Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. Geelle T., ma waxaad jeclaan lahayd in Sh. Xasan dagaal la galo Shabaabka!?
  2. ^^calanka waxaan ka soo deynsaday sxbkey MMA oo signature'kiisa wax ka qaldanaayeen oon anigu isku aaddiyey 'out of curiousity'
  3. Nuune, waryaa ha isku kaaya dirin gabadha, 'afkaaga waa furanyahay=xor baad tahay waxaad rabto ku hadal'
  4. Sawirkan wuxuu caddeynayaa in habaarka Imaam Maxamuud uu yahay hadalka dawladda, illeyn meesha waxa la isugu yimid taageerada hawlgallada weeraradii dawladda!. Illeyn dadka qaar ceeb waxba kama dhibto!.
  5. Sicilian maa wax kuu galeen! they never forget and never forgive aa la yiri, comment waxaan xasuustaa aan kaa raalli geliyey inaan cay ula jeedina aan kuu sheegay, adaa iga maskax fiicane inta ku soo dheji haddaba, weligey qof personally ma attack'in halkan intaan xusuusto. LAKIN SIDAN KUU SHEEGAYBA AFKAA WAA FURAN YAHAY!
  6. ^Haye bis waxaa rabto iska sheeg! horaa loo yiri: 'hadaadan xishooneyn waxaad rabto samee'!
  7. Did you ever see me denounce the blue flag yaa Cawaale, Aqoon badanaa iigu kaa dhiman sxb!. kor & hoos haddaan wax kuugu sheegay weli lax dhukan baad iska tahay!
  8. ^To show the paper to the immigration officers interviewing him.. Waa sheeko caan ka ah meelaha la iska dhiibo.
  9. ^Lool @ Ghaniima! ma reer ***** baad i mooday aniga!! Kan kore aad sheegeysid inaanaan isku waddo mari karin waad ogtahay sxb, mise waqtigii aad ciyaleyn jirtaa la soo gaaray! (kaftan)!.
  10. Banaadir 1/2 maaha ee 4KM maahee waa inta kale :cool: Kan kale home work u qaado!.
  11. ^Gaalnimadii miyaad qabiil caay ku darsatay, belo!
  12. ^Salaanta waan kaa qaaday mid la mid ahna iga guddoon!,lakin |sheikh maahiye ogow!. 10ka gobol waxa ku jira laba gobol oysan wada heysan, 2daas waxa ka mid ah Banaadir, 8da kale waa: Hiiraan, Sh/dhexe, Sh/hoose, Bay, Bakool, Gedo, J/dhexe & J/hoose. Apologies haddii si kale hadalkeyga u ekaaday!.
  13. ^Ilaa & hadda w.gaashaandhiga uun baa la sheegay, waadna ogtahay inaan kaaga xog-ogaalsanahay. Su'aasha ah meeqay sii joogayaanna, adiguba meeqey sii joogayaan Amisom, W. Gaashaandhiggase intee la sii heysan karaa. Ps. 3 Trucks keliya maaha sxb, anaan soo sawirin inta kalee, waa sida cinwaanku qorayo 'KUMANAAN.....' Capische???
  14. ^Good question, car bal ha ka jawaabto!. Geelle T., duqa yaa yiri: they are losing the plot? Jinni maa kuu sheegay?, weli tobankii gobol waa heystaan, Xamarna sidii bey u joogaan, illaa & hadda waxaa la sheegay in Wasaaradda Gaashaandhigga uun laga qabsaday, ciyaaruna waa gelin dambe!.
  15. Adoo daran. nin kaa daran nolosha ha kuu macaaneeyo aa meesha ku jirto!.
  16. Two diplomats in Kenya say at least 53 African Union peacekeeping troops have died in fighting in Somalia since a major offensive against Islamist militants began two weeks ago. Somali residents look at the bodies of African Union soldiers on a truck who were killed in clashes with Islamist insurgents in Mogadishu. At least 53 AU peacekeepers have died so far. Farah Abdi Warsameh/Associated Press The death toll is far higher than any publicly acknowledged casualty figure for the African Union, which appears to be trying to keep the extent of its losses quiet due to political considerations in troop-contributing nation Burundi. The African Union force has publicly confirmed only a handful of deaths since heavy fighting started Feb. 19. The diplomats — who spoke to The Associated Press on condition of anonymity because they were not authorized to speak to the media — said at least 53 have died. The African Union force said hundreds of militants from Somalia's most dangerous insurgent group, al-Shabab, have been killed in the offensive
  17. Sharciga forumka ilaali sxb, waa fahmay inaad u dhaaftay sababta aa sheegeysid!.
  18. ^Amin to ur du'a especially the Hidaya part.
  19. ^You missed jiirow Bakaal's comment. Ninaan shaqadiisa aqoonin iga dheh!
  20. ^^Weligoodba waa lahaayeene, dheh: Anigu Culimo uma aqaanno!.
  21. ^^Maxaa iga ogtahay Bilaneey! Oba, Qaraabo beel Ramadaantii waa la guuleystay, aaway kii lahaa Abu Mansuur aa dhaawacmay, waxaasoo kale ha noola imaanin sxb!.
  22. Sheekh Xasan Daahir oo sheegay in dagaallada aysan joojinayn inta ay AMISOM ka baxayso Soomaaliya Jimco, 04 Maarso, 2011 (HOL) – Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah saraakiisha sarsare ee Xarrakatul Shabaab oo xalay muxaadaro ka jeediyay masjid ku yaalla deegaanka Ceelasha Biaha ee duleedka Muqdisho ayaa sheegay in dagaallada ay kula jiraan dowladda iyo AMISOM aysan joojinayn inta ay dalka ka baxayaan ciidamada AMISOM. “Qof walba oo muslim ah fardul-cayn ayuu ku yahay jihaadka ka socda Soomaaliya, dagaalkana ma joojinayno inta aan dalka oo dhan ka gaarsiinno maamullada islaamiga ah, ayna dalka ka baxayaan ciidamada AMISOM,” ayuu yiri Sheekh Xasan Daahir. Hoggaamiyihii hore ee ururka Xisbul Islaam wuxuu sheegay in inta ka harsan noloshiisa uu ku dhameysanayo dagaal, isagoo ugu baaqay dhallinyarada iyo waayeelku inay ka qayb-qaataan dagaallada ka socda magaalada Muqdisho iyo gobollada dalka. “Ninkii gaalo la safta Wallaahi iyaga ayuu ka mid yahay oo kama taagna muran taas, waana lala dagaalamayaa,” ayuu yiri Sheekh Xasan Daahir, oo sheegay in madaxda dowladda oo uu ku sheegay qaraabo ay la safteen ciidamada AMISOM oo ka socda dalalka Uganda iyo Burundi. Sheekh Xasan wuxuu sheegay in dagaallada ay wadaan ay yihiin kuwo ay ku doonayaan inay dalka oo dhan gaarsiiyaan ku-dhaqanka shareecada Islaamka inta ay suurogal ka noqonaysana ay dagaallada wadayaan. Sheekh Nuur Macallin C/raxmaan oo isaguna ka hadlay muxaadarada ayaa sheegay in jihaadka uu qof walba oo muslim ah waajib ku yahay, lagana doonayo in laga qaybqaato, wuxuuna si gaar ah ugu booriyay dhalinyaradii muxaadarada kasoo qaybgalay ay is-diiwaangeliyaan si ay uga qaybqaataan dagaallada socda. Muxaadaradan ayaa waxay qayb ka ahayd muxaadarooyin ay culummaa’udiinka Xarrakatul Shabaab dhawaanahan ka wadeen magaalada Muqdisho iyo gobollada dalka, kuwaasoo ay dadka ugu yeerayeen inay ka qaybqaataan. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya