Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. Somalia's al-Shabab launches surprise Garbaharey raid Al-Shabab militants still control much of central and southern Somalia despite recent losses Continue reading the main story Islamist militants have made a surprise attack on a south-western town used by Ethiopian and Somali government-backed troops as a base to launch assaults. The al-Shabab fighters used heavy weaponry in the attack on Garbaharey, which it controlled until a year ago. Two senior military officers were killed and several wounded, a Somali MP and other officials told the BBC. This is the first major attack by al-Shabab since it lost control last week of Baidoa, an important stronghold. BBC Somali Service analyst Abdullahi Sheikh says the Garbaharey attack was a major military operation - and a strong indication that the movement's retreat from key positions does not mean it has given up the fight. He says al-Shabab, which recently announced it was joining al-Qaeda, may be weakened - but it is far from a spent force and still controls swathes of territory in south and central Somalia. MP injured Garbaharey has a major presence of heavily armed Ethiopian forces, which are supporting Somali government troops and local militia, and has been under their control for almost a year. Al-Shabab fighters used mortars and vehicles mounted with guns - known as "technicals" - and the overnight fighting lasted for hours. "Garbaharey remains under our control," Muhummad Sayyid Adan, an MP for the area who was injured in the fighting, told the BBC Somali Service. "We lost two men in the fighting, and the injuries of those who were wounded are not that serious." Last week, Ethiopian and Somali troops took over Baidoa, 150km (90 miles) east of Garbaharey, which is just under 100km from the Kenyan and Ethiopian borders. The loss of Baidoa was a blow to al-Shabab, as the main road linking Mogadishu to the south-west and parts of Kenya and Ethiopia passes through the city. Al-Shabab says it withdrew its forces from Baidoa as part of a "tactical retreat" and threatened to start a guerrilla war in response. Last week, world leaders meeting in London pledged to boost support for measures to fight piracy, terrorism and political stability in Somalia by substantially increasing international funding for the African Union military operation in the country and working more closely together. The UN Security Council recently unanimously agreed to bolster the number of AU forces by more than 5,500 to 17,731 - to include the Kenyan troops that entered the country last October in pursuit of al-Shabab militants. The resolution passed by the 15-nation council also gave the African force a stronger mandate to attack al-Shabab militants. Last year, AU troops in support of the UN-backed government pushed al-Shabab out of the capital. However, the militants continue to stage suicide attacks in the city.
  2. Dagaalo faraha looga gubtay oo ka dhacay Garbahaarey iyo Madaafiic ku dhacday Isbitaalka Dagaal faraha looga gubtay oo bar bar socday duqeymo xoogan ayaa xalay ilaa saaka waabarigii hore ka dhacay degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo, iyadoo Al-Shabaab ay xalay madaafiic ku duqeeyeen degmadaas. Sida ay sheegayaan wararka dagaalka oo ahaa mid culus ayaa la sheegay in Al-Shabaab dhowr jiho ay ka weerareen, ka hor inta aysan gudaha u galay dagaalyahano ka tirsan oo ku hubeysnaa gaadiidka dagaalka. Inkastoo wali ay adag tahay in la helo qasaaraha guud ee ka dhashay dagaalka, hadana waxaa jira guulo labada dhinac kala sheeganayaan, iyadoo saraakiil ka tirsan dowladda ay sheegeen in Al-Shabaab qasaare gaarsiiyeen. Madaafiic ku dhacday Isbitaalka weyn ee Garbahaarey ayaa bur bur xoogan u geysatay qeybtii Sheybaarka, halkaasoo ay ku gubteen agab badan oo ahaa daawooyin iyo qalab. Sidoo kale Masaajidka ku yaala magaalada ayaa la sheegay inay madaafiicda ku dhaceen, sida uu sheegay Gudoomiyaha degmada Garbahaarey Iimaan Caddow. Saraakiil ka tirsan Shabaab ayaa sheegay in iskood uga baxeen degmada markii xalay la wareegeen, inkastoo gudoomiyaha degmada Garbahaarey uu sheegay in aanay gudaha u soo gelin degmada, balse ay duleedka dagaal kooban ku dhex maray. Dhinaca kale diyaaradaha dagaalka Kenya ayaa shalay gelinkii dambe duqeeyay deegaano ka tirsan Buurdhuubo oo ka tirsan Gobolka Gedo, iyadoo la sheegay in xoolo ku baab’iyeen, ha yeeshee saraakiisha Kenya ayaa sheegay in qasaare ku gaarsiiyeen Kolonyo ay la socdeen Ciidamada Kenya. Halkan ka dalaco wararka dhan Halkan Riix Hoyga wararka Somaliyeed www.jowhar.com jowharcom@hotmail.com jowharcom@gmail.com jowharnews@gmail.com
  3. MMA, sarta soke aa Al shabaab la dhahaa oo dukaamada hoos ku leh, waxaana loogu bixiyey dhallinyaro aa loud music waqti dambe ku shidi jireen kabacdi waa la evict-gareeyey, meeshaan Shabaab aa degan camaley dheheen.
  4. ^^ Ku baashaala, akhyaarta. Mininka mininkiinna waaye.
  5. Masaa'al Khayr. Juxa see tahay, walaal?. Ayaantaan Malika caddeey intey ka baxday?.
  6. Aniga aragtidayda ninkani waa wasiirka ugu wanaagsan dowladda hadda jirta ^Muxuu ugu wanaagsanyahay? ma inuu baydhabo oon xabad qush ka lahayn tegay?. Siduu dadka su'aalaha weydiinaayo u handadaayo aanba nacay!.
  7. Caalin suu Faroole isaga riixaayo wax arkay maleh miyaa?
  8. ^Naxnu Sorry BAraadar BOB. Allaa og sidaan u difaacay markey waxaas ii sheegeen (anoon aqoon u lahayn), lakin nimanku Sijuis bay ahaayeen, waana iga warbadiyeen.
  9. Duke, what has Arabs to do with Shabaab?
  10. I stopped when he called Sayid's struggle a catastrophe!. Ciddaas maxaa Sayidka laga siiyaa?.
  11. Maxaa diidaayo inay dhacdo/ay sheekadaan!. Ugu yaraan farriinta ay xambaarsantahay waa mid lagu cibro qaato. I looked him (Abdulmuhsin al Axmad) up and he's a well known sheikh/phd, he has a website,he even did a fund raising event for the Somali draught at one of the TV stations, the lecture's name is 'Before they die'. There is a lot of youtube clips of him telling more amazing and strange stories, heart softening indeed. *Inteysan bilcaamaha soo kicin aan ka cararo meesha*
  12. BOB;796668 wrote: PS. Maadeey have you met the rightful Kamukunji MP in honourable Ibrahim Ahmed aka Ibrahim Johnny? Peace, Love & Unity. lol, Johny ma arkin lakin iyadoo loo campaign-gareynaayo baan maqlay oo la leeyahay: 'waa nin wax akhristay, diintana aqaanna, shantiisa salaad tukada' markaas isagaan jeclaa inuu guuleysto illaa an ka arkay niman si fiican u yaqaanna oo ku eedeynaya inuu aabihiis dayacay!.
  13. Che, that road is in Lavington and as I said Lavington is part of Westlands
  14. Xaaji Xunjuf;796253 wrote: ... markasan ku yidh i halkey tageen... Xaaji iga daba dheh: 1) Waxaan iri 2) Wuxuu yiri Af waxa lee ka baratay R'da oo Dh lagu bedelo!.
  15. Kool_Kat;796195 wrote: Maaddeey, qosolka waa caafimaad dee! Maya ee maanan ka fileyn inuu Admin usoo jawaabayo, specially sidii cunug nanac lagu aamusinayo ...Sow maadan garan? Qax Qax Qax! haddaan kasay!.
  16. ^Isn't Lavington part of Westlands?. MMA, Aniga waxaan dhib ku qabaa waardiyayaasha Masai-ga eh, alle sei ey billaabaayaan iney cod dheer ku sheekeystaan, wax yar ka bacdina you hear this annoying noise of pre-recorded megaphones about phone sim & scratch cards: (Zaini Bao, Orange Bao, Safaricom seventy bo) hurdo waa u dhamaatay!.
  17. ^^Qosolaa ku haayo miyaa?. Adminka calanka SL buu u upload-gareeyey Ayoub, saasuu u yiri: 'there you go'!.
  18. Raamsade;795881 wrote: What the hell is going on here? Why is Zack, a hardcore Shabaabi, defending gaal madow? ^ waa caadi, adoo gaal madow ahba xabashida waad ka soo horjeeddaa!, intaas isaga (Zack) wad uga fiicantahay
  19. Bus 'matatu' no 9 stage. Eastleigh Mall (Al Andalus Hotel)
  20. Teeda kale masaajidkaas midka ku dhex yaalo miyaa saraha Kambaniyaasha oo Ushrika ku yaalo? Saraha cad cad oo isku eg la yiraahdo Company masaajid ku dhex yaalo oo ay isku egyihiin masaajidkaas Bilaal la yiraahdo. Ishaad ka tuurtay, asaga naftiis waaye, gate oo barrier leh ayaa laga soo galaa, masjidka & xaafaddaba. Teeda kale sartaas Shariifka (Gulf Palace) see ku kortay. Wax ka jaraanjar gaaban ma arkin, waaba daqrameysaa saa iskaga ilaaineysid their low jaraanjaro. lol maba notice gareyn, may be I'm not as tall as you, Gaadaco aa wax yar iga dheer
  21. Maaddeey

    ila qosol

    Taleexi;795254 wrote: this has jump-started my Sunday morning. Monday morning-na middaan hoo: Mid reer Xamar ah ayaa walaalkiis oo dibadda jooga soo wacay isagoo meel buuq ah jooga, wada sheekeysigii sidan buu u dhacay: Walaalkii: Maxaa waaye meeshaan buuqa aa joogtid?. Wiilkii: Koo Moo r yaan eh aa meeshaan dad ku dilay? Walaalkii: Qabiil maashee waaye?. Wiilkii: (dad badan baa meesha jooga in la fahmona ma rabo) Axmad Naaji... Ku darso Walaalkii: kax kax kax waa kasi, yaas ka yahay?. Wiilkii: Faadumo Qaasim... ku darso!. :D
  22. dayaxa iyo Baydhabo Doolo baladweyn Marko daawo dacalada Jilib daawo dacalada Cabdulqadir Jubba. Juxa, sorry no mention of Xaradheere
  23. Maaddeey

    ila qosol

    Nin iskool baraayfit eh macallin ka eh oo English for Africa dhammeeyey aa la dhahay jumladdaan Af Soomaaliag eh English u beddel: Geedka rag la yiraa ciyaar ciyaar maaha Markasuu yiri: Waa fududahay: The tree called man is not play play!