Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. ^^ Nuune, gewerta ii soo shukaami oo laba sheeko u sheeg, ani ma is xayeysiin karee, Bantu-nimada faa'idada dheeriga ay leedahay u sharax. Baar ha i dhaafin aan fadhiistaa, geed kaama xageeyo lodge-na waa ku hergalaa, habeenkiina masjidka 3rd-ka aan ku khilaaweeyaa, iga tiiri meeha.
  2. ^Adi Nin-Yaabanoow, politic section ma jecli aa dhahday, kabacdi inta aa politics miiran ka dhigi rabtaa!
  3. Waiting for Videos and photos, Dr_Osman and Somalia style!
  4. MMA, saaxiibkaa Che aa kaala soo hormaray
  5. ^Nin maxaa u dheheena?.
  6. Bob & Xaaji, I know Arab faqeeh doesn't mention The Imam's ethnicity and that is why I said: 'If you read carefully'. In the book The Imam talks about a certain chief of a clan and says: 'This Soomaali..'. again the author always differentiates The Imam and the Somalis and their troops. Intaa wax ku qaado. Also, there's a mention of person that can be his father and he is referred to as a 'Below' Habashi ethnic that has been arabized.
  7. Asalaamu Calaykum, akhyaarta. Majiirasho 'casiraad' English maxaa lagu dhahaa?.
  8. Ayaantaan Universal aa 'ku heysataa' yaah!. Islii aan ku bartay ereygaas
  9. Waxaan xishoonayn dhib badanaa!. Walba ingiriiska iska sax haddaad kaboweyne jaasuus u noqoneysid. Fresh, saan si maaha!.
  10. I find this thread very derogatory and offensive. I ask the admin to delete it ASAP!. Gewertaaney, maxaa ka qaldan horta?.
  11. ^Inaad Toab-kaaga la soo baxdo (Moroccan style) ama koofiyad (Pakistan-Hindi style) eed shaqada dadka ku tujisid maxaa kuu diiday?. Juxa Walaal, waa maxay: 'hawada nooga baxa'?. Maanta hawl la'aan baan ahay maxaad ii burinee aan kaa qaraaxeystee (ha u fasirin NGONGE) Ps. I don't easily get angry -at least- online!.
  12. NGONGE, tum -bhi- Amitji ke prashansak?.
  13. ^^ Sxb, I benefited from your step by step explanation. The reason I asked you of Jumcah, is I like you (don't know why, though ) and I know it is difficult to be away from your desk for more than an hour and a Masjid may not be around the corner. I'd suggest you make a congregation of at least three male Muslims (I am assuming here that you have Muslim staff in your workplace), and you do sermon 'khutbah', so you can brush off your Arabic and khataabah. What do you think?.
  14. The Bible, The Qur'an and Science
  15. ^ He -clearly- is thinking of the Maseer of the Ummah!
  16. '...until finally the Adal empire organized an effective army led by a certain SOMALI general named Ahmed Ibrahim Al-Ghazi 'Gurey'. Bob, if you read Futuuh Al Xabashah carefully, you will see Ahmed Gurey is not SOMALI!.
  17. ^Woow, congratulations, you mastered the Somali, IF you have read that in 2 minutes!
  18. ^ Guul jeclidaa! Horta, Sxb adigu Jumcada ma tukataa? Ps. which one you were joking about, the standing up or the 'wadaad lunsan'?
  19. Sheikh Xasan Dahir waa nin aad looga yaqaan gudaha Soomaaliya, waa xaafidul Quraan, mujawwid ah, Aabihiis oo dhowaan geeriyooday oo ahaa macallin dugsi Quraan oo xufaad badan soo kiciyey ayaa yaraantiisii uu Quraanka ka bartay, wuxuu ka mid ahaa ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, wuxuuna qayb libaax ka qaatay dagaalkii 77 oo uu billad geesinimo ku qaatay, wuxuu askarta ku boorrin jiray inay Tawxiidka iska saxaan, salaaddana tukadaan, niyaystaanna iney Jihaad ku jiraan. Sida lagu yaqaan Culimada Rabaaniyiinta ah, waa in Xabsiyada Dhawaagiidda la dhigaa 'Ibn Taymiyyah, Albaanee, Sayid Qutb and more', Sheekh Xasan waa la xiray waxaana lagu xakumay dil toogasho ah isagoo dambigiisu yahay: ' Rabbii Allaah', Aabihiis Macallin Dahir ayaa damcay inuu Siyaad Barre uga ergeeyo wiilkiisa, Siyad Barre 'calayhi maa yastaxiq' oo ahaa nin xeelad badan ayaa ogolaaday in Macallin dahir uu u yimaado 'labadooda qabiil isku meelna waa degaan, waana iska guursadaan', wuxuuna soo labistay macawis & shaal qurux badan, tusbaxna gacantuu ku soo qabsaday, Salaaddii cishaha ayay wada tukadeen, markii Macallinkii dantuu u socday sheegay ayuu Siyaad Barre yiri: 'Wiilkaaga inaan daayo waxba kama qabo, lakin ka warran ninkaygaan salaadda cishaha hadda kula tukaday, hadduu Gaal ii yaqaanno' Odaygii wuxuu yiri: 'ma dhici karto', Sheekh Xasan baa loo yeeray, 'maxaad iga aaminsantahay?', 'Gaal Alle ka furtay' daliilkiina wuu hordhigay, sidaas baa Xabsigii loogu celiyey ilaa markii dambe Sheekh Ibn Baaz uu uga shafeecay Boqor Fahad isna sidaas Siyaad Barre uga codsaday in la sii daato Sheekha. Waxaa laga yaabaa ineysan dad badan ka warqabin, lakin Dagaalkii Araarre ee wadaadadii Itixaadka ee reer Puntland u badnaa ey si qaldan isaga dhaadhiciyeen iney Caydiid uga hortagaan buundada Araarre si ay Kismaayo u difaacaan, ayuu Culimo uu isagu hogaaminaayey ka ambabexeen Xamar si ay wadaadadaas uga dhaadhiciyo iney dagaal oogayaasha (Morgan & Caydiid) la kala safan, balse wadaadadii warkaas waa diideen, oo sidaas dagaalkii ku galeen, natiijadiina noqotay in aaggaas oo dhan maydkoodii daato oo dhulka dhan cimaamad guduudan noqday 'Alle ha u naxariisto'. Xabsiga waxaa ku soo booqday walaalkiis Sheekh Muuse Daahir, markey sheekeysteen kadib, ayuu damcay Sheekh Muuse inuu samirsiiyo walaalkiis ka wayn(1), maadaama askartii la joogaan ayuu Af Carbeed ku yiri: اصبر فى السجن صبراً Taasoo uu Sheekhu ku jawaabay: و حتى الموت نصبر Sida Shariifka isma bedelin oo Aduunyo ma qaadin, weli wuxuu ku taaganyahay wadadii uu 30 sano iyo ka badan ku taagnaa. Sidoo kale sheekhu mudaahanah 'munaafaqayn' ma yaqaanno oo Xizbigiisa & dadka kale isku si buu ula dhaqmaa, wax uu xaq u heystona ma qariyo, si aan taa u caddeeyo labadan dhacdo ila eega: 1) Cabdulqaadir Mumin oo ka mid ah Culimada Xarakada ayaa maalin masaajid ka sheegay in 'Macallimiinta Quraanka dhigta aan waxba laga aqbalayn ilaa ay jihaadka ka qayb qaataan, dugsiyada waa in la xiraa oo waxbarasho ma soconeyso iyadoo wadanka la heysto' hase yeeshee Sheekh Xasan ayaa ka daba istaagay oo si cilmiyeysan u naqdiyay oo caddeeyey in waxa loo jihaadayoba ay tahay inuu Quraanku kor noqdo, weliba marka Jihaadka loo baxo loo baahanyahay in Culimo ku haraan magaalada si ay dadka diinta u braan: فلولا نفر من كل فرقة منهم طائفة ليتفقهوا في الدين ولينذروا قومهم إذا رجعوا 2) 11 May 2011 waxay Shabaab xaflad ku qabteen magaalada Afgooye ay ugu magac dareen: كلنا أسامة waxay ku xardheen darbiyada Sawirka Usaama, xoolona waa qaleen, Sheekh Xasan arintaa aad buu u diiday sheegayna iney tahay waxan oo kale wixii ay la dagaalami jireen, xaaraanna tahay!. Isla meeshaas wuxuu ka sheegay iney Usaama dhowr mar kulmeen uuna ka diiday dhowr qodob oo arrimaha Soomaaliya ku saabsan. ___________________ 1) Seikh Xasan isagaa Waxbarashada ka saaciday dhamaan walaalihiis including Sh. Axmad
  20. NGONGE;797558 wrote: I am in now. Whoever wants to stand up for me '1', may stand up. Whoever wants to turn their face away, may turn their face away. For the rest, waan idin wada salaamay. You've got to have geel jire tendencies to understand that, Maaddeey. A&T would have got it in a flash. Kuwa kale 'is tuska' jecel would have also got it and saw themselves in it. Adiga se, mullah lunsaan '2' baad tahay, saaxib. JB na waa iska reer magaal. p.s. What's the hump of the camel called and how many words are there in Somali to describe it?'3' 1) You may have said that without intention, but as you grew up and live now between two very arrogant nations, I will have to remind you this Hadeeth: ' Can Mucaawiyah can al Nabi scw: 'Man axabba an yatamathala annaasu lahu qiyaaman fal yatabawwa' maqcadahu min an Naar' xadiithun saxiix. 2) Haddii jacaylka ku dhaqanka Sharciga Alle & iska difaacadda cadawga soo duulay 'lunsanaan' tahay, aan iska lunsanaado! على غرار قول الإمام المطلّبى: ,إن كان رفضا حب ال محمد فليشهد الثقلان اني رافضي، 3) Thats not even funny, I was expecting more like the following: Mid reer Magaal ah aa la waydiiyey: 'meeqa naas aas geelka leeyahay?' 'Halkoo xabo lee, oo weliba saan u qalloocsan'
  21. Assalaamu Calaykum waraxmatullaah. Jimco wanaagsan, JB & akhyaarta kale ee rag, dumar & caruurba leh.
  22. Maaddeey

    ila qosol

    ^sxb, you are every where. ma is ogtahay horta? Tanna qabsada: Koo reer Xamar eh magaalada ku shiiday, wuxuu maqlay in Gaalkacyo shaqo taallo, maadaama uu sharqaanle yahay. Markuu Gaalkacyo aaday wax u imaanaayo ma leh illeyn weli lama barane, marka isaga ayaa wareega oo yiraahda: "Ani sharqaanle khatar eh aan ahay, wax kasto waa tolaa, good buqsan, gorgoro, surweel, saako tutti waa tolaa noo". Saaxiibkaa wax fahmaayo ma leh, waa la fiiriyaa waa laga gudbaa lee. Markii dambe dadkaan sey u hadlaan inuu wax ku naadiyo uu billaabay: 'Waa dawaarlihiinnii, kob & karinba waan tolaa, iigu kaalaya quracaa hoostiisa'. ninkii caan buu noqday, marka maalin buu gurigooda soo wacay, walaalkiis Abees aa taleefanka ka qabtay: 'War Uweys, bal iska warrama, anigu waan ladnahay, waan cunahayaa oo waan cabahayaa..' markuu intaas maraayo uu Abees speaker-phone-kii shiday, aabihiisaa hadalka maqlay, markaasuu yiri: 'Waraa Abees, maxaa waaye saacaddaan ood raadiyaha dhegeysanoosid?' Abees wuxuu yiri: 'Abbaa, raadiye maahinee waxa waaye Axmadeey oo af raadiye ku hadlooyo'
  23. Good to hear iney joogto oo caafimaad qabto. Sawir Mombasa ma soo socdaan hadda, nuune aan ka sugeynaa waa isagii booteynaayee. Edit: NGONGE;796657 wrote: ^^ The camels are understandable, saaxib. Waa qabyaalad uun. They have these competitions to flush out the real bedwins that understand the life of a "geel jire" and the "mixed-origin" wannabees. Not really different to any "reer magaal" randomly mentioning a part of a young she-camel and asking (importantly) "Somalidu waxay bahalka o bixyaan, ma garanaysa?" or some such questions... I don't think anyone understood that, and may be thats what JB was asking ee noo fasir bal aan qosolka kula qaybsanee yaa NGONGE.
  24. ^Meelna ma aadin sxb. As long as the occupiers and their puppet are there there will be attacks.