaasiyadda! waadna maqashay saraakiil ka soo goostay TFG oo Xamar & Baydhabo ka hadlay, sax?
  16. NGONGE, part 2 iney soo socoto noomaad sheegin dee!
  17. ^Salaadda in lagu jeesjeeso maa la keenay?. Ps. Ma'muumiinta iney soo istaagaan sow maaheyn oo Samicallaahu.. Imaamka la dhahaan?
  18. NGONGE, igama xumaan!. News'ka ma waxaa qasab ah inaad dhinaca SL keliya ka qaadato? Edit: Dear ONLF contingent, We shall inform our news arm to start writing articles about SL handing five ONLF personal to the Ethiopian army. Nin plaano kala dhigaya ONLF COMMAND ^^where this news was told?
  19. ^Wixii Gaalkacyo ka xaggeeyoba iney dh'da ku badantahaan mudaa!. 'ma jidho & waa jidhaa waa isku qaban jidheene' ani maa dhahay?
  20. Dear Minster, We have seen five trespassers but they managed to escape, dee maxaynu sameynaa? Nin daalay SL Army .................... Dear Army Cheif, Maxaad kalood qaban lahayd?, soo qabo shan dhalinyaro BIG FOOT ah! Nin been badan Dr Gaboose
  21. in ur reer Qadhdhood mood yaah! Ps. intuusan Sayid xanaaqin, 'r'da leen 'dh' u bedelay si aan reer Qardho iskaga dhigo.