Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. ^Asaga miyaan kuula ekaaday? Qarax Xoogan oo khasaare Geystay oo ka dhacay Degmada Dharkeenley ee Magaalada Muqdisho. 29,Rabiicul Awal 1433, 20 ,02,2012 Wararka ay helayso Idaacada Islaamiga ah ee Al-Furqaan ayaa xaqiijinaya in Askar katirsan kuwa DKMG oo howl galo ka waday Degmada Dharkeenley,iyadoona tafaasiil dheyraada ay ka soo baxayaan khasaaraha ka dhashay Qaraxaani. Qaraxa oo ahaa miinada dhulka lagu aasoayaa mar qura laga maqlay Maqribnimadii Caawa aga-gaarka Xarunta Bad-baado,halkaaso oo ay ku kala war qaadanayeen Ciidamo ka tirsan DKMG,inta la ogyahana waxaa ku geeryooday ku dhawaad 5 Askari,halka tiro aan la shaacinna ay ka soo gaartay waxyeelo xoogan. Saraakiil katirsan Maamulka Degmada Dherkeenley ayaa uxaqiijiyay Idaacada Islaamiga ah ee Al-Furqaan,dhicitaanka qaraxaani,iyo khasaaraha uu geystay intuba,waxaana dhaawacyada loo daabulay Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho. Goobta ay wax ka dhacayn ayaa waxaa soo gaaray Ciidamo ka tirasna kuwa DKMG,iyagoona halkaasi baaritaano aan sidaa usii buurnayn ka smeeyay,waxaana Caawa laga dareemayaa halka ay wax ka dhacayn jawi qas iyo Cabsi ah. Qaraxyada iyo weerarada ,iyo dilalka qorsheysan oo maalmihii ugu danbeeyay ka dhacay Caasimada Soomaaliya ayaa noqday kuwo qalqal ku beeray Mas’uuliyiinta DKMG ,iyo Ciidamada shisheeye,kuwaasi oo utaag la’ wax ka qabashada Amaanka Muqdisho,xili kal hore ay sheegtayn Shisheeyaha in amaanka Caasimada uu yahay mid la isku haleyn karo.
  2. Qarax ciidamada Ethiopia lagula eegtay Baladweyne Baladweyne : ( Sh. M. Network) Ciidamada Militariga dowladda Ethiopia ayaa la sheegay in qarax lagula eegtay Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan xilli maalmihii u dambeeyay ammaanka magaaladaasi uu ahaa mid soo hagaagayay. Qaraxaani oo ahaa miinada nuuca dhulka lagu aaso ayaa waxaa Ciidamada Ethiopia lagula eegtay Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan gaar ahaan xilli ay marayeen Xaafadda Xaawo Taako ee Magaaladaasi. Qaraxa kadib ayaa Ciidamada Ethiopia waxa ay rasaas ku fureen dhinacyada, iyadoo Ciidamada Ethiopian-ka la sheegay inay xireen isu socodkii gaadiidka iyo ganacsigii ka jiray Magaaldaaasi. Xaaladda ayaa daqiiqado noqotay mid cakiran, waxaana la sheegay in Ciidamada Ethiopia iyo kuwa dowladda KMG ah ay halkaasi ka bilaabeen howlgallo baaritaano ah oo lagu xaqiijinayo ammaanka islamarkaana lagu baadi goobayo cidda ka dambeysa. Wararka ayaa sheegay in qaraxa uu qasaaro dhimasho iyo dhaawac kasoo gaaray Ciidamada Ethiopia, hase ahaatee si dhab ah looma oga, waxaana arintaani ay qeyb ka tahay qaraxyada inta badan Ciidamada Ethiopia lagula eegto degmadaasi. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
  3. ^Maya, kuwa xabashida u daba dhaqa, bes. ps. Aayad Quraan ah waaye waxa kor ku qoran.
  4. Amiin, asaga & salaax ibn Baadiyah ayaa xaggeyna ka shidnaa, Buunis xataa labadooda mid ayuu heesahooda qaadi jiray.
  5. February 19, 2012 (KHARTOUM) – Tens of thousands of Sudanese citizens, including President Omer Al-Bashir attended the burial ceremony of iconic singer Mohamed Wardi who passed away on Saturday night after a long struggle with kidney complications. Thousands of Sudanese mourners attended the burial of the country’s lead singer Mohamed Wardi on Sunday, 19 February 2012 (Al-Shorog TV) Sudan’s lead singer died at the age of 83 in a Khartoum hospital, as announced by Sudan’s official news agency SUNA in a somber statement on Saturday. He was buried on Sunday at Al-Farouq cemetery in Khartoum where tens of thousands of peoples, including President Al-Bashir, gathered to pay respects. Wardi left Sudan into self-imposed exile after Al-Bashir seized power in a military coup in 1989. He returned in 2002 to a popular reception and vowed to oppose dictatorship. Iconic singer Mohamed Wardi died at 83 on 11 February 2012 (AFP) “I am a human being, and every human being is against dictatorship and I will continue to denounce it,” he said in an interview with AFP in June 2002. Wardi left a legacy of patriotic songs about freedom and revolutions. He sang in Arabic as well as in his Nubian dialect (ST)
  6. ^^ Alaska yaa ka hadlooyo sxb, stick with the thread, yaa cambuulo!. Dagaal degmada Kaaraan ku dhexmaray xalay Ciidamada DKMG ah, kuwa AMISOM iyo Xoogagga Al-shabaab Axad, Feberaayo 19, 2012 (HOL) − Ugu yaraan shan qof oo saddex ka mid ah ay ahaayeen shacab ayaa ku dhintay dagaal culus oo xalay degmada Kaaraan ku dhexmaray ciidamada DKMG ah oo garabsanaya AMISOM iyo xoogagga Al-shabaab, tiro intaas ka badanna way ku dhaawacmeen. Dagaalka ayaa qarxay markii dagaalyahannada Al-shabaab ay weerarro gaadmo ah ku qaadeen fariisimo ay ciidamada DKMG ah iyo kuwa AMISOM kaga sugnaayeen xaafado ku yaalla degmada Kaaraan. "Xaafadda Jamhuuriya waxaa kusoo dhacay madaafiic fara badan, hal qof ayaa ku dhintay, afar qof oo kalena way ku dhaawacmeen," ayuu yiri Cali Colaad oo ka mid ah dadka ku nool xaafadda Jamhuuriya ee degmada Kaaraan oo ka mid ah xaafadihii uu dagaalku saameynta ku yeeshay. Sidoo kale, xaafado ka tirsan degmada Kaaraan oo ay dagaalku saameeyay ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen laba qof oo shacab ah, halka labada qof ee kalena ay ahaayeen dhinacaydii uu dagaalku u dhexeeyay. Ciidamada AMISOM ayaa waxay u adeegsadeen dagaalkii xalay madaafiic badan oo ay ku garaaceen xaafado ka tirsan degmada Huriwaa ee gobolka Banaadir oo ay weli gacanta ku hayso Al-shabaab. Dhinacaydii uu dagaalku u dhexeeyay kama aysan hadlin dagaalkii xalay ku dhex-maray degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir, sidoo kalena si dhab ah looma oga inta uu le'eg yahay khasaaraha soo kala gaaray. Xoogagga Al-shabaab oo inta badan Muqdisho laga qabsaday ayaa waxay weli ku sugan yihiin qaybo ka tirsan gobolka Banaadir, waxayna ku hanjabeen inay weerarro la beegsan doonaan fariisimaha ay ku sugan yihiin ciidamada DKMG ah iyo AMISOM. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  7. ^^Bob waxyaabo badan baan soo arkay, and this is the nearest i could get to Flemingos: i don't think you can see it, I'll post other pics later, Islii-na waa noo soo socotaa. Geelle T. meelo aad xusuusato inaan soo sawiro ayaan rajeynayaa . Showqi, waa ku sidee Baraadar, Kiyaawe Ingiriis aan ahay, waxyaabo badan baan soo post-gareeyey oy ka mid tahay: Hargaysa: http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/16775-Your-Guide-to-Hargaysa-Restaurants Somaliada & Socdaalkeeda: http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/20365-Somalis-were-first-inhabitants-of-Namibia!-Pics Iyo kuwo kaloo badan
  8. ^^meel kalaad ila aadday sxb. dib ugu noqo, waxa mucjisada ah maaha ummi-nimada Rasuulka (scw) ee waa dhacdada uu ka sheekeeyey ee u dhacday sida uu sheegay, faahim dah yaa beeh?.
  9. Whenever someone asked me where I was from? I always responded with “I’m Somali” Weish taanee tigdar tagoolee?
  10. Waxaa dhacday maalin maalmaha ka mid ah in Xaliimo oo ah xaaska Farey inaay soo wacday odaygeeda kuna tiri waxaan doonayaa inaad iska keey furto , taasoo fajaciso ku noqotay Fareey, wuxuu la xiriiray waalidkeed waxayna ku wargeliyeen in arrinta aan waxba laga qaban karin maadaama meesha la joogo ay ka taliso Al-shabaab. meeshaas waxaa ka cad inuu furriin dhacay! 'Lacnatullaahi calal kaathibeen'.
  11. Boondheere, sxb. you were saying Scholars explanations is not needed. Now the word 'adnaa' has two meanings and the tafseer i posted matches the place. Lakin tafsirka 'adnaa'-ba ka soo tag. sow cajaaib ma leh in Nin Carab ah oon wax akhrin waxna qorin uu si kalsooni ku jirto u sheego in laga adkaan doono Roman empire sanado yar gudahood, haddana sidaa lafteeda ay u dhacday!, yaa u sheegay?. Naxar, I hope you are not from the ones said to be: 'Summun Bukmun Cumyun'.
  12. What is written in the article is not all his inflammatory tweets, though it was deleted some one saved and re-published it in a forum, here's it read it if you understand Arabic: http://raaaay.blogspot.com/2012/01/blog-post_7962.html PS. His apology is not acceptable as you can see from his last interview just before he was arrested: Before his arrest, Mr. Kashgari said in an interview with the U.S. news website the Daily Beast he did not think he could ever go home because of the death threats, but was also defiant. “I view my actions as part of a process toward freedom. I was demanding my right to practise the most basic human rights — freedom of expression and thought – so nothing was done in vain,” he said. “I believe I’m just a scapegoat for a larger conflict. There are a lot of people like me in Saudi Arabia who are fighting for their rights.” National Post, with files from Reuters and news services He may rot in hell.
  13. ^Cawradeeda lee iga qari Guys,lets start with Lake Naivasha (Bob & F. Brown, thnx for the correction) pics. bridge-ka aga soo galo Naivasha. Jamia masjid Xabsiga, there's a maximum one nearby, waxaa naloo sheegay inay Soomaai badan ku jirto. mahaan 'inside'keeda hadaad aragto 'real breath-taking'! More pics to come.
  14. As Eastleigh is meel bus 'Boodh', wasaq 'xashiish' & cariiri 'is buudhasho' badan, asee aan looga maarmin Ehelka & Asxaabta joogta darteed, thread-kan waxan ugu talagalay 'see xeego loo cunaa ilkona u nabad galaan' !camal nooh. Stay tuned, I'll post pictures *Off to Lake Nevasha.*
  15. Speking of twitter, Hamza Kashgari is in trouble for tweeting his mind!.
  16. Ayoub, thanks for your explaination, Ninkan Boondheere ah waa is yeel-yeelayaa. Here's another verses of al Quraan al kareem: Ar-Rum (The Romans) الم (30:1) 30:1 (Y. Ali) A. L. M. Ar-Rum (The Romans) غُلِبَتِ الرُّومُ (30:2) 30:2 (Y. Ali) The Roman Empire has been defeated- Ar-Rum (The Romans) فِي أَدْنَى الْأَرْضِ وَهُم مِّن بَعْدِ غَلَبِهِمْ سَيَغْلِبُونَ (30:3) 30:3 (Y. Ali) In a land close by; but they, (even) after (this) defeat of theirs, will soon be victorious- Ar-Rum (The Romans) فِي بِضْعِ سِنِينَ لِلَّهِ الْأَمْرُ مِن قَبْلُ وَمِن بَعْدُ وَيَوْمَئِذٍ يَفْرَحُ الْمُؤْمِنُونَ (30:4) 30:4 (Y. Ali) Within a few years. With Allah is the Decision, in the past and in the Future: on that Day shall the Believers rejoice- The Arabic text above translates as follows: After the (scientists') geological sweeping of the planet earth, the scientists discovered that the lowest land-area on earth is the area of the dead sea, and the dead sea's water reduces approximately 380 meters. And when the Romans were defeated in this land, the following Noble Verses were revealed: Arabic (from right to left): ‏30:2 غلبت الروم ‏30:3 في ادنى الارض وهم من بعد غلبهم سيغلبون 30:2 The Romans have been defeated - 30:3 In the lowest land on earth; but they, (even) after (this) defeat of theirs, will soon be victorious- ادنى : The lowest (Reference: Lisan Al-Arab), which means the lowest area on earth. And the Romans defeated the Persians after seven years from the time the Noble Verses were revealed. And to GOD is all authority from before and after. 2- More proofs from more Noble Verses regarding the word "lowest" (ادنى): The following table contains a new important update with many proofs from several Arabic dictionaries about the precise meaning of the word ادنى . Read it here: http://www.answering-christianity.com/lowest_land_miracle.htm
  17. Dottore, Its not me, its you who posted like you are an independent country!
  18. Puntland Education Minister Tells Somalia ... waaba laba Dawladood!
  19. ^Who's Mr. Gaab, I thought Gal-Hiiraans so called president is called Bahdoon?.
  20. Somalina;787956 wrote: LOL, amniyaadka informationkiisa meel kale haka keensadaan. lol, waa la soo ogaaday Wasiirka kalluumeysiga, Khayraadka badda, waaxid digi & mirifle.
  21. Somalina, kan suit-ka qabo yaa waaye?.
  22. ^haye, 'waa iga reysay' mar kale! Now, some more pics, please.