Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. ^ lol. 'Ours'ta ayaan ka qaatay!
  2. Abwaan, haddii aadan sawirkiisa media-ha ka arkin ma inuu gafuurka duubtaa?. Boqolaal kale oo ka hoos shaqeeya oo magaaladooda mushaaxa, oo fagaarayaasha ka khudbeeya ayaa jira, ee maxaad ka qaadi kartaa?.
  3. Abwaan;770273 wrote: I am not in London. Haddii aan joogana inaanan tegin bay u badnaan lahayd, sababtuna waxay tahay meel cid isku aragtay haddaan aadayo kan tolka ayaan aadi lahaa haddaan Kaas aadi waayeyna mid kale uma socdo! Maxaad ku eedeyneysaa Soomaalida kale marka?
  4. Zack, I know inaadan tegeynin, waxan ula jeeday Abwaan, and I doubt he would go (he's in London and he didn't) marka muxuu ka rabaa Tolka ha isu camireene!.
  5. Cambuulo iyo bun;770142 wrote: explain my friend maadeey why the teenagers didn't play football before kabakutukade became waaliga,, my family live in Jowhar and mu cousins told me that they wasn't allowed to play football,, so tell me why my cousins would lie to me, their brother, ilaah aa kugu dhaariye sxb been alla caaye Are you accusing Jowhar.com of lying or you are saying football was banned before the current Governer?. Caddeynta adaa lagaa rabaa sxb!, waad aragtaa in Waaligu leeyahay Banooniga waa qayb jirdhiska ka mid ah!.
  6. ^ yeah, they did, it reveals the Cawrah.
  7. Waa runtaa, Sheikhah Malika
  8. ^^ لا فض الله فوك
  9. read it here and there's photos as well: http://www.jowhar.com/?p=10512
  10. It's better to be rude than the fake smile & the polite 'thank you' which means the F word!.
  11. ^Adiga & 2da gabdhood mar in la idin geeyo waaye meeshaas. Hadalka xun oo ka soo baxaayey maxaa waaye?.
  12. ^ Sorry, 'wrongly in my opinion' baaban arag. Whats wrong with raising funds for Mosques?
  13. ^ Exactly!. NGONGE, I thought you were a reasonable person until I saw you blame Shabaab for things they never did (banning bras, forcing women in their period to wear red 'I think thats from your pocket', etc), unless you were trying to be funny!. Waryaa, meelaha ay Shabaab ka taliyaan waa the most peaceful places in the world, if you mean Maamul UN-ku aqoonsanyahay, waa runtaa, lakin maxay TFG u tartay aqoonsi UN?, waa kuwaa baarlamaanka & madaxdoodu mar walba isku haysta waxyaabo taafih ah. Sxb, Soomaalida wax Shabaab uga roon maleh hadda. Mucjiso oo dhacda mooyee, nabadda aad sheegeyso inta cirku kuu jiro ayay Soomaalida u jirtaa.. wa astaghfirullaaha lee wa lak!.
  14. ^You are wrong my friend, the flag is there, so that the Hujjaj don't get lost. At the end of every ritual they will look for their flag and gather around it. Nothing racial about it!.
  15. People in hot countries tend to be rude and bad tempered (Ibn Khaldun mentioned it in his Muqaddimah), moving to a country where its people are polite don't help, for example Jamaicans and Algerians living in the UK are worse than the Somalis.
  16. Very strange his kidnappers allowed him to answer his phone and talk about his situation!.
  17. Even in that time (2006-9) there was suicide bombings and missions, but still these people were against Ethiopian invasion, as you mentioned Al Shabaab never changed, they used to do what they do now. Al Shabab ha la jebiyo, lakin cadawga duullaanka ah dhibaatada uu ka tegi doono ma ka fekerteen?. 2007-dii Ethiopianku min Galgaduud illaa Kulbiyow ayay qabsadeen, Shabaabna waxay soo laabteen iyagoo intii ka xoog badan. Eesh Faa'idah?.
  18. Dadkii Xabashida ka qaylin jiray ee af labadii yeeri jiray aaway hadda?, xamaasaddii miyaa dhamaatay mise waddaniyaddii?!.
  19. Carafaat, this was posted and discussed here in 2009 throughout late 2011, whats the point posting it now?. Cambuulo, check my responses to the mentioned thread.
  20. Jacpher, I am talking about the Arabic article, the second link that Jiiroow Bakaal posted. All the Ahaadeeth is mentioned in the two articles, first 4 in the Somali one, the last one in the Arabic one.
  21. ^Sidaada oo kale source-ga ma qariyo!, Dhacdo.com oo beenteeda & nacaybka ay AS u qabto la ogyahay ayaad wax ka soo xigataa!. Somalina, Adiga & Aniguba, waan ognahay in Xabashi danta reerka gaar ahaan, & Soomaali guud ahaan aysan wadin!. Sax maaha inaad nacaybka aad Shabaab u qabto Soomaalinimadaada wax u dhinto!.
  22. ^Abaayadiis, Dabageed & M..r.yaantiisa reerka waxba uma hayaan!, reerka waxaa wax teraaya kuwa cadawga ka difaacaaya, shacabka magaalada (labada geddi'ba) dagaal ayay xabashida & xulafadooda kula jiraan!. Somalimemo waxay qortay in laba Haween ah maleeshiyada Dabageed ku dileen magaalada, taas waxa aad sida fiican ula socoto ma ka mid baa?
  23. ^Wasiirka Qorshaynta, cidda miyaa? On a serious note: Ceeb calayki yaa Somalina!!!, magaaladaadii ma Xabashi qurunley baa ku dakeeneysa caawa!!, adna waad ku faraxsan tahay!!. 2006-dii markay soo galeen -siaan filaayo- dhiiggaa ku kacay!, hadda maxaa ku beddelay, Ilaaheey Baarri waayeee?. Insha Allah, Geesiyaasha Tawxiidka oo shacabkooda kaashanaaya and above all Allah Tabaaraka wa tacaalaa, waa jebin doonaan Gumeystaha soo jireenka ah!.