Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. ^Ceeb Waryaa!!, Ninka xaq buu u leeyahay inuu fekerkiisa dhiibto, regardless of his status!
  2. Aniga Rape-kaa ila xun!. Ka jawaab su'aasha, fadlan.
  3. ^When the Mu'awillah (Muctazilah, Ashaacirah etc) said Istawlaa instead of Istawaa calal carsh, the Culima likened them with the Yahood who said: Xintah insted of Xittah (Yuxarrifuunal kalimah can mawaadicih) (Laam) of Muawwilah with the (Nuun) of al yuhood, I'm saying isn't your (Taa 'talafi') looks like their nuun & Laam?!!. These Ulima you calling Talafis read kitabuTawhiid teaching Muslims about tawhiid and warn them of Shirk, if they think people of shirk will go to jannah there's no use reading kitab al tawheed, don't you agree?. You look like one hell of a takfeeri to call them Mushrikiin! Subxaan-Allaah!.
  4. Sheikh Umal and Shible claimed Sh. takar made up Axaadiis and its not in any of the xadiith books!, but to their shame the Ahaadeeth is found as in the above link, so who's exposed?.
  5. Sxb, cambuuladaada iska cun, Facts-ka & Propaganda'daba ma kala taqaanid, teeda kale source-ga warkan soo raaci adoo mahadsan!
  6. Askari katirsanaa Ciidanka Xisbada oo magaalada Marka lagu qisaasay. Tuesday, 27 December 2011 16:51 Wilaayada Islaamiga Shabeelaha Hoose ayaa maanta xukun qisaas ah ku fulisay Nin gacan ku dhiigle ahaa oo horay u dilay qof aan waxba galabsan. Fagaara weyn oo ku yaal magaalada Marka waxaa maanta gelinkii dambe isugusoo baxay boqolaal shacab ah si ay u dawadaan Xukunka qisaaska ah oo ay wilaayada fulineysay. Waaliga Shabeelaha Hoose Sheekh Maxamed Abuu Cabdalla ayaa goob joog ka ahaa madashii lagu fulinayay xadkan islaamiga ah, wuxuuna goobta ka sheegay in sharciga islaamku uusan cidna dhowreyn oo xataa Mujaahidiinta dhaxdooda isku maamulayaan. Ninka xukunka qisaasta ah lagu fuliyay waxaa lagu magacaabi jiray Nuur Jeylaani Aden oo kamid ahaa ciidamada xisbada wilaayada Islaamiga degmada Kunturwaarey, Nuur ayaa si bareer ah u dilay qof rayid ah oo kamid ah dadka deegaanka. Markii falkaasi dhacay ayay Eheladii qofka laga dilay usoo dacwoodeen Maxkamadda degmada Kadibna waxaa loosoo qabtay Gacan ku dhiiglaha maalmo kadib ayaa Ehelada looso bandhigay Sedax Khiyaar oo ay leeyihiin dadka wax laga dilay sida sharciga Islaamku qabo kuwaasi oo kala ah in ay qisaastaan in ay cafiyaan ama in ay Diya qaataan waxayna doorteen xukunka qisaasta. AmiirNuur Media Muqdisho
  7. Shabaab oo galabta fagaare ku yaal Magaalada Marka ku qisaasay Askari ka tirsanaa oo dil horay u geystay Xarakada Al-Shabaab ayaa galabta ku toogtay Fagaara ku yaal Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabellaha Hoose ku toogtay askari ka tirsanaa oo dil horay u geystay, iyadoo falkan qisaasta ka qeyb galeen dadweyne fara badan Falkan qisaasta ayaa lagu fuliyay gacan ku dhiigle Nuur Jeylaani Aadan oo la sheegay inuu horay u dilay qof rayid ah, iyadoo dacwadiisa ay aheyd mid muddo soo jiitameysay. Qaadiga Maxkamada Shabaab ee Magaalada Marka oo xukunkan riday ayaa sheegay in marqaatiyeyaal, qirashada ninkan iyo marxuumkii la dilay qoyskiisa kadib ay timid in xukunka qisaasta ah la rido. Xukunkan ayaa qeyb ka noqonaya xukuno Shabaab horay ugu riday Ciidamo ka tirsan, iyo dad caadi ah, iyadoo bishii la soo dhaafay ay xukun gacan iyo lug is-dhaaf ah uga jareen deegaanada loo barakacay Ragg ka tirsanaa oo dhac u geystay Ganacsato Xoolaley ah. Hoyga wararka Somaliyeed www.jowhar.com jowharcom@hotmail.com jowharcom@gmail.com jowharnews@gmail.com
  8. Sxb. isma fahmeynee nagu kala wad!. Hore ayan kuugu sheegay in xukun maxkamadeed uun lagu dilo dad, halka meesha TFG ka taliso dadka si maalaa yacni ah loogu dilo: Weriyihii Horn Cable, Xildhibaankii Madiina lagu dilay bil ka hor, kii usbuucan gudahiisa lagu dhaawacay Xamar, qaxootiga xabadaha la isaga furo IWM.
  9. ^Haddii magaciina la beddelo, halgankana soo geli waayaan ka warran? qaar badan oo O-da ahna waad lumineysaa sida Kamaavi, eeddii ahayd in qolooyin kale la maroorsadayna sidii bay u taagantahay. In Hal qabiil keliya gumeysi ka dhiidhiyo ceebna maaha wax cusubna maaha!.
  10. yaa tahay;767851 wrote: moslim by name wax la dhaho majiro... Iman in heart and actions waa ineey isla socdaan and not like the talafi's say: 'one can be a moslim in his heart but his actions can contain kufr or shirk' AcudubiLaah Allah yarxam Sayyid Qutb amiiiin The term is Salafi, or u r like the ones said to be : 'yuxarrifuuna al kalima can muwaadicih'?. Its mentioned in the famous Shafaacah hadiith, that Muslims who never did any deeds will be taken out of Jahannam. But they never said they can be Muslim while doing Shirk or Kufr! otherwise whats the meaning of reading and explaining Kitaab al Tawheed li Ibn Abd Wahhaab?.
  11. ^Sxb, waan ka jawaabaye adaan fahmin!, meelaha ay Shabaab ka taliyaan waa meelaha ugu nabadda badan, haddana laguma arko qof la iska dilo iyadoon maxkamad aysan xukumin. Shabaabku ma dadkey iska dilaan 'for the love of it?'. Jacpher, 'Islaanimada sheeganeysa' is the key word!, dawladda wax walba waa awooddaaa aan ka ahayn iney sharciga ku dhaqanto!. Tii C/lahi Yusuf ee boqolaalka caalim iftoodeen iney Gaalowday, maxay tani uga duwantahay?. Haddii lagu soo weeraro fatwa uma baahnid 'MAN QAATALA DUUNA NAFSIHI FAHUWA SHAHIID'. Qofkii Gaalo u soo wata inuu Muslimiin kula dagaalo iyaguu la mid yahay 'shaa'a am abaa'.
  12. Abtigiis, there's nothing ONLF can do if other Somalis in the region don't see the struggle as a resolution!.
  13. Culimo xaqa caddeyn karta ma joogto, kuwii isku deyayna Xabsiyada ayaa lagu guray, Sacuudiga waxa ku xiran culimo fara badan oo dambiga ey galeen uu yahay in Dagaalka Ciraaq & Afghanistan ey Jihaad ku sheegeen. Shabaabka ma rumeysna in dadka ey la dagaalayaan yihiin Muslimiin. Gaal & Gaala raac ayey ku sheegaan, dhiig muslim ayaad baneysatay ma dhihi kartid markaa!. Sidaad sheegtay qalad waa dhacaa, lakin core-ka waxa ay ku dagaalamayaan waa soo celinta Khilaafada & ku dhaqanka Shareecada oy ka mid tahay in Muslimiintu simanyihiin, waa taasoo Soomaaliya meelaha ay ka taliyaan qabaa'ilkii la yasi jiray ama 'looma ooyaan'ka la dhihi jiray hadda ma jiraan. Sidoo kale meelaha ay Shabaabku ka taliyaan waa meelaha ugu nabadda badan wadanka. Baydhabo & Sh/Hoose waxay ka mid yihiin gobollada abaaruhu ka soo yaraadeen sida warbixi UN soo saartay lagu sheegay, taasna fadliga Alle ka sokow, waxa keenay dadaalka xarakada & kaalmada ay u fidisay beeraleyda!.
  14. ^Maca Ixtiraamii al Kabiir li Shaykh Caaid al Qarni, arrinta Soomaaliya wax badan kalama socdo. Soomaaliya xaq & baadil aya ku dagaalamaya, haddii aadan xaqa la jirsan karin, baadilka ha u hiilin!. Somalina, dawladdan tii C/lahi Yusuf maxay uga duwantahay?. madaxda ICU-da waa gaaleysiin jirtay dawladdii ina Yusuf, haddii ay kursigii la wareegeen waxba kagama duwana kuwas, aniga kuwanaaba ila daran!.
  15. Somalina, illeyn Radio Al Furqaanna waad dhegeysataa!. Wareysiga Sheekha ka warran?.
  16. Sayid, maqanaha markuu yimaado ayaa laga faa'iideysan karaa, lakin kan kale isagoo jooga ayuu sifir calaa sifir yahay. Ma kastay?. Waa meesha ay Soomaalidu ka tiraah: 'Madax maqan & middi saawira midna lagama samro!'.
  17. Shabab-held Somali village hit by air strikes At least a dozen civilians reportedly killed when al-Shabab-occupied town of Hosungow is struck by unidentified planes. A warplane bombed a Somali village held by al-Shabab fighters near the border with Kenya on Tuesday, killing several civilians, a Somali military official said. It was not immediately possible to identify who carried out the attack in the village of Hosungow, which is near the area of Dhobley - itself under the control of Somali government and Kenyan troops, as well as a militia allied to Somalia's government. In-depth coverage of the regional political crisis But neighbouring Kenya, which sent troops across the border into Somalia to crush the al-Qaeda-linked al-Shabab fighters, has intensified air strikes in recent weeks since the ground and air offensive began in October. "The jet first dropped bombs on the outskirts of the village ... but then returned in the afternoon, dropping bombs in the village's centre. Parts of the village, especially shops, are now burning," Mohamed Gelle, a Hosungow resident, told the Reuters news agency. Another resident, Bakar Hussein, described a similar sequence of events, saying a jet first bombed the outskirts then later returned to strike the village centre. The residents gave different numbers for those dead, saying between 12 and 14 civilians had been killed. "Casualties were taken to their homes since there are no hospitals," Hussein said. Targeting fighters A Kenyan military spokesman was not immediately available for comment. Mahmud Farah, the spokesman for Somalia's government forces in Dhobley confirmed an air strike took place not far from the fighter-controlled Hosungow. "The target was a military base and training camp for al-Shabab. We do not know the loss but there was big damage," Farah said. Sheikh Abdiasis Abu Musab, an al-Shabab spokesman, said a jet had targeted the group in the village. He denied suffering any casualties but said nine civilians had been killed. Kenyan troops crossed into Somalia in October after a wave of kidnappings and cross-border raids it blamed on the rebels, who control large swathes of southern and central Somalia. Its forces initially advanced smoothly on militant towns in Somalia's southern border regions but have since become bogged down by heavy rains and a lack of clear strategy. The fighters have adopted a strategy of melting into the population from where they can launch hit-and-run attacks on Kenyans, rather than confront the army head on. Kenya wants its forces in Somalia to be integrated into the African Union's AMISOM force that has peacekeepers in Mogadishu. On Tuesday, the first of a 900-strong Djiboutian force arrived to augment the African peacekeeping force. Source: Agencies
  18. LOL, Carafaat & Showqi, dawladnimadu ma waxay noqotay ciyaal isku niikinaayo inaad keentaan! Acuudubillaah!. Maxaa adinka la idinka sugaa, haddii Shariifkii ku soo xanbaxay xiriddii Shineemada (Sii -Sii), uu hadda lacag u ururinayo sidii Tiyaatarka loo dayactiri lahaa si ummadda loo fasahaadiyo!.
  19. Diyaarado dagaal oo duqeyn qasaaro sababtay ka gaystay J/hoose Howsingoow: (Sh. M. Network) In ka badan 10 ruux ayaa ku geeriyootay duqeymo diyaarado dagaal ay ka gaysteen mid ka mid ah deegaanada hoostaga gobolka Jubada hoose. Wararka ka imaanaya deegaan lagu magacaabo Howsingoow oo 160 KM u jira magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose ayaa waxa ay sheegayaan in galabta ay duqeeyeen deegaankaasi diyaarado dagaal. Mid ka mid ah Odayaasha deegaanka oo Shabelle la hadlay ayaa waxa uu sheegay in ilaa 3 diyaaradood oo miig ah ay duqeeyeen 3- guri oo uu sheegay in ay daganayeen dad shacab ah, isagoo sheegay in ay duqeeynta ku geeriyoodeen 11 ruux 22 kalana ay ku dhaawacmeen kuwaasi oo tibaaxay in ay ahaayeen dad shacab ah. Sidoo kale Oday dhaqameedkaasi ayaa waxa uu sheegay in dadka dhaawacmay iyo kuwa dhintay ay u badnaayeen haween iyo caruur, waxaana uu sheegay in ay ku mashquulsan yihiin badbaadinta dadka dhaawacmay oo uu sheegay in aysan heysan Xarumo caafimaad. Warar dheeraad ah oo Shabelle heshay ayaa waxa ay sheegayaan in duqeynta uu ku dhaawacmay Gudoomiyaha deegaanka Howsingoow ee Al Shabaab Saacid C/laahi, iyadoo dadka dhintay la sheegay in mid ka mid ah uu ahaa ciidamada Al Shabaab. Ma jiro cid sheegatay Mas’uuliyada weerarkaani diyaaradeed, hase ahaatee waxa ay dhacdadaani kusoo aadeysaa xili duqeymo Kenya ay ka gaysatay magaalada Jilib ee gobolka Jubada hoose ay ku geeriyoodeen dad shacab ah. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya. NALA SOO XARIIR webmaster@shabelle.net Shabelle Media Network © 2011 All rights reser
  20. http://www.jowhar.com/?p=9335 http://www.amiirnuur.com/index.php?option=com_content&view=article&id=5529:dad-badan-oo-rayid-ah-oo-ku-shahiiday-duqeyn-xoogan-oo-kenyaatiga-galabta-ay-ka-geysteen-jubbada-hoose&catid=48:wararka and many more
  21. In kabadan 12 ruux ayaa Shahiiday, tiro intaas ka badanna way ku dhaawacmeen kadib diyaaradaha dagaalka ee Dowladda Kirishtaanka Kenya ay galabta duqeyn xoogan ka geysteen gobolka Jubbada Hoose. Deegaanka Hosingo oo qiyaastii 160 km u jira magaalada Kismaayo ayaa waxaa duqeymo xoogan ka geystay diyaaraha dagaalka ee Kenya, iyadoona ay ku waxyeeloobeen dad badan oo rayid ah. Wararka ka imaanaya deegaankaasi ayaa waxay sheegayaan inay adag tahay qaar ka tirsan Xaaladda Caafimaad ee dadkii ku dhaawacmay duqeynta, waxaana gurmad u fidiyay Ciidamada Xisbada ee deegaankaasi ku sugan. Dhinaca kalena Waaliga Jubbooyinka Sheekh Abuubakar Cali Aadan ayaa ka hadlay duqeyntaasi Washaxnimada ah, wuxuuna tilmaamay in Kenya aan looga hari doonin duqeymaha ay ku Xasuuqeyso Shacabka Soomaaliyeed ee Muslimka ah ee aan waxba galabsan.
  22. ^Cambuulo, Abu Mansuur maxaa meesha keenay?, waxa aan ka hadlay maxaa qalad ka ah?