Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. Nacnac, Quali amici? il brutto mercenari ? Xiin, la cosa importante è essere alla gola del nemico! viva il combattenti per la libertà.
  2. ^^ Kiisana waan la aqaan, kanna waan dheerahay!
  3. ^ Dhoof Xabashidaada & Xabashadaada aa ku yimid!. Annaga waxaan nahay: Gli uomini del Nazione e dal Nazione
  4. ^^Dagaalka weli waa socdaa, taas oo ku tuseysa in aan Shabaab magaalada laga saarin http://www.jowhar.com/?p=11908
  5. Gheelle.T;699584 wrote: ^In W. Gaashandhiga la idinka qabsaday, in aad retreat sameyseen, iyo in "1000s" gurmad ah laga soo wado meelo kale, waa sign of defeat. Intaas ma qirsan tahay? that was: 2011-03-04 21:19 (Nearly sanad baa ka soo wareegatay) welina Dhallintu dab bey qabadsiinayaan Cadawga, waxba kama duwanaaneyso waagii ina Yusuf & Amxaartu waddanka oo dhan qabsadeen. Insha Allah Cadawga waa laga adkaan doonaa, Waddankana dadka iska leh -oon qadaadiic yar ku iibsaneynin-baa u soo haraya.
  6. ^ Meeqa bil ka hor ayaad hadalkan ooo kale i tiri! let me dig the archive!.
  7. ^Hanuun aa mahadsantahay! Maahmaah reer Xamar (Gibil-Cad): La faltee la beekhtee ka roon.
  8. Somalee, Dr Abdiqasim Salad Hassan (Somali: Cabdiqaasim Salaad Xasan,[1] Arabic: عبدي قاسم صلاد حسن‎) (born 1941) is a prominent Somali politician. ... http://en.wikipedia.org/wiki/Abdiqasim_Salad_Hassan
  9. ^ Geelle T, weli dayniile & suuqa Xoolaha ayay joogaan Xaq u dirika. Haddii meeshaas laga saaro xataa, dagaalka dhuumaalaysiga sidii waagii Xabashida & Adeerkaa buu u jirayaa! Nacnaciina, Saa u joogtay miyaad Cadawga Ugaandhayska & Amxaaro injirreyda Xamar & Beledweyne qabsadaan (respectively) ku farxaysaa? Ceeb calayk!!
  10. Faah faahin kasoo baxday dagaalada ka socda magaalada Muqdisho Updated:- 3 hours ago| 3 Commnets Inta la ogyahay shan ruux ayaa ku geeriyootay ku dhawaad 15 kalana dhaawacyo dagaalada ka socda magaalada Muqdisho kuwaasi oo u dhaxeeya ciidamada AMISOM iyo kuwa dowlada oo isku dhinac ah iyo Al Shabab oo dhinac kale ah. Dagaalka oo ah howlgal milatari oo ka dhan ah Al Shabab ayey ciidamada dowlada iyo AMISOM ku qabsadeen dhowr fariisin oo ay horay Al Shabab u heysteen oo ku yaala dhinaca waqooyi galbeed ee Muqdisho. Dadka dhintay oo dhamaantood ah dhinacyadi dagaalamayey waxaa ku jira taliyihii zaadka ee dowlada Soomaaliya Sacid Daahir Xaashi sida ay Horseed Media u xaqiijiyeen ilo wareedyo ku dhaw dhaw dowlada. Dhanka kalana afhayeenka AMISOM, Major. Pary Ankunda oo shir jaraa’id ku qabtay garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa sheegay in ay ku qabsadeen xarunta Jaamacadi Muqdisho, Qabuuraha Barakaat, iyo Warshada Caanaha. “Ciidamadeena waxay saakay sameeyeen howlgalo, waxay awood u yeesheen in ay qabsadaan, Jaamacada Muqdisho, Jaamacada Barakaat iyo Warshada Caanaha, howlgaladaan way sii soconayaan waxaana ku xaqiijineynaa xaalada amaanka caasimada, nasiib daro waxaa ku dhaawacmay howlgalkaan laba ka mid ah ciidankeena,” ayuu yiri. Sarkaal u hadlay Al Shabab ayaa sheegay in ay dib ugu soo laaban doonaan goobaha ay ka qabsadeen ciidamada dowlada. Horseed Media
  11. ^ Qosol gariir miyaa? Xog ku saabsan dhimashada saraakiisha oo naga soo gaartay Mujaahidintii weerarka fuliyay. Written by Administrator on 20 January 2012. Xog dheeraad ah ayaa naga soo gaareysa dhanka Mujaahidinta oo ku aadan gaari ay saarnaayeen saraakiil ka mid ah DKMG ah oo wadada loo galay waqti ay ku sii jeedeen dhismaha Jaamacadda Muqdisho, halkaasi oo dhamaan dadkii saarnaa lagu dilay. Idaacadda rasmiga ah ee Al-andalus ayaa goor dhaweyd warkeedii duhurnimo waxey ku baahisay in saraakisha lagu dilay dhabo galkaasi uu ku jiray Siciid Cabdi Barre oo ka mid ahaa kuwa ugu sareeya saraakiisha dhanka sahaydka ee maleeshiyaadka la socda shisheeyaha. Sarkaalkaasi iyo ilaaladiisii ayaa la xaqiijiyay in ay ku hoobteen weerarka, waxaana laga qaniimeystay hal qori oo PKM ah iyo bastoolado ay wateen, iyadoona gaarigoodii halkaasi uu ku basbeelay. Mid ka mid ah saraakiishii hogaamineysay sariyada Mujaahidiinta ee weerarka fulisay ayaa sidan inoogu waramay " gaarigu wuxu ahaa Paraado, waxaa saarnaa 4 qof, wuxuu ku sii socday jidka Quburaha markaasi ayay Mujaahidiintu mar qura wadada kaga soo baxeen, si dhameystiran ayaa halkaasi mid mid loogu dilay, waan dul istaagnay baqtigoodii waxaana ka soo saarnay gaariga documents-yo iyo bastoolado, midkood wuxu watay qori PKM ah waana ka qaniimeysanay". Sarkaalkaasi ayaa ku sii daray "goobta maadaama dagaal xoog leh uu ka socday nooma suuragalin in aan baqtiga soo jiidno laakin documentiyadi waxaan ku wareejinay dadkii ay quseysay, waxaa gaarigu uu u muuqday mid sahay siday, waxaana ka qaaday cabitaan badan iyo gasacyo malaay ku jiray". Dhanka kale ilo wareed masuul ah ayaa xaqiijiyay in baabuurkaasi inta aanu kamiinka ku dhicin isla qeyb kale oo ka mid ah jidkaasi ay dhabo kale ku dhaceeb baabuur nuuca yaryarka ah iyo gaari Tikniko ah, kuwaasi oo si ba'an rasaasta culus loogu beegsaday, waxaana la xaqiijiyay iyana in khasaare xoog leh la gaarsiiyay. DKMG ah ayaa qirtay jiritaanka dhimashada saraakiisha, laakin loogama baran in ay shaaciso, halka Ciidamada shisheeye iyaguba aan laga sugin wax aan aheyn been iyo borobagaan ku aadan waxyeelada ka soo gaarta dagaalada ay kaga jiraan Muqdisho.
  12. Cambuulo, in Askar laga laayey Amisom & TFG-da oo uu ku jiro sarkaal sare oo TFG ka mid ah maxaad u soo gudbin weysay?.
  13. 1) Mohamed Ahmed Roble 'Boqolsoon' (AUN) 2) Adam Cayroow (AUN) 3) Abdiqasim Salad Xassan 4) Xalima Khaliif Magool (AUN) 5) Xassan Adam Samatar :cool:
  14. Ingiriis Axmaariyo Talyaan wey akeekimiye Arligaa la kala boobayaa nin u itaal roone Anse ila ah aakhiru Sabaan iligyadiisiiye Orgigaa riyaha taadaxoo oodda faaliga e Waa duni hablihii loo ogaa aqalka diideene Anse ila ah aakhiru sabaan iligyadiisiiye Waa duni la kala iibsaday oon nala ogeysiine Waa duni akhyaartii go'day oo aaran soo hadhaye Waa duni ninkaad aamintaa kuu abees yahaye Anse ila ah aakhiro sabaan iligyadiisiiye Waa duni xaqii la arkayaa la arjumayaaye Waa duni Akhyaartii lahayd iib ku doon tahaye Anse ila ah aakhiro sabaan iligyadiisiiye Afka iyo adduunkaa hadloo oodan? sadarkiiye Ninka gacanta midig oodan tahay laga ilroonaaye Anse ila ah aakhiro sabaan iligyadiisiiye Nimanyahow bal daya xaajada lala aguugaayo Odayaashan loo yeedhay ee la anfac siinaayo Asxaabihii bayna yidhi gaal ha aaminine Haddaa niman Islaamiyo tihiin aadan faracdiisa Oo aydnaan Ilaahay ka go'in hayna oodina'e Hadduu Awrka dooxada ku furo eel kalaa xigiye Inaga Daaya yaynaan ku dhicin bahal Afkiisiiye
  15. Thanks for passing by Xaaji & Fidhin. Sheikh Albaanee's ricitation of Suurat Annuun "سورة "ن
  16. An old woman came to the Prophet (sallallahu `alayhi wa sallam) and said: "O Messenger of Allah, pray to Allah (subhanahu wa ta`ala) that I will enter Paradise." He said jokingly, "O Mother of So-and-so, no old women will enter Paradise." The old woman went away crying, so the Prophet (sallallahu `alayhi wa sallam) said, "Tell her that she will not enter Paradise as an old woman, for Allah (subhanahu wa ta`ala) says: إنا أنشأناهن إنشاء فجعلناهن أبكارا عربا أترابا (We have created [their Companions] of special creation, and made them virgin-pure [and undefiled]) (Qur'an 56:35-36)." Reported by al-Tirmidhi, it is hasan because of the existence of corroborating reports.
  17. Ciidamada Mujaahidiinta oo Habeenkii Xalay Dagaal ku galay degmada Dhuusa Mareeb. Thursday, 19 January 2012 05:44 Caanogeel Hits: 231 Ciidamada Mujaahidiinta Wilaayada Islaamiga ah ee Galguduud ayaa Habeenkii Xalay dagaal kula wareegay degmada Dhuusa Mareeb ee Gobolka Galguduud. Saqdii dhexe ee Xalay ayaa Cutubyo ka tirsan Ciidanka Mujaahidiinta Wilaayada Galguduud waxay dagaal culus ku qaadeen difaacyada hore ee Maleeshiyaadka Mushrikiinta qubuuro caabudka ah ay ku lahaayeen duleedka Dhuusa Mareeb. Dagaal socday muddo Nus Saac ah kadib ayaa Ciidamada Mujaahidiinta waxaa ugu suuro gashay inay qabsadaan magaalada islamarkaana ay kala ceyriyaan Maleeshiyaadka Mushirkiinta. Saakay Waabarigii ayay Ciidamada Mujaahdiinta dib ugu soo laabteen saldhigyadii markii hore ay ka duullaan tageen, waxaana saakay xaalad kacsanaan ah ay ka jirtaa magaalada Dhuusa Mareeb. Maleeshiyaadka Quburuuriyiinta ayaan awood u aheyn inay is hortaagaan Ciidanka Mujaahidiinta, waxaana mar walba marka magaalada lasoo weeraro ay isku shubaan Wadada aada dhinaca iyo degmada Guriceel, halkaasi oo ah meesha ugu weyn ee ay ku xooganyihiin Mushrikiinta Galguduud ee taageerada ka hela Dowladda Itoobiya.
  18. War deg deg ah: Qarax Xoogan oo bartamaha Baladweyne lagula beegsaday Ciidamo Itoobiyaan ah. Thursday, 19 January 2012 06:51 Caanogeel Hits: 191 War deg deg ah oo goordhow naga soo gaaray magaalada Baladweyne ayaa waxa uu sheegayaa in qarax xoogan lala beegsaday Gaari ay saarnaayeen Ciidamo Itoobiyaan ah oo marayay bartamaha magaalada Baladweyne. Qaraxa oo ahaa nooca meelaha fog fog laga hago ayaa waxaa uu gebi ahaanba bur buriyay gaariga, iyadoona halkaasi uu kasoo gaaray Khasaare xoogan. Qaraxa kadib ayaa Ciidamada Itoobiyaanka waxay dhinacyada u fureen rasaas xoogan, waxaana suuro gal ah inay waxyeelo kasoo gaartay dad rayid ah. Wixii soo kordha kala soco Amiir Nuur Media.
  19. MMA, waxaan u heystay inuu Baastow qaadi jiray. Adduunyo lan deeri la waayi: There's no one who acquires worldly life Dayuuro meel ma seedaaso: Plane goes nowhere
  20. In this context Diinleeyaa is not beetle but how kids start playing riddles, the one asking says: Diinleeyaa, you'll then say: Cadalle.