Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. Kuley: xidig-dhul b. katitow: yam Alaalax: sarqaan
  2. Abtigiis, Tiicey waxaad rabto ka sheeg, lakin gabadha ka leexo!, kullu fitnah cinda geel (NGONGE)
  3. Abtigiis, waa ka soo dartay!. Soomaaliiinaaa, aaway libaaxyadii, mase waa ugu dambeysiin rabtaa?
  4. ^Waa lagaa qaaday!. Jumca jumcatul muslimiin.'-' maa yusaafir.
  5. Toorta-dii aroosyada lee maa kugu qunfulan?, mid kale aa jirto that goes with cambuulo!
  6. Caano, imageshack.us iska register-garee. Somalina......
  7. Toooot. Roze aa lagu siiyey, toobiga waa ka baxday?. Shimeen hadal bedelayna, yariiseey? (subax wanaagsan)
  8. Amirka markaad wareysigiisa dhegeysatay, sowtaad i tiri waan ka helay!, Rooboowna waa Libaax ma dheheyninoo, xaa ku helay?
  9. ^ Nin daad qaaday, waa ku deeyay. Ayaantaan 'hal ku dhig' cusub ma soo baranin?, weli 'habaraa haw haw le' lee mey kuu maroosaa?
  10. ^^Xaa kaa halleeysan, sistee?. Qaranimo?, Xamar aan ka hadlooynaa xasuuso yaahee!
  11. Jacaylbaro;803761 wrote: Waxaan xasuustaa markii ardayda qaraxa lagu laayay ee uu yidhi "Waa guul Islaamka u soo hoyatay" ,,,, Waxaan hubaa inaad qof kale ku qaldaysid, ama aad iska 'bacaaaac' leedahay!
  12. ^Lol, u r angry? Calm down, dear!. I really like to apologize to you!, you know when I replied to your 'dherkeenleey' comment, i gave you a Kaaraan & Yaaqshiid one, this was what I was after, sorry!, here: Ciidamada DKG iyo Al-shabaab oo ku dagaalamay Dharkeynley Updated:- 1 day ago| 0 Commnets Dagaal xooggan ayaa xalay degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho ku dhex maray ciidamada DKG ah ee Soomaaliya iyo kuwa ururka Al-shabaab. Dagaalka oo la isu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan islamarkaana ay duqeyn culusi barbar socotey ayaa sababay dhimashada 5-qof iyo dhaawaca 9-kale. Goobta lagu dagaalamay oo ah xaafadda Xoosh ayaa lagu soo waramayaa in iska hor imaadku uu ka bilowday kadib markii ciidamada Shabaabku ay soo weerareen fariisin ciidan oo ay kuwa DKG ahi halkaas ku leeyihiin. Inkastoo aysan ilaa iyo hadda jirin faah faahin rasmi ah oo ku aadan khasaaraha dagaalkaasi geystey oo kasoo baxday dhinacyadii uu dhex maray ayaa waxaa hadana jira guulo ay labada dhinac kala sheegteen. Saraakiil ka tirsan Al-shabaab ayaa sheegay in dagaalkii xalay ay ku dileen askar badan oo ka tirsan kuwa DKG ah ee Soomaaliya, waxaana dhinaca kale Taliska ciidamada dowladda ee aggaas ku sugani ay sheegeen in khasaare badani uusan soo gaarin balse hal askari laga dhaawacay. Weerarka xalay lagu soo qaaday ciidamada DKG ee ku sugan xaafadda Xoosh ee degmada Dharkeynley ayaa imaanaya xilli dhowaan DKG ahi ay shaacisay in 99% magaalada Muqdisho ay gacanta ku hayso. Horseed Media Muqdisho
  13. ^^Sxb, we are defend-less!. We will throw stones even if we run out of ammunition?. Ever heard of some thing called difaacu nafs?. mise you got the opinion of ' If your enemy hit you on the cheek, give him the other one'?.
  14. Garbage or not- young lady- There's fight cawo gashow in Xamar, got no contacs there?.
  15. Speaking of Dherkeenleey, I think you'll enjoy this! Dagaallo Qaraar Oo Caawa Muqdisho Ka dhacay. Written by Administrator on 13 March 2012. somalimemo.netDagaallo culus ayaa caawa magaalada Muqdisho ku dhaxmaray Ciidamada Muslimiinta Soomaaliya iyo kuwa shisheeye ee xoogga ku jooga dalka. Caawa Fiidkii ayay mar qura rasaastu isqabsatay xaafadaha degmada Kaaraan iyo Yaaqshiid oo ay saldhigyo ku leeyihiin ciidanka shisheeye. Dagaalka ugu culus wuxuu ka dhacay xaafadda Burka Diikow ee degmada Kaaraan waxaa halkaasi lagu weeraray ciidamo Yugaandheys ah waxaana larumeysanyahay in khasaara soo gaaray cadawga. Dagaal kale ayaa isna ka socdo xaafado katirsan degmada Hodon gaar ahaan agagaarka wasaaradda Gaashaandhigga iyo kuliyadda Jaalle siyaad, waa habeenkii 4-aad oo ay si xiriir ah dagaallo uga socdaan Muqdisho. SomaliMeMo Muqdisho
  16. Ghaneemah! To see more pics check this out!
  17. Faah faahin kasoo baxeysa Qarax Itoobiyaanka lagula beegsaday Baladweyne. Tuesday, 13 March 2012 16:47 Caanogeel Hits: 678 E-mail Print PDF amiirnuur.comFaah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax Xoogan oo maanta barqadii gudaha magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan lagula beegsaday Ciidamo Itoobiyaan ah. Qaraxan oo ka dhacay Bariga magaalada Baladweyne ayaa waxaa lala eegtay Askar ka tirsan Ciidamada Itoobiya uu ku dhex lugeynayay Xaafadaha magaalada iyagoo kusii jeeday Saldhig ay ku leeyihiin duleedka magaalada. Inta la Xaqiijiyay Shan Askari oo Itoobiyaan ah oo ka mid ah uu Sarkaal yahay ayaa ku dhintay qaraxa, halka ay ku dhaawacmeen tiro intaas ka badan, waxaana qaraxa kadib Itoobiyaanku ay dhinacyada u fureen rasaas xoogan oo inta la ogyahay aan Khasaare kasoo gaarin dadka rayidka ah. Meydadka iyo dhaawacyada Askarta Itoobiyaanka ee Qaraxaasi ku waxyeelloobay ayaa loo qaaday Saldhigga ugu weyn ee Itoobiyaanku ay ku leeyihiin Bariga magaalada Baladweyne, waxaana qaraxa kadib in muddo ah hakad ku jiray dhaq dhaqaaqii magaalada, inkasta oo magaalada Baladweyne tan iyo intii Itoobiyaanku soo galeen uusan ka jirin dhaq dhaqaaq buuran oo dhinaca Ganacsiga iyo Waxbarashada ah. Tan iyo markii Ciidamada Itoobiyaanka ay xoog ku qabsadeen magaalada Baladweyne dabayaaqadii Sanadkii tagey waxay la kulmayeen weerarro qorsheysan oo ay kusoo qaadayeen Ciidamada Mujaahidiinta, iyadoona weerarkii ugu Khasaaraha badnaa uu ahaa Camaliyaddii Istishhaadiga ee lagula beegsaday Saldhigga dhexe ee magaalada Baladweyne, halkaasi oo ay ku halaagsameen Boqollaal ka tirsan Askarta Itoobiya.
  18. Somalia’s al-Shabaab Denies Responsibility for Kenya Bomb Attack Select Language​▼ Bloomberg Wednesday, March 14, 2012 Somalia’s al-Qaeda-linked al- Shabaab militia denied responsibility for a grenade attack in neighboring Kenya’s capital, Nairobi, three days ago that killed seven people. “Contrary to the specious allegations of the Kenyan government, Harakat al-Shabaab al-Mujahideen bears no responsibility whatsoever for the turbulence that reigns over the country,” the militia said in an e-mailed statement today. Four people are still missing and 52 people are in the hospital after the March 10 blasts in which hand grenades were thrown from a moving vehicle at passengers waiting at a bus station on the outskirts of Nairobi’s city center, the Kenya Red Cross said on its website today. Police suspect “sympathizers of al-Shabaab” were responsible for the attack, Charles Owino, deputy spokesman for the Kenyan police, said on March 11. Al-Shabaab threatened to carry out attacks in Kenya after the East African nation deployed its army in southern Somalia in mid-October to fight the militants. The rebel group has waged a campaign since 2007 to topple Somalia’s United Nations-backed government and establish an Islamic state. Two weeks after the Kenyan incursion began, one person died and at least 20 were injured in two separate bomb blasts in Nairobi that the government said were inspired by al-Shabaab. Al-Shabaab previously “cautioned the Kenyan government and warned of cataclysmic consequences should Kenya continue to pursue the belligerent path of invasion,” the group said today. “The rampant insecurity that now prevails in the streets of Kenya, and the wave of public anxiety therein, conspicuously foreshadows the perilous turn of events ahead.” The U.S. Embassy in Kenya today condemned the attack and urged travellers to be aware of security concerns in the country. “We applaud Kenyan efforts to bring to justice those who perpetrated this cowardly act of violence and will continue to cooperate closely with Kenyan authorities to combat terrorism in Kenya and the region,” the embassy said.
  19. Weerar geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan Talaado, Maarso 13, 2012 (HOL) — Fiidnimadii xalay ayaa magaalada Beledweyne laga maqlay weerar loo adeegsaday Bam kuwa gacanta laga tuuro ah iyo waliba rasaas, isla socta kadib markii kooxo hubeysan weerar ku qaadeen ciidamo ka tirsan kuwa maamulka gobollka Hiiraan. Weerarka inta la og-yahay waxaa ku dhintay mid ka mid ah ciidamada maamulka,, iyadoo tiro kalana ay ku dhaawacmeen, sida ay inoo xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan maamulka gobollka Hiiraan. Saraakiisha ayaa weerarkaa waxaa ay ku eedeeyeen in ay ka danbeeyaan xoogagga Al-shabaab, iyaga oo intaa ku darray in ay gacanta lagu hayo qaar ka mid ah kooxihii ku lugta lahaa weerarkaasi dhacay xalay. Tan iyo wixii ka danbeeyay markii sanadkii hore laga saaray magaalada Beledweyne kooxda Al-shabaab waxaa jiray weeraro is daba joog ah oo ku qaadayeen ciidamada maamulka iyo kuwa Itoobiya, kuwaasoo qaarkood loo adeesanayay waxyaabaha qarxa. Mas’uuliyiinta maamulka gobollka ayaa iyagu dhowr jeer oo hore ku cel celiyay in ay wax badan ka qaban doonaan amaanka magaalada, waxaana muuqaneysa in wali ay jiraan falal ka dhan ah nabad-galyada. C/raxmaan Diini, Hiiraan Online diini@hiiraan.com Beledweyne, Soomaaliya
  20. ^Didn't read the edited above post? Remember, Courts of union were negotiating with Yey's government when your 'world' decided to start war on us!, bear in mind, they never gave us any interest the 20 and so prior years!, what does that tell you?. If we pursue Sharia rule, then that is a very god target, we will actually die pursuing it?, maxaa adiga & your 'world' ka galay?, is not that against your democracy?.
  21. ^Lol, thats so lame sxb, Just because you (STOIC)live in Kafir country doesn't mean you agree with their Kufr, same with me. Lakin, why are you against us defending ourselves against the aggressors?. Edit: Forgot to tell you, the "world" didn't leave us alone when we -at last- about to make progress on our lives (Maxkamadaha era), ma nooleyd markaas?.