Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. ^Waa lagaa qaaday Malika Caddeey Boollo, soo dhowoow.
  2. ^Looool, cuz the last law enforcing ppl the saw were Faq@sh!! :)
  3. Jiiroow Bakaal;726878 wrote: 0434 baan edit gareeye adigana 0435 baad wax isoo qortey marka maxaad ka hadleysey? anyway Shekh Sherif iyo Farmaajo ayaa la qaata waaba hadiiba ay TFG noqoto laakin Elaayga cafish warlord iyo wasakh buu dabada ku wataa thats what I'm talking about!!.
  4. The Zack;726872 wrote: No they don't. They call it specific major Somali clan. Che got what I meant. I know the word's origin, sida ay u isticmaaleen hadda waa qofkii kaa soo horjeedaba waa f@qash iska dheh. what other reason they'd call an American police officer that name?.
  5. Magaca 'Anwar' qolooyin badan baa wadaaga: qaar af reer waqooyi ku hadla, qaar aan Af Somali'ba aqoonin, kuwa English jajab ah ku hadla & kuwo kale!.
  6. ^Udub, you meant?. SSC hadhow waxay dhihi doonaan Ethiopia ayaan jihaad kula jirnaa!, haddana waa la isku dhaarinayaa in si fiican loola shaqeeyo!.
  7. ^They call F@qash whom ever they don't like.
  8. ^good for you, you've edited it, sow kama fiicna inaadan marka horeba fududaan?.
  9. Bodies of fallen soldiers brought home By Risdel Kasasira (email the author) Posted Tuesday, June 7 2011 at 00:00 Kampala The army yesterday released the identities of the UPDF soldiers killed by al-Shabaab insurgents in Somalia over the weekend. They are Lt. Colonel Patrick Tibihwa, the commander of 23rd Battalion and the deputy commander of Uganda Battle Group Six (Ugabag Six), Lt. Lawrence Tugume from the Tank Battalion, Cpl. Abdullah Isabirye and Pte. Augustine Kuloba. The army spokesperson, Lt. Col. Felix Kulayigye, said the bodies were brought home yesterday. Col. Tibihwa hails from Kasese District, Bukonzo County, Mukunyu Sub-County, Nyamahunza Village, while Lt. Tugume is from Kiruhura District. Cpl. Isabirye comes from Masindi District while Pte. Kuloba is from Bududa District, Manjiya County. Col. Tibihwa was killed by a bullet while the rest.....'click below to read the rest' http://www.monitor.co.ug/News/National/-/688334/1176274/-/c0u7evz/-/index.html
  10. ^Af-xumada jooji! waa markii 2aad 'intaan ogahay' ee aad ereygaas isticmaasho
  11. Waxaa si deg-dega loogu yeeray Farmaajo!, waxa dhex-dhexaadinaya Moseveni & Mahiga. Shariif Xasan wuxuu soo istaagay in Dawladda xubno muhim ah laga siiyo, waana taa sababta farmaajo loogu yeeray....'Intaas waa warka kampala ka soo yeeray'.
  12. Deg Deg: Warar horu dhac ah oo laga helayo Heshiiska Labada Shariif ay ku gaareen Magaalada Kampala War naga soo gaaray magaalada Kampala ee xarunta dalka Uganda ayaa sheegaya in heshiis horu dhac ah laga gaaray khilaafka labada Shariif iyadoo lagu heshiiyey awood qeybsi xukuumad cusub ah. Warar ay shabakada Jowhar.com xafiiskeeda magaalada Nairobi ka heshay xubno wargal ah oo ka tirsan wafdiyada Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa sheegaya in Labada mas’uul lagu qanciyey in labadaba loogu daro sanad kadibna Dowlad cusub iyo Baarlamaan cusub la soo dhiso. Madaxweynaha Ugnada iyo Ergeyga Gaarka ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya oo u kala dabqaadayey labada mas’uul maalmihi u dambeeyey ayaa ugu dambeyn ku qanciyey labadooduba iney tanaasulaan laakin Shariif Xasan ayaa la sheegay inuu keenay dhowr shuruud oo ay ka mid tahay in la soo dhiso xukuumad wadaag ah oo isaga la siiyo 5-wasiir. Warka ayaa intaa raacinay in Madaxweynaha uu aqbalay go’aankaas inakstoo ay wali socdaan la tashiyo hoose iyo kulamo ayna ka socdaan guriga Madaxweyne Museveni. Shariif Xasan ayaa ku tilmaamay xukuumada Farmaajo mid hal dhinac ah oo aysan aheyn mid isu dheelitirin xaga wax qeybsiga isbaheysiyada dalka ka jira ee dhinaca siyaasada , waxaana uu ku eedeyey in markii madaxweynaha iyo isaga is qabteen uu si toos ah Ra'iisul wasaaraha ula jirsaday madaxweynaha isaga iyo golihiisa wasiirada. R/wasaare Farmaajo ayaa maanta shir jaraa'id ku sheegay in gudoomiyaha barlamaanka uu doonayo awood qeybsi in la galiyo xukuumadiisa taas oo muujineysa in gorgortan lagu galayo golihiisa wasiirada. Caawa ayaa lagu filayaa in kulanka kala baxa lagu soo afjaro khilaafla Labada Shariif, isla markaana lagu shaaciyo waxyaabihii lagu heshiiyay, kadib kulamadii lagu jactaday ee Kampala ka socday tan iyo jimcihii markii uu dhamaaday shirkii Kooxda Xiriirka Caalamiga Wixi soo kordhaa nala soco.
  13. Somali American kasoo Hijrooday Dalka Mareykanka oo kamid ahaa Raggii Weerarka ka fuliyay Saldhigga AMISOM ee Muqdisho. Last Updated on Wednesday, 01 June 2011 11:30 Written by Administrator Wednesday, 01 June 2011 10:37 Markii ugu horeysay ayaa waxaa faah faahin laga helay heybta dhalinyaradii Shahaado Doonka ee dhawaan weerarka ku qaaday saldhigyada ciidamada shisheeye. Wareysi khaas ah oo lala yeeshay Asadullaahi Axmed Al-Imriiki oo kamid ahaa raggii Shahaado Doonka ku gulay xerada Kufaarta Afrikaanta ah ayaa baaq u diray dadka qurba joogta ah ee ku nool wadamada reer galbeedka. Asadullaahi Axmed Al-Imriiki oo ahaa 25-sana jir Soomaali Mareykan ah ayaa Naftiisa Alle ka Iibsaday wuxuuna galay xero ay ku sugnaayeen ciidamada shisheeye. Axmed Al-imriiki oo 2-sana ka hor kasoo Hijrooday Gobolka Minisota ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in camalkan Shahaado Doonka ah uu galay kadib markii uu arkay dhibaatada iyo tacdiibinta ay wadamada gaalada ku hayaan dadka Muslimiinta. Wareysi dhinacya badan taabanaya oo Shahiidkan Muhaajirka ah lal yeeshay goordhaw ayaan soo gudbin doonaa Insha'allaah
  14. lool @ Melez's swimming pools!. Wax kasta ethiopia ayaa loo doonanaa, Cajaa'ib!.
  15. Oba 'la is rasaaseeyey' waa qalad, Maxamed Dheere hub ma wato, waxa dadka rasaasta la dhacay waa ciidanka dawladda.
  16. ^Cabdullaahi was dhaba***** while he was prisedent, isagaana hadda sheegay, waa ka badbadiyeen oo daba*****nimadii ugu darneyd bay la rabeen isna waa sii wadi waayey.
  17. Wal ani arnin arti may in arti maba arninee ma arrin may in arri waayte=wax aanan dhihin waa dhahday maxaad u tiri, maba dhihine ma dhihin maxaad u dhihi weyday
  18. Wabbish!!, kii Cali Mahdi oo kale ayuu iska noqonayaa!. Shariif waa kii lahaa Shirka Nairobi Shabaab baa ka maqane kan Somalia lagu qaban doono tolow Shabaab ma keeni doonaa?
  19. Zack, maahmaahda 'marti kooytaa ama kooyninaa 12deey kalaanjiyaa fadee' waxay ku timid Nin hilibka intuu jar-jarto markuu cayriinka yahay xaaskiisa u karin jirtay. 'kalaanji' waa hilibka suqaarka ka waaweyn. maalin buu 12 gabal ka dhigtay, markuu soo laabtay ayaa wax yar loo keenay, maxaa dhacay markuu yirina 'marti kooyti' baa loogu jawaabay markaasuu ku jawaabay intaa kore!.
  20. AY dawladiisa sow Nairobi laguma dhisin?. Si fiican buu u hadlay odayga lakin hadda oo uu Sanca joogo lama rabine waagii uu Xamar fadhiyey baa la rabay!.
  21. ^^Al Miskiin, soomaali xor ah Alle ha keeno oo sida aad sheegeyso yeeli karta. Xuduuda kuwa fuliya waxa loo yaqaannaa argagaxiso. talo: dadkaan ha isku xiijinin, anaa ku daalay! Ps. Bilan waxay ku leedahay: maxaa Maaddeey (Aniga) kuu galay, si baad isugu egtihiin (Yacni xagga fekerka)