Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. Abu-Salman;804940 wrote: The Deputy mayor Sheikh Cali Qaari is fluent in the 7 Qiraa'as and a well-known veteran teacher even in pre-war Xamar; I was impressed by his collection of Arabic & Islamic book when he was a local acquaintance and he used to lead prayers. A very humble yet focused man of learning, exactely the kind of leader which is desperately needed... Sheekha maanta riwayad muu tiyaatarka ku fiirsanooyaa?.
  2. Askar iyo saraakiil AMISOM katirsan oo lagu dilay duqeyn Villa Somaliya ka dhacday iyo Xarakada Al Shabaab oo War kasoo saartay. Monday, 19 March 2012 08:47 Editor Hits: 177 E-mail Print PDF amiirnuur.comCiidamada Muslimiinta ayaa xalay madaafiic culus ku garaacay madaxtooyada DKMG ah oo ah talis weyn oo ay ku suganyihiin cadawga qeybihiisa kala dwan. Jugta madaafiicda Hoobiyaha ayaa xalay ku hoobatay Villa Somaliya waxaana xaafadaha ku dhaw madaxtooyada laga maqlayay jabaqda madaafiicda. Sarkaal katirsan Mujaahidiinta Somaaliya ayaa AmiirNuur Media u xaqiijiyay in ay xalay saqdhexe madaafiic ku mireen Villada ayna sii wedi doonaan weeraradan nuucaan oo kale ah. Ugu yaraan 7 Askari oo mid kamida uu ahaa Sarkaal ayaa lagu dilay laba madfac oo ku dhacday Villa Somaaliya, goob jooge ku sugan wardhiigley ayaa noo xaqiijiyay in qeyllo iyo sawaxan laga maqlay gudaha Villada. Weerarkan xalay ka dhacay Villa Somaliya wuxuu dhabarjab weyn ku yahay AMISOM iyo DKMG ah oo dhawaanahan ku faanayay in ay xarakada Al Shabaabul Mujaahidiin ka saareen Muqdisho. War rasmiya oo kasoo baxay Mujaahidiinta waxaa lagu sheegay in 5 Askari oo Uganda u dhashay ay ku dhinteen weerarkii xalay oo ahaa mid aad uqorshaysan islamarkaana ay ku dhaawacmeen 11 Askari. AmiirNuur Media Muqdisho
  3. Asalaamu Calaykum. Isniin ayaamal khayr!.
  4. Mortar attacks kill several in Somali capital: AU mission English.news.cn 2012-03-19 18:17:22 [RSS] [Feedback] [Print] [Copy URL] [More] MOGADISHU, March 19 (Xinhua) -- Mortar attacks on the presidential palace in the Somali capital Mogadishu have left several people dead, the African Union mission in Somalia (AMISOM) disclosed on Monday. The Horn of Africa country's rebel Al-Shabaab claimed responsibility for the overnight attacks, which also hit a refugee camp close to the presidential compound. The group has stepped up attacks recently apparently in a show of continued presence in the war-battered capital, amid joint military pressure from the government forces, AMISOM and the Kenyan army fighting in the south of the country since October 2011. Al-Shabaab was largely driven out of the Somali capital in August 2011 and suffered another major offensive from the government and AMISOM forces this year, prompting a backlash from the Al-Qaida linked group. The presidential palace has been targeted for a second time this year by Al-Shabaab scrambling for survival.
  5. Somalina;806063 wrote: Si kale maad taqaanaa. Isqarxis ayaa ku fiican tahay keliya. Saas maa ii necebtahay?, waa tahay!
  6. Aniga 'Axad Alif Taagan' lee igaga maqan 'troll-ka'!
  7. Somalina;806057 wrote: Ma isku qarxinee? may, si kale nooh!
  8. ^Kuwaan mar aan saas u dheereyn waa la isku fuuqsaa!
  9. tutu, Cafe pronto is at Standard street off Wabera steet. http://cafepronto.co.ke/
  10. ^^Waxaan ka sheego ma aqaan runtii. "Terror group"-ka ninkii ugu sarreeyey ayaa hadda TFG madax ka ah, ma ogid miyaa?
  11. Had coffee here with a former classmate at the 'Seeraale' school back in the days!
  12. tutu, where is this Yusra restaurant?. The only Somali owned one I could get in the Masjid vicinity is this one, they got a very tasty 'dhaylo':
  13. Sheekh Xasan Daahir iyo Sheekh Nuur Macalin Cabdi Raxmaan Oo Caawa Muxaadaro Qiima badan jeediyay.(Dhagayso) Thursday, 15 March 2012 19:03 Editor Hits: 804 E-mail Print PDF amiirnuur.comNadwo diini ah ayaa caawa lagu qabtay degmada Lafoole ee wilaayada Shabeelaha Hoose waxaana muxaadarooyin muhiim ah ka jeediyay culimaa’udiin caan ah. Masjidka weyne ee Ceelasha Biyaha waxaa soo xaadiray kumanaan katirsan shacabka muslimiinta si ay u dhegaystaan Muxaadarada culimada. Sheekh Nuur Macalin Cabdi Raxmaan oo kamid ah culimada Soomaaliyeed ayaa si qiira leh uga hadlay tacadiyada ay gaalada iyo murtadiinta ah ugeysanayaan muqadasaadka islaamka. Sheekh Xasan Daahir Aweys oo kamid ah madaxda mujaahidiinta ayaa ka taariikheeyay heerarka uusoo maray cadaawada ay gaaladu islaamka u qabto. Allaha dhowree Sheekha Mujaahidka ah ee Xasan Daahir ayaa sheegay in umadda Soomaaliyeed ay sharaf u tahay in ay ladagaalamaan oo ay iska celiyaan dowlado badan oo Afrikaan Kirishtan ah kuwaasi oo diidan iftiinka islaamka ee Bariga Afrika. Nadwadan ayaa caawa lagu qabtay duleedka Lafoole ayaa kusoo aadaysa xilli shacabka Soomaaliyeed ee Muslimka ah ku baraarugeen iska caabinta cadawgooda oo ay garabsiinayaan mujaahidiinta. Halkaan ka Dhagayso Nadwadii Alqur'aan yaa Ahlal Qur'aan AmiirNuur Media
  14. ولست أبالي حين أقتل مسلما* على أي جنب كان في الله مصرعي وذلك في ذات الاله وان يشأ*** يبارك على أوصال شلو ممزّع Af Carabiga si fiican buu u bartay!
  15. bilan;805459 wrote: Maadeey i really think inaad u baahan tahay inaad isbaarto, qof caqli leh oo dugaagaan la jira wali ma arag. hadaad caruur aad laysaan janno ku galaysaan idinkaa cirka roob ku og, laakiin Cali dheere iyo rooboow haday jidkaan ku sii socdaan, they are probably going to hell waliba iyadoo express ah. marka is daba qabo. Bilaneey, problem-kaaga waa intaan kaaga jawaabo ma sugeysay, 3dii bilna mar baad intaad hadal soo tuurto iska tagtaa!. Anoo caruur dilkeed taageersan xaggeed ku aragtay?.
  16. Dagaalo xalay ka dhacay duleedka degmada Dhareenley Dagaalo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda, kuwa AMISOM iyo dagaalyahanada Shabaab ayaa xalay ka dhacay duleedka Galbeed Magaalada Muqdisho, iyadoo dagaalada ay bar bar socdeen duqeymo xoogan. Sida ay sheegayaan wararka dagaalada ayaa ka dhacay Xaafado ku dhow dhow degmada Dharkeenley, gaar ahaan fariisimo Ciidamada AMISOM kaga sugan yihiin. Madaafiic habow ah iyo rasaas wiifto ah oo ku soo dhacday goobo dad barakacayaal degan yihiin ayaa ka dhashay qasaare dhimasho iyo dhaawacyo ah oo dad rayid soo gaaray, waxaana la sheegay in ilaa 2-ruux ku dhinteen halka 3-ruux ay dhaawacmeen. Sidoo kale Ciidamada AMISOM ayaa madaafiic culus ku garaacay qeybaha laga soo weeraray ee duleedyada Muqdisho. Dagaalyahano ka tirsan Shabaab ayaa habeenadii la soo dhaafay weeraro ku dhufo oo ka dhaqaaq ah ka waday duleedyada magaalada oo Ciidamada AMISOM kuwa dowladda ay saldhigyo ku leeyihiin. Maalintii shalay ayay aheyd markii Ciidamada ay qabsadeen deegaano dhaca duleedka waqooyi bari Muqdisho, oo ah goobo istaartiiji ah oo ku yaala jidka dheer ee xeebta, halkaas oo Al-Shabaab weeraro ka soo qaadayeen. 957 Aya aqrisatay warkan 3 Halkan ka dalaco wararka dhan Halkan Riix Hoyga wararka Somaliyeed www.jowhar.com jowharcom@hotmail.com jowharcom@gmail.com
  17. Iska hor imaad hubeysan oo xalay ka dhacay Xaafada Towfiiq ee degmada Yaaqshiid. Kooxo Hubeysan oo la rumeysan yahay inay ka tirsan yihiin Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday fariisin Ciidamada dowladda ku lahaayeen Xaafada Towfiiq ee degmada Yaaqshiid. Sida ay sheegayaan wararka Iska hor imaadka oo ahaa mid cabsi geliyay dadka deegaanka ayaa waxaa uu sababay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad rayid ah. Wararka ayaa sheegaya in ilaa labo ruux ku dhinteen halka saddex kale ku dhaawacmeen, kuwaasoo dad rayid ahaa. Mid ka mid ah dadka degan Xaafada Towfiiq ayaa sheegay in Iska hor imaadka ay ku dhinteen dad uu yaqaano oo dhalinyarada xaafada ka mid ahaa. Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa howl galo ka wada Xaafada Towfiiq, iyagoo ku baadigoobaya kooxihii xalay ka dambeeyay weerarka. Ma jirto ilaa iyo hada cid sheegatay weerarka xalay ka dhacay Xaafada Towfiiq ee degmada Yaaqshiid, waxaana uu ku soo beegmayaa, iyadoo Afhayeenka Shabaab sheegay in bartamaha magaalada Muqdisho ku sugan yihiin, weerarana ka fuliyaan. 3,320 Aya aqrisatay warkan 3 Halkan ka dalaco wararka dhan Halkan Riix Hoyga wararka Somaliyeed www.jowhar.com jowharcom@hotmail.com jowharcom@gmail.com jowharnews@gmail.com
  18. Asalaamu calaykum, Duhur Wanaagsan. Sebdi serbi qooqan!
  19. Caasho carrab dheer: qaanso roobaad
  20. Caasho carrab dheer cirka noo deey, abkoow caliyaa na dilaayeeee.
  21. Miskiin seefle: hoos ka noole
  22. Bannad: gaw ii gash maleh
  23. 1. garan 2. isuzu 3. digaag 4. shuban 8. doqon 13. draw