Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. ^Ma kala jecli inay sax tahay in la xiray ninkaan & in kale!. Waaa caadada xabashida inay xiraan da.b.a d.h.ilifkooda, (Cabdullaahi Yuusuf, Cumar X. Masalle, Maxamed Dheere & kuwo kale). Fahamtii?
  2. Dagaal Ka Dhacay Buuraleyda Galgala Ee Gobalka Bari SHARE THIS TAGS Dagaala xalay ka dhacay buuraleyda Galgala ee duleedka Magaalo Ganacsiga puntland ee Boosaaso ee gobalka Bari. Ciidamo taabacsan Sheekh Max’ed Siciid Attam ayaa weerar ku soo qaaday ciidamada daraawiishta Puntland oo halkaasi in muda ahba gacanta ku hayay. Wararka ayaa sheegaya in ciidamada puntland ay ka geeriyoodeen 3 askari, 2 kalena ay ka dhaawacmeen. Maleeshida Attam iyo Ciidamada Puntland ayaa in mudo ahba isku heystay buuraleyda Galgala, taa oo horey ugu dhuumaaleysanayeen Maleeshida Attam, ugu dambentiina waxaa meesha gacanta ku dhigay ciidamada Daraawiishta Puntland. Maleeshida Attam ayaa la sheegay iney xiriir la leeyihiin Al-Shabaab, inkastoo ay salaadiinta Puntland ay dhexdhaxaadin dhigeen Maleeshida Attam iyo Maamulka Puntland. Xafiiska Warqabadka Muqdisho. Puntlander.com
  3. ^We are not talking about "Culimada Boosaaso" here, if you have any updates of the Galgala front please post it here.
  4. Somalina;772795 wrote: Source? Ilo xog ogaal ah oo ku sugan Magaalada Baladweyne ayaa u xaqiijiyay Cadaalad.com .....
  5. Mujaahidiinta Caalmadow oo Weerar ku ekeeyay Ciidanka Ashahaado la dirirka ee Puntland Tuesday, 10 January 2012 21:23 Maamulka AmiirNuur Hits: 300 Mujaahidiinta Galgala ayaa caawa weerar qorshaysan ku qaaday saldhig ay maleeshiyada Murtadiinta Faroole ku leeyihiin inta u dhaxaysa Laag iyo Sugure. Ugu Yaraan 9 katirsan maleeshiyaadka maamulka Ashahaadda ladirirka Puntland ayaa ku dhintay dagaal aad u cuslaa oo caawa fiidkii ka dhacay duleedka magaalada Boosaaso ee xarunta Gobalka Bari. Ilo Xog-ogaal ah oo ay wareysatay AmiirNuur Media kana tirsan Mujaahidiinta Galgala ayaa Xaqiijiyay in ciidankooda ay soo afjareen saldhig ay ciidamada PIS-ta ku lahaayeen Sugurre welina ay wadaan Holwgallo lagu sifeynayo maleeshiyaadka Puntland, Maleeshiyaadkaas ayaa markii ay jabeen ka firxaday goobta dagaalka . Dagaalka Caawa ka socda Sugurre waxaa si aad ah jugtiisa looga maqlayaa magaalada Boosaaso, wararka qaar ayaa sheegaya in ciidamada Mujaahidiinta ay gaadiid dagaal ka kaxeysteen Sugurre balse warkaasi ma cadda. Hadaba warkaas oo faahfaahsan iyo waxa ay ka yiraahdaan Maamulka Gaala Kalkaalka ee Faroole waxaynu idiin kugu soo tabin doonaa wararkayaga danbe hadii Rabi idmo. AmiirNuur Media amiirnuurmedia@gmail.com
  6. Sarrif mise Fasir? 'Waan ku salaamay' xataa ma aqbalo Anigu oo 'Goorma ayaad i salaantay?' ayaan ku celiyaa?.
  7. Faroole: ” Dumarka iyo Caruurta koonfur kasoo barakacay dib haloo celiyo” [Dhegeyso] Updated:- 32 mins ago| 4 Commnets Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa ugu baaqay ciidamada ammaanka ee ka howlgala Kantaroolada wadooyinka soo gala magaalooyinka waaweyn ee Puntland inay celiyaan qaxootiga ka imaanaya gobolada aan nabdooneyn iyo kuwa ay abaaruhu ka jiraan ee dalka. Dr. Faroole wuxuu si gaar ah uga hadlay Dumarka iyo Caruurta oo uu sheegay inay u badan yihiin xaasaska iyo caruurta Al-shabaab waa sida uu hadalka u dhigaye, wuxuuna Booliska amar ku siiyey inay dib u celiyaan cid walba oo sheegta inay kasoo barakacday koonfurta dalka. Faroole waxa kale oo uu tilmaamay in xiligan heerka xaaladaha abaartu uu aad hoos ugu dhacay, islamarkaana dadkii abaarahaas ka soo firxaday ay joogaan magaalada Muqdisho, halkaasna Caalamku ku taageero, sidaas darteenda aysan ahayn in dhinaca Puntland ay soo abbaaraan. ” Caruur iyo Naago qaxooti iska soo dhigaya oo baabuurta la socotana waa la sheegayey, waxaan caawa halkan ka sheegayaa ciidamada amnigana aan farayaa in maanta halkan aan loo soo qixin” Dr. Faroole ayaa yiri. Dhegeyso Wuxuuna isaga oo hadalkiisa sii wata intaas raaciyey in Puntland xog hoose ay ku hayso in qoysaska soo barakacayaa ay yihiin xaasaska rag Shabaabka ka tirsan oo uu sheegay in qaar kamid ahi baabuurta ariga keena ay kusoo dhuuntaan, qaarka kalena ay qorsheynayaan inay dhinaca badda Puntland kasoo galaan isagoo arintaas ka hadlayana wuxuu yiri: ” Waa Shaydaan Caruurtii iyo Naagihii soo dirsaday isaguna inuu badda kasoo laabto raba sida aanu wararka hoose ku hayno, marka caruurtiisa yuusan halkan keensane meeshii uu markii hore ugu tala galay ha u diro dibna haloo cesho”. Si kastaba ha ahaatee lama saadaalin karo saameynta ay arintani ku yeelan doonto Barakacayaasha ka yimaada gobolada koonfurta ee Puntland usoo aada si ay nolol fiican iyo nabad uga helaan, wuxuuna madaxweynuhu warkan sheegay xilli uu ka khudbadeynayey xaflad lagu xusayey sanad guuradii 3-aad ee kasoo wareegtey xiligii uu xilka qabtay kana dhacday xarunta madaxtooyada ee Boosaaso. Horseed Media
  8. , yaan lagu gaadin sxb. Iska dhici ninka!.
  9. http://somalimidnimo.com/salafi/2012/01/wareysigii-su%E2%80%99aalaha-furan-lagu-soo-weydiinayay-sheykh-cali-dheere-oo-billowday-bayaan/
  10. "TFG PM visits Baladweyne only to find that none of the residents wanted to hear what he had to say. Disappointed, he flew back to #Mogadishu" "On his return to #Mogadishu, the Mujahideen targeted the PM’s helicopters with AA guns; fortunately this time he survived, however petrified" "One of the helicopter sustained some damages and crash-landed with smoke billowing from it appearing across the clear #Mogadishu skyline" https://twitter.com/#!/HSMPress
  11. GD, there was time when there was no town was in their hands and they come back stronger and captured 10 regions!.
  12. Abtigiis, wixii 2006-9 ku jecleysiiyey!.
  13. "KDF &TFG apostates in a convoy of 6 cars ambushed between Dhamase & El Addee, Gedo region. They all fled within 20 minutes, leaving 7 bodies" https://twitter.com/#!/HSMPress
  14. SKA, waa shirkadda Airport-ka lagu wareejiyey, what do they do with helicopters!?
  15. War deg deg ah: Mujaahidiinta oo Gaadiid dagaal ku qabsaday Dagaal ka dhacay meel ,ku dhaw Dhamase Gobolka Gedo. Friday, 06 January 2012 14:32 Ciidamada Mujaahidiinta wilaayada Islaamiga Gedo iyo dadka deegaanka ayaa goordhaw lawareegay gaadiid dagaal oo ay la socdeen ciidamo Soomaali iyo Kenyaati ah. Wariye ku sugan Gedo ayaa soo sheegay in ciidamada Mujaahidiinta ay qabsadeen gaari nuuca Kooyalka loo yaqaan ah ayna dileen dhamaan wixii Askar ahaa ee gaariga lasocday. Weerar kamiin ah oo ka dhacay wadada isku xirta Dhamase iyo Ceel Cadde ayay mujaahidiinta iyo dadka deegaanka ugu suuragashay in ay qabsadaan gaari dagaal mid kalane gubaan. Sarkaal sare oo katirsan Shabaabul Mujaahidiin ayaa AmiirNuur Media u xaqiijiyay in mujaahidiintu gacanta ku hayaan gaari Kooyal ah 7 Meyd oo Somaali iyo Kenyaan ah islamarkaana ay qaniimeysteen 3 qori nuuca PKM ah iyo dhowr kale oo AK47 ah. Ciidanka Kenya ayaa la sheegay in ay ku baxsadeen 2 gaari waxayna u carareen dhanka Tuulada Dhamase oo dhacda xad beenaadka. Faah Faahin dib ayaan kasoo sheegi doonaa insha'allaah
  16. ^Adiga kuwa 'rude'ka ah baad ku jirtaa, Kii idin yiri: 'Waan idin salaamay' sidaad ugu jawaabtay baa laga gartaa! "D
  17. ^Jowhar.com ma oggola in article-kooda ama sawirada laga copy-yeeysto, waana taas in markaad right click ku siiso msg-kaas aad kor ku xustay u arkeyso, micnaha waxaad la mid tahay qof wax xadaya oo kale, abaalmarinta tuuggana waa gacan goys, bilo ka hor ayaan ka soo guuriyay 'Qoys Muqdisho ku nool oo kirishtaanoobay' markii aan sawirro ka soo copy-yee damcayna msg-kaas baa ii soo baxay!. Shabaabka gobollada ay ka taliyaan wax dil sharci darro ah oo ka dhaca ma leh. Aniga si 'frequently' ah ayaan u tagaa meeshaas, adigase media-ha ayadoo laga barabagaamo uun baad aragtaa!.
  18. Ngonge, arrimahaas hore ayaan uga hadalnay (Adiga & Aniga), wixii la difaaci karayna waan sheegay, I never said they are 100% correct, I agree with you that, what I don't agree is that their mistakes outweighs their good deeds. In wax la dilo Diinta ayaa qabta, iyagaana isu xilqaamay iney Diinta difaacaan, qofkii awood u leh inuu diinta difaaco waajib bay ku tahay oo uu xuduudda oogo, wala anta tadcuu li tactiil al shareecah?. Rumors'ka in laga hadlo waa loo baahanyahay, waa kan oo Showqi oo nin caqli badan ah (sidiisa kale) ayaa meeshan weli la soo taagan!. Showqi sxb, Jowhar.com qolada iska leh wa laga wada dheregsanyahay.
  19. ^Waa soo guuriyey lee walaashiis, inuu faaf-reebo ay ahayd sow maha?. Illeyn qolada geddiga kale degtaad tahay! Sheekh Xasan Barsane aa i qalday!
  20. All the elders of the Gaaljecel tribe have formally pledged to fight in order to defend their religion and land from the invading enemies twitter@HSMPress. Somalina, I don't want to hijack you thread, lakin Odayaasha tolka waa kuwaas cadawga iney iska difaacaan go'aansadaye, maxaad u taageeri la'dahay?
  21. ^That was back 2009, and you only joined 2011, how do u know that?
  22. ^Lol, Aniga Number 1 xataa waa tagaa!. Meeshooda wax ma uga qaban kartid haye? xoogga Gaalada miyaad isku halleynee?. Aaway cabaadkii 2006-7 kaa bixi jiray?. Yaahuuda!.