Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. PRESS RELEASE: Baladweyne Martyrdom Operation Kills Dozens of Ethiopian Troops Tuesday, 24 January 2012 16:01 Maamulka AmiirNuur Hits: 214 بسم الله الرحمن الرحيم PRESS RELEASE: Baladweyne Martyrdom Operation Kills Dozens of Ethiopian Troops For Immediate Release Baladweyne Martyrdom Operation Kills Dozens of Ethiopian Troops Mogadishu (24/01/20112) – Harakat Al-Shabaab Al Mujahideen’s Martyrdom Brigade has this morning carried out a successful Martyrdom Operation against the Ethiopian invaders in Baladweyne, Hiiraan region. The Martyrdom Operation took place at 0650 hours and targeted a building known as the Regional Headquarters which housed the Ethiopian army. At the time of the operation, Harakat Al-Shabaab Al Mujahideen’s intelligence sources verified that a close to 200 Ethiopian troops and their commanders were present inside the building compound. 33 Ethiopian soldiers, including 4 senior commanders, are so far confirmed dead by the War Statistics Office (WSO) and up to 72 injured and the number is steadily increasing. 2 army trucks and a car parked in the compound were also completely destroyed. The Baladweyne Operation is part of the new strategy adopted by the Mujahideen as a bold response to the increasingly hostile enemies that have invaded Somalia, vigorously underlining the fact that the mere withdrawal from a city does not necessarily preclude the Mujahideen from coordinating and carrying out major operations. Harakat Al-Shabaab Al Mujahideen pledges to continue such blessed operations and shall employ all possible methods in order to repel the coalition of Crusaders from all parts of Somalia. We ask Allah to accept the deeds of our Martyr and grant him the highest levels of Jannah. Press Office Harakat Al-Shabaab Al Mujahideen
  2. Faah faahin kasoo baxeysa Qarixii Istishhaadiga ee Baladweyne ka dhacay. Tuesday, 24 January 2012 08:05 Caanogeel Hits: 163 Waxaa faah faahin dheeraad ah ay kasoo baxeysaa Weerar Istishaadi ah oo Saakay aroortii ka dhacay magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan. Qaraxa oo loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha qarxa ayaa waxaa lala beegsaday Xarunta Gobolka ee magaalada Baladweyne oo Saldhig ay ku leeyihiin Ciidamada Itoobiyaanka ee dhawaan lala wareegay magaalada Baladweyne. Wariye ku sugan magaalada Baladweyne oo goordhow la hadlay Amiir Nuur Media waxa uu sheegay in Xaalad kacsnaan ah ay ka taagantahay gudaha magaalada Baladweyne, islamarkaana Ciidamada Itoobiyaanka ay gebi ahaanba xanibeen isku socodkii iyo dhaq dhaqaaqii ka jiray gudaha magaalada. Wariyuhu waxa uu noo sheegay in goordhow Garoonka diyaaradaha ee magaalada Baladweyne ay kasoo dageen Labo diyaaradood oo nooca Helicopterka ah si ay u daadgureeyaan Meydadka iyo dhaawacyada Askarta Itoobiyaanka ee ku halaagsamey weerarkii Istishhaadiga ee Saakay dhacay. Sidoo kale waxay Wararku sheegayaan in Xarunta Gobolka ee magaalada Baladweyne ay goordhow ka baxeen Gawaari Uuraal ah oo Itoobiyaanku leeyihiin, si Garoonka ay u geeyaan dhaawacyada iyo Meydadka Askartii ku waxyeeloobay qaraxa. Dhinaca kale Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab oo si horu dhac ah u sheegtay weerarkii Saakay ka dhacay magaalada Baladweyne ayaa goordhow la filayaa inay Warbaahinta Shir Jaraa’id u qabtaan kana hadlaan Qarixii ka dhacay magaalada Baladweyne.
  3. War deg deg ah: Camaliyad Istish-haadi ah oo ka dhacday Saldhigga ugu Weyn ee Ciidanka Itoobiya B/weyne ku leeyihiin. Tuesday, 24 January 2012 04:39 Editor Hits: 356 Mujaahidiinta ayaa goordhaw camaliyad Istish-haadi ah ku qaaday saldhig weyn oo ay ciidamada Gumeysiga Itoobiya ku leeyihiin magaalada B/weyne ee xarunta wilaayada Hiiraan. Gaari walxaha qarxa lagasoo buuxiyay oo uu ka kaxaynayay Naftiis hure Mujaahidiinta ah ayaa gudaha ugalay saldhigga Ciidanka Itoobiya ee Bariga magaalada. Dadka magaalada B/weyne ayaa soo sheegay in qarax xoogan lamaqlay islamarkaana ay ciidanka Itoobiya ee halaagsamay ay rasaas culus ku furayaan magaalada oo idil. Xiligii weerarku dhacayay ayay Ciidamada Itoobiya iyo saraakiishooda kulan muhiim ah ku lahaayeen xarunta degmada, weli waxaa socda daad gureynta Meydadka cadawga waxaana lafilayaa in saacadaha soo socda faah faahino dheeri ah ka dhashaan weerarka geesinimada leh ee saaka ka dhacay B/weyne.
  4. Displaying Verse 1 through 8 of 8 Verse(s) found. ( 8 Verse(s) displayed). Back - Print This Page Search For: 56:57-56:64 - - Al-Waqi'a (The Event) نَحْنُ خَلَقْنَاكُمْ فَلَوْلَا تُصَدِّقُونَ (56:57) 56:57 (Y. Ali) It is We Who have created you: why will ye not witness the Truth? Al-Waqi'a (The Event) أَفَرَأَيْتُم مَّا تُمْنُونَ (56:58) 56:58 (Y. Ali) Do ye then see?- The (human Seed) that ye throw out,- Al-Waqi'a (The Event) أَأَنتُمْ تَخْلُقُونَهُ أَمْ نَحْنُ الْخَالِقُونَ (56:59) 56:59 (Y. Ali) Is it ye who create it, or are We the Creators? Al-Waqi'a (The Event) نَحْنُ قَدَّرْنَا بَيْنَكُمُ الْمَوْتَ وَمَا نَحْنُ بِمَسْبُوقِينَ (56:60) 56:60 (Y. Ali) We have decreed Death to be your common lot, and We are not to be frustrated Al-Waqi'a (The Event) عَلَى أَن نُّبَدِّلَ أَمْثَالَكُمْ وَنُنشِئَكُمْ فِي مَا لَا تَعْلَمُونَ (56:61) 56:61 (Y. Ali) from changing your Forms and creating you (again) in (forms) that ye know not. Al-Waqi'a (The Event) وَلَقَدْ عَلِمْتُمُ النَّشْأَةَ الْأُولَى فَلَوْلَا تَذكَّرُونَ (56:62) 56:62 (Y. Ali) And ye certainly know already the first form of creation: why then do ye not celebrate His praises? Al-Waqi'a (The Event) أَفَرَأَيْتُم مَّا تَحْرُثُونَ (56:63) 56:63 (Y. Ali) See ye the seed that ye sow in the ground? Al-Waqi'a (The Event) أَأَنتُمْ تَزْرَعُونَهُ أَمْ نَحْنُ الزَّارِعُونَ (56:64) 56:64 (Y. Ali) Is it ye that cause it to grow, or are We the Cause?
  5. ^Xerooyinka Qaxootiga ee Beledwene. (ninkii ku soo koray aa nala jooga ) Ha igu soo weyrixin, reer B/weyne waxba kama sheegin yaah!
  6. Did you answer this question? ^That is called evading! where did you learn this tactic?! Qaxootiga Beledweyne lee ha dhihin! The only mistake I made here was inaan nin akhyaar ah kuu heystey laakiin markii Aala-Afduub la ceyriyey waad isku dhex yaacday and your true colour was shown! Wayska Xaal Adduun! Sxb, sidaan kuugu sabraayey -from day one- I run out of patience!, haddana waxaad keentay inaad wax aan bari' ka ahay inaad igu tuhunto -qabyaalad & dhiig dad masaakiin ah! (weligey -halkan & meel kaleba- qabyaaladna layguma sheegin, dad aan wax galabsan layntoodana ma condone-gareyn, mushkilada adigay kula taallaa, been abuurka iska daa!.
  7. ^ A simple 'waan qaldamay', 'si kalaan u qaatay', 'waan fududaday' would do!. tan waa ku leeftaye, mustaqbalka lee ka fiirso!.
  8. ^Thats the reality in Xamar, Generale!, whether you like it or not. Sxb, ha sugi waayin. One day IA one day the brave boys will land in Galkacyo like a hurricane!. Cimaamad sii diyaarso!.
  9. Waryaa retard!, Duke baan u jawaabaayey, wuxuuna yiri sidan: Al Shabaab are losing big time... Of course they will blame foreigners, since the foreigners that support them are good ones I guess . Yes they are good ones because they are our Muslim brothers! ma fahantay hadda? Tan kale, Shabaabku qabiil inuusan ku shaqeyn Ajnabigaa og, before Somalis, waase gartaa oo reerkaaga reer Baraxleey iyagaa ugu yar, sababta aad ugu careysantahayna waa la yaqaannaa shiddadii & dhibkii aad Soomaaliay guud ahaan, koonfurta gaar ahaan aad ku heyseen bey idinka cunaqabateeyeen!. Isbaaro era is gone, sxb. Mehered kale raadso!.
  10. ^Dad Gaalo waddanka ku soo duushay u mashxardaaayo habaarkooda dad ma qabto! Back to Mogadishu: Saldhigyo lagala wareegay AMISOM iyo Dagaalkii oo Weli Caasimada ka socda. Monday, 23 January 2012 20:57 Editor Hits: 30 Jugta madaafiicda ayaa isqabsatay magaalada waxaana weli magaalada Muqdisho ka socday dagaalkii cuslaa ee caawa maqribkii ka bilaawday magaalada. Mas'uul katirsan Mujaahidiinta ayaa goordhaw sheegay in ciidamada Mujaahidiinta ay dagaal kula wareegeen saldhig ay ciidanka Cadawga ku leeyihiin xaafadda Carafaat. Ciidamada Mujaahidiinta oo takbiirsanaya ayaa qabsaday Saldhig ku yaal halka loo Yaqaan Khasheer moosle waxaana wadada Warshadaha ka socda dagaal culus. Ciidamada Kufaarta Afrikaanta ayaa baneeyay difaacyo ay horay ugu sugnaayeen waxaana jira meydad ay uga carareen saldhigyada lagala wareegay. Gaadiidka Tiknikada Mujaahidiinta ayaa dagaalka caawa socda ka qeyb qaadanaysa waxayna shacabka magaalada isweydiinayaan halka ay mujaahidiintu ka keeneen awoodda intaan la eg ee dagaal. Takbeer!
  11. ^Ninkii reer waqooyi ee Igiriis 'golf' ciyaaraya intuu u yimd bud kala daalay ee la yiri: 'maxaad ragga ku maagtay' muxuu ku jawaabay?: 'Xaggeen Annaga & Gaalo ku heshiinay?' Waa tabtii! Your support doesn't count, Yaa Dabrow, taageeradaadii horena maysan ogeyn, ka laabashadaadana ma oga waxbana uma dhimeyso!. Tan dadka taageeradooda: Km tredice (km 13)- ilaa Afgoye meel cagta la kala saaro ayaa la la'yahay, iyadoo Xamar wx yar u jirto weliba guryahoodii firaaqo yihiin, maxaa ku haya dadka meeshaas?. Jawaabtu waa iska caddahay, iyagaa doortay markey arkeen iney aad uga nabad badantahay meelaha tuugtu ka taliso!, sidoo kale dheh gobollada kale ee fara badan ey Shabaab ka taliyaan!.
  12. Offensive stretches along the Industrial Road up to former Military Academy, including Daynile, Huriwa & Yaqshiid districts #JihadDispatches The Mujahideen's concerted offensive also covers Jamhuuriya area in Kaaran District, N. Mogadishu, targeting Ugandan bases #JihadDispatches https://twitter.com/hsmpress
  13. War deg deg ah: Dagaal Culus oo degmada Kaaraan ka soda. Monday, 23 January 2012 17:27 Editor Hits: 200 Habeenkii 3-aad ciidamada mujaahidiinta wilaayada Islaamiga Banaadir ayaa Howlgallo adag ka wado degmooyin katirsan magaalada Muqdisho. Dagaal aad uculus ayaa ka socda degmada Kaaraan oo dhacda Cirifka Bari ee magaalada,boqolaal katirsan ciidamada mujaahidiinta ayaa la sheegay in ay degmada Kaaraan kasoo galeen xaafadaha Xaliimo Hiite iyo Daluugta dhanka Badda. Hugunka Rasaasta iyo madaafiic ayaa laga maqlayaa degmooyinka magaalada Muqdisho, geesiyaasha Islaamka waxay ku mashquulsanyihiin gumaadka cadawga.
  14. ^At least I'm not cheerleading for Xabashi and Xabasho, Alxamdulillaah!
  15. Abwaan;778643 wrote: Maaddeey, Samatar waa nin Soomaali ah dan baana naga wada dhexaysa. Markii aad adigu shirarka qabiilka aadeysayna anigu kuwa Soomaalida ayaa mashquul ku ahaa, sidaas ayaana Samatar isku-keen keentay inaan arrimaha Soomaaliya kaga wada hadalno. Maaddeey;770267 wrote: Zack, I know inaadan tegeynin, waxan ula jeeday Abwaan, and I doubt he would go (he's in London and he didn't) marka muxuu ka rabaa Tolka ha isu camireene!. Abwaan;770273 wrote: I am not in London. Haddii aan joogana inaanan tegin bay u badnaan lahayd, sababtuna waxay tahay meel cid isku aragtay haddaan aadayo kan tolka ayaan aadi lahaa haddaan Kaas aadi waayeyna mid kale uma socdo! No comment! or we should call it: 'Abwaan refuting Abwaan'
  16. ..... ragga kuwa ugu diricsanna doqon xagantinteed" Bull's eye! Waa ku kaa Samatar xag-xaganaya meel walba!
  17. ^Damiinamada aan kaaa sheegay waa taas!. haddaad caqli leedahay List-igii aan qoray iima soo guuriseen!. sideed ku ogaatay in sababta aan u qoray ay qabyaalad tahay amase aan isku qabiil nahay?. Qofkii hadalka na dhexmaray baa kuu jawaabtay sxb, oo si cad kuugu sheegtay in war xun aanan dhihin!, markaasaad weli soo indhacaddahay, war orodoo isku xishoo!.
  18. NGONGE, laa tashtimnee bi usluub multawiyah, anaa faahim al ishaarah! The two killings are not the same and you know it, They are killing their own for taking an innocent life and that is what I call caynul insaaf. Xiin, inaad Shabaab & Gaalada soo duushay isku boos dhigto eed nijaaso ku wada sheegto, waa jariimah kabeerah!. Abwaan, sxb. with due respect in lagula doodoba ma banaana, fahamkaana kugu yar (waxaad tahay ninkii igu eedeeyey xanaaq & xad ka bax aan waxna ka jirin, markaan siday wax u jiraan kuu sheegayna inaad cudur-daarato waad awoodi weysay 'damiinimo & faham xumo!'). Su'aal: How did you know my list of my 5 prominent Somalis was because of clan?
  19. Ayaandarrada Soomaali haysata waxa ka mid ah inuu Abwaan chance u helo inuu siyaasadda la falanqeeyo Samatar ee uu haddana rabo inuu ku qasbo inuu ra'yigiisa qaato!. War, Samatarada haddey kurso rabaan mar hore ayay heli lahaayeen, maadigaa ka hortaagan. TFG-da madaxweyne ama Ra'iisul-wasaare orod bay ku helayaan!.
  20. Dagaallo Siyaabo Kala Duwan Ugu Dhacay Magaaladda Muqdisho Muqdisho:HN: Dagaallo xooggan oo khasaare dhaliyey ayaa habeenkii xalay waxa ay ka dhaceen qeybo kamid ah magaaladda Muqdisho. Dagaal khasaare dhaliyey ayaa waxa uu ka dhacay deegaanka Kax-Shiiqaal ee degmada Dharkenley kadib markii Xarakada Al-Shabaab ay weerar qorsheysan ku soo qaadeen fariisamo ciidamada dowladda KMG ay ku leeyihiin halkaasi. Hub u badnaa madaafiic oo khasaare geystay ayaa laysku adeegsaday dagaalkaasi waxaana madaafiicdaasi ka dhashay khasaare nafeed sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka oo aan la xariirnay. Labo saalbo oo madaafiic ah ayaa waxa ay ku soo dhacday guri ku yaal xaafadda Xoosh waxaana halkaasi ku geeriyooday labo cunug iyo nin oday ahaa sida uu sheegay Axmed Maxamed oo kamid ah dadka ku nool xaafadda Xoosh. Dhan kale dagaallo iyana laysku adeegsaday madaafiic ayaa waxa ay ku dhex mareen ciidamada dowladda KMG oo ay kaabayaan ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM iyo Xarakada Al-Shabaab,degmada Kaaraan, dagaalkaasi ayaa la xusay in khasaare uu geystay balse si dhab ah looma oga khasaarahaasi inta uu la egyahay. Saraakiil u hadashay dowladda KMG Soomaaliya ayaa carabka ku dhuftay in weeraro kala duwan ay fariisamahooda ku yaallo Kaaraan ay ku soo qaadeen dagaalyahanada Xarakada Al-Shabaab ayna iska difaaceen halkaasi ay ku dhibaateeyeen waa sida ay hadalka u dhigeen. Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dhinaca Xarakada Al-Shabaab ee ku aadan dagaalladii xalay ka dhacay magaaladda Muqdisho. Dowladda KMG Soomaaliya ayaa maalmo ka hor ku dhaawisay inay ka saartay magaaladda Muqdisho dagaalyahanada Al-Shabaab oo si weyn ugu soo horjeeda balse waxaa arintaasi burburinaya Xarakada Al-Shabaab oo weeraro joogta ku wada ciidamada dowladda iyo AMISOM.
  21. Faah Faahin kasoo baxday Howlgaladii Mujaahidiinta ee Muqdisho. Monday, 23 January 2012 09:30 Editor Hits: 407 Howlgalada ciidamada Mujaahidiinta ee magaalada Muqdisho ayaa aad u xoogeystay wixii ka dambeeyay dagaalkii Jumcihii lasoo dhaafay magaalada Muqdisho ka dhacay. Faah Faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxday howlgalkii ay Ciidamada Mujaahidiinta xalay ka fuliyeen degmooyinka ugu muhiimsan magaalada caasimadda ee Muqdisho. Khasaara culus ayaa larumeysanyahay in ciidanka shisheeye uu kasoo gaaray weeraro saf mareen ahaa oo xalay saqdii dhexe magaalada caasimadd ah ruxay. Dagaalka ugu culus ayay ciidamada mujaahidiintu ka galeen xaafadaha Xoosh iyo Dabaqeynka ee degmada Dharkeynleey halkaasi oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaad Soomaali ah iyo ciidan Burundi katirsan. Jugta madaafiicda iyo rasaasta ayaa xalay hurdada udiiday dadka ku dhaqan magaalada Muqdisho oo wiilashooda geesiyaasha ah ay ka caabinayeen cadawga hororka ah. Dagaal kale oo Kaaraan ka dhacay ayaa la sheegay in ciidamada mujaahidiinta ay fariisimo badan kaga qabsadeen gaalada iyo maleeshiyaadka Daba******yada ah. Mujaahidiinta waxay dagaal kusoo gaareen Ajabka Kaaraan iyo xaafaddda Arjantiin oo ay cadawga ku beegsadeen, dagaalkii xalay wuxuu fariin u ahaa kuwa ku riyooday in mujaahidiinta Muqdisho laga saaray.
  22. NGONGE, Laa laa yaa beeh, anta mokhti' bil-marrah!, Control is good and its what we are lacking back home, and please stop this nonsense of Shabaab is hellbent on killing!, that is not the case. You and I both know that they have killed dozens of their soldiers as a punishment because they killed innocent civilians. There is not a Muslim (at least a good one) that has beef with the Mujaahideen and has no problem with the al Kuffar al Ghaasibeen al muctaddeen or -as you put it-his priority is to get rid of the Mujaahideen first. May God reward Al Muctamid bin Cabbaad who said: والله لإن أرعى الغنم عند إبن تاشفين احبُ إلي من أن ارعى الخنازير عند الفونسو when some of his consultants advised him to seek help from the Ferenjes after being defeated by Ibn Taashfeen!.
  23. Abtigiis, as an ONLF supporter, it is very stange of you to adopt this view. Shabaab is fighting an invading army and they are defending the Country and the Deen. How can you say some one who is fighting foreign troops -in his own country a terrorist?, what makes a terrorist in your opinion?. I have recently read your comments regarding the martyrdom of Macallin Adam Cayrow, you were a true patriot then!, I don't know what has gotten you. The situation on the ground is the same, nothing has changed, there was foreigners occupying the country as as they are now, if you can't stand by their side, at least stop badmouthing them, this is the least you could do. Wassalaam.
  24. Asalamu Calaykum, As Quran is directly from Allah, its best to engage atheists and other non-believers with its message. I will only post the bare Ayat that I come across and rarely mention lengthy tafsiir of Scholars unless I am compelled to do so. Just hit them hard with it plain and simple!. Search For: 52:29-52:36 - - At-Tur (The Mount) فَذَكِّرْ فَمَا أَنتَ بِنِعْمَتِ رَبِّكَ بِكَاهِنٍ وَلَا مَجْنُونٍ (52:29) 52:29 (Y. Ali) Therefore proclaim thou the praises (of thy Lord): for by the Grace of thy Lord, thou art no (vulgar) soothsayer, nor art thou one possessed. At-Tur (The Mount) أَمْ يَقُولُونَ شَاعِرٌ نَّتَرَبَّصُ بِهِ رَيْبَ الْمَنُونِ (52:30) 52:30 (Y. Ali) Or do they say:- "A Poet! we await for him some calamity (hatched) by Time!" At-Tur (The Mount) قُلْ تَرَبَّصُوا فَإِنِّي مَعَكُم مِّنَ الْمُتَرَبِّصِينَ (52:31) 52:31 (Y. Ali) Say thou: "Await ye!- I too will wait along with you!" At-Tur (The Mount) أَمْ تَأْمُرُهُمْ أَحْلَامُهُم بِهَذَا أَمْ هُمْ قَوْمٌ طَاغُونَ (52:32) 52:32 (Y. Ali) Is it that their faculties of understanding urge them to this, or are they but a people transgressing beyond bounds? At-Tur (The Mount) أَمْ يَقُولُونَ تَقَوَّلَهُ بَل لَّا يُؤْمِنُونَ (52:33) 52:33 (Y. Ali) Or do they say, "He fabricated the (Message)"? Nay, they have no faith! At-Tur (The Mount) فَلْيَأْتُوا بِحَدِيثٍ مِّثْلِهِ إِن كَانُوا صَادِقِينَ (52:34) 52:34 (Y. Ali) Let them then produce a recital like unto it,- If (it be) they speak the truth! At-Tur (The Mount) أَمْ خُلِقُوا مِنْ غَيْرِ شَيْءٍ أَمْ هُمُ الْخَالِقُونَ (52:35) 52:35 (Y. Ali) Were they created of nothing, or were they themselves the creators? At-Tur (The Mount) أَمْ خَلَقُوا السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضَ بَل لَّا يُوقِنُونَ (52:36) 52:36 (Y. Ali) Or did they create the heavens and the earth? Nay, they have no firm belief.