Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. 'Waa gudbaayaa' maxaa laga wadaa? af-soomaaligaas waa ii dhimanyahay!.
  2. Weligaa! intaad baqti sheegto aad, troll & wax kale ku cataawdaa!, wax quality leh oo RUN ah soo qor, lakin naag oo facebook contact'geyga ka mid ah aa waxay na dhex martay sheekadaan & maalaayacni intaad keento, yaan laga hadlin suurtogal miyaa??, markaad wax sheegto, su'aalo ayaa lagaa weydiinayaa suuragalnimada ama siduu run ku yahay warkaas, hadaadan xamili karin, marka horeba ha soo qorin. Ps. Xor aa u tahay inaad iska diibaxsatid, mathmuuman madxuuran!.
  3. Shabaab iska dhaaf, Ani & Adi eey marooysaa sheekada, sources'gaaga facebook iwm soo aruuri & sheekooyinkii qosolka lahaa!.
  4. ^Lool, maxaad wax ifisaa duqa! warkii facebook aad ka soo xigatay camalaa? oo eeyga hilbihiisa loo jarjaray ninkii waalnaa? Saxib, toosh aan kaa daba wataa 5 betteri qaad eh!
  5. Qaybtii lawaad!, yaah? lawaad amase lamaad?? wir sheeg!, sug.. lawadawo waa la dhihi karaa, seed ku kasti dheh, yacnii waxa markhaati u eh siis dhahay laashinkii heer Xamarka wixiis ka ahaay waaba hilmaami ka warran?, al muhiim waxaas ahaay Bandhawoow amiis kale Shukureero, ka bood muhiim ma ahan inoo oo qawiil qawiil la sheego, illowse litacaarafuu camaleeti waaye noo! sug yaah...een. waxaan soo xasuusti, aawi kii oo ku murmaayi heer Xamar KH ma karaayaan? yaah? MarKHaati!! iyaaah!, maxaan sheegi rawina horta?, haaa...laashinkii waxaas dhahay: lamo lee waaye maxaa loo lawanaa laanta lawaad Markabaan koraa marooriyaan merjihaa maalin cadoooy jug mineey yeerto adaan kuula jiraa Jaalle Siyaad!! meehaas maxaad ka kasti? inaas lawo & lamo'ba isku halkii beyt lees ku isticmaali, sax?. Raali iiska ahaada, maxa jiraa dheh, carabta waxay dhahdaaالحديث ذو شوكهyacnii kooba kiisa kale aas kuu dhiiwaa noo, waa nii dhameeyhaa sheekadaan hadiiwo oo nafta nagu jirto.
  6. For the record, Alshabaab reportedly denied they had any thing to do with Said Tahliil's murder and you know what! on that same day 04/02/09 it was posted on Sol and discussed here: http://www.somaliaonline.com/ubb/ultimatebb.php?/topic/9/17442 So, duqa! sidii wax aad hubto maxaad FG intaad qorto, Alshabaab aa dilay u leedahay bi siighati al ta'keed?.
  7. Haddaadan Weriye ahayn, maxaad cinwaanka intaad u tirtay mid cusub ugu sameysay! waad bedeli kartaa lakin maxaad source'ga uga tagtay, waad ka tegi kartaa source'ga lakin maxaad haddana halk paragraph ugu darsatay??! hadaad rabto inaad wax ku dar-darsato quotation dhex geli, kadib waxaad rabto ku darso! ethics'ka miyaan hadda ku bareeeynaa!!.
  8. Originally posted by Cawaale: Al-shabaab oo bililiqeystay Idaacadda Honrn Afrik iyo Xisbiga oo GBC biliqo kula dhaqaaqay Kooxaha dowlad-diidka ah ayaa mar kale bililiqo kula dhaqaaqay raadiyeyaal madaxbannaan oo xaruntoodu tahay Muqdisho, si ay u aamusiyaan saxaafadda xorta ah. Labada shirkad-warbaahineed waxay Muqdisho ku lahaayeen idaacado iyo taleefishinno. Kooxda Alshabab ayaa aroornimadii Axadda la wareegtay idaacadda HornAfrik, iyagoo kadibna dhacay dhammaan qalabkii ay idaacaddu lahayd oo ay ka mid ahaayeen qalabkii FM-ta iyo keydkii. Horn Afrik waa idaacad gaar loo leeyahay tii ugu horreysay ee Soomaaliya laga dhiso sanadkii 1999kii, waxayna sharaf ku leedahay kaalintii ay ku lahayd inay kacaan cusub ku soo kordhisay warbaahinta Soomaaliya. Mid ka mid ah aasaasayaashii idaacadda iyo labo agaasime ayay Kooxda Alshabab shirqool ku dileen tan iyo sanadkii 2007dii. Saacado kadib, Kooxda Xisbul-Islaam, oo mar kastaba raacda raadka Alshabab, waxay iyana la wareegtay Idaacadda GBC. Waxay doonayaan inay labada idaacadoodba u adeegsadaan dacaayaddooda. Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa yiri: “Aad baan u cambaareyneynaa falkan waxashnimada ah ee ka dhanka ah warbaahinta madaxa bannaan. Dhaca loo geysanayo warbaahinta gaarka loo leeyahay waxay muujineysaa sida ay u doonayaan inay u helaan taageerada bulshada. Dilalka shirqoolka ah, cabsi-gelinta iyo dhaca qalabka warbaahinta waxay qeyb ka yihiin dadaallada ay ku doonayaan inay ku aamusiyaan warbaahinta. Falalka noocan oo kale ah waxay burburinayaan guulihii ay warbaahinta Soomaaliya ku tallaabsatay 10kii sano ee la soo dhaafay.” “Saxaafad xor ah oo shaqeysa iyadoo kooxaha xag-jirka ah aysan cabsi iyo hanjabaad ku haynin waxay muhiim u tahay dalka Soomaaliya.” Tallaabada ay qaadeen kooxahan waxay 5 ka dhigeysaa tirada idaacadaha ay kooxdan la wareegeen tan iyo markuu billowday sanadkan. Horraantii sanadkan kooxahan waxay idaacadaha gaarka ah amreen inay joojiyaan heesaha. FG. Agaasimhii Idaacadda Hornfarik marxuum Saciid Tahliil Axmed waxaa dilay shabaab February 04, 2009. maantana waxay si rasmi(xaq darroa) ah ula wareegeen idaacadda. Just in case!
  9. ^Caqli xume!, ma anaad FG i baree! Allow Alle! Jaalle, waa inaad caddeysaa markaad wax ku darsaneysid, ood inta hore quote'gareysid intaadana si uun u caddeysid! sida inaad [..] dhex geliso!
  10. guess the source?, Raadiyow Muqdisho!! lakin Cawaale cinwaanka ayuu ka bedelay, why? FG. Paragraph'ka ugu dambeeya ee Cawaale Jeebkiisa waaye!
  11. ...waxaa jiri lamo tukulush ama uunrees, ninboow siis u kasaayo, lamada uunrees koo ween aas ahaay koone.. yariis, kan weenka waxaas rawi inaas suuqda aas aasto, kabacdina aas soo gato alaab-alaab, al yacni: bataati, shidni qumbe, leef-leefow iyooneey batiiiq, iyooneeey kii kale maxaas ahaay?.. ee ninac luuwaani!!. Waa socotaa...
  12. Is there any where in the world that you are not asked for a passport?.
  13. ^Ok, fair enough, lakin dad inaad soo dhex gasho, eed dhinac u xagliso maaheyn, haddaadan gar bexeynin. Ismalura, Doollo.com ka sokow Diiwaankii Sayidka & Taariikhdii Daraawiishta oo Aw jaamac Cumar Ciise qorayna [the new edition, Djibouti]waan heystay, wax badan baa kaaga kordhi doona IA.
  14. ^Hay'adihiinnu sow tuugo, budhcada maaha iyaguna?, wixii ay naga dhaceen uun baan soo dhacsannay!.
  15. Ismalurto, how am I sexist? Acuudubillaah!. MMA waa beentiis, mar horena waan sheegay waxaan ka soo qaataa: Doollo. MMA, horay ayaan kuugu sheegay iney waxaagu personal yihiin!. Guriga Raysul Baarlamaanka!! dhallinta waa lagala hadlaa, ee iga war sug. Shalayna waxaad dadka u sheegeysay Soomaaliyeey Toosoo inaanan oggoleyn!, bal sheeg meesha aan tafaraaruq Soomaali ama qalloocood ku taageeray??.
  16. Maaddeey

    XAMAR!!

    Mar haddii MMA oon is lahaa Istaaqfuroow waa yaqaannaa uusan sheegin, anoo og inuu ku xusay thread'kiisa 'Caado' ee dhowr sanadood ka hor, ayaan wax yar bal ka taa-taabanayaa IA.: Kelmadda Istaqfurow Asalkeeda wax baa loo isticmaali jiray, markii dambese si kalaa loo bartay, labada extract ee soo socota ayaa inoo kala qeexeysa. Regarded as one of the most ancient and most respected annual commemorations in the Benadir, the Istaqfurow is predominantly a religious ceremony which brings together the indigenous people of the Benadir in a moment of repentance to Allah. It is a moment of prayers, where people come out in the open in thousands upon thousands, to implore forgiveness from Allah. Throughout the centuries, all along the Benadiri coast, from Mogadishu, Merka, to Brawa, people turn to Istaqfurow, once every year, to pray to Allah to protect them from the effects of famine, and from the high waves caused by the south-east monsoon winds in the Indian Ocean, the tusinami . Tan kale ee hadda loo isticmaalo waa meesha uu qoraaga reer Xamar ee talented'ka ah Abdi-Noor uu leeyahay: Why has the pilot disappeared in the dusty istaqfurow winds of Mogdishu soon as he dropped his cargo of terror? Since the airport lacked such equipment of advanced military installations why did he melt away and not hovered around for a while to make sure that no landings or possible take-offs would take place?
  17. Maaddeey

  18. Maaddeey

  19. Dhibka dhan waa islaweyni, jahli ku laran-yahay (lab-qasan yahay). Nin Tuuladii uu ku dhashay weli jooga wuxuu moodaa in siduu u hadlo uun af Soomaaliba ku dhan yahay!. JB oo Iskoolka KPP dhowr fasal ka dhigtay intuusan Siinaay u wareeginba waa kan wuxuu moodaa inaan Diin (Dii-diin) kaseynin, markaasuu sawirkiisa noo soo lifaaqay!!. Ps. waxaan soo xasuusatay nin maqaal ku qoray Joornaalka Soomaaliga 'Kasmo' ee London ka soo bixi jiray wuxuu cinwaan uga dhigay: 'Isku Af Soomaali ma ihin'.
  20. Originally posted by Xaji_Xunjuf: Koonfuriansku waxay xita heer gaadheen inay yidhahdaan wara wara instead of waryaa xita r la badalo iska dayo y baad ka tagteen Adigu waagii hore koonfurian baad ahayd, run sheeg?? Waryaa, waa offensive word! markii waraa waraa lagu leeyahay attention'kaaga baa la soo jeedinayaa.
  21. ^War Xaaji waa ku sidee? ma Qaldaamooba baad na leedahay?, Dh'da adiga iska heysto Unnukana R'da noo daa, diversity ma ogolid miyaa? ma liis jujuubaa? wah!!. Teeda kale, Dh' kasta inaga R uma bedelnee, waa Dh'da aad adinku asalkeedii R'da ahaa aad ka wareejiseen, ma gadhatay? Iga daba dheh: Waadhyee, Gabadh ^^kuwaasi waa kuwa aad r'da ka bedesheen.
  22. ^Lakin, MMA'yoow waad ogtahay soow maaha iney jiraan kuwo 'kh'da dhexda uga jiro ama ay ku dhamaadaan oo Soomaali asuloto ah?. Kuwo 'Kh' ka billowda iney jiri karaan waa macquul lakin hadda ma xasuusto, bal reer muran badan ha keeeneen!.
  23. ^Ii jawaab horta! Ps. Isha aa carro iga gashay!
  24. Cawaale, Adiga weer aa tahay, xagga iiga durug! KK, Aflagaaddo maashee?, markii wax aan jirinoo waaaadix ah 'har & habeen' meeshaan lala joogo, xaq baan u leeyahay inaan qofkaas weydiiyo waxa ku qasbaaya, maaha?. Ar naagahaanaa!!, haddii laga aamuso 'waa nala yasaa!' haddii lala hadlona 'waa nala caayey'! intee looga fakanaa?