Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. Carafaat;809869 wrote: Ok Maddeey you have asked for it. Still defending Al Shaytaan. War ka fogoow Al Shabaab we u dhamataye. Those kids in Muqadisho will never again suppport or be associated with Al Shabaab. Inshallah Marka and Kismaayo will be free soon. Godane will be hanged by his people and in his birth city Hargeysa soon. Dont think any shababist can return to their clan any clan will defend Al shayataan supporters. Renounce it now saxiib. As long as you are accusing them of what they are not, I will be defending them to the teeth!.
  2. Garnaqsi;810214 wrote: Oh, blimey, is it really that hard to refute Bashir's argument and Burahadeer's addition? Because as things have preceded in this thread it comes of as if it's. All I see is employment of ad hominems and people dodging the whole thing. It's embarrassing, really. Whats there to refute?, Islam takes the blame because of the mention of xur al cayn? Whats the Islamic ruling of using whitening stuff, do you know?.
  3. ^^ Ma ii xiistay? ps. hadaad dad inaad iska dhiciso rabto ceebta waa la iska ilaaliyaa, qalad qabiil iima leh aniga, meeshuu ka yimaadaba dagaal baan ku ahay!.
  4. ^^ Always, man. This was not intended for Carafaat -as I don't take him serious, it was rather for this naive Naxar!. NGONGE, one has to put a lot of an effort to see a hole in what I say!
  5. Waa Islaamaah: Gabar Muxajabad ah oo Baydhabo lagu toogtay. Monday, 26 March 2012 10:34 Editor Hits: 104 E-mail Print PDF amiirnuur.comCiidamada Itoobiya ee ku sugan magaalada Baydhabo ayaa maanta fal dil ah ugeystay gabar muslimad ah oo ku sugneed gudaha magaaladaasi. Wararka nagasoo gaaraya Baydhabo ayaa xaqiijinaya in maleeshiyaadka Murtadiinta ay wadada ku istaajiyeen gabar muxajabad ah waxayna ku amreen in ay furto niqaab ay wadadatay si ay wajigeeda u arkaan markii ay ka dhega adeygtay waxaa sheedda kasoo toogtay Askari Itoobiyaan ah. Gabadha Muslimadda ah ayaa halkaasi ku shahaada qaadatay, markii falkaaxi naxdinta leh uu dhacay ayaa qarax xoogan suuqa sarifka Baydhabo lagula eegtay maleeshiyaad Murtadiinta katirsan waxaana jira dhimasho iyo dhaawac cadawga soo gaaray. Cadawga Itoobiya ayaa magaalada Baydhabo qabsaday 22,2,2012 waxayna magaalada ka gaysteen gabood fallo waloow inta badan shacabka Baydhabo ay isaga carareen magaalada.
  6. Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay in ciidamada Kenya ay xireen saraakiil Soomaali ah Isniin, Maarso 26, 2012 (HOL) — Xildhibaan Maxamed Amiin oo ka mid ah xubnaha baarlamaanka Soomaaliya ee kasoo jeeda gobolka Jubbada hoose ayaa ciidamada Kenya ku eedeeyay inay xabsiga dhigeen saddex sarkaal oo Soomaali ah iyagoo la safan hoggaamiyaha kooxda Raaskambooni, Sheekh Axmed Madoobe. Wararka ayaa waxay sheegayaan in saraakiisha Kenya ay ku eedeeyeen kuwa ay xireen ee Soomaalida ah inay ka horyimaadeen qaabka uu ku socdo howlgalka ay sida wadajirka ah uga wadaan Koonfurta Soomaaliya. "Saddex sarkaal oo Soomaali ah ayaa waxaa maalin ka hor xiray ciidamada Kenya ee ku sugan Jubbada hoose, waxayna ku xireen xasbi ku yaalla deegaank Qooqaani," ayuu yiri xildhibaan Maxamed Amiin oo sheegay in amarka xariga uu bixiyay Sheekh Axmed Madoobe. Xildhibaanku wuxuu intaas ku daray in saraakiisha la xiray uu ku jiro taliyaha cusub ee ciidamada dowladda Jubbooyinka, Jen. Saxar-diid, iyadoo aysan jirin wax hadal ah oo kasoo baxay dhinaca saraakiisha ciidamada Kenya. SIdoo kale, xildhibaan Maxamed Amiin wuxuu ku eedeeyay Sheekh Axmed Madoobe inuu doonayo in isaga ay hoosyimaadaan ciidamada dowladda KMG ah ee ku sugan gobollada Jubbooyinka, balse ma jiro hadal kasoo baxay dhinaca hoggaamiyaha Raaskambooni. Dhanka kale, wararka laga helayo gobolka Jubbada hoose ayaa waxay sheegayaan in dhaqdhaqaaqyo ciidan oo u dhexeeya ciidamada DKMG, Kenya iyo xoogagga Al-shabaab ay ka taagan tahay degmada Afmadow ee gobolka Jubbada hoose. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  7. ^^ Do me a favour and post pictures of Shabaab playing games such as this in the town of Marka!.
  8. ^^Wax ma akhrisid miyb Abwaanow?. Wuxuu ku yiri tii Yey iyo ta Shariif-ba waan taageersanahay. Waxa magaalada camiray waa adoo miiran oo tii hore qabyaalad uga soo horjeeday ee adiga iyo inta kula midka ah maxaad tan ku taageerteen?. Amxaarada weli wadanka waa ku jirtaa, dhibaatana waa geysataa!.
  9. Diyaarada Ruushka oo shiinyeerka leheyd korkeeda!
  10. The Quran says: INNA AKRAMAKUM CINDALLAAHI ATQAAKUM, and there is this famous hadeeth: 'laa fadla li carabi calaa cajam, wala li abyad cala aswad'. When Abu darr said to Bilal (out of anger): Ya ibnal sawdaa 'o son of the black mother', the prophet scolded Abu darr and said to him: A cayyartahu bi ummih?, innaka imru'un fihi khaslatun jaahiliyah!. Islam has zero tolerance against race ee afkiinna qurunka leh xaggaas nooga jeediya yaa khubathaa!.
  11. ^^ Was it some thing to do with the amount of qat you consumed whilst with them?
  12. LST, that is lame excuse and it is not respect to mimick our prayers. Janaaza prayers is not some thing that is done automatically, it rather needs preparation, Mahiga should have stayed away, but I wouldn't be surprised if he led the prayers!.
  13. Abwaan;809275 wrote: Adiga iyo Che la idinka waraysan maayo Madaxweyne Sharif because adeeryaalkiin buu 2-0 diray:D Waxa lagu weydiinaayo ka jawaab bacaacda inta iska dhaaftaid porco masseria
  14. Asalamu Calaykum, ya jamacah and Malika!. nuune, waa soo daahday!.
  15. Abwaan, haddaad run sheegeysid thread-kii Xasan Dahir maxaad ugu soo noqon weysay?, weli waa lagu sugahayaa! Zack, dadkaan have no principles, they see things through clan.
  16. ^^ Beentii aad Sheekha ka sheegtay ee markii lagu qabtay aad cagaha wax ka dayday miyaad weli u sii ciil qabtaa?. Hadda lee ha roorin!