Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. ^markaad 'nomad' noqotay baad miciyo la soo baxday yaah! illeyn naag lama aamino!. Personal attack maxaa ah? ma 'been afuufka'?
  2. Ma ogtahay nimcooy (caddeey ma jirto ) haddii aad qof wax ku caaysid ee uusan eheyn, in caayda adiga kugu soo laabaneyso. pertanto, tutti che hai dicendo tornate a lei
  3. Originally posted by Che -Guevara: Aw Xiin....I'm very pragmatic and buy into no idealogy religious or secular laakin hadaad meel ku,ogtahey Al-Shabaab wax dhaama I'm all ears. Somaliland iyo Puntland waa kuwaas Soomaalida beeciya (waxlax hadee kaheli fiicnaan laheed). Labataan sano masaakiin la,maaweylanaye hadana wax hormur ma jiro. Dhalaankii Soomaaliyed Hargeysa iyo Garowe gaajo iyo jaahilnimo lafa dhiyaa.Kuwii tahriib ku dhintey iyo jaad baabiye Alla ha,unaxariisto. Shariif, Cumar iyo TFG waa kuwaa oo maxee wax qabtaan iyagaaba Ilaahi istuse.Kuwii ka horeeye saas waqti ku lumin yeen (Ina Boy, Khalif, and Xassan, Yeey, Geedi and Nur-see a trend) Soomaaligalbeedna wa taas madaxa looga taagan yahey oo hada kasii dartey Ileys iyo his Janjiweed (New Police) dadkiisa lagu jabinayaa. Kuwa NFD dagana waxaad umuleysaa hada inoo indhaha usoo furmey.Jabouti iska ilow wataa gabdhaheyna French legionnaires ka baxsan waayeen. Marka walaal hadaad wax ku ogtahey-please come forward. P.S. I don't know your feelings about Solers in politics, but I sincerely believe all of them to see Somalis and Somalia at peace-the question is what path do we take.What many advocate for in this cyber-ku dhirir is leading us nowhere. Qabiil iyo mini-lands are failed institutions. Waa intaan dhihi lahaa, Thank You Che.
  4. Showqi, su'aal leen weydiiyey oo ah waxa ku kalifay iney beentaan iska soo daba afuufto oo weliba indha adeygeeda ay Radiyo Muqdisho wax ka soo rarto.
  5. ^Ii sheeg, wax lee jiro: Xijaab ma qaadatid miyaa?, jaad & sigaar maa isticmaashaa?...wax aa karbaash ku muteysatay lee jiro oo saan Al Shabaab uga soo horjeedid...Sheekadaan JB'na kaama yeelaayo!, wax kale keen!
  6. Antara, Waa degganahay sxb, raalli ahow! haa, Kharash waa carabi!. Xarfaha aad KH'da ka wada dhigtay waxay i soo xusuusiyeen, ninkii yiri: Khaala waa la khaatee Khiila Khaado, Khaab laawe!
  7. ^Micnaha MMA maadan fahmin mise wax uun NAQDI bey kaa tahay?. Wuxuu yiri: xarafka 'KH' waxa loo daayey xarfaha asalkoodu carabiga yihiin!. Khalkhalin maahe ee waa Qalqaalin, 2da kale maba aqaan. Ps. Erey Asalkiisu carabi yahay oo Q ah oo waxa jira KH loo bedelay waa Akhri oo ka timid قرأ
  8. Muqdisho: Xildhibaanno iyo Wasiirro Kulmay Wasiirka Hiddaha iyo Tacliinta ee DKMG ayaa VOA-da u sheegay in shirkaasi ay kaga hadleen sida ay uga soo horjeedaan go'aan uu gaaray baaralamaanka. VOA Somali | Washington DC. Jimco, 17 September 2010 Xildhibaano iyo wasiiro taageersan ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta shir ku yeeshay Hotel Saxafi ee magaalada Muqdisho. Xubnaha shirkaasi ka qeybgalay waxaa ka mid ahaa wasiirka dastuurka ee dowladda federaalka Madoob Nuunow Maxamed, Cabdalla Boos, Cabdirashid Cirro, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo wasiirka Hiddaha iyo Tacliinta Sare Cali Axmed Jaamac (Jangali). Kulankaasi ayaa lagu diidanaa go’aankii shalay baarlamaanku ku gaaray in xukuumaddu hortimaado golaha baarlamaanka ayna kalsooni weydiisato. Mr. Jangali waxaa uu sheegay in xubnaha kulanka isugu yimid aysan dhammaantood ahayn kuwo ku fikir ah ra’iisal wasaaraha, hase yeeshee ay ku jiraan kuwo mowqifkoodu yahay dhex dhexaadnimo oo aan cidna u janjeerin. Cali Axmed Jaamac (Jangali) wuxuu sheegay in kulankii shalay ee baarlamaanka meel looga dhacay xuquuqdooda, ayna difaacanayaan.
  9. Thank You Nassir, wallee Mawsoocah (encyclopedia) socota baad tahay!, next pages ku soo dar hadeysan dhib badan ahayn!.
  10. waxa abaara sagaalkii Maqrib... goor fiid ah oo laga soo dareeray Salaadii Maqrib Summer time waaye miyaa?
  11. ^Cid ay noqdaanba waa uun dhibaato sow maaha, in la iska kaa qabsado adoo meel cidlaa maraya?. NGONGE, Uprising (noun) rebellion, revolution, revolt, rising, unrest, mutiny, disturbance, civil disobedience, insurrection
  12. Linki'ga JB waxa ku qoran in 2 dumar ah & 2 rag ah la iska soo qabtay kadib markii la garan waayey meel ay u socdaan & meel ay ka yimaadeen! Shalayna waxaan iri, anigoo sheekadii NGONGE canjilaya: Dear Minster, We have seen five trespassers but they managed to escape, dee maxaynu sameynaa? Nin daalay SL Army .................... Dear Army Cheif, Maxaad kalood qaban lahayd?, soo qabo shan dhalinyaro BIG FOOT ah! Nin been badan Dr Gaboose Isu ekaa labada sheeko!!
  13. Xamaasad title ka muuqata? heh!. Bal dhegeyso wareysiga!. Taliyuhu wuxuu yiri markii su'aashii ugu horreysay la weydiiyey: 'mar kale moogiye, hadda su'aal kale kama jawaabi karo.....100 wax ka badan baa nagu soo yaacay... nin maxaabiista ka mid ah bay kaxeysteen..' (If thats not uprising, I don't know what uprising is).
  14. ^Xamaasad baa intey i qaaddo baan Ethiopian'ka ha la laayo dhihi lahaa!
  15. Taliyaha Saldhigga nin been badan yaqaanna maaha, wareysiga C/salaam Hereri dhegeyso!. Maxaa kulmiyey Wefdiga Xabashida & Nimanka laga bixiyey Saldhigga?. Mar wuxuu yiri: 'Xabsiga Boorama ayaa loo soo waday' marna 'Kan Hargeysa'... JB'yow see wax u jiraan?.
  16. Dhegeyso: http://media.voanews.com/audio/borama+protest.Mp3
  17. Saddex Qof oo ku dhaawacantay Mudaaharaad ka Dhacay Boorama Dhaawaca saddexda qof ayaa yimid ka dib markii ciidamada ammaanku ay rasaas ku fureen dad mudaaharaad ka sameynayay magaalada Boorama. VOA Somali | Washington DC. Jimco, 17 September 2010 Inta la ogyahay saddex qof ayaa ku dhaawacantay rasaas ay ciidamada ammaanku ku fureen dad mudaaharaad ka sameynayay magaalada Boorama ee gobolka Awdal. Dadweyne careysan ayaa isugu soo baxay waddooyinka magaalada Boorama kuwaasoo la sheegay inay ka gadoodsan yihiin maxaabiis loo xirxiray inay gawaari ku daabuleen xoogag ka tirsan jabhadda ONLF oo la sheegay in laga soo dejiyay xeebaha Soomaaliland. Dadka ayaa dhagxaan bilaabay ka dib markii gaari Surf ah lagu dhuftay gaari bileysku wateen oo waday maxaabiis la eedeeyay. Waxaana la sheegay in dadkii mudaaharaadka sameynayay ay la baxsadeen mid ka mid ah raggii maxaabiista ahaa. Rasaastii boolisku fureen waxaa ku dhaawacmay ugu yaraan saddex qof oo isugu jiray rag iyo dumar. Dadka mudaaharaadka sameynayay waxay ku cabanayeen in la damacsan yahay in ragga xiran la doonayo in ciidamada Itoobiya loo gacan geliyo. Balse taliyaha ciidamada gobolka Maxamed Cabdi ayaa VOA-da u sheegay inaanay waxba ka jirin warkaasi sheegaya in ciidamada Itoobiya loo dhiibayo maxaabiista ay hayaan.
  18. Archdemos, rag iska dhig waryaa!. IA markaad ogaato ineysan waxba jirin, xusuuso ehelka back home. Get well.
  19. ^Waa dabciga Aadanaha in qof walba meesha uu ka soo jeedo jeclaado lana qurxanaato, xataa haddey qaacan saf-safan tahay!!. Yeysan naga noqon: magaaladeydaa taada ka qurxan. Ninba markiis magaaladiisa ha soo dhegsado, after all waa Magaalo/Tuulo Soomaaliyeed.
  20. Nassir, Article'kii ay 1900'dii Somalia ka qoreen, meel iigu sheeg fadlan.
  21. Originally posted by The Zack: Ayoub, . . . If this incident really happened, the secessionists have two options: Tell us that you wanted to let these ONLF commandos pass through your territories on purpose because of Somalinimo or tell us that they actually over-powered your untrained militia and you couldn't do a **** about it but call your masters in Jigjiga. Make up your mind yaa khaldaamiin LOL. Been quman sheega. Don't post some odd pictures and just giggle because there is nothing funny about 700 men with weapons passing through your region and you couldn't do **** about it. Allah yacizzak, yaa Zakki! bambo f1 baad afka u gelisay!