Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;801900 wrote: Those flats waxaa ka qaalisan ka waran kuwa Islii ku yaalo qaarkood that cost 30,000 or more per month. Soomaalidana meeshaas rabaan, meeshaan nadiifka ah ma rabaan oo cidlada iyo wehel la'aanta diidayaan. By the way, so far according to your pictures, it seems meeshaa degantahay ama ka qaraabatid waa xaafadda Jaamka, between sarta Burcadbadeed, maqaayadda Togdheer, saraha Kambaniyaasha iyo masaajidka Hidaaya. Profile waa lagaa sameyn karaa. . Saraha cusub meeshaas ku yaalo midkood ku degtay. Have you been to xaafadda Juakali oo ku taalo masaajidka Hidaaya markii lasii moodo, not dhinaca sarta Burcadbadeeda but dhanka dambe ee masaajidka markaa sii aadid. The more aad sii socotid, the more xaafadahaas dangerous yihiin oo tuugo ka buuxaan, siiba Mlango Kubwa markaa gaartid. Haa MMA, runtaa waaye, flats-kaas waa spacious waana cusubyihiin, fanaanad caan eh oo meelahaas ka imaatayaa degan! . Aniga 4th-ka & 3rd meel u dhexeyso aan deganahay lakin meelahaan aa asxaab degantahay oon u soo sheeko doontaa, 6ka & meelahaas buuq miiran waaye. Xaafaddaas Alhidaaya dhinaceeda kale, hadda waa la habeeyey,oo awal mugdi ey ahaan jirtay, lakin hadda nalal aa loo sameeyey oo tuugada waa ka yaraatay!. tutu, wax dhib ah ma maqlin oo Soomaalida soo gaaray,on the contrary next day Soomaalida waxay dhigeen demonstration complaining about tuugo & amni xumo!. Macallinka, every where iska daaye,hal ama laba oo evidence lee ma keeni kartaa?.
  2. ^^Innaa Lillaah!. Stoic, you to be apologetic to Siilaanyo's atrocities against Reer Buuhoodle,and here you are against self-defense of the Muslim people!. Iga tag hai dambaajinine!.
  3. ^^ Reerahiina & kuwa Duke & aa i motivate-gareeyey sxb, in dembi la ii qoro baan ka cabsaday!
  4. Stoic, have you ever listened to one of his lectures?, what do you know about him?. The man's land is occupied by filthy Xabashi's and you accuse him of creating mischief?. This is only to show THE man is still out there, and not forsaken the struggle of the invaders and took up a new Beerfalow Jihaad as AA put it in his caricature!
  5. Geelle-gaabka iyo malablaha-ba Hargaysaan ku arkay, markaan NGONGE's thread akhristay kadib. Lakin, don't remember what he said of Somali ladies!
  6. ABUU-MANSUUR: "Shacabka Bay iyo Bakool waa inay u diyaargaroobaan ka qaybqaataan dagaal lagu qabsanayo Baydhabo" Talaado, Maarso 13, 2012 (HOL) — Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu-Mansuur oo ka mid ah saraakiisha sarsare ee Al-shabaab ayaa ugu baaqay shacabka ku nool Bay iyo Bakool inay isku diyaariyaan ka qaybqaadashada dagaal ay doonayaan inay ku qabsadaan degmada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay. Afhayeenkii hore ee Al-shabaab ayaa hadalkan ka sheegay degmada Xudur oo ay kusoo bandhigeen laba qof oo ay sheegeen inay ahaayeen askar Itoobiyaan ah oo lagu soo qabtay dagaal ka dhacay deegaanka Yurkud oo kala qaybiya gobollada Bay iyo Gedo. "Dadka ku nool gobollada Bay iyo Bakool waxaa laga doonayaa inay ka qaybqaataan dagaal lagu doonayo in lagu qabsado Baydhabo," ayuu yiri Sheekh Abuu-Mansuur oo ku ammaanay dadka gobolladaas ku nool inay taageeraan Al-shabaab. Sheekh Abuu-Mansuur wuxuu sheegay in dagaalkii ka dhacay Yurkud ay ku dileen askar badan oo Itoobiyaan ah ayna ku furteen hub badan, isagoo xusay inay qayb ka qaateen dadka ku nool gobollada Bay iyo Bakool, lana doonayo inay sidoo kale uga qaybqataan dagaalka Baydhabo ay ku qaadayaan. Degmada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa waxaa si nabadgalyo ah looga qabsaday Al-shabaab dhammaadkii bishii hore, waxaana ku sugan ciidammo Itoobiyaan ah iyo kuwo Soomaali ah oo isgarabsanaya. Dhanka kale, xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade ayaa sheegay in Al-shabaab aysan awood u lahayn inay qabsato Baydhabo, isagoo xusay in dhankooda ay u qabanayaan hoggaamiyeyaasha iyo ciidamada Al-shabaab inay isku soo dhiibaan haddii kale ay dagaallo culus la kulmi doonaan. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  7. Subax wanaagsan, chubacka, you are early maalmahan, my intention was to put my post below my last night one, but you beat me to it.
  8. Che, loool. Mid meelahaas ka yimid aa Kaaraan zab eh tegay, quraan akhris kadib cambuulo, bun iyo shaah aa la keenay, sxb-kaa sey tahay uu uga dhergay asoo u maleeyo iney wax dhimaneyn!, mid local eh aa dhahay: 'Arreey, halkaan waa ajaran yahee day!
  9. Abtigiis, dagaalkan cusub maad iga joojisid?, mar haddaan kuu fara qaado wallee inaan 'ba'ay' kaaga yeersiinaayo!.
  10. Waxaan u soo joogay dad mudaaharaadaayo oo magaca Caydiid wax ku jiro ku shirbaayo aa nin geel wato soo ag mareen, wuxuu dhahay: 'war geela hayga didina Caydiidkiinna maaqaane', maxaa ka raacay hee!, kabtiisaa la faniijiyey!. Galab kasto casar liiqii madaafiic 10 gaaraayo aa lagu ridi jiray dhinaca Kaaraan, wax ka hadli karayna ma lahayn. Gibilcadka balaayo ey ku dhigeen moo.r.yaantiisa, dadka Siyaad Barre qabiil kore la wadaaga iska daa warkooda, wadaado Itixaad eh aan xasuustaa inay ugu tageen si ay ugala hadlaan dhibka ciidankiisa, laba saac markuu halgankii uu Farjanno ka soo billaabay ka sheekeeyey uu wadaadadii ku yiri: 'kuwo ka fiican oo ii dagaalama ayaan la'ahaye, ma inaan rabo baad moodeysaan!'. Star-Darogo kuwo la dhaho aa ugu darnayd moo.r.yaanta. Saasooy tahay, taageerayaashiisa wey ku jadbeysnaayeen, dagaal uusan kuwa ka soo horjeeda ehbinin ma jiro iyo salaatu layl uu tukan jiray ey ku leeyihiin!. Nooc waalli ah inuu qabay 'delusion' aan filaa. Sida gaalada uu u dulleysan jiray aa cajaa'ib lahayd!, amxaarona markuu dhintay aa iney xuduuda ka soo gasho ugu horreysay.
  11. MMA, Ilyar waaye, waa saxday. Macallinka dugsiga foolkiisa dhan madow suu bun lee u marsanaayey!. Bunka ninka ugu sheekhsan aa jebinaayo markaas ka bacdi lee dadka kale billaabi karaan. Cambuulada markii dugsilayda jallaad dhameeyaan la bixiyo waxaan dhihi jirnay dharax!.
  12. Shax-shax iyo nus waaye dhankeyga, mahadsanid, Abbaaydiis. Captain Juxa iyo crew-geedana waa salaamanyihiin!
  13. ^Salaams, Kool_Kat. Xaajiga & lamada geber ka warran bo?.
  14. Ani uun waxaan la yaabanahay, NGONGE maahane inta thread-kaan ku jirtay intaan la soo revive-gareyn aaween?
  15. Macallinka;803114 wrote: Maadeey, The only mosque you showed in your thread is meesha Hassan Hebel oo dadku ku gaaleeyo looool I knew you will go there. Xataa wuxuu gaaleeey Umul & Shibili let alone dadka kale. I think he works for CIA coz every time he does a controversial talk, CID parks outside the mosque and arrests the audience but not HIM . Perhaps you can ask him why he is not arrested like others ? Waxaas ha la soo shir tegin sxb, haddaad thread-kan oo hortaada yaallo aad sidan uga beensheegeysid, Sh. Xassaan & Shabaab oodan weligaa arkin inaad ka been sheegto ma kugula yaabaayo! see the below: Maaddeey;794105 wrote: This is Al Hidaaya masjid , try to pray in it to avoid the overcrowded Sixth st. Masjid AKA: Abubakar al Siddik, and enjoy the smooth talking, funny and knowledgeable Sheikh Shible. Looking forward to his Khutbah later on today.
  16. ^^ Sunset, 2000 chicken & chips anaa ka cuni jiray, lakin sida laguu sheegay waa u dhamaatay! Uhuru Park
  17. Tolow, Sayid Somali hadduu Soomaali uu saan arkay u kawaan saaro sidan ugu faano, wuxuu aadka u yaqaanna waa sidee?