Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. Waa runtaa sxb, dagaal kasta casualty waa leeyahay, kanna maba ku sii jiro. Su'aashu waxay tahay: gacnaha miyaan laabannaa mise cidiyahaan ku dagaallannaa, dhibkana waan u adkeysannaa?. Waxaan ku weydiiyey, Cambuulo: ma Cabdullaahi Yusuf uun baa lala dagaallamaayey waagii hore? Villa-da waa tii uun, Ugandeyska waa isla ayagii, Xabashida waa kuwii, shacabku waa kuwii. Whats this sudden cry of 'innocent people' oo waagi Yey aan laga hadli jirin?. Jawaabtu waa iska caddahay, Sharif waa tol.
  2. Maay, maxaa tiri, maa itee, little engarays, en beau de francais, pocco italiano aur tora tora hindi.
  3. Who is talking about killing innocent people?
  4. Don't address me, please. Whats the point, you will prolly run away from the discussion!
  5. ^^ OK, sxb. wax kasto iga sheeg besani aa tahay!.
  6. Showqi;807129 wrote: Cadowga 1aad ee ummadda Soomaaliyeed waa Al-Shabaab, Soomaalida oo dhammi meel ayey uga soo wada jeesteen Al-Shabaab. Insha'allah mar dhow Al-shabaab iyo figradooda xun Soomaaliya oo dhan waa laga tirtiri doonaa. Yaa sidaa yiri?. Waxaa hubaal ah -Showqi'yoow- in Soomaali cadawgeeda Gaalada Adduunka tahay oo dawladdii horena burburisay, kadibna hogaamiye kooxeedyo ciiddaas la eg nagu fund-gareysay, markii ugu dambeyntii diinta loo laabtay oo la ogaaday Soomaali in Sharciga Alle wax aan ahayn xal u ahayn, meel walba isaga soo habarwacday si ay u demiyaan nuurkaas Alle noo bidhaamiyey!. Shabaab yaa cadaw u ah: Gaalo & Gaalo-raac, period!.
  7. Bob, wixii ay Somalina ka war-wareeganeysay baad ku qasabtay! (Iney Amiirnuur.com wax ka soo qaadato)
  8. Taleexi;807136 wrote: haddaadan arkin, Alle i badbaadi. Lol, ma koontarabaanka & shaqadeyda?, waa caadi waxaas!
  9. Taleexi, adiga maxaad iga sheegtay?, warkaas Abtigiis baan u waday, sxb.
  10. Aniga laca.ta dillaalka dalka difaaciisa baan ku biiriyaa, adigase pleasure baad ka heshaa sheekooyinka foosha xun, hays kaaya meel dhigin, dulli kugu dhacye!
  11. ^^ It is not important holding the city and impossible one too. Dadkaan waxba galabsan Alle ha u dhib dhaabo, lakin kilaabta ahlu sunta ha la tirtiro, dhibka dadka iyo dalka iyagaa ka masuul ah.
  12. 12 Madfac oo Madaxtooyada Shariif lala dhacay iyo Bakhaarro Hub oo gubtay. Tuesday, 20 March 2012 07:27 Editor Hits: 232 E-mail Print PDF amiirnuur.comFaah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weeraro qorshaysan oo xalay ka dhacay xaafado badan oo katirsan magaalada Muqdisho. Habeenkii 2-aad Villa Somaliya waxay lakulantay duqeyn culus oo uga timid dhanka mujaahidiinta Soomaaliya, ugu yaraan 12 madfac ayaa lala helay xafiiska shariif Xasan iyo saldhig ay hubka ku keysadaan ciidanka AMISOM oo tuulada Villa Somaliya ku dhaxyaal. Ilo wareedyo ayaa sheegaya in khasaaraha cadawga gaaray uu aad ubadanyahay warbaahinta cadawga ayaa ka xishootay in ciidankii lagu laayay Villa Somaliya ay shacab ku tilmaamaan kadib markii ay waji gabax kala kulmeen wararkii ay shalay ku sheegeen in shacab rayid ah ku dhinteen duqeyntii madaxtooyo. Muqdisho ayaa ah magaalo dagaal waxaana dib ubilaabanaya weeraradii halyeynimo oo ay ciidanka Islaamka ku bartilmaameedsanayeen xarumaha cadawga. AmiirNuur Media kala soco wararka Xaqiida ah
  13. Madaafiic Mar kale Xalay lagu Duqeeyay Madaxtooyada Somalia iyo Iskahorimaadyo ka dhacay Degmooyinka Yaaqshiid iyo Dharkeynley Talaado, Maarso 20, 2012 (HOL) — Xoogagga Al-shabaab ayaa mar kale xalay ku weeraray madaafiic xarunta madaxatooyada Soomaaliya, sidoo kale xoogag Al-shabaab ay xalay weerarro ku qaaday degmooyinka Yaaqshiid iyo Dharkeynley. Madaafiicda lagu weeraray madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxay qaarkood ku dhaceen gudaha xarunta lamana oga khasaaraha ay geysteen, iyadoo ay noqonayso habeenkii labaad oo madaafiic lagu weeraro Villa Somalia. Weerarkan madaafiicda ah ayaa waxaa mas'uuliyaddiisa sheegatay Xarakada Al-shabaab oo horay u shaacisay inay ka dagaalamayso gudaha Muqdisho. Iyadoo madaafiicda midkood la sheegay inuu ku dhacay xarun ay daggan yihiin ciidamada nabadsugidda oo ku dhow madaxtooyada. Sidoo kale, saddex qof oo dhinacyadii hardamay ka mid ah ayaa ku dhintay weerar ay xalay Al-shabaab ku qaadeen saldhigga iyo kuga guddoomiyaha degmada Yaaqshiid, Muxyadiin Xasan Jurrus. Guddoomiyaha degmada Yaaqshiid ayaa xaqiijiyay weerarka, isagoo sheegay inay ku dileen laba ka mid ah dagaalyahannadii Al-shabaab, dhankoodana uu soo gaaray dhaawaca hal askari oo kaliya. Dhanka kale, lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalkii xalay ka dhacay degmada Dharkeynley ee gobolka Banaadir, balse dadka deegaanka ayaa sheegay in dagaalku uu xalay ahaa mid aad u culus, rasaas badanna ay ku soo daadatay xaafadahooda. Saraakiil u hadlay Al-shabaab ayaa iyaguna sheegay in weeraradaas ku dileen askar badan oo ka tirsan kuwa dowladda, waxaana weerarradan ay imaanayaan iyadoo dowladda KMG ah ay shaacisay inay gacanta ku hayso Muqdisho oo dhan. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  14. Madaafiic xalay mar kale lagu garaacay Xarunta Madaxtooyada Madaafiic ayaa xalay mar kale lagu qaaday Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya, iyadoo madaafiic tiro ah ay ku dhaceen xaafado ku dhow dhow Madaxtooyada. Madaafiicdan Hoobiyeyaasha oo gaareysay ilaa tobaneeyo ayaa labo ka mid ku soo dhacday Gudaha Madaxtooyada. Wararka qaar ayaa sheegaya in mid ka mid ah madaafiicda ku dhacay Aqalka Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Aqalka Madaxweynaha ka degan yihiin Madaxtooyada. Lama oga qasaaraha ay geysteen duqemihii xalay, hase ahaatee duqeyntii habeen hore ayaa waxaa ku dhintay ilaa lix ruux. Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay Dowladda Soomaaliya oo ku aadan weerarkii xalay, lama oga halka xalay laga soo tuuray Madaafiicda. Ha yeeshee Madaafiicdii habeen hore ayaa laga soo ganay Xaafada Xamar jadiid, halkaasoo shalay Ciidamada dowladda ay weerar ku qaadeen. Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegtay in weerarkii xalay madaafiicda ay ku dileen Saraakiil ka tirsan AMISOM iyo kuwa Dowladda, ma jirto faah faahin kale ay bixiyeen, iyadoo warkaas laga sii daayay Idaacada afka Shabaab ku hadasha. Waa habeenkii labaad oo dadka Muqdisho ay maqlaan madaafiic lagu soo tuuro Xaafadaha ku dhow dhow Madaxtooyada, waana is weydiinteeda leh in xilligan oo dowladda gacanta ku heyso Magaalada oo dhan in madaafiic lagu garaaco Xaruntii Madaxtooyada.
  15. ^Whats with your love of Suufiyada?, ma shirkiga?. Faahfaahin ku saabsan Khasaarihii ka dhashay Dagaallo Dhuusomareeb ku dhexmaray Al-shabaab iyo Ahlusunna Talaado, Maarso 20, 2012 (HOL) — Ugu yaraan 20-qof oo dhinacyadii dagaalamay u badan ayaa ku dhintya dagaallo saacado qaaday oo Al-shabaab iyo Ahlusunna ku dhexmaray xalay iyo maanta degmada Dhuusomareeb ee gobolka Galguduud, sidoo kale 30-ruux oo ay ku jiraan dad shacab ah ayaa ku dhaawacmay dagaalladaas. Dagaalladan ayaa qarxay markii xoogagga Al-shabaab ay xalay 4:30 habeenimo ku qaadeen weerar ay ku qabsadeen degmada Dhuusomareeb oo ku sugnaayeen ciidammo ka tirsan Ahlusunna waljamaaca, iyagoo isaga baxay baqonimadii maanta. "Mujaahidiintu waxaa u suurogashay dagaal kooban kaddib inay gacanta ku dhigaan degmada Dhuusomareeb, waxayna halkaas ku qabsadeen lix gaari oo saddex ka mid ah ay yihiin kuwa rayidka halka saddexda kalena ay yihiin kuwa dagaalka, waxaana sidoo kale ay mujaahidiintu ku weerareen Ahlusunna inta u dhexeysa Dhuusomareeb iyo Guriceel khasaare ayayna ku gaarsiiyeen," ayuu afhayeenka howlgallada ee Al-shabaab u sheegay saxaafadda Muqdisho. Sidoo kale, Sheekh C/casiis Abuu-Muscab wuxuu sheegay inay arkeen maydadka 15 ka mid ah dagaalyahannadii Ahlusunna oo lagu dilay dagaalladii ay la galeen Ahlusunna, balse ma uusan sheegin khasaaraha dhankooda soo gaartay. Afhayeenka Ahlusunna ee gobollada dhexe, Axmed C/llaahi Samatar oo isaguna saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in abbaare xalay 4:00 habeenimo ay Al-shabaab galeen degmada Dhuusomareeb, balse ay dagaal kaga saareen oo ay hadda gacantooda ku jirto. "Khasaare ma sheegi karo hadda, waayo dagaalku weli wuxuu ka socdaa meel 10-km u jirta degmada Dhuusomareeb, markii lasoo afjaro ayaana soo sheegi doonnaa," ayuu yiri Axmed C/llaahi oo u hadlay Ahlusunna. Marka laga soo tago dagaallada Al-shabaab iyo Ahlusunna ku dhexmaray degmada Dhuusomareeb ayaa xoogagga ka tirsan Al-shabaab waxay weerar gaadmo ah ku qaadeen gaadiid ay wateen ciidammo ka tirsan Ahlusunna oo gurmad ahaan ugu socday degmada Dhuusomareeb, iyagoo ku dilay weerarkaas lix dagaalyahan iyagoo ku dhaawacay 16-kale, kuwaasoo dhaawacyadooda la gaarsiiyay isbitaal ku yaalla degmada Guriceel. Goobjoogayaal ku sugan degmada Dhuusomareeb ayaa sheegaya in Al-shabaab ay ka wateen degmadaas waxgarad ku noolaa, inkastoo labada dhinac aysan ku sheegin arrintan warar ay siiyeen saxaafadda. Dhanka kale, mas'uuliyiin ka tirsan Ahlusunna ayaa sheegay inay weerareen saldhig ay Al-shabaab ku lahayd agagaarka garoonka diyaaradaha ee Dhuusomareeb ayna dib ugu qabsadeen gaadiid dagaal oo saakay laga qabsaday. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  16. Thalik a thannu bik, Yaa NGONGE!. Abtigiis aan u hordhigaayey lee! Malika Caddeey, wax badan igama taqaanid!
  17. ^^ Mid baa la furay, I kow this, xaflada furriinja ayaan ka qayb galay!
  18. Mario B;806813 wrote: AUN, i hope Maadeey is proud of himself, the ****. The what?. ma i taqaan, waryaa?, orod filkaa la sheekeyso.
  19. Abba is the Xamari guy, he is funny. The other man who said they are criminals should state why, he never come up with any!, hadal malaggi galay iska dheh!.
  20. Asalaamu Calaykum. Talaado macallin taw-taw.