Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. MMA, sxb, couldn't you find a clip of the legendary singer Abdullaahi Shariif Baastoow who is the original singer of Diinleeya?.
  2. ^ Qandalawi, You are not making any sense!. From Kismayo to Ceelasha Biyaha & Baydhabo to Afgoye, all these places are under his leadership and authority and he still needs to hide his face!?, who do you think he's afraid of?. furthermore his people regard him with the highest esteem, would they be so if he was wearing ladies' garment?
  3. Qandalawi, qof miyir qabaan ku mooday. Tell me why would he need to wear a Burka?.
  4. ^You talk about The Emir wearing Burka and still ask me to stop the lies!. Where is Xaji Xunjuf when you need him?.
  5. Abwaan;776545 wrote: Maaddeey waa caroon rabtaa miyaa saaxiib. Dooddii meel xun bay nala geleysaaye...At times I have disagreed with Somalina or others laakiin heerkaan oo kale igama gaarin! Maaddeey nin deggan buu ahaan jirey xoogaa xagjirka ha taageeree, ayaantaan maxaa si ah? Carada halkeed ka fahantay duqa?, didn't you see her reply to this particular post?. Aniga & Somalina dhib nama dhex taagna, sxb.
  6. Dagaalka Sl & SSC waa civil war in lagu cadaab muto u badan!, kan Xabashidu Shaki ma leh.
  7. ^Badar ka dherji nooh! Huriwaa & suuqa Xoolaha, ma gaarin miyaa tuugta?.
  8. Taleexi, inaad i fahantaan mooday!. Haddaad tuuladaada Soomaali kale jajuubkeed ka difaaceysid, Aniga inaan Xabashi dagaal diimeed/dhul naga dhexeeyo maxaad iigu diidantahay inaan Dalka ka difaaco oon maatideenna ka difaacno!.
  9. Seeing he's two different shirts, he may be from the website staff, contact the site.
  10. ^Ma sasaad uga heshay yarka!, numberkiisa ma kuu soo raadiyaa?. Inuu kaa aqoon yaryahaa laga yaabaa, lakin waa qurxanyahay, amarkana waa qaadanaa!
  11. ^Somaliland oon walaalo & wax walba nahay baadan oggoleyn inaad la heshiido ood xabad kala hortagtay cadawna u aqoonsatay! compare that to the Mujaahideens defence againt Christian invaders!.
  12. Somalina;776449 wrote: Maadeey, ninka raadineyso waakan, kuwa amniyaadka email u diir. Lol, Nin Jallaato cunaayo maxaan ka raadinaa Inbaay?
  13. ^Thank You xataa ma kartid miyaa?
  14. Dr. Osman, sorry I mean Somalia!, how did he describe his relationship with Aideed?. I remember him saying regarding Aideed's Sal-Ballaar: 'Ninkaan oggoleyn Badda ha ka cabo'
  15. ^Qaranimo.com dawladda maa leh? Ps. Ex-Fiera waaye!.
  16. ^ WacalaykumuSalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh, Yaa Juxa NGONGE Mutanabi' & Abul Calaa ka dhig: Xiin & Sayid Somali.
  17. ^ Wax baa ka dhexeeya (be it a denominator or even less) & gacantaa iga daftay kala daa!. Dhambaalka sheekadu ku billaabatay, waa Waddankii oo xabashi shisheeye kale oo GAALO ah ku soo duuleen, madaxa miyaan sida goroyadii ka qarsannaa, mise tab kalaad heysaa?.
  18. ^Yaa i salaamay?, ma Malika? The site is You, sheekeeyonikii ma kaa madheen?
  19. ^Taas waa dood kale, ee waxaan wax kaa weydiiyey : Waxa aad iga sheegtay & warka aad quote-gareysay maxaa iska galay?.
  20. Furaha layma siine mar-mar baan u soo dhuunta! Waan ka helaa akhrinta qoraaladiinna.
  21. Malika, Adiga, Juxa & JB ayay idin shidneyd maalmahan!.
  22. Dagaal ka dhacay galbeedka Baladweyne Baladweyne: (Sh. M. Network)Dagaal qasaaro gaystay oo Maamulka Dooxadda Shabelle iyo AL Shabaab ku dhexmaray galbeedka magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan. Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in maanta uu magaaladaasi ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamada Maamulka Dooxada Shabelle iyo Xarakada Al Shabaab. Dad deegaanka ayaa waxa ay sheegeen in dagaalka uu yimid kadib markii Al Shabaab ay weerar ku qaadeen fariisimo ciidamada Dooxadda Shabelle ay ku leeyihiin galbeedka Baladweyne kuwaasi oo intaasi ku daray in dagaalka ay ku geeriyoodeen 5 ruux oo ah dhinacyadii dagaalamay. C/wali Xasan Jimcaale oo ka mid ah Saraakiisha Maamulka Dooxadda Shabelle oo la hadlay Shabelle ayaa waxa uu sheegay in dagaalkaasi uu dhankooda kaga geeriyooday hal askari 2 kalana ay kaga dhaawcmeen halka Al Shabaab uu sheegay in ay ka dileen afar dagaalayaan. Sidoo kale Sarkaalkaasi u hadlay Dooxadda Shabelle waxa uu sheegay in loo baahan yahay in amaanka magaalada Baladweyne ay si wada jir ah isaga kaashadaan shacabka iyo Maamulka, waxaana uu tilmaamay in Shabaab ay inta badan qaraxyo ka fuliyaan magaalada xiliyada haweenka, isagoo sheegay in ay wax ka qabanayaan amaanka magaalada. Majiro wax war ah oo kasoo baxay Al Shabaab iyo sidoo kale ila ka madaxbanaan dhinaca kale oo xaqiijinaya guulaha ay sheeganayaan, Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya. Shabelle Media Network © 2012
  23. ^Cawaale, ma beentaadii baad billowday!. Ilaahow na toosi.
  24. War deg deg ah: Dagaal ka bilowday Ceel Cadde. Written by Administrator on 17 January 2012. Dagaal culus ayaa goordhaw ka qarxay deegaanka Ceel Cadde ee wilaayada Gedo oo maalmihii lasoo dhaafay ay ku sugnaayeen ciidamo Kenyaanti ah iyo maleeshiyaad hubeysan. Warar goordhaw nagasoo gaaray Wilaayada Gedo waxay sheegayaan in ciidamada Mujaahidiinta wilaayada Gedo ay dagaal ku galeen degmada waxaana socda dagaal culus oo hubka nuucyadiisa kala duwan leysku adeegsanayo. Ciidamada Mujaahidiinta ayaa la sheegay in dhowr jiho ay ka weerareen Ceel Cadde, isgaarsiinta degmada ayaa Hawada ka baxday shacabkii magaalada deganaa ayaa kal hore isaga qaxay markii ay ciidanka cadawga soo galeen degmada. Saan saanta dagaalka Ceel Cadde ayaa xalay laga dareemayay Gedo kadib markii Boqolaal katirsan mujaahidiinta ay dhanka degmadaasi u dhaqaaqeen. Tafaasiisha Warkan dib ayaan kasoo sheegi doonaa Insha'allaah