Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. NGONGE;745171 wrote: I revived one for all the newbies then Ayoub reminded me of this one by mentioning the pregnant lady. Anyway, ii waran adigo. Rumour has it that ever since the Shabab left the capital city you have been not seen around these parts, ma run ba? yaa saahibee: وجودى وعدمه مش متعلق بالشباب - أو بعبارة أدق-: بإنسحاب الشباب من العاصمة
  2. KK, waan joogay lee, lakin break yar ayaan qaatay. Waxaan maqlay inaad gabadhii yareyd iyo Igaarkii reer Buulaay isaga tagtid. Wareegto lug cad kii ku dhihi jiray koow ahaay horta?
  3. ^Shariif Sakiin waa inaad taageertaa anigoo tixraacaya sheekadaadii 4.5
  4. Abtigiis, waxaad ogtahay in rag badan maqanyihiin oo kii bold'iga aadka u isticmaali jiray ku jiro, markaasaad waxaad rabto iska tiri soow maaha?. Xiin yuusan jar kaatuurin!.
  5. Welcome on board yaa Somalee!. Oz, Af Soomaligaaga aad buu u fiicanyahay cabsida iska dhaaf, meel kalena adigoo si sax ah u qoray oo (sic) ku hor qoraya ayaan ku arkay!
  6. Showqiy'ow, Ina Jaad 'Ilahey ka cabsada' waa u halheys, isagoo Ilahey ka cabsada yaa porn-video ii sheega dhahaayona anaa arkay!
  7. Ngonge-Bhai, you are again reviving your old threads, Q?
  8. Witnesses say a Somali government soldier has shot and killed at least five people Thursday at a food-aid distribution site in the capital, Mogadishu. At least one other person was wounded in the shooting. It was not immediately clear what prompted the soldier to open fire. Somali authorities have taken the soldier into custody. Relief groups are distributing food to help hundreds of thousands of Somalis left hungry by famine in southern Somalia. Some information for this report was provided by AFP.
  9. ^^ Xaaji Ngonge, Waa Big News, marka isagaa ayaan sii ta'kiidinaayey oo website-yo kale isla warkii ka soo qaatay. Dhib miyaa ku jira?
  10. DEG DEG: Iska hor imaad mar kale ka qarxay W/Galkacyo Iska hor imaad ayaa mar kale waxaa uu ka qarxay waqooyiga Magaalada Galkacyo, kaasoo u dhaxeeya Kooxo Hubeysan iyo Ciidamada Maamulka Puntland, iyadoo iska hor imaadkan uu ka xoogan yahay mid dhacay abaarihii 12-kii duhurnimo. Wararka ayaa sheegaya in Ciidamada Puntland ay weerareen goob ay ku sugnaayeen Kooxo ay ku eedeeyeen inay xiriir la leeyihiin Al-Shabaab, waxaana iska hor imaadkan uu saameyn ku yeeshay ganacsigii suuqa bartamaha. Inta la og yahay saddex ruux ayaa ku dhintay lix kalena waa ay ku dhaawacmeen Iska hor imaadyada maanta kaliya ka dhacay Waqooyiga Galkacyo. Dadka dhaawacmay ayaa waxaa ku jira Taliye kuxigeenka Booliska Mudug ee qeybta Puntland iyo askar kale oo ka mid ah Ciidamada Ammaanka ee howl galka waday. Ciidamo fara badan oo Puntland ay ayaa soo gaaray magaalada Galkacyo, kuwaasoo wada howl galo ammaanka lagu sugayo, waxaana muuqata inay wajahayaan iska hor imaadyo Kooxo Hubeysan uga imaanaya. Hoyga wararka Somaliyeed www.jowhar.com
  11. Dagaal ayaa ka duhurnimadii maanta ka dhacay gudaha Suuqa magaalada Gaalkacyo kaas oo u dhaxeeyey ciidamo ka tirsan booliska gobolka Mudug iyo dabley hubaysan sida ay Horseed Media u sheegeen dad ku sugan Suuqa uu dagaalku ka socdo. Ilo ka agdhow ggoobta oo Horseed Media la hadlay ayaa sheegay in Israsaaseyn dhexmartay dhinacyada dagaalamaya ay ku dhinteen Saddex qof oo laba tahay rayid midka kalena uu yahay askari ka tursan ciidanka amniga Gaalkacyo. Dagaalka ayaa yimid sida la sheegay ku bilowday ka dib markii sida la sheegay ciidanka amniga Gaalkacyo rabeen in ay soo xiraan nin la sheegay in uu ka tirsan yahay Xarakadda Al-shabaab kaas oo ku sugnaa bartamaha Suuqa gaar ahaan Xaafada Garsoor ka dibna dableyda ayaa rasaas ooda uga qaaday ciidanka dabadeedna waxa ay bilaabeen in rasaas furaan. Sida la sheegay Israsaaseynta ayaa waxaa ku dhaawacmay Taliye Kuxigeenka Qaybta booliska gobolka Mudug Gaashaanle Dhexe Maxamed Jaamac Beergeel,waxaana la soo sheegaya in dhaawiciisu yahay mid fudud. Shacabka ku dhaqan gudaha magaalada Gaalkacyo ayaa si wey u dareemay dayranka rasaasta la is dhaafsanayo. Horseed Media
  12. KK, beer iska dhaaf ee kelli iska cun!. Ramadaan Kareem to you all, caawa waa 27 Laylatul Qadr iney tahay ayaaa la filayaa ha la dadaalo.
  13. Oba, lakin sidee Somalina nooga hor ogaatay?
  14. ^lol, Bacda qashinka lee amaa soo qaadatay?
  15. ^^Hambalyo sxb. 'Baarakallaahu lak wa baaraka calayk wa jamaca baynakumaa bi khayr'
  16. ^ereyada micnahooda Dr. Saadaq Eenow aa la weydiinaa, qoraalkiisa ayaan ka soo guuriyey.
  17. Bilan, wixii aan dhihi lahaa Polanyi baa ii yiri
  18. Polanyi;727702 wrote: Cawaale, I have no time to read stories from officially braindead puppets like you. Weren't you the same guy who posted a story about Alshabab slicing up a man's body in the heart of Amisom held territory. The source of the story was a girl you had been shukansying on facebook. lol. Just about sums about the level of your intelligence. lool
  19. Haatu baa soo dhacay, Habari Akhi al Cazeez.