Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. "I said no," recalls Nur Tarzan aqooon!
  2. ^Ushriko uu ku yaallaa,wax yar ayuuMasjidka Al-Hidaaya u jiraa. Alaabtaan adaankuugu talagay! Ka shoppin-so mahaan. Muslim-Christian debate, waxba kamafahmo, but I make sure we say the Takbeer in unison:) Mash-mash,bejiyo & Sambuus kuleeel uga casiriyeyso.
  3. ^^ Malikatee, I forgot a mixture of fruits with ice-cream on top, what do they call it? MMA, Masjidkan Sh. Xassaan kiisa maaha, kiisa waxa la dhahaa Bilaal ama Masjidul Axmar (its decorated with plywood and very comfortable carpets, it also has a plug in air-fresheners and above all you have the energetic Sheikh Xassaan ) , waana kanaa masjidka: Block-a burcad-badeedda waxa ku dheggan mid kale oo u eg oo loo bixiyey: Shabaab , sidoo kale waxaa midig ka xigo mid kale oo block washiinsi Soomaalida u bixiyeen.
  4. biibitadaan waa Alhidaaya hoostiisa (basement), ka cab shaah sanjabiileysan. Cappuccino(kabushiin) alaabeysan meeshan ka cab, iskan jir waa 100/- lakin the benefit is u can take ur laptop there and surf the net for free. Or drink a nice macchiatto from this Ethiopian cafe.
  5. ^^ Tell him dear! I went to Diani beach (it is the other side, I had to take a ferry), went to the Pirates near Bamburi and Mtweba (sp), also went to Fort Jesus iyo meelahaas, lakin only have few pictures 'waase bersonaal' I enjoyed the Mishkaaki, coconut water and sugar cane juice (they add ginger and lemon juice) lekker!.
  6. This is Al Hidaaya masjid, try to pray in it to avoid the overcrowded Sixth st. Masjid AKA: Abubakar al Siddik, and enjoy the smooth talking, funny and knowledgeable Sheikh Shible. Looking forward to his Khutbah later on today.
  7. ^ Waxaas ka baxe intee ka dhacday? Malika, thats true with the exception of few cities including Addis, the Chinese are investing the road constructions, they are doing roundabouts, ring roads, bridges, pavements and more.
  8. Abtigiis, maxaa iska kaa bedelay?. Sowtaad dhihi jirtay hal qabiil xaq buu u leeyahay inuu keligii is daafaco?.
  9. Macallinka, Al Shabaab maxaad ka taqaannaa oon ahayn waxaad media-ha reer galbeedka ka maqashay?.
  10. ^Duqa, you love repeating yourself, heh?. Waa ceeb waxaas.
  11. Shaqo rag kale qabteen ayaa lagu faanayaa!, waa sidii markii Maxaakimta ay garoonka, madaxtooyada, wasaarado & waddooyin dhiseen ee Xabashida & kuwii soo dabakacay ey forfeit ku qaateen credit dad kale lahaayeen, ceebtooda maaha.
  12. Siilaanyo did NOT talk at the conference jarmalku wuxuu dhihi lahaa 'und?', Carbtuna: 'فكان ماذا؟' Sxb, Soomaalilaan, shacab & madax-ba dadaal dheeri ah oo in lagu daydo mudan bay la yimaadeen, in loo hambalyeeyo ayay mudanyihiin ee in lala hariiftamo, la xaasido ama lagu jees-jeeso maaha. Soomaali inay midowdo oo xataa NFD & OG land laysu keeno waan jeclaan lahaa, lakin wax sansaankeedu muuqdo maaha, at least now!.
  13. Iftiinka waxa faa'iidadiista la gartaa maruu mugdi yimaado!. Hadda ayaa la ogaanayaa waxay Shabaab haysay!.
  14. Boondheere, whether I agree with him or not is not the issue, waa mas'alah khilaafiyah ah oo Abuu Xaniifa baa qaba inaan la dilin. Ee scientific findings ee Quranku horay u sii sheegay ka warran?.
  15. NGONGE, waa lagu salaamay! Quuqle waa qofk qaxaanqaxa badan!
  16. Eastleigh After almost a year after his election Yusuf Hassan, The Kamakunji MP is slowly doing some of what he promised. 2nd Avenue
  17. Aga Khan University Hospital Best of the only two supermarkets in town.
  18. Zakir Naik's live telecast at Oxford Union (Islam & 21st century) Part one Part two Part Three Part four Part five Part six Part seven
  19. Carafaat, 'soo dhowaaw' micnaheeda waa: 'waa nagu daahday ee sii soco hee'
  20. ^No Generale, not Somali civilians, Only the Invaders and its stooges.
  21. ^^ Ma arkin miyaa sawirkayga, forum-ka si fiican uga raadi haddaad saas u danaynaysid, FYI shalay baan safaaradda iska soo diiaan geliyay! Cawaale, waan ku jeclahay marka intaad ii rajeysay oo kale ayaan adna kuu rajeynayaa (laa yu'minu axadukum xattaa yuxibba li akhiihi maa yuxibbu li nafsih)