Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. ^^Sow ma fiicneyn inaad su'aasha iiga jawaabto, kadib anaaba adoon su'aal i weydiin ka hadli doona mawduuca cinwaanka?.
  2. Dagaalkii waxaa ku guuleystay Odaygii Beelaha Muqdisho u hadlay!, Hebelkaa Dalabeey maas ahaay us?!, aaway Duke? Ra’iisul Wasaare Sharma’arke oo istiqaaladiisa u gudbiyay Madaxweyne Shariif. Muqdisho: (Sh. M. Network) Ra’iisul wasaaraha Xukuumada KMG Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaa’arke ayaa goordhow istaqaaladiisii u gudbiyay Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed Isagoo ku dhawaaqay in uu is casilay. Wararka laga helayo Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya oo kulan uu uga socday sedaxda Masuul ee ugu sareysa dowladda KMG Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegayaan in Ra’iisul wasaare Sharma’arke uu iska Casilay xilkii uu u hayay dowladda KMG Soomaaliya. Ra’iisul wasaare Sharma’arke waxaa uu sheegay ion sababta uu isku casilay ay tahay kadib markii uu arkay khilaafka sii xogeysanaya ee u dhaxeeya isaga iyo madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Marxad uu uu sheegay in haatan dalka uu marayo. Wixii faah faahin intaasi dheer kala soco Shabelle.net hadii uu Illaah inoo saamaxo. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
  3. ^ Maya, meel aan u baxsanaayo maleh of course that is the beauty of life, waxaan illoobay inaan idin warsado inaad Tusaale raacisaan, adi billaaw hee (Please & Danke'na isku darso)
  4. ASCWW, The Islamic Government of Bladland recently sent Scholars of various specialties to Namibia. The Anthropology team led by Al Ustaad Al Diktoor Abuu Jimcaale Al Salafee, confirmed the long disputed theory of whether Somalis were the first people that set foot on the soils of Namibia and Kalahari desert!. Waxay baaritaan ku sameeyeen lafaha dhowr mayd oo 1000 sano ka hor jiray, iyagoo isu bar-bardhigay natiijadii ka soo baxday & natiijada baaritaan lafo kale oo ay horay u wateen oo laga saaray Qubuuraha Wilaayooyinka Koonfur Soomaaliya, waxaa aad loola yaabaay in DNA'goodii is yeesheen 99.9999!. Faahfaahinta oo dhameystiran waxaan soo gelin doonnaa wesite'ka Dawladda. Somali Namibian
  5. Intaanan Mowduuca cinwaanka u gelin, su'aashan bal iiga jawaaba: Weligaa laba wax oo 'si kasta' lid isku ah ma wada jeclaatay?.
  6. ^^Maashaa Allaah!!, weligaaba "Xikmad" baad ku hadli jirtay, soo wad..
  7. ^Yaah?, I don't mind inaad na raacdo haddii aad maxram wadatid.
  8. Tuujiye, waa mahadsantahay Sxb. Suldaankii Gelledi ee sanadihii 1800 & halahoo xukumi jiray Shabeellada Hoose ayaa waxaa ku kacay Biyomaalka oo iyagana Saldana kale lahaa, Aakhirkiina waa dileen miskiinka, Waxaa la dhihi jiray Alle ha u raxmadee Suldaan Axmed Yusuf. Gabar uu dhalay Suldaanka aa iyadoo Aabaheed raadineysa soo gashay Magaalada Marko, waxay la kulantay Nin Biyomaal ah waxaana dhex maray sheekadaan oo si gabay ah isu dhaafsadeen: Gabadhii waxay tiri: Shucbaale aan kuu gadaa aad shuun ku xiiratee Shuqo aan kuu xiraa aad ku shoobtidee Shood bun aan kuu tumaa aad sharuursatee Aabow Shooblahayga ma ii sheegi kartaa. Ninkii, iskama waaline asna wuxuu ku jawaabay: Shucbaalahaaga ad shuun ku xiiro Shuqadaada adlee ku shoob Shantaada bun adlee sharuurso Aabow shooblahaaga an kuu sheego Aw-shaafac aa shufta looga gooyey Humbow waraabaa hambuuqahaayay Haad boorraa hirrigey ku haayay Hablahaynaa har-haraatihaayay Hirka maanyaa hab-dhabow ku haayay.
  9. ^Rabtaada fadhi hee mugga! FYI, ereygaas gebdhada lee isticmaali jiray, markii iigu dambeysay!
  10. ^Wax kastoon illoobaba waxaanan illoobeynin markaad tiri: ..'and in English please'! horta wixii aad ka waday ma ii sheegtay? ma u maleynaayo, ma isku deyi kartaa mar kale??
  11. ^Shadaadiin maxaa waayena?.
  12. Siidka, Anigu si kale uma fahmine, sidaan u fahmay waan sheegay!, waxaan iri: KK, ma sheekadeyduu bakhbakh & waalli ku sheegi karaa?, inoow fahmo ma ka horreeysoo horta! wich you confirmed: becuase i did not understand what the hell he was chating about Sax wala laa?.
  13. Juxa, warkiis ha yeelin sideey 'bakh bakh'=baffled ula micna tahay?. Kan warkiis naga dhaaf, waa iska dhahay lee oo wax micna ah ma ula jeedo! a la 'anna waykan' style!.
  14. KK, ma sheekadeyduu bakhbakh & waalli ku sheegi karaa?, inoow fahmo ma ka horreeysoo horta! Xayraan xaaraan sameynaaya - don't you know it is forbidden to bow for humans? also - 'walaasha!' miyeeynan la mid ahayn cay? Yaa kuu sheegaayo hee, Siidka!.
  15. KK,m a iska soo xanjeerahee adi? JB kuwa uu ka hadlaayo, adna aad ogeyd baan anna u aqaannaa!. Markaan leeyahay: 'Sayidku wax dhib ah Afkaas kuma qabine..' iaygaas aan isla ognahay uun baan u jeeday, waxaanna u heystaa in la wada ogyahay, aniguna wax waan ka ishaaray (markaan dariiqo soo hadal qaaday) Walaalkeen NASSIR'na wuu bayaaniyey. Good stuff Maaddeey, enjoyed every little detail of it...Thank you! My pleasure, walaasha! **with a slight bow**
  16. Juxa, ma kuu sheeginoo! war lee ka soo haray!. meel aas u jeedo ii meel aa ka jeedo ma la kasaayobo!
  17. Su'aal maa su'aal looga jawaabaa, Siidoow? She asked you why its bakhbakh! u jawaab, haddii qalad ay u fahantay u sheeg!, inaad wax faah-faahiso bey ahayd, soow maaha?. Juxa, ayaantaan Siidka waa iska hadal batay, u malayn maayo inuu saad mooddo ula jeedo!.
  18. ^Biyo-maalka sideey isu fahmi jireen? (mise lamaba socotid sheekadaa, car toos uga jawaab adoon cirridka taagin!. Xataa, hadduu Sayidku sidaa yiri, waa qalad faaxish ah!. ^^kor sidaas sow kumaan odhan?
  19. Nassir, bolded words-ka waa kan: Shukureero & Bandhawoow (Bandhaboow)=laba qabiil oo reer xamarka gibil madowga ka mid ah lamo=labo, lawaad=labaad Wax kale maa jiro? Originnaly posted by JacaylBaro: Xataa Sayidkaa ka qayliyay oo yidhi "af gaal iyo mid muslim miduun aan aroorta idiinku imaado" ..... dadka hada joogana maxaad u malayn ,,, Ma isaga soo cel-celinee?, markii hore aa lagu maqlay! I thought it wasn't worth replying to, lakin haddaad soo laba celisay, Sayidku wax dhib ah Afkaas kuma qabine niman Gaalada Xiriir la leh heystayna dariiqada Qaadiriyada ayuu dul-duleello u raadinaayey, waxaana kuu caddeynaya dhulalkaas koonfurta dad badan ayaa ka yimid oo taageeray Sayidka, waxa laga xusi karaa Biyo- maalka oo dagaalka Ingiriiska la galay isagoo u ballanqaaday inuu isna markooda la dagaali doono Talyaaniga, lakinse sabab kastaa ha jirtii Sayidku ballantaa muu fulin!. Xataa, hadduu Sayidku sidaa yiri, waa qalad faaxish ah!.
  20. Juxa, dadkii waddanka loogu yimid (dadka dega webiga jiinkiisa & xeebaha ayaa dhulka iska leh!)haddii lagu qasbo dad kale warkood oysan fahmeyn iney qoraan, suugaan aysan xiriir la laheyna xifdiya la yiraahdo ka warran? Gumeysi numero UNO soow maahan? Alla maxay dadkaas ciil arkeen!. JB aa wuxuu leeyahay af-soomaali maaha!. Think of it for a minute or two then you'll understand why these people forbid their kids to school!. Bal cunug reer xamar ah oo gabaygii Sayidka ee KOOFIL soo xifdi, ereyada micnahoodana 'home work' ahaan loogu diray ka warran?.
  21. ^Maanta Koofi'guu kumaad dhufan?, dee hees lagu hiifayoo lagu heedaarteeynayaa loo qaadaye iyagu isumey qaadin, wax taageedrsanna umey qaadin dee!, weedhu halkee bay kaa madhay?. Originally posted by Kool_Kat: ...You know, Maaddeey ahaan (shaabnimadaada iyo shiirkaaga toona dhag jalaq uma siiyee ), in aanan aniga dhinac kale kaa xigsaneyn? Kool_Kat, Abbaayo waa runtaa waan ogahay taas, adi naftaa markiin kuu sheegay saas oo kale inta ma ku oollin! **farajucsadeyning** waaba illoobay inaan kuu soo jawaabo, koo inta eh aa sifilida due croce igu riday! MMA, sxb Kaftan waa kasaa lakin wal ani arni arti may in arraase, dhallinta wixii run eh waa gaarkeeda lakin been ma laga sheegaayo anoo soo taagan, teeda kale waqti kugu filan waxa aan aaminsanahay & wax kale waad i aragtay, iyo waxa aan ku difaaco bar-baarta & waxa kale.
  22. ..Intee noo mareesi?, qeebtii sedaxaad, aajidaanti, may, war kaleento aa naga soo dhex gali noo, allore hadda waxaan dheheeynaa qeebtii ugu dambeesi, amiis kaleeto sheekadaan musalsal oo dheer eey naqaheey nooh!.. ..Adi, tukulushkii oo weenka markiis halahaas dhahay kii kale oo yangariiska ahaay usna waxaas dhahay: anina (waxaan niiga hilmaami magacyaashood, kan weeyn waxaa la dhahaa: Ani, kan yariiskana: Anina), marka kii yariiska waxaas dhahay: Anina waxaan aasahaa suuqda, maxaa jiraa waxaan soo gadanaa bataati, shidni qumbe, leef-leefow, batiiq & ninac luuwaani!. Ani: Maya, waa iska dhaafi ee waxaan soo iibsahaa dhar iid, buufin & maastiko daandeey & xanjo buufiska gaduudka eh oo [big G]hadiis keeni dukaanka dhagaxoow. Anina: Anina waxaan soo iibsahaa dhar iid, buufin & maastiko daandeey & xanjo buufiska gaduudka eh oo [big G] Ani: Waaba ka baxay bo haddey kaaga macdahay, kuleel zaaid aa jiraa ani waxaan aadaa Maanyada, waxaan ku soo muud-maalaa mool aa Khamiisoow.(1) Anina: Anina waa kululaadi waxaan aadaa Maanyada, waxaan ku soo muud-maalaa mool aa Arbacoow.(1) Meehaas, markii sheeko mareeso Ani waxaas kasi inaa oo Anina isku dhedhejinooyo noo, sheekadaan aas u soo kaarteeyi kabacdina: Ani: Ani, yaakhaayoow ayaantaan goos aa liiga haayaa noo xanuunkiis aan la joogi waayi, waxaan aadaa Daantiiste kabacdina gooskaa liiga siiwaa!. Anina: Anina waxaan aadaa deentiiste... iyaa?? mayeey mayeey, ani muggoo dawadeey ka banaanka, ad lee waaye!, goos bixis xanuun waaye!. Saas aasna tukulushkii weenaa uga takhalusi kii yariiska oo isku dhedhejiska badnaay!!. Waa isku dhamaati, maxaa sugeesiin hee?. Koow lamo seddax... Cawaale, Showqi, KK & Libaax waan ku faraxsanahay inaad ka hesheen! ___________________________________ (1). Waa laba mool 'swimming pool like' oo ku yaal magaalada Marko.
  23. ^Waxaa rabto maa iska sheegey GG?. If you go via the Airport, u'd be asked a pp as every other country does. If you go by vehicle, from Garowe for example, no body is going to ask you any thing, otherwise how did all these ppl from Mogadihsu manage to go there when they run from Yey and Co.?, and guess what people of Hargeysa has the same passport as the rest of Somalis!. Naga daaya!.