Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. oba hiloowlow;699532 wrote: Abow abow Ciyaalkaan waala xasuuqi doonaye war waalidkooda mee? Read: Arreey, waa gacan galnay biriga
  2. The Zack;699431 wrote: LOL@Imaamka beesha. Beesha bas ah buu imaam u yahay miyaa tolow. Imaamkii aad taqaannay maaha, waa Suldaanka Beesha ***** ninkani, Shabaabna Alamtara waa soo dhaafeen!, oday habaartamay uma joogsanayaan!
  3. Abuu Mansuur oo u Khudbeynaya Dagaalyahanada Bay & Bakool Boqolaal gabdho Soomaaliyeed oo dhegeysanaya hogaamiye Abuu Mansuur Odayaasha Xarakada Shabaab The brigade heading towards Mogadishu Saa rabto u qaado Kumanaan katirsan ciidamada Mujaahidiinta oo soo gaaray Muqdisho iyo Reer Baydhabo oo maal ku bixinaya Jihaadka (DAAWO SAWIRRO). . Thursday, 03 March 2011 18:32 Maamulka Memo Hits: 843 . . Dibad baxan islaaamiga ee maanta ka dhacay magaalada Baydhabo ayaa waxaa looga gollahaa sagootinta kumunaan mujaahidiin ah oo iska soo diiwaan geliyey degmooyinka iyo deegaanada ay ka kooban tahay wilaayada baay iyo bakool kuwaas oo cagta saarey wadada aada magaalada muqdisho iyagoo wacad kumarey in uu illaahey shahaado siiyo ama kufaarta Afrikaanta iyo Maleeshiyaadka DKMG ah gacmahooda ku ca*****. Banaan baxa oo ahaa mid ay kasoo qeyb galeen kumunaan dadka reer baydhabo ah ayaa waxaa khudbado dadkii kasoo qeyb galey qiiro geliyey u jeediyey saraakiil ay kamid yihiin sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur isagoo tilaamey sida uu ugu faraxsanyahay qaafilada Mumar Al-Mukhtaar oo gurmad u ah walaahooda Muqdisho jihaadka kula jira kufaarta soo duushey iyo murtadiinta u adeegta . Waxaa kale oo Abuu Mansuur sheegey in dadka dega wilaayada Bay iyo Bakool ay yihiin dad si aad ah ugu dagaalami jirey falaarta oo ay u yaqaaniin Aake Baale in laga helo guutooyin hor leh ee falaarleey ah si kufaarta keliyaha loogala helo iydoo baaqaasi si weyn u Ajibiibeen dadkii dibad baxa kasoo qeyb galey. Waaliga Wilaayada islaamiga Bay iyo Bakool Sheekh Mahad Cumar Cabdikariin oo dibad baxayaasha lahadley asna wuxuu sheegey in wilaayada islaamiga Baay iyo bakool aaney aheyn markii ugu horeysey ee gurmad u dirto furumaha dagaalka maadaama inta aduunka gaal iyo muslim kunool yihiina jiri doonta loolanka Xaqqa iyo baadilka u dhexeeya. Ciidankii maanta kasoo amba baxay magaalad Muqdisho oo gaarayay Kumanaan Askari ayaa isla caawa soo gaaray duleedka magaalada Muqdisho halkaasi oo ay ku qaadanayaan waajibaad ciidan waxaana aad u adag in ciidamada gurmadka ah ee magaalada soo galay xogtooda la ogaado. Shacabka magaalada Baydhabo oo Ilmeynaya ayaa taagnaa wadooyinka magaalada waxayna ku faraxsanaayeen in Indhahoodu qabtaan Cudud Islaam oo intaa la eg islamarkaana wada doonaya Shahaaddo ama Nasri. Waxaa xusid mudan in ciidanka Mujaahidiinta ee maanta magaalada Baydhabo kasoo amba baxay ay ku duceysanayeen laba arrin oo kale ah Shahaaddo Ama Nasri arrinkaasi oo muujinaya Himada sare ee Mujaahidiinta.
  4. Oba, runta iska sheeg ma Soomaali la soo tababaray baa Shabaab 10'ka gobol ay heystaan ka burinaayo?
  5. ^Gooni'yow, ishaarada Geela no sheeg bal!.
  6. ^iney Dawlad Islaami ah ku dhawaaqaaan baa u hartay, waana soo socotaa, 10 gobol oy ku jirto inta badan Muqdisho ayay heystaan, Xamar oo dagaal ka socdo mooyee inta kale waa nabad, weliba shacabka tabaaleysan waa la kaalmeeyaa, meesha Tfg-du caanteyn aysan ummada baahan ka gaarsiinin cuntada loogu soo dhiibay!.
  7. ^ciidamadii aad isku halleyn jirtay wax la laayo & wax nolosha lagu qabto haddii laga dhigay maxaa idiin yaallo??. Berri Salaadda Jimco kadib Amiirada khudbadahooda si fiican u dhegeyso!
  8. Beledweyne & B/Xaawoba waa ka bexeen, wax aad ogtahay maxaad iga warsanee?!!, ciidankiinna waxaa ka dhici doonta: 'kala boobaay baal ii reeba!!'
  9. Sheekadeydee socon weyday?, intaan maqnaa ayaad been isu jiibiseen Adi & Adiga lee waxa aan soo qoray hal wax oo been ka ah maleh, 3 mar ayaa la hubiyey
  10. Xaaji NGONGE, u r supposed to laugh alongside ur fellow clan!. ha ka jejebinin caruurta!
  11. ^ Oba Hilowloow waakaas Thread soo cross'ay, intoow ka imaaday??
  12. Adiga, Oba hilowlow & Ninac-ba si baad isula key egtihiin!! :D
  13. ^Adiga & Magacyadaada kale, ineysan meesha idiin xirneyn baan rabaa inaan kuu sheego, sheekada runteedan sheego!.
  14. Abwaan;697671 wrote: Maaddeey..........Cakuye buunbuuniska....6 askari in la diley waan oghay oo midna dhaawac lagu qabtay. Ma taqaannaa inta Al-Habaab ka dhimatay? Mise ma rabtid inaad ka hadashid? Abwaan, Adiga noo sheeg haddii aad ogtahay!. :D @ Polanyi
  15. Wallee meesha Af-Soomaalaa ka dhacay, noo soo/sii wada Positive & Gooni'yoow!.
  16. Khasaara aad u culus ayaa ciidamada shisheeye ee ku sugan magaalada Muqdisho kasoo gaaray dagaalada culus ee maalintii 2-aad ka socda magaalada. Dhimashada ciidanka Afrikaanta ayaa inta la ogyahay gaartay 85 Askari oo badankood ay Meydadkooda soo bandhigeen Xarakada Shabaabul Mujaahidiin. Deegaanada lagu barakacay ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa maanta lageeyay Meydadka ilaa iyo 10 Askari oo ku dhimatay dagaal xalay saqdii dhexe ka dhacay wadada isku xirta Gaashaandhigga iyo kuliyadda Jaalle. Dibad baxyo xoogan oo ay shacabku ugu dabaal degayeen guulaha mujaahidiintu ka gaareen dagaalada B/xaawo iyo Muqdisho ayaa maanta ka dhacay inta u dhexaysa Muqdisho iyo Afgooye. Saraakiil katirsan Shabaabul Mujaahidiin ayaa deegaanka Calamada kula hadlay Kumanaan Shacab ah oo daawanaya Bakhtiga ciidanka Burundi oo maanta lageeyay Ceelasha Biyaha. Shacabka ku dhaqan Ceelasha Biyaha,Lafoole,KM13 ayaa maanta Indhahooda ku arkay Bakhtiga ciidanka shisheeye oo halkaasi lageeyay. Dhinaca kale garoonka diyaaradaha Muqdisho waxaa soo caga dhigtay diyaarado uu lahaa Ururka Midowga Afrika waxayna daad gureeyeen dhaawqacyo iyo Meydadka ciidanka shisheeye.
  17. Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Dhaawacyada in ku dhow labaatan askari oo ka tirsan Ciidamada AMISOM ayaa shalay siyaabo kala duwan ay diyaarad uga qaaday Garoonka Diyaaradaha Muqdisho, kuwaas oo la geeyay Magaalada Nairobi. Dhaawacyadan ayay Askartan ayaa waxay yihiin kuwo ku dhaawacmay dagaaladii shalay ka dhacay, Muqdisho, gaar ahaan Jidka Dheer ee Warshadaha, halkaas oo Ciidamada AMISOM weerar efandari ku qaadeen. Wararka ayaa sheegaya in dhaawacyada badankood la geeyay Magaalada Nairobi, halkaas oo Isbitaalka loo dhigay, hase ahaatee waxaa jira dhaawacyo qaar oo ahaa kuwo fudud, kuwaas oo lagu daaweynayo Xarumaha Caafimaadka AMISOM Muqdisho ku leeyihiin. Ciidamada AMISOM ayaa dagaalo toos ah ka qeyb qaadanaya, kaas oo ay kula jiraan Xoogaga Al-Shabaab, waxaana qorshahooda uu yahay sidii ay magaalada qeybaheeda isugu fidin lahaayeen, hase ahaatee waxay la kulmayaan iska caabino xoog leh. Labadii maalmood ee u dambeeyay Shabaab waxay soo bandhigeen Meydadka Askarta AMISOM oo gaareysa ilaa toban askari, shalay waxaa ku jiray Askari nool oo dhaawac qaba, taas ayaana muujineysa in AMISOM ay ku sambariiraxatay dagaalada aan la iska kala adkaan ee Muqdisho xaafadaheeda lagu dagaalamo Hoyga wararka Somaliyeed www.jowhar.com jowharcom@hotmail.com jowharcom@gmail.com
  18. ^Ina Sheekh waa lagu salaamay!, su'aashaada hadaan ka jawaabo: Xasuuqa tartiib tartiibka eh sidaad sheegeysid waxaa ka mas'uul ah hoggaamiye kooxeedyada magaca dawladda wata & ciidamada shisheeyaha ah ey wataan!.
  19. Askarigaan aad arkaysaan waxa uu ka mid yahay askarta AMISOM ee ah gaalada xooga ku joogta dhulkeena, wuxuu u dhashay dalka Burundi waxana uu soo jaray masaafo dheer si uu u xasuuqo ahalkeena, waxana uu lacag xad dhaaf ah ku qaadanayey baabi'inta dalkeena iyo laynta caruurteena iyo ahalkeena. Waxa uu ka mid yahay askarta afrikaanka ah ee cadaawadda weyn u qabta diinteena Islaamka, Koofiyadahooda waxa ay ku qorteen erayo ka dhan ah diinteena Islaamka, marka ay ku sugan yihiin jiidda hore ee dagaalka waxa ay gacanta midig ku haystaan Baybalkooda waxana ay ku akhristaan Baybalka ayaga oo dhufaysyada hore ku sugan. Mararka qaarkood marka ay akhristaan Baybalkooda baadilka ah oo ay soo maraan meelo amraysa in ay Muslimiinta laayaan, ayaga oo ku camal falaya Baybalkooda ayey saalbooyin rasaas ah ku furaan dhanka ay ka jjiraan shacabkeena Muslimka ah. Sidaad arkaysaan gabdhaheena reer Muqdisho ayaa nasiib u yeeshay in ay indhahooda ku arkaan gaalkan lasoo qabtay, waxana ay isku dayayaan in ay indhahooda ku buuxsadaan bal sida ay u egyihiin cadowgaan aan u naxariisen ee BM-ka ku garaaca xili walba. Gabdhaha reer Muqdisho ayaa ka codsaday Mujaahidiinta in ay usoo gacan galiyaan gaalkaan la soo qabtay si ay dhulka ugu jiidaan asaga oo nool, waxaadna arkaysaan in qaar ka mid ah gabdhuhu ay sawiro ka qaadanayaan gaalkan si ay ugu diraan ehelkiisa ku sugan Burundi.
  20. Ciidamadii soo weeraray Beled Xaawo ayaa jab weyn qabsaday, waxaa waardiye laga hayaa bakhti fara badan oo uu ku jiro sarkaal xabashi ah.... Stay tuned!.
  21. Meydadka ciidamada shisheeye oo Ceelasha Biyaha lageeyay iyo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo diyaarado kasoo degeen. . Khasaara aad u culus ayaa ciidamada shisheeye ee ku sugan magaalada Muqdisho kasoo gaaray dagaalada culus ee maalintii 2-aad ka socda magaalada. Dhimashada ciidanka Afrikaanta ayaa inta la ogyahay gaartay 85 Askari oo badankood ay Meydadkooda soo bandhigeen Xarakada Shabaabul Mujaahidiin. Deegaanada lagu barakacay ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa maanta lageeyay Meydadka ilaa iyo 10 Askari oo ku dhimatay dagaal xalay saqdii dhexe ka dhacay wadada isku xirta Gaashaandhigga iyo kuliyadda Jaalle. Dibad baxyo xoogan oo ay shacabku ugu dabaal degayeen guulaha mujaahidiintu ka gaareen dagaalada B/xaawo iyo Muqdisho ayaa maanta ka dhacay inta u dhexaysa Muqdisho iyo Afgooye. Saraakiil katirsan Shabaabul Mujaahidiin ayaa deegaanka Calamada kula hadlay Kumanaan Shacab ah oo daawanaya Bakhtiga ciidanka Burundi oo maanta lageeyay Ceelasha Biyaha. Shacabka ku dhaqan Ceelasha Biyaha,Lafoole,KM13 ayaa maanta Indhahooda ku arkay Bakhtiga ciidanka shisheeye oo halkaasi lageeyay. Dhinaca kale garoonka diyaaradaha Muqdisho waxaa soo caga dhigtay diyaarado uu lahaa Ururka Midowga Afrika waxayna daad gureeyeen dhaawqacyo iyo Meydadka ciidanka shisheeye.
  22. ^^Askar maroodiga been waa lagu yaqaannaa, oo maro madow shahaadateeynka waa ku qori karaan, teeda kale waxaanoo carro & dhufeys ah Shabaab caadadood maaha. Ps. the thread is about Amisom's defeat, ur thread about Shabaab oo meelo laga qabsaday is some where here!
  23. ^^The pictures above beg to differ!, what you say Nina?