Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. ^Waa runtaa, wana waxaan uga soo horjeedo. Oba'na waa ogyahay how consistent i'm e wuxuu arkay Waamo oo avatar ii ah!.
  2. ^Ra'yigeyga waad ogtahaye maxaad isu yeel-yeeleysaa?. Wax waddan shisheeye lagu soo dhoo-dhoobay, dan nooma hayaan.
  3. Beelaha dega Gedo iyo Jubbooyinka oo Gaandi ku yiri "Dagaal Baan kaala hortegaynaa adiga iyo Maamulkaaga Zaaniga ah". . lool @ Zaaniga ah!.
  4. The Zack, Ina aaboow kobtii baan weli kuu fadhiyaa!
  5. Buunbuunin intaan ayaa ugu filan, waxa la sheegay in Kacbada salaadaha ka dib istaagaan kuwa sheegta iney mahdigii la sugaayey yihiin, waana la iska ignore'gareeyaa.
  6. Taabto, hilib Goodir oon mar ka cunay halka macaana!!. Taabto waxa ka weyn Qooqaani iyaduna Degmo maaha ayaan u maleyn!.
  7. iskoolkaas qashin qub aa laga dhigay hadda! dadkana wa lagu dilaa!!
  8. Ar qabiilaa!!. Maxamed Dheere taageerayaal badan buu leeyahay!!. He was freed on bail.
  9. Baarlamaanka extended and now the government did the same!. What a boll****!!
  10. Playing @ Lyric Hammersmith.
  11. Mogadishu is a play by Vivienne Franzmann that was produced by Royal Exchange Theatre in Manchester. The play recently came was one of four joint inners of the Bruntwood Playwriting Competition and the George Devine Award 2011.[1] When white secondary school teacher Amanda is pushed to the ground by black student Jason, she’s reluctant to report him as she knows exclusion could condemn him to a future as troubled as his past. However, Jason decides to protect himself with a story of his own and drags Amanda into a vortex of lies in which victim becomes perpetrator. Source: Wiki
  12. ^Buugga af-soomaaliga waxa ku taal: 'Qayaash maash' ereygaas micnahiisana looma dhaafin: 'erey af Xabashi ah'
  13. Oba, Jaxiimo Alle ha ka koriyo intii Muslim ah!. Wallee wax badan baa is bedelay. 2005-9 haddii user avatar ka dhigan lahaa Cabdullaahi Yusuf wacdaraa ku dhici lahaa!. Hadda kii Cabdullaahi Yusuf bedelay baad soo dhegsatay, qof juuq & jimiq kuu leh na ma kirto. Nasiibkaa!
  14. ^War illeen balo. Xaggeen ilmo dadow dhib u horseeday?!
  15. ^Guddoomiyaha (Waaliga) gobolka waaye.
  16. ^^lool, you like the pics though, heh?
  17. 1992 ayaa ugu horreeya, markaasna Shabaab ma dhalan mana soo dhowaan!!.
  18. Waalliga Shabeelaha Hoose oo Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay Maal gashtaan Beeraha dalka (Daawo Sawirro). . Monday, 21 March 2011 07:45 Maamulka Memo Hits: 339 . . Wilaayada Islaamiga ah ee Shabeellada Hoose ayaa ugu baaqay qurba joogta iyo ganacsatada Soomaaliyeed inay maal-gashi ku samaystaan dhulka baaxada leh ee barwaaqada ah kuna yaalla Gobolka Shabeellada Hoose oo ay hada ka arimiyaan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab. Waaliga Maamulka Islaamiga ah ee Shabeellada Hoose “Sh.Maxammed Abu Cabdalla” oo saxaafada kula hadlayay gudaha beer aad u weyn oo ku taalla Degmada Jannaale ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ee qurba-joogta ah ay usoo jeestaan sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen horumarinta wadanka Soomaaliya. Sh.Abu Cabdalla ayaa sheegay in Wilaayada Shabeellada Hoose ay ka jirto nabadgelyo aad u wanaagsan tan iyo markii ay Mujaahidiinta Al-Shabaab la wareegeen gobolka isagoo sheegay in beerihii iyo aseendooyinkii waaweynaa ee ay lahayd Xukuumadii Siyaad Barre ay hada gacanta ugu jiraan maamulka Islaamiga ah cid walba oo maal-gashi ku samaynaysana ay soo dhaweynayaan. Wuxuu sheegay inay aad uga xunyihiin gacansatada Soomaaliyeed ee maalin walba lagu dhibaataynayo wadanka Koonfur Afrika “South Africa” isla markaana naftooda iyo hantidooda ay banaysteen burcad afrikaan ah, iyadoo aysan jirin cid xil iska saartay inay wax ka qabato arintaas. “Ma aha inaad maalin walba hantidiina iyo naftiina halis ku gelisaan South Africa oo ay gaangiistaradu idin dilaan xoolihiinana boobaan, dhulkiinu waa nabad sida aad arkaysaana beeraha iyo nimcada Allaah uu idinku deeqay waa inaad ka faa’iidaysataan ood dhulkiina maal-gashataan” ayuu yiri Sh Abu Cabdalla. Sh.Maxammed Abu Cabdalla wuxuu kaloo sheegay inay dib usoo celiyeen dhammaan beerihii laga dhacay dadka masaakiinta ah ee aan hubaysneyn, sidoo kalena ay qodeen Kanaallo waaweyn oo duugmay sida Kanaallka “Asayle” oo 18 km ah, kaas oo biyaha wabiga gaarsiiya dhowr kun oo hektar oo beero ah. Sh.Abu Cabdalla oo saxaafada kusoo dhex wareejiyay beero aad u waawayn oo isugu jiray Moos, Qumbe, Cambe, Galleey iyo Liin-dhanaan ayaa dadka ku dhaqan wadamada reer galbeedka ku dhiiri geliyay inay hantidooda uga faa’iideystaan sidii ay u maal-gashan lahaayeen dhulka barwaaqada ah ee Shabeellada Hoose maadaama ay hada kajirto nabadgelyo aad u wanaagsan oo la isku hallayn karo. “ Nimcada uu Allaah SW ku galladaystay Gobolkaan ma aha wax lasoo koobi karo, waad arkaysaan beerada sida ay u qurux badan yihiin, waxaa jira Kalluunkii oo isaguna dhex-ceegaaga xeebta dheer ee Gobolka ku taalla, Wabiyadii ayaa dur-duraya oo biyihii hore iyo gadaal u kala wada, inkastoo hada lagu jiro xilli abaar ah oo biyihu yaryihiin, marka dadka Soomaaliyeed ee dhaqaalaha haysta waxaan leeyahay yaysan idin dhaafin fursada qiimaha badan ee ka jirta dhulkiina” ayuu hadalkiisa sii raaciyay Sh.Abu Cabdalla. Ugu dambayntii Waaliga Shabeellada Hoose ayaa sheegay in dad fara badan oo kasoo laabtay wadamada reer Galbeedka sida Ingiriiska iyo Maraykanka ay Beero waaweyn ka samaysteen degmooyinka uu ka koobanyahay Gobolka,iyadoo ay qaarkoodna reerahoodii dib ugu soo celiyeen gudaha Soomaaliya, gaar ahaan Shabeellada Hoose. Baaqa kasoo baxay hogaanka ugu sareeya Wilaayada Islaamiga ah ee Shabeellada Hoose ayaa kusoo aadaya xilli gobolkaas uu ka mid yahay gobollada ugu nabad-gelyada iyo xasilloonida badan Wadanka Soomaaliya, dadka halkaas ku dhaqana ay u jeesteen sidii ay xooga u saari lahaayeen wax-soo-saarka beeraha oo uu gobolkaasi caan ku yahay
  19. ^Maxaad baraanburka jacburkaa igula maagtay?
  20. ^Waxa Shariif & Farmaajo ka maqneysiiyey aa iyagana ka maqneysiiyey!
  21. Sh. Xasan Dahir markuu hadalkan sheegayey wuxuu uga dan lahaa inuu ku boorriyo dadka waaweyn, micnaha: 'ka kaca meesha ciyaal yar yar baa difaacyada ku jiree!!' ciyaalna waxay noqon karaan 14 jir, 15, jir, ilaa 20 waa iska ciyaal!.
  22. Qaar kamid ah masuuliyiinta Ciidamada Dawladda KMG ah ee gobolka kusugan uuna kamid yahay Xildhibaan Barre Aadan Shire Hiiraale, ayaa Ciidamada Ethiopian-ka ah sii raacay dhanka xadka sida ay wararku tibaaxeen. Xabashi jeceyl miyaa mise waa naf jacayl?.
  23. Ciidamada Dowladda oo dib loogu soo celiyay xuduuda Kenya iyo Xaalada Dhoobley oo degan Kadib dagaal muddo afar saacadood xiriir socotay iyo duqeymo xalay saqdii dhexe ilaa waabarigii saaka soo socotay ayaa Ciidamada Dowladda KMG oo ah kuwii lagu soo tababaray gudaha dalka Kenya ayaa waxaa car cartoodii maanta ay ku banjartay afaafka hore ee Dhoobley, kadib kolkii dib looga soo saaray weerarka dhinaca dhulka ahaa. Sida ay sheegayaan wararka lagu kalsoonaan karo Xarakada Alshabaab ayaa si buuxda gacanta ugu haya degmada Dhoobley oo dagaal rogaal celis ah oo 9-kii subaxnimo ay si buuxda gacanta ugu wada dhigeen. Ciidamada Dowladda ayaa la sheegay in dib loogu soo celiyay dhinaca xuduuda Kenya, iyo deegaanada waqooyi bari oo markii hore ay ka duulaan-qaadeen, iyadoo madaafiicda BM-ka ay ka ridayeen xalay saqdii dhexe halka lagu magacaabo Xaar Xaarka ee xuduuda Kenya iyo Soomaaliya kala barta. Afhayeen u hadlay Xarakada Alshabaab ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda KMG ay u carareen dhanka xuduud beenaadka, isla markaana ay degmada si buuxda ay gacanta ugu wada hayaan sida uu yiri. Dagaalka saaka waxaa qeyb ka ahaa oo kaliya Ciidamada Dowladda oo lagu soo tababaray gudaha Kenya, iyadoo dagaalka aanay marna gelin Ciidamada uu wato Axmed Madoobe oo la sheegay in deegaanka Diif ay baaqi ku ahaayeen. Warar qaar ayaa sheegaya inuu muuqdo kala aragti duwanaan u dhaxeysa labada dhinac waa Dowladda KMG iyo Kooxda Raaskambooni oo qoloba ay xusul duub ugu jirto in duulaanka ay ku keli noqoto, si magaalada ama deegaanada la qabto ay ka arrimiyaan. Degmada Dhoobley waxay muhiim u tahay gacan ku heynteeda isku xirka deegaano badan oo Jubada Hoose ka mid ah, gaar ahaan Afmadow oo ah magaalada labaad ee ugu weyn iyo Magaalada kheyraadka leh ee Kismaayo oo ah halka dhinacyada u wada hanqal-taagayaan gacan ku heynteeda. Hoyga wararka Somaliyeed www.jowhar.com jowharcom@hotmail.com jowharcom@gmail.com