Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. Bismillaah-ir- Raxmaani, Balaayaa ku xijaaban!. Dadka waxaa ku abuuran negi (cimiri dherer, joogitaan) jacayl, oo iney kumanaan kun oo sano iska noolaadaan way rabaan, oo qofku siduu caafimaadkiisa u koontaroolayo & wax walba oo u suurtagelinaya inuu sii joogo ayaad ka garan kartaa!. Haddana wuxuu aad u jecelyahay wixii inuu dhinto sabab u nqoon lahaa, sida in waqtigu deg-deg u dhamaado!; tusaale waxa mar dhow dhamaaday Ramadaan oo dadka waxay jeclaayeen in dhaqsi Ciidda loo gaaro, sidaas oo kale weekend'iga waa la dhararaa & maalmaha fasaxa, in shaqada & 'dawaam'='working hours'keedu ciyoow dhamaadaan aad baa loo jecelyahay, intaas oo dhanna waxay horseedayaan cimri deg-deggeenna, oo waxay ka go'ayaan maalmihii yaraa ee Alle noogu tala galay inaan noolaanno!. Jaahilnimadeenna sow ka mid ma aha in aan jeclaanno wixii cimrigeenna dedejinaayey, innagoo cimri dhererna rabna?.
  2. Qarax Ka Dhacay Magaalada Bosaaso oo Khasaaro Dhaliyey September 22, 20101 comment| leave your own! Waxaa aroornimada saaka(Arbaca) magaalada Bosaaso ka dhacay qarax xoogan oo si aad ah looga maqlay magaalada qaraxa ayaa ka dhacay wadada dheer ee laamiga gaar ahaan agagaarka masaajidka Al-Rashiid. Dad goobjoogeyaal ah ayaa warbaahinta Horseed Media u sheegay in qaraxa uu ahaa mid lagu aasay wadada dhinaceeda,waxaana soo baxaaya warar iskhilaafsan oo ku aadan cidda lala beegsaday. Ilo lagu kalsoonyahay ayaa sheegay in qaraxaas lala beegsaday askar ka tirsan ciidanka amaanka Puntland kuwaas oo goobta maraayey, isla markaana uu ka dhashey khasaaro isugu jirta dhimasho iyo dhaawac wararka qaar ayaa sheegaaya in labo askari ay ku dhinteen tiro kale ay ku dhaawacmeen. Saraakiisha Booliska oo aan xirriir kala duwan la sameynay ayaa gebi ahaan ka gaabsaday in ay ka hadlaan qaraxaan. Ciidan badan ayaa isla markii soo gaaray goobtii uu qaraxa ka dhacay iyadoo ay ka sameyeen baaritaano kala duwan. Qaraxyada caynkan oo kale ah ayaa marar badan ka dhacay magaalada Bosaso iyada oo aan cidda ka danbeysey la soo qaban. Horseed Media
  3. ^She didn't laugh to his jokes!.
  4. Maaddeey

    XAMAR!!

    ^Naga dhaaf yaaqay MShM'oow!, adoo jawaabta Showqi arkay & sidaan ugu jawaabay, markii dambna aad aragtay inaan si sax u soo qoray ee aan sharxay labada si ee loo kala yaqaanno, inaad intaad soo laabto 't' aa ka boodday dhahdo maaheyn! Ps. Sh. Umal'na troppo xanaaq waaye adoo dheheysid aan ku maqlaayey!.
  5. Maaddeey

    XAMAR!!

    ^Naga dhaaf yaaqay MShM'oow!, adoo jawaabta Showqi arkay & sidaan ugu jawaabay, markii dambna aad aragtay inaan si sax u soo qoray ee aan sharxay labada si ee loo kala yaqaanno, inaad intaad soo laabto 't' aa ka boodday dhahdo maaheyn! Ps. Sh. Umal'na troppo xanaaq waaye adoo dheheysid aan ku maqlaayey!.
  6. Maaddeey

    XAMAR!!

    ^Naga dhaaf yaaqay MShM'oow!, adoo jawaabta Showqi arkay & sidaan ugu jawaabay, markii dambna aad aragtay inaan si sax u soo qoray ee aan sharxay labada si ee loo kala yaqaanno, inaad intaad soo laabto 't' aa ka boodday dhahdo maaheyn! Ps. Sh. Umal'na troppo xanaaq waaye adoo dheheysid aan ku maqlaayey!.
  7. Maaddeey

    XAMAR!!

    ^Spelling error ha la isku qabsado maa la dhahay qiote'ka kore & extracts'ka aan soo guuriyeyba si sax ayuu u qoran yahay!, looks like u got an 'ego' problem my friend!
  8. Maaddeey

    XAMAR!!

    ^Spelling error ha la isku qabsado maa la dhahay qiote'ka kore & extracts'ka aan soo guuriyeyba si sax ayuu u qoran yahay!, looks like u got an 'ego' problem my friend!
  9. Maaddeey

    XAMAR!!

    ^Spelling error ha la isku qabsado maa la dhahay qiote'ka kore & extracts'ka aan soo guuriyeyba si sax ayuu u qoran yahay!, looks like u got an 'ego' problem my friend!
  10. ^^Qorax, duqa saas aan u hadlaa ka warran hee!, maxaa sheekadaan 'Riwaayadii Shumey' iney ku jirto maa u maleysay?. Ps. Sheekadaan waxan ka guuriyey sheeko caan ah oo la yiraahdo 'Aniga & Aniguna' waxay ka billaabaneysay: Beri baa waxaa jidhi jidhay laba dabagaalle, ka wayn waxa la odhan jidhay.., waxaan isticmaalaa, anigoon rabin markii la i warsado inaan sheekeeyo!.
  11. ^Adiga< Ismalurtooy, waa maxay phobia'ha aad magaca 'dhedig' ama 'naag' ka qabto?, ma waxaad ahayd gabdhaha ciilka u dhinta markey wiilasha banooniga aadaan, adna badarka inaad u sii diyaariso laga rabo! Ps. Ilaah baa og inaan Naag uga dan lahayn wax ka baxsan ka soo horjeedka Nin. Deal'ka CL oo troll'ka ku sheegeysaan arkay!.
  12. ^Warka ma jiraa horta?, mise waa sheekadii nuune? Shariif jaa diyaaradow dho' ku yiri, shimow RW magacaabaayey?. Ps. Niyuu Yoorag aa warqad ay ku qoran tahay: 'u've to name'hebel' looga soo dhiibaa!
  13. ^Taasna waa jirtaa, Alle ha guuleeyo.
  14. I mean, why do they ask int'l media?, dagaalkan ey rabaan iney media'ha cover'gareeyaan, maa soo sawiraan baan leeyahay?. Ps. Iyagoo AL Jazeera & New York Times Videos ka qaata ayaan arkay.
  15. ^I know, and we've the evidence to back the claim!
  16. ^Ka dar oo dibi dhal!. Adi intaa cool iska dhig is leedahay ha taraarixin lee, hii [Nin kuu digay kuma dilin]. back to the topic, lakin intaanan bilaabin let me go to cafe Nero and order that Chai Latte CL mentioned!, lakin su'aal economy 'tashiil' ku saabsan baan qabaa, waxaan jeclaan lahaa in NGONGE iiga jawaabo, lakin weli Juxa & inta kaleba waan soo dhoweynayaa [marka laga reebo Siidoow]. Si aan koob 10'aad oo free ah u helo koobkiina 2.50 camal yahay, meeqaa iga bexeysa?, lacagtaas haddii aan keydsado oon bishiiba qaraabo ama masaakiin u baahan u diro ma ka fiicnoo? ana nescafe & caano isku xurbiyo, kabacdina microwave'ka dalaq ku siiyo, markey xumbeeysona go' ka soo dhaho, ka warran?
  17. ^I didn't, the Govt of blandland did, there's stark difference, Brother. Garowe Gal, you just mentioned there's resemblance between the two pictures, we've a got another picture of the same woman but smiling jus wide enough to bare her teeth, the same way the man is smiling!. Ps. Sawirkaas ulakac ayaan u go'aansannay inaan halkan lagu soo dhejin, iyadoo dawladdu ka cabsaneysa inuu dhibaato hor leh dhex dhigo Soomaalida.
  18. ^Waxaab xasuustaa mar inaan "balaayada madaxa duuban" wax kaa iri ee aadan weli iiga jawaabin, wixii maxay ahaayeen horta?.
  19. Subxaan Allaah!, iga tag hey harseynine!.
  20. The ONLF invites members of the international media to come to these areas to report on the true state of affairs as it relates to our latest military offensive. Nimanku YouTube ma yaqaanaan miyaa?, mise waxooda waa boolaxoofto!.
  21. Duke, chillout there'll be another one, booska adinkuu idiin xiran yahay! marna risaaq marna rasheed, inta kale ma rootiyaa? Ps. ma soo laaban miyaa turjubaankii? ANIGA SHARIIF & CUMAR, KAN DAMBE AYAAN LA JIRAY! is it big enough for you to understand?
  22. Originally posted by NASSIR: ^^Ngonge, u didn't see the qualifier term, "probably" I used. So it must be verified with other sources, and Maaddeey didn't do it. You right that both leaders failed to preside over a country in ruin. What do you mean by that?, I don't know what you wanted me to do, waxaan kuu sheegayaa inaanan wax aanan hubin soo gelinin meesha, ra'yi waan ku qaldami karaa lakin dhacdooyinka waan iska hubiyaa and his departure was so predicted haddii aad la socotay wixii ka dhacaayey Xamar usbuucii u dambeeyey!.
  23. Interpreter is on break, OK! I'll wait for him/her!
  24. Originally posted by General Duke: quote:. Dagaalkii waxaa ku guuleystay Odaygii Beelaha Muqdisho u hadlay!, Hebelkaa Dalabeey maas ahaay us?!, aaway Duke? that's what I love about the fake Jihadi's Maadey is here celebrating on the side of the clan and now savers Dalabeys words. Sharmarke did the right thing, he is no longer the blame and the onus is on Sharif Ahmed who won't last a few more months after. Sol maa damiiniiin u badan mise Duke lee waaye? War maanigaa u mashxaraday Odayga warkiisa?, sowtow Odaygu yiri sidaad noo sheegtay: Omar Abdirashid ha naga tago, siduu rabay bay noqotay soow maaha? ee sax & khalad midna ma sheegin, teeda kale threadka: Khilaafka Shariif & Sharmarke: waxaan ku difaacay Omar Abdirashiid, oon sheegay inuu boqol jeer ka fiicanyahay Shariif, doqonimona ay tahay in isagoo maqan uu u campaign'gareeyo in la rido PM'ka!! (taas ma arkin miyaa?, een I mean: noone translated it for you? ). Xudeedi, iga tag hey beleeynine!
  25. ^Sidee dhedig laba wax oo lid isku ah u jeclaadaan? Su'aal ka sii fiican waxay tahay:sideed ku ogaatay iney dhedigu wax isku lid ah jecelyihiin!, ma dhedig baad tahay? Ps. Goormaan iri: laba wax oo isku lid ah baan jeclahay, Siidoow?.