Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. Abwaan, hadaadan ku qancin waa yeelkaa, lakin wax kaloon ku daro ma hayo. Kas miyaad isaga indha tireysaa su'aalaha aan kaa weydiiyey beenta aad ku eedeysay Cabdiweli. NGONGE, dee Sheekhu waa a Somali hero, to be remembered at all times. Don't you agree?, I know Juxa does.
  2. Arch. MSF website might be of help as they are the only orgnisation in south-central Somalia on vacc. programme. My brother worked for them before they closed due to the tragic incident last month.
  3. MMA, Alaabtaan meel laga helo ii sheeg, xataa asxaabtaada ii weydii sxb.
  4. The multi skilled Daud Ali Mashaf 'my distant cousin' and the beautiful Maandeeq.
  5. Juxa, dadka dhan caano geel bay ii sheegeen lkn 'mac' waa ku labalaboonaa, waase isku dhibaa. London, miney kuleel naqato ii soo sheeg, calcium deficiency aan qabaa, need a lotta sunlight absorption.
  6. Juxa amin, waa u tegay dhaqtar 'threadka isli ma arkin miyaa?', Entamoeba histolytica cyst aa lagaa helay uu i dhahay, 12 kanini uu ii qoray welina sideydi aan ahay, berri aan aasahaa mug kale.
  7. Bob, eebow waxaa i soo xasuusiyey threadka Burahadeer. Dadkaan u maleeya in niqaabka ay xirtaan uun Pakistanis iyo Middle eastern. Ha arkaan bilcaan indho blue leh oo niqaaban oo si farsameysan u difaacihaaysa niqaabka.
  8. The favorite script is Carafaat, sow maad arag he writes on this board day and night and debates in every thread, tireless. Numero waaxid calaamad of scripts. Su'aal kale, wax la isku qaras bixiyo sheega.
  9. Lol, I am one day behind, ha ila yaabina ash maahiye
  10. NGONGE, maxaa dhacay me never shuuf toi posting on Axad? Don't worry, dhaqtar af soomaaliga yaqaan ayaan helay. JB, Mad-hab laguuma soo dirin ee Nebiga raac. If memory serves me well, al Imam Nawawi said: Wahathaa asaxu mad-haban wa in kaana al jumhuru cala khilaafih
  11. ^^ The London conference and the coming August, sxb. Edit: Abwaan, waa siyaasi oo been kama dhamaato, lakin kuguma raacin beenta aad ku qabsatay, hadaad ka fahantay saas qoraalkayga korena crash course oo fahanka aa u baahantahay!
  12. Maadaama aad edit-gareysay, waan ku soo laabtay. Kuguma raacsani inuu been sheegay in that particular event, ka fiiri threadkaas comment-kayga. Beenta iska kala aayari jaalle, xagguu ku yiri waa jawaasiis ardayda?. Amiin Caamir & Cabdiqasimay diyaarad isla raaceen maa keentay haddana? taas jawaab ma leh!
  13. ^^ Innaa Lillaah! saan miyaa doodaadu?. War heedhe qabaa'ilka dad gaar ah buu ka sheegay uu yiri kuwaas iska qabta wuuna afeeftay (qabiil ma magac dhebi jirin, lakin maanta waan ku qasbanahay), "reer hebelow, dad Quranka yaqaanna baad tihiin ee Hebel & hebel iska qabta" maxaa ku jaban?, isla meesha buu ka sheegay inuu qabiil dad kula saaxiibin ilaa yaraantiisii. Horta sowtaad u qirtay inuu Cilmi diineed ku dheeryahay, maxaad title-ka 'Sheekh' ugu quuri la'dahay markaas?, mise wax kaloon ogeyn baa jira?.
  14. Abwaan, what is the motive behind Abdiweli lying about his high school friends?, hadduu qirto maxaa ka halaabaya?. hadday isku iskool ahaayeen, isku grade ama class miyey ahaayeen?.
  15. Abwaan;798888 wrote: lol...Maaddey, glad to hear that you will be back. Ilaah ha ku soo aruuriyo.....adeer Xasan wiilashiisaba ma qarxiyo ee haka yeelin. , Abwaan, I meant I'll be back in this thread!. Here I am to disclose that you are a more liar than Abdiweli gaas Markaad ku sheegtay Sheikh Xasan Dahir inuu yahay qabyaaladiiste maxaad caddeymo heysaa?. Abwaanoow (or should i say : 'wax walba mucaaradoow', markaad wax inaad naqdiso rabto wax baa la soo diyaarsadaa, kow dheh!, Wax qabyaalad uga fog Sheekha waa yaryihiin haddeyba jiraan!. Sheikh Xasan Dahir, Boosaaso & buurdhuubo ayuu u aaday si uu u difaaco wuxuu aaminsanyahay, hadduu qabyaalad yaqaan muxuu ka doonay meelahaas uusan ab & isir u lahayn!?. Ma ogtahay Abwaanow, in Sheikh Xassan u diiday dhalinyaradii Itixaadka iney ka qayb qaataan dagaalkii looga soo horjeeday Mareykanka?, you know why?: Moo.ryaan ayaa u dagaalameysa li iclaa'i kalimati Caydiid! Sow markaas maaheyn inuu u hiilliyo Ina adeerkiis, hadduu qabyaalad yaqaanno?. Cabdiqasin oo Caydiid uga dhowaa xagga qabiilka weligiis muusan taageerin, aaway qabyaaladdii?. Siduu Maxaakimtii qabiil walba mid lahayd ugu mideeyey hal urur ee uu u mgacaabay nin ka dhashay beel ay aad isaga soo horjeedaan beeshiisa?. Hadduuse xukun jecelyahay, ma raaci lahaa qolo ay waxyaabo (ha yaraadaan ama ha weynaadaan) isku khilaafsanyihiin?. Buugga mar horuu soo baxay, lakin maxay kuugu taallaa wuxuu ku soo baxay Af carbeed!
  16. wax kasto qabiil ey ku cabiraan! Abwaan, I'll be back
  17. Somalina;798779 wrote: Afhayeenka ururka argagaxisada ee Alqaeda, Maaddeey, oo booqasho xog aruuris iyo kulanka basaasiinta oo ay maalgelisey maamul argagixiseedka Waziristan u yimid Kenya, waxaan kuu sheegaayaa waxbo kuuma yaalaan halkan ee orodoo is qarxi waad ku jano tegi. Dahir Calasow
  18. Sheikh Xasan Daahir Aweys-Qaybta labaad Markii uu dagaalkii Boosaaso ee Itixaadka & SSDF dhacay, Sheekha oo hogaaminya ciidamo fara badan oo dhallinyaradii Mucaskarka Marko ku jirtay ahayd ayaa u soo kicitimay Boosaaso, Sheekha dagaalka ayuu hoggaaminayey, guulo badan ayuu ka soo hoyey dagaaladaa, taasoo sabab u noqotay in Colonel Abdullaahi Yusuf & madax sare oo SSDF ah nolol lagu qabto, hase yeeshee Culimo Itixaadka ah asee ay Cabdullaahi isku hayb yihiin baa u shafeecay, sidaa baana lagu siidaayey. Waxay SSDF-tu shacabka ku beer laxawsadeen, in nin Korneyl ka mid ah qabiilka Caydiid uu doonayo inuu idin gumeysto & waxyaabo saas ah, taasoo aakhirkii keentay in ciidamada Ittixaadka la jebiyo. Markii la jabay, waxay galeen tuulada Qaw, taasoo ay Ciidamadii SSDF uga daba yimaadeen, haddana wuxuu Sheekhu ciidamadiisa u hogaamiyey Buuraha Saliid ee Gobolka Sanaag, meeshaas oo ay ka dhacday waxyaabo la yaab leh, sida wadaadada isu jecelyihiin oo Xoolaha loogu keeni jiray buuraha dhexdooda, waxaa kaloo dhacday in gabdhaha & wiilasha la isu guurin jiray iaydoo WELi uu u yahay Sheikh Xasan. Sidoo kale, Sheekhu wuxuu qayb libaax ka qaatay dagaaladii looga soo hor jeeday Xabashida uu soo hoggaaminayey Cumar X. Masalle (madaxa SNFta). Labadaas dhacdo waxay ku tuseysaa in Sheekhu xayndaabka qabiilka uu ka baxsan yahay... La soco qaybta 3aad
  19. ^Inbaay, Amxaaro jacaylkaan cusub ma lagugu daartat mise lafahay kaaga jirtay? Xornimo lama siisto xoogaa yar oo dhaldhlalaal ah, adigoo ku nool dullinimo, Xornimada waa loo dhintaa.
  20. Koow markaan soo galay waxaan u maleynaayey sheekadaan
  21. Abkeey doolli diloow dad nool maas u daahaa!. Mid Xabashiyad ah aa maalin caddey horteenna la fariisatay 'fashqooq', waxaan ku qasbanaaney inaan jidka dhan u goyno. Lakin, why install cctv in the kitchen?. Haddaa Itoobiyaanka la wada tarxiilaa!
  22. Maaddeey

    ila qosol

    Koo Xaayoow reer magaal weynaaday eh aa 'pub' habeen kasta tegi jiray, kuwoo kale oo aysan saas isku aqoonin ay markey bahasha ka dhergaan sheekeystaan, mid ayaga ka mid ah aa Xaayoowga aad ugu qoslo, aasoow habeen habeenada ka mid eh yiri (Xaayoowgii): Horta, xaad cawo gashow parola keygaa ugu riidareeysaa, haddaan ku arko un altra volta adoo parola keeygaa ku riidareeyhaa, una botiilyaa madaxaaga ka riidareeyheeysa!. Translation: altro volta: mar kale una bottiglia: dhalo ridere: qosol parola: hadal
  23. After, cawo gashow, eating the below excessively: , I had mindhicir duluqow and had to visit this Isbitali (AllianceMedical Centre): which is in this building: Madiino Mall