Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. to see more pictures visit: http://somalimemo.net/index.php?option=com_content&view=article&id=4141:xeryo-ciidan-iyo-difaaco-lagala-wareegay-ciidamada-amisom-ee-muqdisho-ku-sugan-daawo-sawiro&catid=48:wararka
  2. ^^Salaams Akhi Showqi, albaab maahee meeqa topic baa nalaga xiray!!, teeda kale where's my Al haji Shabaaz avatar, waa kuwaan oday reer baraawe ah meesha ii soon saaraye!! yaa ka dambeeyey sheekadan!!, ma LSK!!??
  3. After long absence I see the forum threads has a new face, and i'm -BARTI-YAQAAN- and in the process -WAA HADDAAN U MALO WANAAJIYO- at least two of my threads are deleted!. Shall we go EGYPT nad TUNISIA or u'll change ur policies, we won't let you change or make promises like MUBARAK!!!. Salaam to all.
  4. Ninac, sheekadaan waaa sheeko dhacday oo dad lagu kalsoon yahay laga soo weriyey, kuwa dhahaya: waa Ok in Musaveni yimaado oo priority-na uu ka yeesho Xujaayda horay baan idiin sheegay inaad wax damiir ah eydaaan lahayn!!!!!!!
  5. ^Lol, Abwaan adi dhoorre ha igu noqonin!, dhib weyn baa ku jira! tusaale: 'qofba wuxuu fahmayaa wax loogu sheegaaye' and excuse the language! : Waagii Caydiid 'Alla yarxamhu' adigoo Zone K agteeda iska baashaalaaya baa Unitaf'tii wax sidan oo kale ah sameeyeen!, sow 'Allahu Akbar'ta kaama dhamaateen, adoo weliba, Tribune'ka sawirka Janan'ka kor u taagaya!. Naga daa dee! waa maxay 'haddaan la dhiman waa OK'. waxaan ku iri: 'Airporta, maanigaa leh mise Musaveni'?. Soo dhowaaw! 'ala reer xamar'.
  6. ^waaba yaabsanaa, Sheikh A & T! inaan siyaasadda ka dhacsanaahaan u qaatay!!, illeyn wuxu waa 2009. Meeshii see lagu yahay?.
  7. ^Caro ma jidho sxb, wax dhacay uun baan sheegay dee!. nuune, ma moodayo inaad alaabo xulbadeysan meel aan Jaylaani Jiis ahayn ka heleysid! Tan kale, ma waxaad aragtay qof ka soo degay Airport Caalami ah, oo siduu inuu Siteey Manoogto Haduuman & Cabdi Cali ka shaqeysa oo kale orod jawankaaga garabka saaro la leeyahay!!!. oba hiloowlow 'Ninac' jaaaw!.
  8. Dhacdo Cajaa'ib leh!!! Kolley, dabdhilifyada dhib lama leh & kuwa damiir laawayaasha ah een kala jecleyn in waddanka African cawaan ah qabsadaan & in kale, lakin maalinta 28'ka November waxa garoonka muqdisho iskala soo degay waqtiyo isu dhow Xujeydii Soomaaliyeed ee soo gudaneysay Fariidada Islaamka ee Xajka & Madaxweynaha Uganda Mr. Uweri Musaveni!!, maxaa dhacay?: Runwaygii, Passport check & Airportkii dhanaa waxaa xirtay Musaveni & ciidankiisii, halka Xujaydii soomaaliyeed eey meel gees ah ka soo degeen, iyadoon waxba laga check'gareyna si deg-deg ah banaanka loogu saaaray iyagoon garan waxa qabsaday Garoonka!.... ...to be continued.!
  9. ^Tanag yuu, sxb. Warkey waa cad yahay waana caddaa, lakin inuu farmaajo ku bedelaayo ma moodeyn sida dad badan hore kuugu saadaaliyeen!. As for the guys oo fikir buu Maaddeey bedelay leh, waxaan idin edhi: sideydii uun baan ahayoo Goccio xataa iskama bedeline cantarabaqash'ka nagala taga! Lool@ NGONGE, as for Museveni's visit fiiri thread'ka soo socda!
  10. Intaan maqnaa, xaa dhacay?: -An outdated prime minister (Farmaajo)who thinks the same 4.5 system that he is in power because of it, has to be abolished!. -List of government ministers (unexperienced Somali Americans and taxi drivers)!. -Expulsion of Sh. Abdulkadir Ali Omar who was the only tool that the TFG could fight with the Shabaaab!. -The interesting, recent fight of the two pre-commited Shariifs!. Salaamun Calaykum.
  11. ^Al-Jazeera Mubaashar yuusan kaa fakan 'yawmul jumucah al uulaa fii al sanah al gadeedah' Ps. shukran cala al tarxeeb yaa Mawlaanaa!
  12. ^Mushkilah, heh!. gebdhahaan dhib aa heysto, Ilaahey mid aan idin dilin ha idiin sahlo, lakin indhahiinnaan u jeedaaye adinkaa fara-fareeys intaad billowdaan tii dheereed dhici doontaa!. Ngonge isagu accent'iga & soomaali-qoraal xumida, hadduu grammar qaldan ku darsado waa dhibaato sow maahan! iyadoo bidaar u dheereyd??
  13. lol@sheikhyahow dhooraha ah!! Ruqaiyahh Waris Masood baa la yiraa! waa reer Hull, Pakistani baa qabi jiray oo magaca dambe ay ka qaadatay, buugag badan oo Islaamka uga hadleyso ayey leedahay & blog. Waa Shaikhad dadaal badan asee aan qalad yareyn!.
  14. واضربوهنQuraanka ma ku aragtay?, maxaa laga wadaa? mise sida Waris Masood baad u fasirataa?.
  15. 'Violence is the answer' maan dhahay, maanta adaa Bud & Kal'ba isku wadatid, waxaan ka hadlayoba adoon fahmin baad dagaal iga hor keentay!.
  16. Very aggressive!, 'marwo'nimadii waan kaala laabtay!
  17. Juxa, naag u faruurya qaniinsaneysa iney ninkeeda disho in la dilo maxey ku diidee?, kuwaas leen wax tusaayey ee Marwo adoo kalaa uma jeedo!
  18. Dad haddey is qabtaan, qofka authority'ga leh baa wax discipline'gareeya (markii loo baahdo), intaas uun baan rabay inaan sheegee!, dumarka leh rag baan discipline'gareynaa, ma awoodaan?.
  19. Originally posted by Ismalura: quote:Originally posted by Kool_Kat: In fairness, could a wife discipline her husband? This made me LOL ! I swear I once asked some one the exact some question after he argued that the beating is good for reserving the marriage. Let us just say he could only speak in tongues and quickly changed the topic never to start it again. If it is about the betterment of the marriage they should take turns beating each other up when one of them steps out of line. Can children discipline their parents?
  20. ^ , Shariir, Amisom baa deris la ah!. Abu Mansuur'na, Sheekhunaa Xasan Dhaahir Aweeys!, see the difference?.
  21. ^Waana lagu baraa, haddaad diyyaar soo noqoto!
  22. ^Juxa, af-maay ma ahan, ishoon ka ishoon aka af shaanshiyo waaye!.
  23. Juxa, I said 'how are you' in one of the Somali dialects!. Som@li, Ninkaan candhuuftiis aa Ilaaheey u maceeyey (inaad fahmeysoba ma ogi ), lakin abaar keenta in aad cayuunto nin weji buuran WFP era aa noogu dambeysay!.
  24. Sayid, far-Soomaaliga dhee-dheel lee inta ugu baranooysaa yaa? Juxa, xaalaa see iyee?
  25. ^Your gabay fits Abu Mansuur and his men 90%, your (sub)clan is famous for booto!.