Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. War deg deg ah: Ciidamada Mujaahidiinta oo Ceel Cadde galay iyo dagaal culus oo socda. Tuesday, 17 January 2012 07:49 Editor Hits: 199 Iska hor imaad culus ayaa ka bilaawday degmada Ceel-Cadde ee wilaayada Gedo oo ay dhawaan soo galeen ciidamo katirsan dowladda Kenya. Boqolaal katirsan ciidamada Mujaahidiinta oo ka ruqaansaday Faxfaxdhuun ayaa gudaha ugalay degmada Ceel-Cadde waxaana socda dagaal culus oo ay mujaahidiintu hubka waaweyn ku garaacayaan cadawga. Warar hordhac ah waxay sheegayaan in ciidanka Kenya ee soo duulay ay dhanka Dhamase uga bexeen Ceel-Cadde waxaa weli lamaqlayaa dhawaqa rasaasta iyo madaafiicda Garbaha laga gemo. Dagaalka waxaa kaalin weyn ku leh dadka deegaanka oo isbuucii lasoo dhaafay xeelad dagaal aawgeed uga baxay degmada si ay u ogaadaan awoodda cadawga soo duulay uu leeyahay.
  2. Laakiin hadalkan wax beeniyay isla markaana waxba kama jiraan ku tilmaamay Gudoomiye ku xigeenka Kenya waxana uu sheegay in ay ku kulmeen diyaaradda, sidaas awgeedna aanuu la socon safarka uu Wasiirku ku joogo dalka Kenya. :D
  3. ^sxb, Macallinka, Wax kama' loo dilo mooyaane ama si khalad ah, wax si bareer ah ama lagu tashaday ma jiraan. Sidoo kale ku dhowaad 10 ama ka badan oo Askar Shabaab ah ayaa la toogtay iyadoo loo qasaasayo dad shacab ah oy gardarro ku dileen. Wareysiga Godane dhegeyso, mar kasta wuxuu ka hadlaa in Shacabka loo dhimriyo, sidoo kale Abuu Mansoor ayaa sheega qaladaadka & qallafsanaanta qaar ka mid ah ciidamadooda!. si fiican ugu kuur gal, ha dhegeysan dacaayadaha raqiista ah ee dad cadaw ah ama ceneb ay faafinayaan.
  4. Cali Dheere “Mujaahidiinta waxay gudaha u galeen Kenya in la mid ah inta ay gudaha u soo galeen Soomaaliya” Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raagge (Sheekh Cali Dheere) ayaa sheegay inuu fashilmay duulaankii Ciidamada Kenya ku soo qaadeen Soomaaliya, isagoo qiray in Saraakiil iyo madax ka soo afduubteen gudaha Kenya. “Maanta 90-Maalmood ayaa laga joogaa duulaanka Kenya markii ay gudaha u soo galeen, 60-KM waa dhaafi la’yihiin 60-KM, maantana daciifnimadooda ayaa muuqata”ayuu yiri Sheekh Cali Dheere. Sheekh Cali Dheere ayaa sheegay in Al-Shabaab ay gudaha u galeen dalka Kenya in la mid ah inta ay gudaha u soo galeen Soomaaliya, isagoo xusay qasaare iyo jab ay u geysteen Ciidamada Kenya. “Mujaahidiinta waxay gudaha u galeen Kenya in la mid ah inta ay Soomaaliya gudaha u soo galeen, waana ku sii socon doonaa, inta ay u soo galaan, Gaarisa iyo magaalooyinka kale in lagu naafeynayo, waxaa soo bandhigi doonaan Madax iyo saraakiil aan maxaabiis uga soo qabsanay”ayuu yiri Sheekh Cali Dheere oo shir jaraa’id ku qabtay shalay Magaalada Muqdisho. Cali Dheere ayaa sheegay in Ciidamada Kenya, kuwa Itoobiya iyo ciidamada kale ee AMISOM ay isu gurman la’yihiin, isla markaana meel walba uu ku qabsaday dagaal iyo qarax, isagoo sheegay in guusha dhow dahay, fursad weyn ay jirto. “Maanta waxaa aragtaan inay isu gurman la’yihiin meel walbana uu qarax, dagaal iyo Kamiin ku qabsaday, marka waxaa leeyahay Muslimiinta Kenya iyo Itoobiya fursadan aad heysataa ka faa’ideysta oo Cadawga inta uu halkan ku mashquulsan yahay, ku weerara Nairobi, Mombasa, Gaarisa, Addis Ababa iyo Makane”ayuu yiri Cali Dheere. Mar uu ka hadlay duqeymaha diyaaradaha Kenya ka geysteen Gudaha Soomaaliya ayuu sheegay in waxa loo socda aanay Shabaab aheyn, balse Umada Soomaaliyed oo idil la doonayo in la baabi’iyo, isagoo soo hadal qaaday duqeyntii maalin ka hor Diyaaradaha Kenya ka geysteen Jilib oo caruur fara badan ku laayeen. Ciidamada Kenya ayaa Soomaaliya gudaha u soo galay 16-kii bishii October ee sanadkii hore, iyagoo haatan wajahaya dagaalo iyo weeraro gudaha dalkeeda ugu tagay, iyadoo Kenya hada dalbaneyso taageero dhaqaale oo howl galkeeda ka dhanka ah Shabaab ku sii wado. Al-Shabaab oo dhowr Gobol ay aagag dagaal kaga furmeen ayaa hada waxay bedeleen qidadii dagaal, iyagoo bilaabay weeraro jid gal iyo ku dhufo oo ka dhaqaaq ah, kaasoo noqday mid hakad galayay duulaankii Kenya ee markii hore dar darta ku bilaabay, sidoo kale aagaga Gobolada kale ee ay soo galeen Ciidamada Itoobiya ayaa si la mid ah taatikadii Kenya ay ku socdaan. Hoyga wararka Somaliyeed www.jowhar.com jowharcom@hotmail.com jowharcom@gmail.com jowharnews@gmail.com You must be logged in to post a comment Login Media Gallery Astanta V somali
  5. Ciidamada mujaahidiinta oo xalay dagaal ku galay B/weyne. Tuesday, 17 January 2012 06:17 Editor Hits: 93 Ciidamada Mujaahidiinta wilaayada Islaamiga Hiiraan ayaa xalay saqdii dhexe weeraro culus ku qaaday fariisimo ay ciidanka Itoobiya ku leeyihiin gudaha magaalada B/weyne ee Hiiraan. Wararka ka imaanaya Hiiraan waxay xaqiijinayaan in dagaal culus oo xalay oo idil ka socday difaacyo ay ciidanka Itoobiya ka sameysteen Buunda Liiq Liiqato iyo Buundo weyn, dadka deegaanka ayaa sheegay in ay maqleen rasaas iyo madaafiic ay mujaahidiintu ku garaaceen cadawga. Ciidamada Mujaahidiinta ee weerarka qaaday ayaa si gaar ah u bartilmaameedsaday xarunta Booliska iyo Jaamacadda B/weyne oo ay fariisimo ku leeyihiin ciidanka cadawga Itoobiya. Ciidamada Itoobiya ayaa madaafiicda BM-ka ku garaacay duleedka magaalada B/weyne mana jirto cid dhibaato kasoo gaartay madaafiicdaasi lagu garaacay duleedka magaaladaasi. Maalmihii lasoo dhaafay B/weyne waxaa ka dhacayay qaraxyo lala bartilmaameedsanayay ciidanka Itoobiya, waa markii ugu horeysay oo ay mujaahidiintu dagaal toos ah ka galaan magaalada B/weyne tan iyo markii ay ciidanka Itoobiya soo galeen magaalada.
  6. Dagaal Culus oo Xalay Beled Weyne ka dhacay. Written by Administrator on 17 January 2012. Dagaalkii ugu horeeyay ayaa ku bilaawday ciidanka Gumeysiga Itoobiya ee duulaanka kusoo galay magaalada Beled Weyne ee xarunta wilaayadaasi Hiiraan. Ciidamada Mujaahiidiinta wilaayada Islaamiga Gedo ayaa xalay saqdii dhexe weeraro culus ku qaaday fariisin ay ciidanka Itoobiya ka sameysteen Buundo Liiq Liiqato ee bartamaha magaalada Beled Weyne. Hugunka rasaasta iyo madaafiicda garbaha laga gemo oo ay mujaahidiintu labartilmaameedsanayeen cadawga Itoobiya ayaa xalay laga maqlayay magaalada Beled Weyne. Qof goob jooge ah oo B/weyne ku sugan ayaa Idaacadda Islaamiga Andalus lahadlay wuxuuna sheegay in dagaalkii xalay uu ahaa mid culus oo gilgilay qoraxsinka magaalada iyo Bariga Beled weyne oo ay ciidanka Itoobiya ku suganyihiin. Ciidamada Itoobiya oo khasaara xoogan kasoo gaaray dagaalkii xalay ayaa saaka bilaabay in ay baaraan guryaha shacabka, saraakiil katirsan wilaayada Islaamiga Hiiraan ayaa lagasoo xigtay in ciidankoodu Howlgal qorshaysan ka fuliyeen Beled weyne kadibna ay dib ugasoo bexeen magaalada. Ciidamada Gumeysiga Itoobiya ayaa difaacyo ka qotay bartamaha magaalada Beled weyne waxayna qaraxyo iyo weeraro kala kulmayaan ciidamada mujaahidiinta iyo shacabka Muslimka Hiiraan.
  7. NGONGE;773326 wrote: Xamaasadaad ka heshay, so maaha? Xaqiiqda & Xamaasaddaad kala garan weyday miyaa?.
  8. Waa Sidee Xaaladda Caafimaad dadkii shalay ku dhaawacmay Duqeyntii Jilib. Written by Administrator on 16 January 2012. Wilaayada Islaamiga Jubbada Hoose ayaa daryeel caafimaad u fidineysa dadkii ku dhaawacmay duqeyn shalay loo geystay degmada Jilib ee wilaayada Jubbada Hoose. Bukaanadii ku dhaawacmay duqeynta ayaa lageeyay Isbitaalka Mareerey ee duleedka Jilib halkaasi oo daryeel caafimaad loogu fidiyay. Maktabka caafimaadka wilaayada Jubbooyinka ayaa isna dawooyin geeyay Jilib si wax loogu qabto dadka dhibaatoobay. Dhaawacyada ayaa gaaray 10 qof waxaana soo wanaagsanaaneysa xaaladda caafimaad ee bukaanada dhaawacmay. Waa markii 2-aad oo ay Kenya duqeyn ka geysato degmada Jilib ee Jubbada Hoose arrinkaasi oo muujinaya in Kenya weerar ku tahay shacabka Soomaliyeed ee Muslimka ah
  9. Wax badan baan bartay!: 'Wewe si kwenda kulala?'
  10. ^Sorry!. I blame it on the phrase-book I bought from Mombasa!. It translated Mpenzi to Dear. What does it mean?.
  11. ^ , not singing just humming, there's difference!. Habari?
  12. الأسود البواسل Sheekh Cali Dheere oo Shir Jaraa'id qabtay (Dhageyso). Monday, 16 January 2012 17:44 Editor Hits: 244 Xarakada Al shabaab ayaa si kulul uga hadashay duulaanka ay dowladaha Kenya iyo Itoobiya kusoo qaadeen dalka Soomaaliya. Afhayeenka xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cali dheere oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa taczi u diray eheladii ay ka bexeen carruur shalay ku dhimatay duqeyn ka dhacday degmada Jilib ee wilaayada Jubbada Hoose. Sheekh Cali Dheere wuxuu shacabka Soomaaliyeed u balan qaaday in mujaahidiintu aysan marnaba ka hari doonin dowladda Kenya ee gumaadka ku heysa shacabka Soomaaliyeed. Dowladda Kenya ayuu sheegay in ay ku jabtay duulaanka ay kusoo qaaday Soomaaliya duulaanka Itoobiya ee B/weyne ayuu sheekh cali dheere soo hadal qaaday. Click below to listen to the press release: http://www.amiirnuur.com/index.php?option=com_content&view=article&id=5723:sheekh-cali-dheere-oo-shir-jaraaid-qabtay-dhageyso&catid=48:wararka AmiirNuur Media
  13. Ceebey tacaal, maxaan kuu sheegay Somalina?. Xabashi aa tallaabo wax ka qaadeysa? tut tut! Generalkii cidda ahaa ee Xabashida ka soo horjeestay waagii Ina Yusuf muxuu ahaa magaciisa? nin rag ah dheh!.
  14. Swedish'ku ma labadii journalist bay ka xanaaqanyihiin?.
  15. War deg deg ah: Diyaaradaha Kenya oo oo Goordhow dad badan ku laayay Degmada Jilib. Sunday, 15 January 2012 11:53 Caanogeel Hits: 63 War deg deg ah oo goordhow naga soo gaaray Degmada Jilib ee Wilaayada Jubbooyinka ayaa waxa uu sheegayaa in Diyaaradaha Dagaalka ee Dowladda Kirishtaanka Kenya ay duqeyn ka geysteen degmadaasi. Warar horu dhac ah ayaa waxay sheegayaan in ugu yaraan Shan ruux oo ay ku jiraan Caruur iyo Haween ay duqeyntaasi ku Shahiideen, halka sidoo kale ay ku dhaawacmeen tiro intaas ka badan. Diyaaradaha Kenya ayaa hadda ka hor Xasuuq kan la mid ah ka geystay degmada Jilib markii ay beegsadeen Xero ay ku noolaayeen dad barakacayaal ah. Ciidamada Kenya ayaa Xasuuq arxan daro ah ku haya Shacabka Soomaaliyeed iyagoo Maalin dhaweyd lix dhalin yaro ah dab ku qabad siiyay Xeryaha Qaxootiga ee Ifa iyo Xagardheer. Gumaadka ay wadaan Ciidanka Maato-layska ah ee Kenya ayaa markii uu dagaalka wax horumar ah ka sameyn waayeen, ayey bilaabeen inay Xasuuqaan Shacabka Soomaaliyeed. Wixii soo kordha kala soco Amiir Nuur Media.
  16. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;774166 wrote: Kenyaatiga twitter waa looga raaye, 5:0 ayaa la diroyaa. And I don't think inay the real war and invasion meel ka gaareen. I hope inay Kenyaatiga iska soo noqdaan, iyagoo dadna leynin iyagana la leynin . Sxb, saas ma dhicin oo dad & xoolaba waa laayeen, iyagaana dalka nooga soo duulay, abaalkooda ha la marsiiyo ee dhaaf!.
  17. Maaddeey

    Forum Query

    ^Waa mahadsantahay sxb!!.
  18. Maaddeey

    Forum Query

    ^Sxb, goormaad cantarabaqashka iska dhaafee?, weli ma weynaan miyaa?. I thought our little exchange in 2009 taught you a lesson!.
  19. Maaddeey

    Forum Query

    ^Sxb, waan ku daalay saan u raadinaayey, ee ii balballaari, eed aa i mahadsanta!.
  20. BS duqa, waxay ahayd inaad ka damqato masaakiinta Soomaalida ah e la gubay (haddey run tahay), Kenyanka dagaal baa naga dhexeeya oo waddankeenna ayay ku soo duuleen, ciidan ayaana la beegsadaa!, ma aha inaad qurunka cudurdaar beena u sameysid!
  21. ^Abu manur = Libaax!. Well done!