Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. Faah Faahin Dagaalkii Luuq 11 Askari oo Itoobiya laga dilay iyo Hub laqabsaday (Warbixin). amiirnuur.comShabakada AmiirNuur Media ayaa faah faahin dheeri ah ka heshay dagaalkii Cuslaa ee galanta ilaa iyo Caawa ka socday degmada Luuq iyo wilaayada Islaamiga Gedo. Ciidamada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa dagaalka ku qaaday laba bartilmaameed oo ay ku sugnaayeen ciidanka Cadawga Itoobiya iyo maleeshiyaadka Soomaalida. Mas'uul katirsan Maktabka Warfaafinta XSHM ayaa AmiirNuur Media u sheegay in ciidamadoodu ay weerarka ku qaadeen Koontaroolka Luuq oo ay maleeshiyaad murtadiin ah ku sugnaayeen daqiiqado kadibna ay usuuragashay in ay ka talaabaan Buundada. "Ciidamada Mujaahidiinta Caawa waxay weerareen degmada Luuq oo xarun weyn u aheyd saliibiyiinta Itoobiya iyo Murtadiinta Falillaahil Xamdul Howlgalkaasi guul ayuu kusoo dhamaaday" ayuu yiri sarkaal lahadlay AmiirNuur. Dagaalkii galabta wuxuu kusoo beegmay xilli ciidanka Itoobiya ay dhawaan soo galeen Luuq balse sida la sheegayay iyo sida caawa mujaahidiintu Luuq kusoo arkeen aad bay ukala fogaayeen. Khasaarihii ka dhashay dagaalkii Caawa Luuq ka dhacay. Sida aan kasoo xiganay taliska mujaahidiinta dagaalkii Caawa waxaa lagu ladilay Ciidamo Itoobiyaan ah iyo maleeshiyaad Soomaali Murtadiin ah,XSHM waxay noo xaqiijiyeen in dagaalkii galabta ilaa iyo Caawa socday ay ku dileen 5 Maleeshiyaad ah iyo 11 Askar Itoobiyaan ah. Saraakiisha mujaahidiinta waxay xaqiijiyeen in Meydadka ciidanka Itoobiya oo 11 Askari ah ay soo arkeen kadibna ay kasoo qaateen qoryo isugu jira PKM,AK47,Rasaas iyo saanado kale oo dagaal. Ciidanka Itoobiya waxaa si xun loogu gumaaday Buurta Luuq ku hareraysan oo ay difaacyo ka qoteen, Meydadka cadawga ayaa caawa bilqan gudaha magaalada waxaana lasoo sheegayaa in jawiga magaalada uu kacsanyahay, ciidanka mujaahidiinta ayaa dib ugasoo laabtay Luuq markii ay gaareen hadafkoodi. Warfaa Kheyr doon AmiirNuur Media
  2. Somalina;784246 wrote: Aawey shidaalka Daroor? aawey jimcada Liido? Indhaha maa leys tiraa? Waxaan u fahmay inaad ku heysato wax uusan sawirin rather than wax uu sawiray?
  3. ^sawirkeed ku dhibsatay Amin Amir?, ma kan Jaamacadaha ciidamada shisheeye degeen, kursiga yar ee 4.5 mise?
  4. I could be him, minus burcad badeed faanis.
  5. ^You don't believe in God, but you talk about punishment and eternal live as you believe in it?
  6. They are sending trooos too!: http://www.thesun.co.uk/sol/homepage/news/politics/4095696/Goverments-shock-aid-warning-on-Somalia.html
  7. ^I hope they do it right, next time!, and I'm sure u do too, different motive though! ;p
  8. ^is he dead?, why didn't you do a thread abot it? :confused:
  9. Showqi;779029 wrote: Waxaa la yidhi Habar fadhida lagdini la fududaa........... This guys are trying to liberate our country , and in the process they are losing their life's everyday. Show some respect, and don't be ungrateful . Cimrigaaga oo dheeraado..maxaa la dhahay?... Showqi'yoow maantana ma waxaad keentay Amisom-aa na xoreyneysa? cajiib!!!.
  10. Boondheere, haa Alle waa qoray waxa dadka u dambeyn doona (Janno & Naar)) sida uu u qoray waxa uu Adduunka dhexdiisa ku sameeyo, sida inuu noolaado, guursado, shaqeysto, cunto raadsado, nasto; waxaasoo dhan Alle waa sii ogyahay waana sii qoray, marka maad isku halleysid taas ood 'qaladka' Alle saartid ee iska seexatid?. Garnaqsi, consider this as an example: you are in school , if you do your best and study well you'll pass otherwise you'll fail. Qofkii wanaag sameeya waa la abaalmariyaa meel kasta, Adduun & Aakhiro!. Allah is justice.
  11. ^Waa baahanahay bakhtiga looma cuno!, raashinka dhacay ee qurmay ma in la quutaa kula quman?
  12. وَلَوْ شَاء رَبُّكَ لآمَنَ مَن فِي الأَرْضِ كُلُّهُمْ جَمِيعًا أَفَأَنتَ تُكْرِهُ النَّاسَ حَتَّى يَكُونُواْ مُؤْمِنِينَ Alle dadka ma qasbo, qofka ikhtiyaarkiisa ayuu wuxuu rabo ku sameeyaa: 'FAMAN SHAA'A FAL YU'MIN WAMAN SHAA'A FAL YAKFUR'
  13. ^^Atheists-ka dadka Quraanka loo soo dejiyey bey ka mid yihiin!, Quraanku wuxuu ka hadlaa 'logic' fara badan, wuuna dhiirrageliyaa in 'caqli' & 'logic' la isticmaalo!. Ineysan Quraan aminsaneyn ma keeneyso inaan lagu akhrin amaba la soo hadal qaadin quraan dhan, oo Gaalada carbeed Quraanka ma aaminsaneyn weyna ku buuqi jireen markii lagu dul akhriyo saasoy tahayna lama dhihin kuwan Quraan ma aaminsanee wax kale ha loo raadiyo!. Sidaas oo kale bay ahaayeen Qawu nuux oo dhegaha ayay faraha gashan jireen markii Qawlka Alle lagu akhriyo!. Aayadaha kore ee Quraanku ma aha kuwo ka hadlaya Ghayb ama Aakhiro ee waa su'aalo caqli ah ee gaalada ku qasbaya iney mar kale fekeraan!. Raamsade, waxaan rajeynayaa in dugsi Quraan lagu geliyey, oodan gaalnimada la billaaban!
  14. ^^Take your ironies some where else Yaa Shaykhal Google! Its reported in Sahih al Bukhari and others that Jubair ibn Mut'im -Sahabi Jaleel- saw Rasuulallaahi sallalahu Calayhi wasallam praying maghrib and reciting surat al tur when he heard the verses above he said: 'kaada qalbee an yateer' = my heart wanted to fly and Jubayr was a Kaafir at that time!. just look at how many accepted Islam after reading only the Quran, no wonder it is the final message to all humans!
  15. Diidnaye ogoow dalkayaga ninkii doonaayayoow.. inuu duudsiyo raoow.. annagu diidnayee ogoow Ninka dilay walaalkeen annana wuu noo danleeyahayee, daqar baa gaari doneee.. Afriyooy daya!
  16. ^What event?, Is she (also) talking about the London meeting?
  17. He says some ridiculous sh!t... maxaa ka mid ah?