Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. ^Iyagaa oggol, sow maaha inaad rabitaankooda ixtiraamtid?. Ps. Xeebtaas Baraawe miyaa mise Cadalle?.
  2. ^Xarash & Madax maa loo tuuraa tii lagu hor mari lahaa horta?! waa Gabdho Iimaan badan oon selfish noqon sida gabdhahan!.
  3. ^'Afkaa feyd, ilkahaa aan tiriyee' aa waddaa Abbaa, geberta ii dhaaf warkeed waa cad yahay! Yaa kale hee, waa ninkii ragga ahaa!.
  4. ^Gabadha in la ila guursado ma jecli bey ku tiri, lakin haddii aad nuureysid ama lacag badaaaan leedahay, waa iska kaa xu-xumeysanee!
  5. Qaraar iga dheh! Dhib ma leh, waqtigiinna iska suga gabdho!
  6. Didn't you see how New Orleans ppl looted super markets in the Katarina disaster?. After 20 yrs of lawlessness and without central government all I can say is Alxamdulillaah calal Islaam.
  7. Zack, Could be! meesha aad iga taagantahay uun garo! inaan qalad kuu fahmayna ka raalli noqo.
  8. Criminal aa!, seey kaa noqotay eboowgeeyoow!. Edit: Zack, maya sxb oo I carefully chose the words! lakin adiguba waad la yaabtay sida reer hebel uun ey u difaacayaan!. I seen you couple of times getting irritated by comments directed to OG!, ma qaldanahay?. Ps. laga yaabee inta AY wax ka sheegeysa iney qabyaalad ka tahay!.
  9. Ahlan yaa Cawaale! Haatu warkiisa ha ku sirmin, meesha dheel aa ka socoto. Arrinta Qabiilka, sheeko i qabsatay mar hore aan kuu sheegaa: Qabiilka aan ka dhashay & mid kale ayaa is dagaalay, kii aan ka dhashay niman badan ayaa laga dilay oy ka mid yihiin hooyadey Abtigeed, markii ay nimankii identity'gooda & magacyadooda ii sheegtay ayaan nin beesha Jareerweyne ah oo Caddaane la yiraahdo meeshana ka dhowaa intaan ku jeestay iri: 'Hooyo dadka aad soo sheegtay waxaa iiga laxaw badan Caddaane oo maanta haddaan geeridiisa maqli lahaa aad ayaan uga nixi lahaa!'.
  10. Deputy House Speaker Farah Maalim is in a foul mood. And this has nothing to with the MPs who can’t resist the mildest temptation to cheapen debate on critical issues. Far from that. He is terribly angry with the US government. As the Islamist group al-Shabaab continues to put Somalia’s Transitional Federal Government under siege, Mr Maalim is accusing the US of executing a genocide in that country. The Lagdera MP, who has been vocal on issues Somalia, was a strong supporter of the Islamic Courts Union which was fought out of Mogadishu by an alliance of American and Ethiopian forces. In his view, the union provided the “best opportunity” to secure lasting peace in Somalia because they were “an integration of traditional democracy and modern secularism”. Led by warlord Yusuf “Indho Ade” Siad, the union comprised Sharia courts which mobilised and formed a rival government to the TFG in 2006. After being kicked out of Mogadishu, Islamist extremists broke ranks with the ICU and formed militant groups, such as al-Shabaab and Hizbul Islam, to continue the war against the government. Mr Maalim accuses the US of instigating instability in Somalia mainly to create room for exploitation of mineral and marine resources on the Somalia coastline. http://www.nation.co.ke/News/politics/US%20is%20executing%20a%20genocide%20in%20Somalia%20says%20dep uty%20Speaker%20/-/1064/1034124/-/item/0/-/u2g97/-/index.html
  11. ^Muslim shisheeye nagama aha!, lakin your love to the UN is noted, qoraal kale ood Rahima ku lahayd: 'Maad UN u shaqysid, UN'tu adoo kaleey u baahantahay'!! baan la yaabanaa!.
  12. ^ , maya waan bixinaayey, kayga Toora-booraan ku soo qaatay!
  13. ^Gabbal, warka xiisaha leh eed si ula kac ah uga tagtay waa in xoog & hub Ethiopian lagu qabtay B/Xaawo. qof kale oon u dhuun daloolin Gedo waa loo cudurdaari lahaa, lakin runtu waa from waqtigii SNF'ta ina Xaaji Masalle ilaa maanta awood xabashi uun beey dagaal oogayaashu isticmaalayaan, kii ugu dambeeyey waa tay iyagu ku xireen Dooloow!.
  14. Shuhado beel, ciidamo beeleed qabyaalad u diriraayo aa mujaahidiin la leeyahay!, war magac kale raadso!. 1.Ciidamada xaq u dirirka dhaqdhaqaaqa wadaniga soomaaliyeed ...
  15. Thread'kan dad 'sida kale u fiican' ayuu ceebeeyey!. Weligey, in KK sidan u qabyaalad badantahay ma moodeyn!, Allow iney kaftan ka waddo ka dhig!. The Zack & Ismahaan'na iney AY inuu Oday cidda ah yahay uun iney u difaacayaan ma moodeyn!. Waa maxay: 'hadda siyaasad kuma jiree, maxaad ugu dheggantihiin'?, dhiiggii uu galay ayaa weli gacmihiisa ka qoyan, see lagu illoobi karaa!. Soomaali kasta 'illaa man raxima rabbuhum', markii mid qabiilkiisa ah lagu dhego ayuu la so baxaa qashin caloosha uga buuxa, sidoo kalena markuu xanuun dareemo sida geeri ku timaada ehelkiisa buu dareemaa waxa dadka kale 10'aan sano ka hor dareemeen, thats why Rasuulku (SCW) u leeyahay Muslimiintu waa Jasad Waaxid ah!. Waxaasoo dhan waxaa iiga daran Shaydaankan Prometheus calayhi mina -al- Allaahi maa yastaxiq ah ee Diinta, Jannada & Naarta ku jees-jeesaya ee qof ka xumaanayana aan la arag, markii qabiilkooda wax laga sheegona xaaddaa istaageysa! Uffin Lakom!!!.
  16. ^Supporting SL does'nt necesserily mean supporting secession!.
  17. ^'Kh'da aad baad ula dagaashantahaye, sxb! Mar dhow baan Baraawe ku arkay dukaan ey ku qorantahay: '..Khalbka..' adiga & xaaji Xunjuf'aan soo xusuustay, inaan soo sawirona waan ku sigtay!
  18. Sayidka, because indho bulac baad leedahay! JB, kan Kalaab markuu maqlay: 'where' la soo booday maaduu ahaa? Ps. Kalaab maaha ee waa Kilaab!.
  19. Assalaamu Calaykum, Signore e Signori. Yaa dhintay yaa nool, yaa dhalay yaa laqmay?.
  20. Originally posted by Abwaan: quote:Originally posted by Xaji_Xunjuf: Godane maha nin ci ciyaara waleh cidu doonu u magacaabaya gobolada bay iyo bakool Tan maxaan u fasirannaa? Ma ammaan iyo xayeesiin? By the way muxuu la calaacalay oo u dhahay waa la isoo weeraray oo waa la i diley inta Times la hadlay haduu nin ad-adag yahay? Abwaan, adi wax ma akhrisid miyaa??, warkaas war jiro uma eka sxb, dhowr qofna waa sheegtay oo GD uu ka mid yahay!. Nin aan wejigiisa la arkin sidee Times u heleen taleefankiisa?. Waa sheekadii kooxda Shariif & inta kale lagu kala dilay!!.