Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. ^'Waa iga reysay'da jees-jees ay ahayd, ma fahmin miyaa, Imbaay?
  2. ^Afka suubso, haddaaad saas u jilicsantahay!
  3. Somalina;787864 wrote: Yaa yaqaan sartaan? Ceelgaab, agagaarka Shineemo Afrika?.
  4. MMA, Soomaaliya Aakhiro miyaa, ma laga soo hadlo miyaa?.
  5. Cambuulo iyo bun Join Date 2011-11-08 oba hiloowlow Last Activity 2011-11-06 10:34
  6. ^^ Who doesn't, Cambuulo or 50 cent?
  7. xilligaas oo aan dagaal kula jirnay hoggaamiye kooxeedyadii oo qaarkood hadda aan saaxiibbo nahay
  8. lol @ 'qoorta ayaa laga goyn'!. Hadhow, markii aad qoor goyska dhameysato, markii hilibkiinna la kala firdhiyo, baroor ha billaawin lee
  9. Bandowga in magaalada laga qaado ma laga hadlay?, mase waxaad go'aansateen in Xabashida baraago loo dhiso sida ay dalbadeen?.
  10. MMA, si dhibkaan uusan u dhicin waxay ahayd in Waqooyi qoondadooda toos loogu wareejiyo, agtooda imtixaanka uga qaadaan oo u process-gareystaan.
  11. ^^ بث للرماد في العيون baa la yiraahdaa waxaas, Ngonge ha kuu fasiro!.
  12. Aaliyah, the party is not for the baby, its for the mum oo umusha ka baxday!
  13. A friend of mine told me gabar Soomaali ah inuu mid Jazaa'iri ah guursaday, markuu dhwr caruur ah ka dhalay, sharcigana qaatay ayuu falfal xumo bilaabay, markey la hadal maagtayna wuxuu ku yiri: 'Inaan Daanyeer saaranahay waxba ma dhaamo' !!
  14. ^Masaakiinta Hosingo, Jilib & Gedo sanweynta gaalada caddeystay ah ay ku laayeen adoo ka naxaayo oo 'Alle ha u naxariisto' dhahaayo haddaan arki lahaa baroortaada waan u garaabi lahaa!
  15. Wax yar ka hor intaanan dhalan, waxaan xasuustaa Mugdi, Iftiin haddana Mugdi kale
  16. Boondheere, I don't think Al Imaam Al Tabari said Dhul Qarnain is Alexandar the great, but other Mufassireen thought so, but Al Mufassir al Kabeer Imaad Ibn Katheer fiercely refuted it, waana iska caddahay!, but I don't know what is that to do with the sunset?. Its only a historical error!. The Bukhari hadeeth and Sciense don't contradict, the sun prostates while its on its movement, as Ibn Katheer explained in his wonderful historical Book (Bidayah wa nihaayah), I recommend you read it.
  17. ^here's your answer!, wax aadan aqoon u lahayn ha gelin 'Baraadar'
  18. ^Beledka soo kala baro, duqa! Kaaraan, Huriwaa, Ex-Control (Afgoye) & jidka Warshadaha duleedka maa u taqaannaa?.