Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. Teestaambo: madax-madax biyaha la iskugu tuuro samso: sensa mano: kaalfooltada camal lkn gacmaha dhulka ma la dhiganaayo weero: tuuryo (2 koox is dhagaxyeyneyso) muurtaanyo: hal mar wax ka badan hawada la isku gediyo? antleel: aleel? Baakaati: reer baadiye (lkn ciyaaro aa laga hadlooyaa, so waa wax kale)
  2. Abtigiis, ani waxba hayga baqin 'milkul yamiin' lee ii bannaan!
  3. ^^ Somalina, warkaan si fiican u dhuux: Xiin siduu Sayyidka u qaddarinaayo keliya wuxuu la baxay magaca faraskii uu Sayyidku fuuli jiray, Abtigiisna Sayyidkay xigto yihiin. Nin faras noqday maxaad ka malayni inuu xigtada Sayidka ula macaamili?. Waa intaas uun jacaylka Xiin & Abtigiis! ps. muxuu kaa halleeyey!.
  4. ^^ Sow Ceel-buur lagama hadleyn!, Maxaa ka tirina horta?
  5. falcon: gallayr vulture: baqalyo ama coomaadi Aasaasi somali-english is usefull.
  6. Vulture cantalaa ama qalawle leen u maleyn jiray, lakin waa isku nooc vulture-ka aase yar.
  7. Che, using the actual names is what got Jiiroow Bakaal banned!.
  8. In kaan hinaak fulay, (in ant muuh fulay, maafee fulay fee addunya) fa man? Edit: sxb, cudurdaar fiican baan kuu sheegay, ma ku soo celiyaa?. juxa, soo gen wixiid rabto, xulbo, suwag quwo, malliixaan, wax kale. afkaa lee yaas ku ciilin.
  9. Mukulaaloow, Buurmadow waagii Xabashida & nijaasta kale xasuuqayeen Soomaalida koonfurta, si fiican buu ula saftay, isaga keliya maahee shacabka SL oo dhan siiba inta dooxa ka shisheeysa!
  10. Juxa;810385 wrote: warheedhe it was talyaani, anigu ma talyaani baan aqaan! chicken or veal waa uun hilib actually i asked the whole room, oo ka kooban reer waqooyi, somali galbeed, reer bari and of course me, qofna ma aqoon, someone even suggested kuleeti Lol, nuune iyo MMA waa kasi karaan. If any one wants the best kutuleeti, go to Marko and ask for makhaayada Awukar Cumar!.
  11. Haddaan si deg-deg ah lagu soo dayn, wax lala yaabo aa dhici doona!.
  12. Wax aanan la socon baaba iska yar, be very carefull.
  13. Maalmahaan pm-ka aad gabdhaha ka safi jirtay ma sidanaad ku bedeshay?
  14. Lol, ma aha! Norf. I was waiting for NG. to ask. Its veal cutlet or Cotoletta in italian.
  15. Salaamullaahi Calaykum waraxmatuhu wa barakaatuh. After a long time I had 'kutuleeti' for breakfast
  16. ^^ Adiga sow kii beenta ku dheereeyey ma tihid?, wacdiga iska billow horta!.
  17. ^^Adi ma shiixeysid haye?. Jawaasiis uu yiri ardaydii baad xagga ku tiri, video beentaada habaa'an ka dhigay aan soo dhejiyey, yaaba ku arkaybo ka bacdi!. Allow sarriigta ha naga qaadin!
  18. Ceel-buur, waa meel gumeysiga cad iyo midka madowba la isaga caabbiyo, waa tii Godagode & Guushaa lagu dilay!.
  19. ^^ @ ciyaal koollo. Cabdi bile labo maaha, thread-yo badanaan horay kaaga cararsiiyey oo kii Sheekha ugu dambeeyay, kanna ceego aan kugu haayaa.
  20. ^^ Waa ku fahmay, aniga keligi duul aan ahay, taageero ma rabo. Bomb-shell aan soo wadaa, jawiga ha qaboobo ee sug lee adi!
  21. NASSIR, taas waa dood kale meelo kale ayaan uga hadlay, I hope in qalinka kaa dafay markaad qoreysay 'dagaal sokeeye'.
  22. Oh, that.. Buug kama akhrin, ani lee isku dubariday from memory, except the part from wiki. Khatar ma ihiyoo? Ps. maxaa ku keentay Sheekha sheekadiisa, mase saan Abwaan ugu bursaday thread-kaas aa ka naxday? La tali miskiinka.
  23. ^^ Markey kugu goobtaan sowtaan kaa celin jiray?, ma saasaa axsaankaaga!. Abwaan waxba ugama duwana iyaga waakaas masawir contest bilaabay!.